DEG DEG: WADAAD CAAN AH OO GAALEYSIIYEY SHEEKH CISMAAN XIDIG IYO WARAR KALE

  Рет қаралды 16,534

SYL Somali TV

SYL Somali TV

Күн бұрын

DEG DEG: WADAAD CAAN AH OO GAALEYSIIYEY SHEEKH CISMAAN XIDIG IYO WARAR KALE

Пікірлер: 46
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 ай бұрын
sh, Ibrahim ciyow
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Wadaad ma aha wa sheydaan alle iyo rasuul ka furtay
@DhagacadeGaney71
@DhagacadeGaney71 2 ай бұрын
alaha unaxaristo shiq cisman xidig kan wahabigaa hala soo qabto
@ZeinabXussein
@ZeinabXussein 2 ай бұрын
Allha unaxariista sheekheena caalimka ah geerixanuunbadan bey eheed
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 ай бұрын
inuu qaladaadka cadeeya aad buu ugu saxsaxn yahaye buuqa naga daaya suufiyoe
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 ай бұрын
Allaah ha soo hanuuniyo
@DhimbilAgent
@DhimbilAgent 2 ай бұрын
Sheekh ciyow waa nin wanaagsan wuxuu sheegayna 100% waa run
@MohamedShaafici-j9z
@MohamedShaafici-j9z 2 ай бұрын
Halmaalin ayaan ninkaan ku xirtay salaada jimcaha salaadaas dib ayaan udukaday duhur wayo waaba jabneeyd salaadiisa jimcaha waana dareemayay inoow yahay wahaabi takfiiri ah Dadka waxaan kaga digayaa masajidkaas ineey aaadaan oo ninkaas salaad kula dukadaan ilee waa takfiiri subxaana allh
@YuulkaHool
@YuulkaHool 2 ай бұрын
WAA WAHAABI SHEYDAAN AH, SHIIKH MAAHIN NINKAAS.
@cabdishiikh4560
@cabdishiikh4560 2 ай бұрын
Wariye afkaaga ka.ilaali kan iyo kuwa lamidka ah in aad ugu yeerto shiikh ama warkooda aad bulshada la wadaagtid waayo qorshohoodu waan la maqlo oo dadku ay bartaan ha .ugu kaalmayn hana sheegin
@dowlad123
@dowlad123 2 ай бұрын
Daanyeer ayaa waxkasheega wadaad dhintay oo ilaahay xagiisa u.noqday car.wadaadkaas nool.wax hakasheego yuhuuda.iyo xasuuqa.ay.kuhayso reer gaza car.waxhakasheego
@halimaomar7967
@halimaomar7967 2 ай бұрын
Shiiq cadeyn ayaa lagaraba shiiq hadi lasiyasrto macnaheed siyaarada macnaheeda waa in lasoosalaamo ahlo qaburka lanasooxasuusto geerida oo loo duceeyo ahlu qabuurka
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 2 ай бұрын
Sh ibrahim Allaha xafido
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Awow shiekh cusman Raliyaahu canhu
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 ай бұрын
Cid awood leh aynba jirinba reysul wasaraha awood malahan kuxigeena awood maleh mid kle kuxigeen labaad ahna waaba ka sii liitaa waxa oo dhan
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Wahaabi waa ibliis aan diin lahayn oo neceb Culimadeena diinta leh Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Cusmaan Xidig
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 ай бұрын
Qabuuri lalama hadlayo
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
Adaa iblis mooryaan ah Allah aqoonin, qabuuri ah. Bax qabrigiisa caabud! Balaayo buuweeso bogga ha idinka gasho suufiyiintiina qabuuro caabud ah
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
@@sucdisiad3316 bax qabrgiisa tag, carro ka soo qaado, shardi ka soo xidho ilmo haku siiyo. Nin malakul mowt iska celin waayey muxuu ii hayaa
@farxaanmuusemaxamuud3333
@farxaanmuusemaxamuud3333 2 ай бұрын
Walaalaw iska hubi warranty ah wadaad aagaalaysiiyay shiikha mise gaalaysiinta aadan aqoon waxaankabaqayaa inaad adiga kudambawdo buunbuuñitaada Mar maskid aad meet uga dhacday Mar waraan warqada kuqorayn aad sheegaysaa miyaadan karoonayn wadaadka !
@daudosmanmatan4970
@daudosmanmatan4970 2 ай бұрын
Ilaa hadda meel uu ku gaaleeysiiye ugama jeedo qoraalkan!!
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 ай бұрын
intaadan wax caayin wax hubsada soo qaad kitaab kiisa qoray aqri markaas ama uhiili ama kacarar illeen adiga hebal lagu raacin ee waxaa lagu farey kalaamu llaah sw iyo sunada nabiga csw
@halimaomar7967
@halimaomar7967 2 ай бұрын
Adiga sooqad e noo aqri aan aragne
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
@abdulkadirhusseinaw-ali2537 2 ай бұрын
Masjidka magaciisu waa: "Cali Jimcaale".
@أبوهريرة-ص4خ
@أبوهريرة-ص4خ 2 ай бұрын
Shiikha wa runtiis
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Shiikha runoow sheegay suufiyo waxeey diin ka dhigteen shirki iyo quraafaad iyo owliyo ku sheeg baas oo aan tukan jirin inteey noolaayeen markeey dhintaanna qabrigooda la dawaafo sida Xaramka Alle SWC
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Wahaabi waaye sheydaan ka
@farxaanmuusemaxamuud3333
@farxaanmuusemaxamuud3333 2 ай бұрын
Iska hubi gaalaysiinta soo baro
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Intii saxan Alle ha u gargaaro wadadka laxirayna Alle haka bixiyo gaxantii dulmisay haddu xaq ku hadlay .
@أبوهريرة-ص4خ
@أبوهريرة-ص4خ 2 ай бұрын
Suufida shirki Bay kudhacaan
@dahir2289
@dahir2289 2 ай бұрын
Waa runte
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 2 ай бұрын
SOOMOW waxa uu $5000 mushaar ugu qaato Hanaloo sheego aan shahaadadaas diyaarinee si mushaarkaas u helnp
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 2 ай бұрын
Wariye waxa aad akhrisay miyaa shikha dhintay lagaalaysiiyey mise kutub ayaa laga hadlay? Kutub wax ku qoran iyo kadambayn doona ayaa laga hadlay hadayna lataagan yohiin inay qariga inay xadro iyo siyaaraba ugu tagi doonaan. Wariye iska fiiri qoraalka
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 ай бұрын
SOOMAALIYA GUDAHA IYO CAALAMKA WAXA LAGA QIRAY SOOMAALIDA IN AAY ISKU DIIN ISKU AF ISKU ARAKTI TAHAY EE KUWA NAKALA QAADAYA WAA KUWO LAGU DANEEYSTO EE MUWAADIN AHEEYN EE DHUUNI RAAC AH DOWLADA WAA IN EEY WAX KAQABATAA KUWA DIINTEENA NAXARIISKA IYO WANAAGA BADAN EE SHIIKH SHAAFICIGA KA BARANAY KUWA SOOMAALI LOOGU ADEEGSADAY IN AAY NAGU KALA LABEEYAAN DAGAALKA SOKEEYE WAA MID DAAWO LOO HELI KARO BALSE DAGAAL DIIMEED WAA MID AAN DAWO LOO HAAYN BURBUR IYO DHIBAATO UHORSEEDA DAL KASTO EE 5TA QAARAD KUYAALO NINKAA SHEEKH CAALIM AH SHALAY GURIGIISA RUNTA AHAA LAGEEYAY ALLAHA UNAXARIISTEE INTUU NOOLAA KAHADLIN GEERIDIISI KAHADLAY DAMACIISU MA,AHA SH CUSMAN XIDIG EE SOOMAALIYOO ADIL AYUU DHAAWACAY DIINTOODA KHEYRKA AAN LAGOOBI KARIN LEH WCWW
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
War ninkan wuxuu qoray waa shirkiyaad. Nabigeeni salalahu caleehi wasalam adeerkiisa gaalnimo ayuu ku dhintay. Weligay ninkan magaciisa ma maqlin. Been ayaad daldaleesiin. Suufi qeyr ma leh khasaaradiisaa badan. Illaahey ayaa xisaabi qof kasto
@CawoAxmed-v2h
@CawoAxmed-v2h 2 ай бұрын
Admin aamin
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 ай бұрын
Waa nin waalan ninka qof ashahadanaay gaallaysiya waa jaahil
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
@@alphakatun7878 Cabdullahi ibnu ubayya ibnu saloolba waa ashahaadanayey haddana waxaan hubnaa ahlu naar. Ninkii laga helo shuruudaha gaalnimo waa la gaaleysiin. Dhagaha si fiican u fura gaalnimo lagu dhaco way fudutahay. Waxaa ka mid ah in gaal uga hiiliso walaalkaadi Muslimka. Waxaa Ka kitaabka quranka iyo sunnada nabiga aad ka jeclaatid dastuur gaalo kuu keeneen, oo waliba aad ku adkeesaneesid inaad Muslim tihid. قد كفرتم بعد ايمانكم
@digiryareplaschannel4058
@digiryareplaschannel4058 2 ай бұрын
Wahaabi wayay
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 ай бұрын
Shabeelaha hoose waa in xamar lagusoo daro
@suaadd5788
@suaadd5788 2 ай бұрын
Iska daaya ummada dhimatay Wuxuu doono ha ahaado maxaa idin daba dhigay
@CabdulwahaabMaxamed
@CabdulwahaabMaxamed 2 ай бұрын
Wadaad maahin ee waa wahaabiyo gadaashiisa laguma Dukan karo waa munaafaq Qof kacilmi badan oo ka caalimsan oo illaah oofsadey Ayuu aflagaa deeyey
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 ай бұрын
Waa wareey sucuudiyaa sucuudiga dadaka ka imaada waa allasgabaab wagabi ayaa dhallay al shabaab
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 2 ай бұрын
Shiikh ma ahaan isgaa shirki ah meeshii lagu arko hala nacdalo masjidkaas uu joogana imaamka ka yahay yaan lagu dukan
@cadaanixasan8246
@cadaanixasan8246 2 ай бұрын
adigu ma suufiyada ayaad difaacaysaa
@AhmedCabdi-k4d
@AhmedCabdi-k4d 2 ай бұрын
Iyagaaba alshabaaba
DEG DEG:DAAWO LAASCAACOON OO HADA LAGA QAXAY XAAFADO KAMIDA
8:19
Sool channel
Рет қаралды 1,5 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Basaasadii Ugu Khatarta Badnayd Sirdoonka Kuuriyada Woqooyi |
14:17
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 55 М.
Xaaskaga weysada mka jabisa?| Sheekh Cusmaan Xiddig
6:54
Aala Axmed Binu Idriis
Рет қаралды 55 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34