Warar hordhac ah oo kasoo baxaya Dagaalka Raaskambooni

  Рет қаралды 83,308

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@engrxiddig
@engrxiddig Күн бұрын
Wariyahan waa professional waqti bdn kaama qaadanaayo sookoobid fcn iyo in uusan laheen xayeysiin waqti dheer qaadaneeso ama tiro beel ah
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 Күн бұрын
Xassan dhiqo wa nacas ilahay ha ka qabto ummada iyo Somalia iyo dhalinyarta ku babaysa
@rafiq5722
@rafiq5722 Күн бұрын
Xasan waa nacas Xamza waa marxuum Farmaajo waa keligi taliye! waa warka Cadowga Dadka iyo Dalka Somaliyeed ee dabada ku wato gumeystaha wayna baaba'ayan Inshallah
@II-vd4ih
@II-vd4ih Күн бұрын
Amxaaro af Somali baratay loo joojin maayo madaxaa la idinka jaraa Somalia 🇸🇴 Somali Baa leh go back Ethiopia
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Mahadsanid Wariye Xaqiiqada Sheego❤❤❤❤
@Abdirizack_ar
@Abdirizack_ar Күн бұрын
Daba dhilif waqtigooda wu dhamaaday. GUUL SOMALIA 🇸🇴
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Doqon dhareer weyne labo somaliyed baa is dilaaya keen aan soomali aheyd sababto waa
@II-vd4ih
@II-vd4ih Күн бұрын
​​@@seed3966laba Somali wax la dhaho ma jiraa ninka ciidanka Xogga Somaliyeed la dagaalo waa Ethiopian dalkane waa laga saaraa dhimasho waxaan aheeyn ha sugina kulaabta Ethiopia awalba Amxaaro Somaliga Bartay ayaad aheedeeyn Somalia 🇸🇴 Somali Baa leh 🇸🇴
@Safwanahmed540
@Safwanahmed540 Күн бұрын
Nasiib daro Wax laga faaidayo majiro labo wil oo somaliyed ayaaa isdilaya
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Күн бұрын
Caqliga saliinka wa saas wa labo wiil soomaliyad isku dhiman
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 Күн бұрын
Guul ciidanka Somalia 🇸🇴. Walajabiye oromada kuwa ushaqeysa
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Күн бұрын
Meeydkada qaado hooyada was
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 Күн бұрын
Xasan sheekh khatumo xumo kudhacday
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Hawiye abaal kooda waad u gudi wey seen amxaaro madow yahay cagaja dhaadheer, cuqubo allaha idinku rido
@daljireali4783
@daljireali4783 Күн бұрын
@@IHatemumafiq Abaalku maxuu yahay? odayga tuuganimada ku garab siiya miyaa
@AbdullahiJelle-i8j
@AbdullahiJelle-i8j Күн бұрын
Hadad ledahay xamzu xilka siyay xilkasi xil darodbu ahaa isaga abalawa aha ooninki madaxwayna nimada udortay dagalkusoqaday
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Күн бұрын
Rabiyow sahal amuuraha
@Hussein-e7y1b
@Hussein-e7y1b Күн бұрын
Ya Allah bring peace in somalia
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 Күн бұрын
Guulayso xasan shiikh rajiimkii weynaa e geeda naar unay jubaland ka saarto guul cidamada Dowladeena sharafta badan
@II-vd4ih
@II-vd4ih Күн бұрын
Guul iyo Gobanimo ciidanka Xogga Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Күн бұрын
Ciidamada waceeysle
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Күн бұрын
MORYANTA USC hala gubo GUUL JUBALAND ✅
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa Күн бұрын
Gaylanad.warlahubo.guleyso. Sxb❤❤❤❤
@Sarreye
@Sarreye Күн бұрын
NACLADII ILAAHAY HAKU DHACDO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA
@AbdullahiJelle-i8j
@AbdullahiJelle-i8j Күн бұрын
Alle haso hanuniyo
@MohamedKosar
@MohamedKosar Күн бұрын
Waa wariye sax ah
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey Күн бұрын
ine isracan jilb iyo buaal xureyan. Allow somali ugargaar
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Күн бұрын
Jubaland guuul❤❤❤❤❤
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey Күн бұрын
Gaylan midiya asalaamacaleykum masha alaah
@jabiye8593
@jabiye8593 Күн бұрын
jubaland guuleyso
@gjwehliye4416
@gjwehliye4416 Күн бұрын
So, National defense Forces cannot be deployed to any part of their own country? Rubbish !
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Күн бұрын
There are no national forces, but tribal militias
@user-sm5zh8su1z
@user-sm5zh8su1z Күн бұрын
Hassan munaafaq is using his position for tribal agendas. He installed his own tribe in charge of all military positions. He will be defeated just like the Hawiye warlords before him.
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu Күн бұрын
GUUL JUBALAND 💪💪💪💪
@FeyruuzSalah
@FeyruuzSalah Күн бұрын
Allow wiilasheena noo badbaadi😢
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Күн бұрын
Guul Darood wayne iska celiya Hawiye iyo Alshabaab ka is wata 💚💚💪💪
@AlmaazabukarMahmett
@AlmaazabukarMahmett Күн бұрын
Cidanka somalia darod ba ka buxa oo wllkey ka mid yhy wlhi waa naxdin hawiye cidanka maba ku badna xata😢
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Күн бұрын
@AlmaazabukarMahmett Waa horgalo
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Күн бұрын
Hawiye firaaqo uma hayo dagaal oo dabaq dhisid ayuu ku jiraa
@AlmaazabukarMahmett
@AlmaazabukarMahmett Күн бұрын
@Idriss-f6v mxa horgal ka dhigay wil la amrayo oo askariya
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Күн бұрын
@@AlmaazabukarMahmett Maya lacag baa amraysa horgalada .
@MohamedDaud-z1u
@MohamedDaud-z1u Күн бұрын
Waa habaar kaa dhacay oo kugu dhacay
@QueenTina-i9u
@QueenTina-i9u Күн бұрын
Xiidanka jubaland guuleysta marwalba INSHAALLAHA
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 Күн бұрын
Itoobiyaanki ayaa afsoomaali nagu bartay Naayaa oromoy nga dhx bax ish ish
@MaslahKorane
@MaslahKorane Күн бұрын
@@thehunterlgnd948oromada afsomaliga baratay aya ku waseysa kwrn Wasakhyahay wasakhdu dhashay 😂😭
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988 Күн бұрын
Ilahow xaqa tus kuwa utafaxaytay si ay udadiyaan dhiiga jiilkii.dalka Uso kacayay iyadoo cadawgu guryahena so dul dagay ilahow anaku kuma jirne hanogu caron dhiiga sabab la,anta udadanaya😢
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Күн бұрын
Sayidka nool ahmed madoobe birjeex irir liiqe kahabee gurgurte dhiiqo
@fahm3d88
@fahm3d88 Күн бұрын
Dhalinyarada soomaaliyeed ayaan daranaa sidaas baa siyaasi isugulaynayaa markay dhaa wacmaana Guriga’s hooyadii baalagaynayaa dib dambana loo xusuusan maayo allaha naga qabto madaxdaan aan aragtida dheerlahayn
@Foody-j4z
@Foody-j4z Күн бұрын
Guul somalia
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Күн бұрын
Yaa o maa ajaanaabi ayaa meeshaa jooga eedo soomali ayaa laabaada dhiinacba waa soomali 😂😂😂😂
@Foody-j4z
@Foody-j4z Күн бұрын
@sahraismail2230 ajaanib ma joogto, lkin qofkii is hortaaga hormarkeeda waa lala dagaalamayaa.
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Күн бұрын
@@Foody-j4z waad is qoosliisay ruunti kkkkkkk
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Xasan munafaaq iyo maleshiyad kisa cagta lamariyay viva jubaland iyo madaxwene axmad maxamad islam axmad madobe nolow
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 Күн бұрын
Xasan dhiiqo somali alaha kaqabto dad dagan oo nabada ayuu rabaa inuu barakicoÿo dad nabada oodagan
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b Күн бұрын
Hore ugu socod wanaagsan
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Күн бұрын
Axmad waa axmaar dabadhilif ah
@da8660
@da8660 Күн бұрын
Ciidamadii Etoobiyana sheeda ayay ka fiirasanayaan ..Somaliya way udhamaatay
@AxmadCali-vu7ib
@AxmadCali-vu7ib Күн бұрын
Allow kalaqabooji waa wilaal somaliyeed
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Күн бұрын
Kaxaxabsha xasan iyo ahmed aqaro meel ha idinkeeyen saka hooyoyinkiina gablamay xasan iyo ahmed caruurtodo madhiman madaxiina halagoqamaro
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Labo nin ayey waxaso dhalin Yaro ahi u dhimanayan inkaloo Faro badanina ay u dhaawac Mayaan ficnan lahaydaa inay Dhalinyaradaasi u dhintaan Manta iyagoo difaacaya Dalkooda iyo dadkooda ????
@abdikadirmoallim1268
@abdikadirmoallim1268 Күн бұрын
Xasan ayax wa jabay
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane Күн бұрын
Waa nasiib daro
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Күн бұрын
Khawaarijta argagixisada arxan laawayasha umadeena xasuuqay daba dhilif xun oo ushaqeeya shisheeyaha baqtigoda jihadka ha lagu jiido balaayada argagixisada ah😂
@laylosiciid781
@laylosiciid781 Күн бұрын
Xasanow caano ka dhan somali makala adka ciidamada aad halkaa gaysay oo qabiilaysan way jabayaan Jubaland bay isku dhiibayaan
@hibo7569
@hibo7569 Күн бұрын
Monsieur Ahmed noir doit quitter le pouvoir il n'est pas le président,pour le Somalie n’est pas bonne le fédération, partout dans le monde toutes les États il y a un seul président, pourquoi le Somalie il y'a 15 au bien 20 président c'est incroyable, on voit çà seulement en Somalie incroyable 😱😱😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁👁👁👁
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Күн бұрын
Qorshaha Federalismka ee Ethiopia noo soo agaasintay dantaan ayaa laga lahaa. Hada Cadowga Somalidu wuxuu helayaa garab.
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 Күн бұрын
Rntii waa nasiib daro 2024 la isku dili kursi dartayda rntii labada qf hasan iyo ahmed labaduba waa isma dhnto iyo dhasheeda midna dlka dntiisa kma shaqeenayo waana ka xumahy in dhalinyaro somaliyeed la isku laayo ilaahy hakala qabojiyo
@xadeedseexdeacademy7606
@xadeedseexdeacademy7606 Күн бұрын
Waa wax laga xishoodo in in aan tolkaygow taageerno, wan ogahay in xasan iyo madobe labaduba khaldanyihiin hadana dalka xasan ba madaxweyne ka ah, itoobiyaanka dalka kusoo qulqulaya darteed Dawlada federaalka ayaan la dhiman doonaa. Anoi mj ah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Күн бұрын
Dowladda turkiga waa inay joojisa soomaalida ay hubka isugu dhiibeysa. Maanta diyaaradaha dronska turkiga baa loo adeegsanaya ciidama kale ee soomaaliyeed
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Күн бұрын
Jubbalaand guul iyo gomanimo
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Hooyadaa
@ZaeidAhmed
@ZaeidAhmed Күн бұрын
Ina Suubban Sabriye Vs Ina Yustur Awcali....
@xadeedseexdeacademy7606
@xadeedseexdeacademy7606 Күн бұрын
Waa wax laga xishoodo in in aan tolkaygow taageerno axmed madoobe, wan ogahay in xasan iyo madobe labaduba khaldanyihiin hadana dalka xasan ba madaxweyne ka ah, itoobiyaanka dalka kusoo qulqulaya darteed Dawlada federaalka ayaan la dhiman doonaa. Anoi mj ah
@UrurCimaan
@UrurCimaan Күн бұрын
Waawareey war axmadiyo xasan halagaqabto wiilas Ha soomaaliyed ooykadhigteen xaabada dabkalagushito ilahay labadubo dhan noodhaafi
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 Күн бұрын
Xasan qabyaalad buu dalka ka kacshay Ogaadeenow reerkan shabaabka ah ee Abgaal iyo Xasan iska dhiciya.
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l Күн бұрын
Xassan dhiiqo wuu Fashilmay
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Күн бұрын
Yaa Raxmaan bal dhalinyaradas maxay Ku dhimanayan illahow ka,abalmari nimanka madaxda sheeganaya ,ee dhalin yarada dabka kushubaya
@HiboKodar-ul6fi
@HiboKodar-ul6fi Күн бұрын
dalkiibaa la qabsanayaa iyaguna way isdilayaan ilaahay oo naga soo gaadh inkaar qabooyinkan wiilashii soomaaliyeed way dalasliintaas ayaa qashaye dalka ayaa difaaci
@Khaliilgeddi-mh2bk
@Khaliilgeddi-mh2bk Күн бұрын
Waa in laduqeeyaa dhamaan tood because wa fadaro uu hal nin kushaqaysto
@Abshaw6
@Abshaw6 Күн бұрын
Madaxweynaha muufo iyo moxog bu ka dhargey caqligi baa zer0 ka noqdey
@mohamedhussein8590
@mohamedhussein8590 Күн бұрын
Dagallada Laga beehaneen somalida xiiligaa
@maslaxmaxamedAli
@maslaxmaxamedAli Күн бұрын
Jubba lnd guul
@Beru700
@Beru700 Күн бұрын
Waa dagaal u dhexeeya .darood iyo hawiye 😂😂😂😂.
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE Күн бұрын
Lix daqiiqa Weey kuğu badanthy 😂😂😂
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 Күн бұрын
Ninkaan xageee joogaaa horta
@mohamedisseisse5979
@mohamedisseisse5979 Күн бұрын
Hasan shekh Masajidka Dhaxdiisa Beenta ka Dhax Shegay Kawarama Oo Yari Waxay Ciidankaan Kala wareegayaan Atmis Amanka Dalaka Hadana Dhanlayaro Somaliyed Ayuu Isku Leenayaaa
@mohamedabdikadir5045
@mohamedabdikadir5045 Күн бұрын
Xasan sheekh haka faaido wakaas ee, wiil hal ciidan ah ayeey isku layeen saaka 30 wiil oo khalad u dhinteen, marka bal ninka xiinyihiisa fuuli waayo hala arako.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Күн бұрын
Wallee in ciidamada Hassan sheekh laba u Kala bixi doonaan isaga iyo xamzana sii joogi siinin muqdisho
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Күн бұрын
labadaas nin geemka ay ciyaarayaan waxaa ku baaba,aayo wiilal soomaaliyeed wax aan micno lahay bay isku heystaan islaaya hadaa rabtaan umada uun xaabo haka dhiga nina
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 Күн бұрын
Wa Nasib Daro in Manta Ay Will Somaliayeed Ay isku Dilayan Dano Shaqsiyad Tas Waxey Caden u tahy Man Gaabminada dogomada joggo Viila Somalia
@adrahilowle1083
@adrahilowle1083 Күн бұрын
Fight madoobe is a failure
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Күн бұрын
Wan canbareynayaa arinkas xad ka baxa ah isla 2 ciidan somaliyed layskugu dilayo
@xasancali1280
@xasancali1280 Күн бұрын
Wariye qabyaalad dishay
@Burcolove
@Burcolove Күн бұрын
Daaroodku horta yay wax u sheegi doonan ninka daarood xata hadu khaldan yahay daarood nimada ayaa kala weyn tan alle xata kuwoda shuyuukhda isku sheega kittaabka dabadaay ka tuuraan
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Күн бұрын
Hassan gurguurte wilal soomaliyed buu isku dhamaynaa
@Mzuuriabdi
@Mzuuriabdi Күн бұрын
Guul jubaland
@Mustafeapdi-q8s
@Mustafeapdi-q8s Күн бұрын
Wa nasiip daro in garan kahdal wax lagu xaliyo laskuna dilo walál somaliyeed
@abdinasir7706
@abdinasir7706 Күн бұрын
Jubalan gul insha alah
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Күн бұрын
Qabiil dawladnimada raba inuu dumiyo waa inlagahortagaa Waayo hadii a.madoobe lagutaageero qalad uu wado maanta waxkadanbeeya lama arkidono dawlad cagaheeda iskutaagta Waxeyna noqoneysaa inqabiilwaba xabashi laheshiiyo kadibna yiraahdo anaga halkaan katalina dawlad kalana kamajirto
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 Күн бұрын
Ayadoon jaajuus axmed madoobe lasoo qaban walhi inuusan wadankan dageyn gacmo shisheye ka baxeyn
@abdinasirmohammed906
@abdinasirmohammed906 Күн бұрын
👍💯
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Күн бұрын
Guul ciidanka Dawlada
@Geesiga1
@Geesiga1 Күн бұрын
Axmed madoobe wuu ka shalayn doonaa weerarka uu kusoo qaaday ciidanka xooga, waa qabasho axmed ama dil
@user-sm5zh8su1z
@user-sm5zh8su1z Күн бұрын
Guul Ciidanka Difaaaca Jubbaland. Hassan munaafaq wuu ku jabayaa dagaalka uu soo qaadey.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
xasan ximaar wiilasha somaliyed ayuu rabaa inuu isku laayo caalamku ha ogaado ninkaan garguurte madharge inlala xisaabtamo
@MohamedMohamud-wq2ei
@MohamedMohamud-wq2ei Күн бұрын
Edow ma ahane ee wa odoow 😂
@SulekhaYusuf-y1h
@SulekhaYusuf-y1h Күн бұрын
Ŵar wàlaĺyaaal somaliyey iskada dagalka 😢😢😢😢😢😢allahayaw somali ugargar
@laylosiciid781
@laylosiciid781 Күн бұрын
Ilahow garab sii jubaland waa lagu soo duulay
@rafiq5722
@rafiq5722 Күн бұрын
Aamiin Ilahow ka qabo Ethopianka ku soo duulay Goboladeena raba inay kala googooyan Dalkeena
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 Күн бұрын
30 baa dhimatay bal maxay ku dhinteen waa ka dhimay kugu dhimaya.
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e Күн бұрын
😢😢😢😢😢
@munahassan880
@munahassan880 Күн бұрын
Xasana vilada muqdisho ayuu hurdaa axmedna tii kismaayo waxay isku dhamaynaayaan waa wiilashii dhibka lagu soo koriyay yaanya suuqa lagu gadaayay lagu soo waxbaray caruurtooda iyo waxay waraabo dhow yihiina kuma jiraan wiilashaas saakay ladilay barina way heshiinaayaan miis ayay kuwada cuntaynaayaan dhalinyaradaas labaabi inaayo labada dhinacba anagay naga baxeen siyaasiyiinta kursiga kaliyah ujeeda shartooda allaha naga qabto
@CabdiSamed-o9v
@CabdiSamed-o9v Күн бұрын
Aamiin wllo waa run dhalin yaradaasi inagay inaga baxeen from hargeis😢😢😢😢
@huckaherci
@huckaherci Күн бұрын
Ahmed iyo amxaarada waa in laso afjaarà
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Күн бұрын
Afka qabyaalada
@MaxamedCabdi-f7h
@MaxamedCabdi-f7h Күн бұрын
dawaladu
@yaasiinismaciil4022
@yaasiinismaciil4022 Күн бұрын
Xasan sheekh ninka caqli xun Somalisa wuzxu iska idhi so xidha kkkkk
@xiin1535
@xiin1535 Күн бұрын
Oromo is commenting
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no Күн бұрын
dawlad dadkeedii laynaysa hadana guulsheeganaysa waa yaab
@MaxamuudSiciid-r9p
@MaxamuudSiciid-r9p Күн бұрын
Waa yaab wlhi
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Dad gumeysi ku soo korey fac ka fac xitaa abaal. Malaha Abgaal waa ninka idinka dhigey raisel wasaare idinkoo qaawan oo qaxooti ah
@sahradahir6959
@sahradahir6959 Күн бұрын
Waa aqliga dameerada hanoola imaan
@dmidean2639
@dmidean2639 Күн бұрын
In aay labo wiil oo Somali ah dhintaan miyaa hada loo laabtay
@BahsanJamac-r4r
@BahsanJamac-r4r Күн бұрын
Waarka soomaalida xuun. Naakadha wariye
@CabdiFatax-p2w
@CabdiFatax-p2w Күн бұрын
Xasan bidaar anaa qacantayda kudili doona nacalaa dhalay😊
@MaxamedCabdi-f7h
@MaxamedCabdi-f7h Күн бұрын
cas
@AbdulIsmael-m6k
@AbdulIsmael-m6k Күн бұрын
Hawiye oow xaqdarada joojiya Jubaland nabad aha waxaad ugu soo duushaan waa khalad anagoo somaliland ahaba laascaanood dagaal waanu ku soo ceshan kari waynay ilaa anagii aan meesha ku jabnay markaa gardarada cad joojiya, Alle somali ha tusiyo xaqa toosan somali somali kale la dirirsan wa musiibo wlhi
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 25 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 660 М.
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 11 МЛН
HALISTA HISHIISKA GUUSHA ITOOBIYA EE BADDA | SYRIA | RUSSIA +
31:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.