Deg-deg Wariye Coldoon oo ka Gadooday Dhiibista Halgamaa Qalbi Dhagax

  Рет қаралды 25,549

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 60
@xasanwado4537
@xasanwado4537 7 жыл бұрын
waaaaaar kakaca komanti uun lama qoree hooyadiin wasee
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
wax aan qoran la'ahay waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay...........
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 7 жыл бұрын
Soomaaliwayn meeday
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 7 жыл бұрын
aniga waa kan walaal
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 7 жыл бұрын
walaal ha niid jabin why dad somalinimo ku jirto wey jiraan siiba dhaliyarada adn wax ficil sameey ama mediaha ka hadal ama mudaahar sameey meeshaad joogto oo shacabka kici walaal ha niyad jabin siyaasinta nama niyad jibin karaan wallahi hadii aan is ku duubnaano maalin ayaan ka dhax bixikarnaa waxba naguma qadin ee adn niyada jabka iska daa ii rak baa tahay ad keeyso
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 7 жыл бұрын
qalbi dhagax waan Ku farxay in loo dhiibo xabashi km
@hindadahir305
@hindadahir305 7 жыл бұрын
man shaa Alaah wll ilaahay hakudaayo geesi soomaaliyeed 👏👏👏👏💖👍👍
@munahussein6516
@munahussein6516 7 жыл бұрын
Warka hala hubiyo hurta
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 4 ай бұрын
Jeelka ugu liita waa waa jeel Ogaadeen Sida yuhuudda oo kale Dadka loola dhaqmaa Jeelkas xun Abdimaalik muuse Coldoon ilaahay haku barakeeyo
@aishamohamed4140
@aishamohamed4140 7 жыл бұрын
we love you💖👍👍👏👏👏💕💕
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado, waana niyad jab aanan fileyn.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 7 жыл бұрын
walaalayaal somaaliyeey aniga waxaa ka soo jeeydaa kuufurta Somalia gaar ahaan muqdisho hadalkaani la sheegayo haduu dhab noqda oo la dhiibay abdikariim sheeq muuse qalbi dhagax wallahi bilaahi talaahi aniga diyaar baan ahay cidii diyaar ah somaalaay dhabta ka hadla oo ka dhii dhiiya aniga
@xasanwado4537
@xasanwado4537 7 жыл бұрын
Hassan Abdi waa runtaa ee hala mudo haraado min raaskaanbooni ilaa raas casayr waar kaca waar kakaca
@averagename8025
@averagename8025 7 жыл бұрын
Wiilka ha ka hadhina wa inay qasab lagu soo cesho
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Way jawaabi waayeen
@soomaaliweyn8376
@soomaaliweyn8376 7 жыл бұрын
Aad iyo aad baan uga xumahay hadii ninka loo dhiibay xabashida..
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
Please waa in aanu wada kacnaa saqiir iyo kabiirba
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 7 жыл бұрын
qalbi dhagax waan Ku farxay in loo dhiibo xabashi
@yepali7542
@yepali7542 7 жыл бұрын
Waa musiibo arintaas haday jirto
@falisnajax3065
@falisnajax3065 7 жыл бұрын
Man sha allaah geesi
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 7 жыл бұрын
down xaarmaajo mareexaan Viva somalia.
@MrSadiq999
@MrSadiq999 7 жыл бұрын
Mawduucaan xiiso maleh ee kagudub
@farxaanadan6303
@farxaanadan6303 7 жыл бұрын
Wixii la dhiibayaba ha la dhiibo ader
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 7 жыл бұрын
asc coldoon walaal waa runtaa dowlada yaa jawaabta laga doonayaa special kheyre iyo farmaajo yeey kusocotaa
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 7 жыл бұрын
aniga wallahi qalbi dhagax isma na qaano lkn qof Somalia ah oo dagaal xawashada kula jira sidee loogu dhiibi karaa why why why wax dhici karo mahan wallahi walaalayaal Somalia xalaal hadaaad tihiin kan joogo ogaadni iyo gaarisa iyo jbuuti joogo waa Somalia wax la dhiibi karo ma lahan eee walaalayaal qaasatan dhaliyarada fadhiga ka kaca dalkeeyna iyo shicibkeeyna difaacno why dadkaani siyaasinta waa wada jaajuusiin nama hurtaaknaanayaan walaalayaal dhaliyarada 5 Somalia ka kaca oo toosa qabiilka meel naga dhiga wallahi dhaliriyoow
@hawaabdi2719
@hawaabdi2719 7 жыл бұрын
Hortu waxan run miyaa mise waa soomaali iyo warkeed
@qadroqaliqadroqali7
@qadroqaliqadroqali7 7 жыл бұрын
Ka habsaanay dunidoo inagaa udanbeeyno sorry alloow goormen sharaf ku dhex yeelan dona bulshada
@yepali7542
@yepali7542 7 жыл бұрын
Farmaajo iyo khayre waa lafiirinayay maxay samayn doonaan laakiin waxaa lagaaray waqtigii lakala fahmilahaa
@mohamedosman3793
@mohamedosman3793 7 жыл бұрын
Wasax yenan kahadhin waxadtay geesi
@abdiomarymohammed4341
@abdiomarymohammed4341 7 жыл бұрын
Ninkaa lama dhiibin is dajiya somaliyeey
@MrSadiq999
@MrSadiq999 7 жыл бұрын
Somalia masiibada kudhacday ma dibadda ayay kagatimid iyadaa islaysay eh. Saaxiib kalinka shanaad aritiisa dib iigudhig
@indhadeeq4112
@indhadeeq4112 7 жыл бұрын
Wey noo dhamatay hadan nahay Somali xagee lagu arkay qof dhiigisa dhiibaya an uduceyno walalken somaliyed
@caytolast8839
@caytolast8839 7 жыл бұрын
Halkaah waxa nogah muuqdah iney muqdisho qabiil odhisantahay loo ogalyahay
@munamuminmudey5957
@munamuminmudey5957 7 жыл бұрын
C maalik waa runtaa adiga ka xumaaday ee away axamed madoobe muu ka hadlo was waxlaga xumaado in ninislaam ah in loo dhiibo ku faar was waslaga danqado
@MrSadiq999
@MrSadiq999 7 жыл бұрын
Asc dhalinyaro, arinta qalbi dhagax haku fududaanina, Qalbi dhagax Magangalyo Somalia Mawaydiisan, ONLF somalia xafiis ogama furna, ee Caqli Caqli ayuu kujoogay Somalia oo Dhuumasho ayuu somalia iyo Galmudug kujoogay, wuxuuna oga faa'idaysanayay tabar darrada dalkeena haysata, somalina ayada ayaanba heshiis ahayn, marka xattaa somalia ayuu danbi kagalay oo sharci darro kujoogay haddii uu mucaarad sax ah yahay maa magangalyo waydiisto dalalka dhisan sida kenya, eriterea, ama Europe iyo usa. Maqaabili kano qoxooti, maqaabili karno mucaarad sababtoo ah anaga ayaa tacbaan ah oo naga taalaa, fadlan wixii kale oo mucaarad ama qoxooti ah hadda ha iska baxaan anag waa naga taalaa, haddii kale waa dhiibaa ama maba badbaadin karo waayo anaga ayaan is badbaadin karin oo dagaal kujirna.
@husseindahir7129
@husseindahir7129 7 жыл бұрын
War wax kajiro maleh ninkaas làma dhiibin dacayada joojiya
@kooshin9090
@kooshin9090 7 жыл бұрын
Xaarmaajo wuu isku xaaray.
@Mohammed-nd9xl
@Mohammed-nd9xl 7 жыл бұрын
bal dad cadowgagaa koobad ah ayaad udhiibisaa qof ka difacayaa somalidan iminka joogaa waxay noqdeen adoon👎
@zamzamomar8178
@zamzamomar8178 7 жыл бұрын
Mohammed nuur Yaan lagu dhiibine kasoo carar dheh
@aliabdulahi5697
@aliabdulahi5697 7 жыл бұрын
farmaja dhibay
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 жыл бұрын
Hala xidho mooryaanka faqashta ah #guul Ethiopia #free hawiye
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 7 жыл бұрын
??????????
@buthainabdulkadir7383
@buthainabdulkadir7383 7 жыл бұрын
Walaahi farmaajo iyo kayre haday waxaa sameeyaan oo ay saxtahay waa khayru masuul yaal namana matalaan xil dambana noo hayn maayaan subxaanalaah please soomaali waynay hala kaco ilaa ninkaas lahello please and please hala kaco!!!!
@burhanawale3738
@burhanawale3738 7 жыл бұрын
ICC maxkamada Aduunka Ethiopia miyey Ku taalaa why qof soomaali ah Loogu dhiibayaa. Ethiopia. Waa. In Lagu celiyaa. Soomaalia sida ugu dhaqsiyo. Badan. Xataa Hadii Uu dambiile yahay si loogu qaado garsoor xaQ ah. Hadii La Waayo. Waxaan Umalynayaa. In madaxda wadanka iyga. Lagu maxkamadeeyo laguna xukumo xabsi. Daa'in
@sahracabdalayartawaasoomaa8020
@sahracabdalayartawaasoomaa8020 7 жыл бұрын
waankanaxaywalaahaywadnahaaixanuunaymarkaanmaqlayarinkanwaawaxlagaxumaadoarinkanfarmaajoiyokayresuxunayaysameeyeenwaankaxumahayarinkansoomaaliudhamaatayhadaysidaniskubadashayilaahowadaanoomaqannoogargaaramiin
@yepali7542
@yepali7542 7 жыл бұрын
Waxaa loo baahanyahay in umadu kadhii dhido waxay noqonaysa madaxdii loogu rajawaynaa kana xun kuwii hore eeladhaliili jiray kuwaasoon waligood dhiibin shaqsi koon furkusugan soona galay gacanta dowlada
@axmadfartaagte4427
@axmadfartaagte4427 7 жыл бұрын
alla ciil iyo calool xuma badanaa sorry qalbi dhagxow mnta xor maahid walhana cadow bey koo gacan galiyeen
@yepali7542
@yepali7542 7 жыл бұрын
Asc
@maxamudshxasan8455
@maxamudshxasan8455 7 жыл бұрын
Runtii qalbigu waa murgayaa gocosho iyo xanuun ayuu la ilmaynayaa magaranayo waxaan dhaho iyo waxaan sameyo tono waxaan shihi karaa somaali waxaa u so hoyatay rajo xumo
@fomar2137
@fomar2137 7 жыл бұрын
Waaaaa beeeen lama. Dhiiibin. Waaa beeeeeen. Waye.
@user-mq9fd8uh9h
@user-mq9fd8uh9h 7 жыл бұрын
J
@laylamaxamed1309
@laylamaxamed1309 7 жыл бұрын
ha na dhaafan fakinka farmaajihiisa mahanee tuug tuug weye hadii ay ninkaas dhiiben hana dhaafaan
@caytolast8839
@caytolast8839 7 жыл бұрын
Why logu dhibay nin soomali ah Ethiopia why mxy somalifalkas usameynayan
@abdirizaaqmohamed4689
@abdirizaaqmohamed4689 7 жыл бұрын
?
@Mohammed-nd9xl
@Mohammed-nd9xl 7 жыл бұрын
Ciil ban dibnahayga cunay 😠
@Mahad921
@Mahad921 7 жыл бұрын
Farmaajo iyo kheyre wey naga dhinteen. Wadani nimo been bey sheegeen
@najmaabadalla8142
@najmaabadalla8142 7 жыл бұрын
Warkaas lamahubo haday dhacdo inlashiibana farmaajo iyo khayre adeeci mayno haday halyeyada somaliyed Ethiopia ugacan gelshaan usacabin maynee waanu kufooryeynaa lanashaqaynmayno .
@saidmo5990
@saidmo5990 7 жыл бұрын
Free Coldoon Coldoon ma ka hadlay meeydadka iyo dadka lagu xasuuqay beerahoodii Bariire maya waaye kkk codka macaanka shiikha muunin baad u qabtaane kani waa naaro afuuf kan camal ha loo fiirsado
SH AXMED DHAGAXTUUR QALBI DHAGAX ILAAHAY BAA DIIDAY IN LA QARIYO
6:37
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 973 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,2 МЛН
Siyaasi Farah Ma'alim oo ka hadlay Dhiibistii Halyeey Qalbidhagax
3:19
Taxanaha Kiiska Dhiibistii Halgamaa Qalbidhagax | Xogo Cusub.
47:03
FULL Soodhawayntii Qalbidhagax ee Garoonka Joma Kenyatta - Nairobi
56:54
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 973 М.