WARAYSI HALGAME QALBIDHAGAX OO KA HADLAY QAABKII ETHIOPIA LOOGU WAREEJIYAY

  Рет қаралды 199,939

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 371
@KhalidAli-jm1gw
@KhalidAli-jm1gw 4 жыл бұрын
Wareysi an arko midii ugu fiicnaa manta ka hor marag wariye dhameystirn ii qof isu kalson ba is heley wa xaqiiqo
@mohamedbashir615
@mohamedbashir615 2 жыл бұрын
Axmde
@ikraanfaarax-g3c
@ikraanfaarax-g3c 10 ай бұрын
ader qalbi dahab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AadanCabdi-xb7nr
@AadanCabdi-xb7nr 8 ай бұрын
Iqiiqqqqqq9qq​@@ikraanfaarax-g3c
@Abdi-azizGure
@Abdi-azizGure 4 ай бұрын
No No😅😊 ​@@ikraanfaarax-g3c
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 5 жыл бұрын
Ala qof kasto oo Somali ah oo gumaysi diida jecliyaa 💪🏽 🇸🇴 💪🏽
@REWINGNIMO
@REWINGNIMO 6 ай бұрын
Inta aynu noolnahay waan ku soo duceyn doona mudane Abdikarin🩸🫂❤️Geesi Somaliyed baa tahay runtii. Ilaah haku xafido
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 3 жыл бұрын
Nuur waa weriyaha abid aan arkey ee ugu degen ee ogaadeen ah. I am from somaliland
@asadqasin4579
@asadqasin4579 5 жыл бұрын
Wlhi hooyoda janadi fardowso ugu duceyay wayo geesi somlied dhashy
@shardiofficial
@shardiofficial 8 ай бұрын
Qalbi dhagax wa geesi fany ah Farmaajo sarkaal ethiopian ah ayaa dhahey wa qalbi caruur
@fatumoyussuf9756
@fatumoyussuf9756 5 жыл бұрын
Asc wariye nuur iyo Qalbi dahab waan idin salamay, allah wate wahel uma baahna.
@cabulaahiciisecabulaahicii8650
@cabulaahiciisecabulaahicii8650 5 жыл бұрын
Alhu akabr Qur'an baan uuaqri
@tayo804
@tayo804 5 жыл бұрын
💪Geesigu maliico Allah gacan cadow oo danbe kuma geliyo
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 5 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen ya ALLAH
@faaraxceeydiid2153
@faaraxceeydiid2153 5 жыл бұрын
Runtii ogaden waa landhere somalinimada ay ku weyntahay ,waa dad diin iyo dhaqanleh waa dad hormuud ka ah suugaanta iyo taariiqda soomaliyeed inta aan arkay ama aan la dhaqmay waa dad aan xaasid ahayn inbadanbaan deegaamadooda maray ama ku ganacsaday waa dad dulanka aan aqoon madaxdooda iyo culimadoodaba waa dad soomali hurmuudkoda ah ,reermuqdisho hadaan nahay waxaan idinleenahay ilaahay dulmiga haidinka korqaado
@sir__cmc
@sir__cmc 5 жыл бұрын
Allow nimaan wax ogayn ha cadaabin
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 8 ай бұрын
markii hooyadaa nin ogaadeena kufsado ma waxaad dhahaysaa hooyaday ogaadeen oo dhan baa kufsaday ogaadeen badan oo mooryaan ah baa jirta sida gaal ina illay
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
waxaad adiga kq aragty aya sheegty dadkuna masinna anna 2011 bn meel ogaden jogoba iguhoreysay wlhy inay soomali yihiin mararka qaarkod muran ba igagalijirty wa intaan ka arkay
@mahabaibrahim7308
@mahabaibrahim7308 5 жыл бұрын
Kalimada wax walbo iga kafisay waa meshad isidan so ilahey majogo walahi aad ban ugu xanusaday😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 5 жыл бұрын
Aslm clkm bacda salaan cali xadhaadhe ahaan waan kusalaamay sidaa ku hay pls
@sumadqaran
@sumadqaran 5 жыл бұрын
Guuleeyso waligaa guulana ha kula jiro ader❣️🙏
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 4 жыл бұрын
Asc waan ka xumay adoo Somalia in xabashi laguu dhii bo walahi waan mu gugoode qof ale ku xidhan baad u eegte mashA Allah Somalia waxay ku jiraan xabsi kor kafuran
@nuurre1023
@nuurre1023 5 жыл бұрын
Halyeey Soomaaliyeed oo qiimaha Soomaalinimo yaqaan waaye Qalbi dhagax. Waxaadna ogaataa inaan garabkaaga nahay shalay, maanta, bariba iyo intaad Soomaalinimo uhalgameeso.
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 5 жыл бұрын
GEESINIMADU WAA GOON ADAYGA NINKANI KUSHAQAYNAY AADBAAN UGA DANQANAY ANAGOO RER SOMALILAND AH WAAYO SOOMALINIMADU WAAA MID MEELKASTA AAAN KALAJIOGNEEEEE
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ Жыл бұрын
اللهُم وحد الصوماليين وأجمع شملهُم
@dahiralimohamed1158
@dahiralimohamed1158 6 ай бұрын
Aduunka ugu necbanahy dabadhilifka xabashida, geesi qalbi dhagax illahey madaxweynaha mustaq balka somalia allaha ka dhigo
@hargeisacity7985
@hargeisacity7985 4 жыл бұрын
ILLAHAYBA NINKAN TOOBAD WAAFAJITAY OO HADALKU KA KEENAY EE AHAA ILLAHAYBA SOW MA JOOGO HALKAAD IGU WADAAN ISAGA IGU FILAN TAASA U DHABAWDAY
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Abdikarin sheikh muse malinti la dhibaye ee dowladda somaliya dhibtaye ayaan dowladda mucaarad ku noqdaye inaana dulmigaa qayeb ka noqodo calooxumo ayaana u qaadaye dowladda iyo raga hogaamiya walaalkey waan ka seexanwaye ilaahay ayaan baryijire in ilaahay cadoowga ka qabto baryadeydii ilaahay waa iqaadaye♥️♥️♥️👏👏🏅
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 5 жыл бұрын
ALLAH hakukarameeyo Sidaad walalkaa ugadamqatay
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Future president of Somalia
@maxamedyuusuf-ms2jt
@maxamedyuusuf-ms2jt 11 ай бұрын
❤❤❤
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
anigu waxaan ahay rer smaliland run ahaantii ninkan raganimo iyo geesinimo ayaa ka muuqata
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
degaankisa iyo soomaaliland waa degaan walaalo ah taas ogow ninkani wardheer ayuu dagaa oo ka soo jeeda wardherna togdheer iyo odweyne xidhiidh dhalasho ayaa ka dhaxeeya gusha soomaliland waa guuusha gobolka
@zaytuunjama6405
@zaytuunjama6405 4 жыл бұрын
abdulahi ahmed zaa hadaad rer Somaliland thy maxaa thy ma zhaqzi zomaliyad ka weyn thy zomali iyo ithopian nimaa mezha layzku halagayaye ma xili reer reer lo kala baxaa la joga halyey zomaliyed baa dhib kiza mezha ka qayaxaya markazad rer hebel bn ahay mezha lazo tagan thy war orda wax izkula hara tan maanta aan taganhy waxa nazo iztajiyeyba waa qurunkaz maamul gobeledyadaa iyo madax iyo ziyaaazi tuug illhy Ku caziyey ah uffffffffff.....
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Alloow kuu garab gal oo cadowgaaga jabi aamiiin
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 5 жыл бұрын
Ala maxan kuu ooyay ilaahay ayaa mahadle kaa soo bixiyay
@khadarabdi3595
@khadarabdi3595 5 жыл бұрын
25 baan saylada dhimashada taagna runti waa weedh qiimo lehe
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Walaahi inaanan is lahayn ninkasaa nolol kusoo baxaya cajiib alle dile uun baa dhinta.
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 5 жыл бұрын
Xaqiiq weye wlhi
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 4 жыл бұрын
Wakka haatan nool alx, halgamgiisana ku taageeraynaa
@hodanyussuf7915
@hodanyussuf7915 5 жыл бұрын
Abaari tagaytay lakiin Eel reebtay ayaan maqli jiray farmaajo wuxuu yahay qalbi dhagax ayaa na baray
@Nurjimale1
@Nurjimale1 4 жыл бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Geesi ayaa thy mudane nooloow Dowlad caadil ah waan helidoona ooo itoobiya nagaxoreywa
@ahmedomar6393
@ahmedomar6393 5 жыл бұрын
Masha allah illahay haku xifdiyo dambi weyn ayaa adiga iyo umada somaliyeed ba laga galaye
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 5 жыл бұрын
Geesi mujahid xafidu Allah
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
aware ma kii jarar baa mise waa magac
@degeldegel4473
@degeldegel4473 5 жыл бұрын
Waa nin cadhaysan farmajo waa qalbi caruur axmed amadoobe waa ammanayaa manuhu axmed oo allshabab ah waa adeerkaa
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 8 ай бұрын
​​@@degeldegel4473hooyadaa ka kufsada iyo kan kadifaaca keebaad amaanaysaa kee baanad caayaysaa
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
ASC wrwb wll qali Allah ha kuxafido wll Hadi katahey waxa shegesah ruun tahay Anika ruunti qofkah makutageri qabil iyo nasab lkin qof somli oo musslim aah
@zadaammagafe596
@zadaammagafe596 2 жыл бұрын
Halyay somaliyeD oo dad jecel Abdikarim Qalpi dhagax guulayzo😍
@liibaanfaisalmohamed2221
@liibaanfaisalmohamed2221 5 жыл бұрын
Geesi somaliyeed 🇸🇴
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 ай бұрын
Halgama qalbi dhagax🙏🔥
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
Meeshaa i geyneysaan sow ilaahey ma joogo maansha.alla waadigaa jawaabtii alle heley
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Allaahu Akbar waxaa la yiri qof kabtiisa aan toleeysid oo karfintaafa tolaayo.
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 5 ай бұрын
Cabdi Karin sheekh muuse Waa Nin qalbi fiican oo nadiifa
@MRALI-pd9ot
@MRALI-pd9ot 5 жыл бұрын
Dhiibista qalbi dhagax ma ahan dambi si gaar ah isaga looga galay ee waa dambi iyo dhagar loo geeystay umada somaaliyed cafis ma galaan ragii falkaas lugta kulahaaa
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Su’aasha tariikhdiisa ah wuu kabooday oo muusheegin
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
Mansha Allah Allah aa kulaa filan iyo qofkasta oo ilahey talasarto Arin ta waan kaxumade walahi
@mariish443
@mariish443 3 жыл бұрын
Geesiguul iyo sharaf allow sii aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin yaa rab
@katrajama9666
@katrajama9666 5 жыл бұрын
noolow waligaa insho alaah ilaahay dilaa dhintee jiro joog bay
@fartuuncali2324
@fartuuncali2324 5 жыл бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢waxuu ku farxay in loowado xamar blse maxaa karaacay laakiin unadaada somaliyeed ayaa kuu gariirtay misa ku jecel 😢😢😢😷
@dalmarsheikhabdi4563
@dalmarsheikhabdi4563 5 жыл бұрын
Wll Xamar 5 sano ayuu joogay Xaas ayuu ku lahaaa ilma ayaa u joogay waana imaan jiray bil kasta cidna kuma mashquuli jirin lkn dowladahii hore waxaa ku dhex yaraaa Sirdoonka itoobiya Dowladaan waxaa saaid ugu badan sirdoonka itoobiya Xamar maahan mida farmaajo ee maantay
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Guuuuuuuuuul reer ayeeyo cadawgaad cagta ka hoose
@elyasabdi9384
@elyasabdi9384 4 жыл бұрын
Waligey tageero Nabad iyo Noolala ayan ahaa lase qisadan xanuunka badan markan dhageystay mooqifkeyga ku aadan Farmaajo wu isbadalay. Axmad madobe aya boqolkiibo boqol Kasomaaliyesan.
@mohamedabdi7652
@mohamedabdi7652 4 жыл бұрын
Halgamaaa run ahantii taarikha ayaa kuxusidonto ima
@mariish443
@mariish443 3 жыл бұрын
Geesiguul iyo sharaf allow sii aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin yaa rab
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Qalbi dhagaxow adeerow hadaan nhy reer muqdisho waanu kuu xanaaqsanahay shacabkeeni somaliyeed qaasatan reer muqdisho dal iyo dibad sidaan kuugu istaagnay waad ogayd misana waxaad nadhaafsatay madaxda dawlada adigoo aan fiirin sidaan kuugu hiilinay waxaad fiirisay 4ninoo kuxumaysay dartood ayaaanan muqdisho utagaynin wadna noo imaan weysay adigoo meelwalbana tagay calashan 4taas nin ood uxanaaqsan thy lkn no matter
@abdirahmanmuxammad4039
@abdirahmanmuxammad4039 3 жыл бұрын
Walaale Wuu Ka Hadlay, Wuxuuna Yiri Markay Dawladan tagto Waan Imaan Haduu Allah Igu Simo. Xaqiiq Shacabka Muqdisho Waa Shacab aad u qaali ah Oo qiimo badan.
@miimjy7831
@miimjy7831 3 жыл бұрын
Walaahi farmaajo kheyr maleh marhaduu geesigan dhiibay waa amxaar
@Changeindjibouti
@Changeindjibouti 4 жыл бұрын
Libaax somaliyeed nolow 🇸🇴🇸🇴
@abdullahimohammed895
@abdullahimohammed895 4 жыл бұрын
Hassan shiiq intoo joogay waligiis xitaa lama fiirin qalbi dhagax lkn farmaajo waa eey xunoo kadaba ordaayo gaaladii itoobiya
@dagan1586
@dagan1586 4 жыл бұрын
@Abdullahi mohamed waa ila aragte wlh
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Xassan sheikh Iyo qalbi dhagax waa walaalo guuuuuuuuuul
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Lkn xasan cali khayre ayaa ka danbeeyay iyo reer baraxleey.
@CabdulahimaxamedAdan
@CabdulahimaxamedAdan 7 күн бұрын
Qalbi dhagax ❤❤❤❤❤
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 4 жыл бұрын
Wlhi xag alle un buu ka noolyahee waa horaa ladiyey halgamaagaan
@fartunadow2551
@fartunadow2551 11 ай бұрын
SAX FARMAJO FA IIDO MALAHAN❤❤❤ 🤣
@ganeyarts7168
@ganeyarts7168 3 жыл бұрын
Waxaad ku badbaaday kalmdii halkaad ii wadaan soo ilahay majoogo
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 5 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
@dhago1117
@dhago1117 5 жыл бұрын
Libaax gasi salan from hargasa somaliland
@Ayshorts-tb3dn
@Ayshorts-tb3dn 4 жыл бұрын
Somaliland dad goba ayaa tihiin nolada Huuno
@abdiazizmohamed2263
@abdiazizmohamed2263 4 жыл бұрын
Mawqifka Gen.Qalibi-dhagax waan ku taageersanahay mana jecli inuu ka laabto. Waayo dhib asaga kaliya ma gaadhin ee Ummada somaliyeed wax sharafkooda diley bay sameeyeen. Raalligelin buuxda oo Toos ah dawladu haka bixiso gefkaas weyn ee ay ummada somaliyed kula kacday.
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 4 жыл бұрын
Khalbi nuurshe Allah Ku xifdio..
@abdulkadirnor245
@abdulkadirnor245 Жыл бұрын
ALLE AYAA INA DHAAFSHEY KOOXDII FAHAD IYO FARMAAJO MAADAAMA AY CAADO U AHAYD U SHIR QOOLIDDA CADOWGA UMADDA SOOMAALIYEED DADKA MAGACA AMA MAAMUSKA KU LEH GUDAHA SOOMAALIYA AQOONYAHAN AMA SARAAKIIL CIIDANBA LEH IYO ABWAANIIN DHANKA FANKA AH
@sadamshilaapo194
@sadamshilaapo194 4 жыл бұрын
Run ahanti waa arin qiiro le Waxaa kaloon aad ogu farxay geesinimada H.garsoorka ONLF
@mohamednur3565
@mohamednur3565 4 жыл бұрын
nice work
@MaxamadnuurCabdi-n7y
@MaxamadnuurCabdi-n7y Ай бұрын
Somali waxba isuma nihin hadan na hay ogadenia 🇬🇲 🇸🇴😭😭😭
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@sayidmuxamed3401
@sayidmuxamed3401 4 жыл бұрын
Farmaajo waa qalbi caruur
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Alla maxaan u duceeyey slaxmdulillaah
@hodansimansiman6847
@hodansimansiman6847 4 жыл бұрын
Geesi 💯.kiiba halkii kujiray waaye oogeerida ku qanac san garyaqaan Dagan na ah down baaku dhiibay iyo wax aan damiir smlyeed aaysan kujirin guuleeyso oo gobanimo kudhiyo
@muxudiinmacalinp2112
@muxudiinmacalinp2112 4 жыл бұрын
Mujaahid qalbi dhagax guul
@hamzaosmanhaiba5552
@hamzaosmanhaiba5552 5 жыл бұрын
Ax ax ax waa geesi garab waayay illahay ha sharfo aad baan uga qiirooday
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Ilaahiisii uu aaminay baa ku kilnaaday alx
@bukhaarimaxamed
@bukhaarimaxamed Жыл бұрын
Geesinimadu waaa udhalasho
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 5 ай бұрын
Duco Waa Shay fiican laakiin waxuu u baahanyahay in akoon loosameeyo oo wax lagu taro hadii soomaalinimo jirto
@waa_tacab_noloshu
@waa_tacab_noloshu 5 жыл бұрын
Soomaalinimada Qalbi dhagax waayey ee Farmaajo inanka reer Hargysa ku qabilayo kolku calin xidho sow riwaayad amaaha?
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 жыл бұрын
Wlhi waligey geesi adiga kulamid ah anigu wali ma arag/ waxaad tahay qof illaahey aaminsan / Erayadaada xikmad ayeey xanbaarsanyihiin/ anigu ethiopia ayaan kudhashey lkiin waxaan ahay somaali waan garanaayaa ethiopia waa cadoow umada somaaliyeed allah hainaga qabto/ xaqiiqada marka aan kahadlo somaalidu waaduli ayaaka ayaa isduleeyey /waxwalba odhacaayo anaka ayaa kasbadey / qalbidhagax argagaxiiso mahan argagaxiiso waxaa ah kan qalbidhagax cadoowga gacanta ugeliyey/ wlhi aadbaan ogaxumaadey bal fiiri tigreega ayaa oranaayo farmaajo faayda malahan allah haqa hainafahamsiiyo
@guulujooga4729
@guulujooga4729 4 жыл бұрын
Ninkaan farmaajo asxaan uma suubin ilaah ayaa xabashi ka qabtay ilaahna garab ugu dhigay xabashi
@ahmedomar-sp2kv
@ahmedomar-sp2kv 4 жыл бұрын
walee abahay abtiyadood eyeeyodey mcn baa kadhalatey noolaado
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 5 жыл бұрын
He is legend Walahi , raganimo
@abdirahmanviva9539
@abdirahmanviva9539 5 жыл бұрын
Runtii waxay ahayd talaabadii ugu khaldanayd ee dawlada Somalia samayso
@mohamedabdi3605
@mohamedabdi3605 5 жыл бұрын
abdirahman viva kkkkk maysan ahayn waa turufo toore nin kaan hadalkiisu borobagandho
@abdirahmanviva9539
@abdirahmanviva9539 5 жыл бұрын
Bal noo sheeg waxa propaganda da ah zxp wax walba way cad yihiin
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
Geesi hadaad doonayso inaad aragto kanun daawo nin rageed raganimo iyo somaalinimo leh hamze from hargeisa qalbi dhagax nin dhif iyo naadir oo gobanimo jecel kaba qaadnimadana neceb
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Waa nin Ahlus-sunnah waljamaaca ah Suufi qaadiriyah, mujaahid.
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
ax rabiyooow noomaciiin yaawaduuuud yaa wahaaaab💘💘❤❤🤚🤚🤚💘💘❤🇸🇴💘😢😢😢
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 5 жыл бұрын
Waa geesi runtii illahay garabkaaga hagalo
@bosteyaxuseenali4148
@bosteyaxuseenali4148 2 жыл бұрын
Qalbi. Qarax daahir calosow lagaa xoreeyeye ✍🏿🇸🇴📜📬📝😭
@daadaproduction5376
@daadaproduction5376 4 жыл бұрын
Qalbi dhagax is legend wlh
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Long life abdihakim sheikh musse qalbi dhagax
@mustafekullan4704
@mustafekullan4704 6 ай бұрын
Allow haydilin intaan Ethipia iyo kenya dhulkayagah ka xoraysan dono
@cabdikariimibraahim7036
@cabdikariimibraahim7036 2 жыл бұрын
Guuuuuul
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 5 жыл бұрын
Soomaaliya oo dhan baa sidaas ugu sirantay hadaladiisii hore ee Quruxda badnaa .
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Nin kan si fican ayu u wax u wareesta qodobada qofka waydiyo wa nin degan oo af somali ruug ah
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
waxan jooga Somaliland ee waan garanaya calamada gobonima doonka iyo turufaha ku gedaaman anaga ka somaliland ahaan dhibka aanu umudanay midnimo somaliyeed 60sano baanu gunnimo ku kasbanay waxanse layaaba marka laygu sheego somali diid kuwa sidaa yeelayana magaca somali lagu sharfo maxay noqonaysa gobonimada qalbi dhagax
@nah8709
@nah8709 5 жыл бұрын
Mansha Allaah
@ahmedmohamed3061
@ahmedmohamed3061 5 жыл бұрын
Allah akbaar Geesi ilaah maxilo
@axmedgaab3309
@axmedgaab3309 5 жыл бұрын
Thanks for watching walal ku bedel luuwada Umadda soomaliyeed ee waad ku mahad santihiin daawashadiina
@abshiralimoumin9687
@abshiralimoumin9687 5 жыл бұрын
walhi wageesi tolwaayay kan insha allaah wa guuleysan doontaa dalka geesi maxamed siyaas cml ayaa usoo bixidona kubaana madaama ee nagateen ilaah nooma soo celiyo kubaan kuboo kakher badan alaah inoo keeno balsa ogoow halgamoow madaama aanan waxba kuu aboodin walhi xeritaankada waan ka xumaaday ee horay usoco maalin baa soomali isku keeni doontaa ee qadiyadaada cidna ha u hoos fadhiisan 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 allaah hakula jiro
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 8 ай бұрын
Illaahay ha ku Xafido Mar Walba iyo Meel walba oo aad joogto waa wax laga Xumaado
@hassanbishar6150
@hassanbishar6150 5 жыл бұрын
Halgamaa Cabdikariim Muuse Qalbi Dhakac.
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
*Qalbi dhagax. 🦁❤
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 3 жыл бұрын
Wlh wa libaax ninkan
@mohahasan4017
@mohahasan4017 2 ай бұрын
Video waan oyay wallhi markaan daawaday ciil badana😢😢
@weedhsameofficial2094
@weedhsameofficial2094 5 жыл бұрын
farmajo waa jajus Ethopa keensatay anu waxaan ogaaday malintii uu qarxu dhacy ee ugu horeyay
@umu2600
@umu2600 4 ай бұрын
Ilahay baksodyaa wan oyay malinti ladhaibay waxan la oyaya somalinim
@AYUBSalah-l9u
@AYUBSalah-l9u 4 ай бұрын
Ma ila,daawaneysa
@ramlaabdi8103
@ramlaabdi8103 5 жыл бұрын
Rabi. Waxba. Lagama. Qarin. Karo.
@Amino321
@Amino321 4 жыл бұрын
Gun gun dhashay baa ku qabatay adeer ay Ethiopian ka baqa anagu waa cadabna galada viva ogaden
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 3 жыл бұрын
Weriye nuur caaddifi maaha waa wariye noqon raba siddii cawkke, goobdoon,ismaaciil Jordan,iyo terra. We like you. Mo from somaliland
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Waraysi Gaar ah Halgamaa Qalbidhagax | Qaybtii 2aad oo Xiiso badan.
29:47
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 207 М.
Kaftanka Siyaasada 558 oo aad u xiisa badan
41:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 35 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН