A.madoobe iyo kismaanyo way kala dhintaana makala tagaan
@FarahHassan-fp9tr27 күн бұрын
Ahmed Madoobe haduu maanta kursiga kusoo noqonin(maalin kale kuuma sheegi haayi aniga), Hassan Sheikh kursiga wuu kusoo noqon, waayo Hassan iyo Hamze waxay baabi,in rabaan downlad goboleedyada waxay sameyn Ramaan doowlad dhexe oo xoog Leh ( strong central government), tii Siyad Bare oo kale ayeey raadin hayaan.Axmed madoobe haduu Soo baxo Hamza iyo Hassan mustaqbalka siyaasadooda wuu Soo afjarmi.Nin saay rabaan aay kayeeshaan ayaay rabaan Hassan sheikh iyo Hamza inaay Kismaayo udhiibtaan.
@ainanshedayr756927 күн бұрын
Daanyeernimo ka wayn ma jirto odoyaal ku khammaaray Magaaladii gaarisa ahayd oo raxanwayn dad u badan ku wareejiyay inay Axmad dhuxulayste taageeraan.Magaaladiinna biya malahan isagoo webiga dhex marayo xoolaha laamiyada jiifaan. Magaaladii Ogaadeen dadka kale ayaad siiseen. Waar Axmad dhuxulayste muxuu u qabtay Jubbaland. Masaakiin.
@ShukriOmar-g3n27 күн бұрын
👉🏾🫏🫏🫏
@mahdibihi509527 күн бұрын
HSN DHIIQO iyo HAMZA waxii ay shalay ogalayaan ayey manta iyada uu HSN danahiisa siyasaded ayuu kadhex arkay lagama yeelayo waxay wadan Marka udanbeysa darbiga ayey sotabanaya ogu danbeyne tii DENI iyo AHMED tooda ayey tagaysa
@asadxuseendasar195027 күн бұрын
Dad rabo in ay tuugsadaan maa maaro loo helaa
@isseamin201727 күн бұрын
Kuwan waye kuwi somalia burburinahayan. War nika wagtikisa wudamade ahmed madobe.. hamze wu saxsanyahay dorashada sharci bay lethahy
@ShukriOmar-g3n27 күн бұрын
👉🏾🐕🦺
@isseamin201727 күн бұрын
Ma nika mesha mu iskaga nogoni sharci daraa.
@ahmedsheikhmohamed889627 күн бұрын
War reer Garissow ma ina qabsana? Maxaa idin kagalay hamsa iyo Ahmed madobe?
@AbdiNasir-n5h27 күн бұрын
Re garisa wa re kismayo re kismayana wa re garisa wa isku dad isku dal isku ader isku abti dalna ma kala Le garis:iyo kismayo wa laba magalo oo matana ah oon marnaba kalaa marmin walligodna sasay ahayn sasayna ahan donan mustaqbalka insha Allah cidi isku dayda:iney ta didana wey warersan tahay wayna ku qaldan tahay wayna Eedi donta ee ka firsada waxaydan mahadin Donin waligin somaliduna deganka way kala ledahay mid walbana Mel ba ilahey dajiyay isagayna ka go,da taladedu isu Awod shegasho dambi way dhamatay Wana ta meshan manta jogno na dhigtay oo na dhaxalsisay dawlad la,aanta ila iminka na haysta Sodon iyo sadex sano ka dib...