waxgaradka Garissa oo si adag ula hadlay Madaxweyne Hassan sheikh mahamud.

  Рет қаралды 11,940

BTN Somali TV

BTN Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@hudahaji8669
@hudahaji8669 4 күн бұрын
Awoowe guuleyso aniga oo ah gabar reer khatumo ah
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 4 күн бұрын
Geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul
@bby6
@bby6 4 күн бұрын
Sayid Ahmed Mohammed Islam wa madaxweynaha jubaland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 4 күн бұрын
Adeer soo dhawoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirashidElmi-v8g
@AbdirashidElmi-v8g 4 күн бұрын
Masha Allah rabbi yaxfidhkum odayashanena sida ay xaqa u asiben xasan culusow ismacil caloley o wadankisa dhan u afar burood o cadabki ilahay ka so dahiray u yahay ku dhaho irirsamale awooda sare ka dhig war kama dhigo karo shan mamul goboled o shalay ku kala tahey is aaminid la,aan colad dhacdey darted ba walaleyn iga rabta isu so dhaweyn iga rabta inan mideyo iga rabto ma dhihine dasturki u ku bilabay inu cutub cutub u turo u badalo ka dhigan inan wax walba awodeda an leyahay one one vote qaban karo 3xisbi o iririsim ah ay tartaman axmed madobe o yiri war sharci darada ka daa wadanka aa ku heyso werar ku qado maxakamada gobolka banadir warrant so.qabasho u salah jaqal shanbaay u ader u yahay cidamo ku dabulo raaskamboni u goof axmed madobe iska leyahay garadero 15barri u qabtey malinki 14nad werer ku bilowmay drones waliba sucide drones ah wilashi somaliyedna ay dhulka isku gadiyen cajuso culusow cuqubo kugu dhacdey
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 күн бұрын
Rag rag dhalay hadaad qaadateen ama garowsateen wixii farmaajo lagu sameeyay lkn yaan bardanbe dhicin
@Hanad_aadam
@Hanad_aadam 4 күн бұрын
Dawoladeenah ahaaaa😢
@awiladen7814
@awiladen7814 3 күн бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 күн бұрын
HAMZE ITOOBIYA HASII AADO KISMAYO IYO JUBALAND KUMASO NOQONAYEE WUU NAGA DHINTAYE
@haniabdulahi4502
@haniabdulahi4502 3 күн бұрын
Guuleysta geesiyo
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 күн бұрын
Ma Hal odaybaa mise waa 2 O'Day ikalasaara
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 4 күн бұрын
NINKASTA OO XUN XASAN AYAA KAXUN BALFIIYA DHIBAATADA UU XAMAR KU HAYO QAXA BOOBKA MUSUQA EEXDA QARAABAKIILKA DIIDMADA XURRIYAD QOWLKA !!!
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 3 күн бұрын
Creening ha la mariyo. Ha la soo raafo sidii sideedtamaadkii.
@goldensilver210
@goldensilver210 3 күн бұрын
Kismayo beel kaliya malahan ee somaaali oo dhan ayaa wada leh
@AliSicid
@AliSicid 3 күн бұрын
Xasan shabaakii tolkiisa shabaab ah shaqa siiyaa axmad madoobana todoba ay isku jifiyihiinbuu udila laba oo hawiye ah car sidaa xasan hayeelo
@siradilovethis3292
@siradilovethis3292 3 күн бұрын
Salan sare Ugaas kusoco
@SOMALIAUNEARTHED
@SOMALIAUNEARTHED 4 күн бұрын
dada aad jirto NFD Makahadashey
@AbdullMowlid
@AbdullMowlid 3 күн бұрын
Hada diibka jubalnd ba laga hadlya.NFD qoxotiyha aya diibe
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 күн бұрын
CIIDANKII FEDERALKA BOORASH AYAY CUNI HAYAAAN KKKKKKK
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 4 сағат бұрын
HALSAWIR OO LABO QOF AH
@salaadkariish
@salaadkariish 4 күн бұрын
Kikuuyo
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 3 күн бұрын
Adigooo cimrigaan ah miyaad Axmed tuug kudifaaceysaaaa yaaahuuuuu😊
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 күн бұрын
Naaya afkaga edeb u yeel xassan sheikh digniinta lasiinayo tartiib dhageyso wixii federal aad laheydeen o kenya ayaan dhulka ka difaaceynaa laheyd ayaa orodkooda kenya isuso dhiibe ufff
@haniabdulahi4502
@haniabdulahi4502 3 күн бұрын
Adiga ayaa tuugaa dayuusad yahay no oga leexo uqaasha. Sayid ahmedna ma waxaad umaleysay munaaqa xasan gur gurte
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 4 күн бұрын
War aqliga ha shaqeeyo ee ku ekow gumeysiga aad ku jirto soomaali soomaali baa iska leh ,wey dhamaatey waqtigii odey caado qaato ah maxaa kaa galey kismaayo af gumeysi ayaad ku hadleysaa ee hasan waa madaxweynaha soomasliya ee iska qeyli meelaha
@SOMALIAUNEARTHED
@SOMALIAUNEARTHED 4 күн бұрын
kamaad hadal dan soomaaliyeed waxa aad ka hadashey danta Kenya iyo Ethiopia meeday NFD meeday ciimrina waad jootaa dagaal qabiil ha ka dhigin ra iisal waaruhu waa soomaali madax waynuhu waa soomaali adigu NFD intaa ma ku heysataa boowe
@fuadinho7211
@fuadinho7211 4 күн бұрын
NFD kenya aya leh....the other day we received more than 700 of yu cowered soldiers....blz keep of NFD affairs...we hold close to million of yu refugees....cool down
@AbdullMowlid
@AbdullMowlid 3 күн бұрын
​@@fuadinho7211 abowe yaad lahadleysa qofka afsomali diibaya English maxa u maleyaa
@shukriahmed352
@shukriahmed352 4 күн бұрын
Adigu oday xuduuda banaankaa ka tahay ee maxaa kaa galay
@AbdullMowlid
@AbdullMowlid 3 күн бұрын
Qaxootiyaha aya diiba😂😂
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 күн бұрын
CIIDANKII QARAN ISKU SHEEGA AHAA BOORASHTII LASII NAAYE YAA LAGA QAADI HAYAA NAAAYA
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 4 күн бұрын
Odayaashaan afka qoloocan xoog lacag baa lasiiyey
@cawalehassan1374
@cawalehassan1374 4 күн бұрын
Adı mıya sısay lacag garacyow
Sh Umal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalkii Raaskanbooni
15:41
DAARUL TOWFIQ
Рет қаралды 42 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 116 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 40 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 30 МЛН
Beesha Cowlyahan Ee Kenya Oo Tageeray Dowlada Somaliya Kana Codsaday In La Xoreeyo Dhulka Juba Land
26:56
SOMKEN MEDIA The Voice Of The People.
Рет қаралды 2,2 М.
Re Garissa Oo Difaacay Farah Malim Fariina Adagna U Diray Xisbiga Wiper Ee Aqoonsiga Kala Laabatay.
27:16
Sh M. Umal || Sax maahan in Suufiyada Diinta Nasoo gaarsiisay
5:23
Responding to drought in Garissa County
2:43
UNICEFKENYA
Рет қаралды 14 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 116 МЛН