Deg Deg Xasan Ciise Jaamac Oo Fariin Adag U Diray MadaxWaynaha Somaliland

  Рет қаралды 17,923

Kaydka TV-GA

Kaydka TV-GA

6 жыл бұрын

ERYAL TV

Пікірлер: 49
@abdirahmanali5187
@abdirahmanali5187 6 жыл бұрын
waar ha la dhagaysto dadka caqliga u saxiibka ah sida muj aqoonyahan xasan ciise jaamac thank you mujaahid alla haku xiftiyo
@sadikiseadam4267
@sadikiseadam4267 6 жыл бұрын
Walaahi bilaahi tolaahi inaan nin u dhigmaa joogin Somaliland Mujahid aqoonyahan qareen halgamaa Hassan Ise Jama ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu dheereeyo cibaado suuban iyo akhlaaq wanaag wadaniyad jacayl ayaa ilaaah kugu manaystay Proud of You adeero
@hajidafta7909
@hajidafta7909 6 жыл бұрын
hhh mohamed hashi un ba nin ka dhama marka somaliland lo ego
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Sadiiq, been kumaad dhaaran .
@aminafarah1457
@aminafarah1457 6 жыл бұрын
waxaan jeclaan lahaa in aad madaxweyne u noqoto S/land inshaa alaah
@fahiimae7336
@fahiimae7336 6 жыл бұрын
Mansha Allah, mansha Allah , Mansha Allah. Ilaahay cimrigiisa ha raajiyo oo ha u barakeeyo. Talo wacan ayuu siiyey Madaxweynaha iyo mucaaridka. Wuxuu aad ugu wacan yahay in uu Noqdo lataliyaha madaxweynaha
@djkmovies6528
@djkmovies6528 5 жыл бұрын
Ilaahow madaxweyne Nooga dhig xasan ciise
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 жыл бұрын
Masha Allah holdoorka qaranka Somaliland . Waa dadka dhifta ah isaga Xaji cabdi waraabe iyo ragg kaloo badan ilahay cimriga iyo cafimaadka haydiin barakeeyo
@nouhmohamet
@nouhmohamet 5 жыл бұрын
muwaadin zaxa alle cimriga haku barakeeyo geezi jira
@abdiali7666
@abdiali7666 6 жыл бұрын
Xasan ciise muse bixi xuman o dhan bu xasan muse ku sameyey bal eega xasana sidu u amanyo subxanalah labadaba ciidagale aya dhalay lakin kana more nasab si ah
@hibocabdi6591
@hibocabdi6591 6 жыл бұрын
Xasan ciise jamac alleh cimrigagah hakuu dheereyoh mujahid dhab ah
@cabdixakiinharuun1195
@cabdixakiinharuun1195 6 жыл бұрын
alle cimriga iyo caqligaba kuu barakeee
@hamsemouse685
@hamsemouse685 6 жыл бұрын
masha allah alle haku barakeeyo
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
qosol adoo dhulbahante u hanjabayana waanu ogayn wax waliba arkive bay noogu jiraan xaqii baa feedhaha ka dilaacay
@adanalikahinabdi9829
@adanalikahinabdi9829 6 жыл бұрын
Illaahay cimriga iyo caqliga saliimka ah hakuu siyaadiyo waakaa ragii talada bilaa turxaanta ah dhiibi jiray
@claahisaalax3775
@claahisaalax3775 6 жыл бұрын
maansha allaah Xasan ciise Jaamac iyo dhawr nin oo kale waa guurti
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Hassan Essa Jaamac Ilaahay Cimriga iyo Caafimaadkaba Hakuu Siyaadiyo
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
TALO WAAYEEL AYUU SHEEGAY XASAN CIISE JAAMAC,
@naasirgaas288
@naasirgaas288 6 жыл бұрын
Hasan ciise nin ku suntay akhlaaq wnags iyo wadaniyad jacayl
@mustafaelmi7381
@mustafaelmi7381 6 жыл бұрын
Mansha Allah talo wax ku ool ah noolaw muj Xasan Ciise Jaamac
@zultanqayz666
@zultanqayz666 6 жыл бұрын
mcha Allah Tallo Fcn Siisay Muse Yanu Iska Dhagi Marin
@lotfibougati6529
@lotfibougati6529 6 жыл бұрын
hasan ciise Alle cimriga ha udhereeyo muuse saamiri tolaw wanadaa muqaadan malaa meelbaa looga yedhayaye
@siciidcige629
@siciidcige629 6 жыл бұрын
xaq u dirir nadiifa salad saxa alle cimriga ha ku barakeeyo muj.xasan ciise jaamac qalbi saliima oo nadiifa oo an cuqdadi ku jirin ayuu haaya talo wanaagsan ayaad siisay madaxweynaha
@aliosman8708
@aliosman8708 6 жыл бұрын
Cimrigaag alle dheeree mudane
@adanalikahinabdi9829
@adanalikahinabdi9829 6 жыл бұрын
Alla cimrigaaga ha dheereeyo waayeel talo bixin karaa waa kaase hala ogaado
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
Hal Yay Qaran Xasan Ciise Jamac Cid ugama dhawa MADAXWAYNEHE waxaan kula talinayaa inuu aad ula hadlo madaxwaynaha oo wax kasta oo wanaagsan kala shaqeeyo waanan hubaa inuu kala shaqaynayo
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 жыл бұрын
Jeeganta waa caddowga Somaliland '''''
@hafsahussein3694
@hafsahussein3694 6 жыл бұрын
Geesi Qaran alla kahu dhawro
@daahiromar7753
@daahiromar7753 6 жыл бұрын
.
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Habar awal waa ragii fudadooda ilaalin jiray waleee ilaa dumarkooda faqashta ka ilaalin jitay si aanay siilkooda qoryo ugu gurin
@ilhaanaxmed664
@ilhaanaxmed664 6 жыл бұрын
Waa runtii taa uusheegay Hadii la waayo kakac
@kuwiinkayd748
@kuwiinkayd748 6 жыл бұрын
Ruunsheeg rageedi llayaqanay lagu yaqanay gesinimo sacad reeer samatar guun guunidhashay
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
kuwiin kayd dhilo daarood ah, askartii faqash dhashay wakhtigii AFWEYNE BARRE ee aan xalaal ku dhalan, garacdii ay dhaleen hablahii isaaq sacad iyo Samatar waxba haka sheegin UF haday ku yidhaahdeen xamar u heerin BADALUU
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 жыл бұрын
Weriyahan codkiisa dhegahaa igu xanuunaan
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 6 жыл бұрын
MADAX WAYNAHA WAA LAWAALAYAA WAXAA KU BATAY ANAGAA KUSAARNAY O JEÈGAAN BAANAHAY
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 жыл бұрын
Jeegaaneey waad dhago laadihiin dhagah furta malaha meel kalaa la idiinka yeedhayaaye. Waar bal nasladan iyo dalcadan eega yaaaab
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS HACOO YOOW XAGEED U HOYATAA?
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 жыл бұрын
Somaliland Dhaba hebbedow dee huunadaa agteeda ma ishii xumayd baad isku qabatay huusheey
@gothgoth3174
@gothgoth3174 6 жыл бұрын
Waa ragii madaxa loo rogay ee hadana ragani go,aankeed iyo gob caadkeed yeelay gobeey liico Ha jabin
@hajidafta7909
@hajidafta7909 6 жыл бұрын
nin kan ma xasan tol waa ba
@kal7250
@kal7250 6 жыл бұрын
Idoor wagaasho
@ayaanlexaliye
@ayaanlexaliye 6 жыл бұрын
Badri gaas yari waa Nijaas had iyo jeer dadka been bu ka sheegaa nin kan ma siyaasiba mise waa Oday Madaxwayne hore ahaa
@mohasaid4119
@mohasaid4119 6 жыл бұрын
waar iska aamus warkaga waa lahayaa waxad laduuday arab arsaaq waayay takale miyaa lawaasay reer wadani xamar maxa lagu xaalmariya doorasho ayaa dhacday waxana lagu kalabadiyay 80 cod waxa ahayaan wadani xamar ha soo dayaan
@shukrixiir1956
@shukrixiir1956 6 жыл бұрын
Inan gumeed bad tahay caqligu futada kaga jiro Xasan ciise iyo Arab midn waxba kama sheegi kartid wadanina cadaalad bu u bahanyay wanna mataankayga
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 жыл бұрын
Moha Said laxayeey macaaaaaac is basri waxyahow dabada meermeerinayaa lagala baydh bahasha uuf
@daherismaildaud1872
@daherismaildaud1872 6 жыл бұрын
Moha Said afkaaga mazuul ka noqo war mahayside ka xishood waaa geed labkii Zhekh isaxaaqe
@eidali3960
@eidali3960 6 жыл бұрын
Hooyada siilkegi usheeg xasan ciise jamac hadad wax ka shegtay walshana wad fuushay neefyow
@zultanqayz666
@zultanqayz666 6 жыл бұрын
mcha Allah Tallo Fcn Siisay Muse Yanu Iska Dhagi Marin
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 10 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН