Deg Deg Xasan Sheekh Oo Ka Quustay Rajjadii Aqoonsiga Somaliland Ku Fashilin Laha & Farinta Muqdisho

  Рет қаралды 15,589

Arabsiyo News

Arabsiyo News

27 күн бұрын

Deg Deg Xasan Sheekh Oo Ka Quustay Rajjadii Aqoonsiga Somaliland Uu Ku Fashilin Lahaa & Fariinta Muqdisho
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 45
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 25 күн бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️ and Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🤝🤝🤝🫶🫶🫶🙏🙏🙏💪💪💪💪🦁🦁🦁
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 25 күн бұрын
MAANSHALAAH GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND IYO DAWLADA FEDERALKA ETHIOPIA OO SOO AFJARAY BEENTII XASAN GUURGUURTE IYO FAQASH CAAWA WUXUU CADEEYEY IN AY QUUSTEEN OO WAXBA U SOCON WAAYEEN TAASI WAA GUUSHA QARANKA SOMALILAND IYO DAWLADA AYNU WALAALAHA NAHAY EE ETHIOPIA ❤❤❤❤❤❤❤❤
@qurbaawis642
@qurbaawis642 25 күн бұрын
SHEEKADAN HOOSAASIN AYAA LA YIDHAA EE SOMALILAND YAANAY IS DHIGAN HESHIISKA HALA DEG DEGIYO
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 25 күн бұрын
Alla maxaa ku dhacay xasan sheekh saw cawa dhaantiyo filan maysi dhedheel soomaalilaan guul iyo gobanio
@qurbaawis642
@qurbaawis642 25 күн бұрын
HASAN SHEEKH IYO ISMAIL OMAR GEELE WAXAY CADEYSTEEN DAGAALKA AY KULA JIRAAN SHACABKA SOMALILAND XUKUMADU DADWAYNAHA HA BARAARUJISO AQOONSIGA ETHIOPIA HASOO DEG DEGISO
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 25 күн бұрын
❤❤Guuuuuul qaranka sland❤❤❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 25 күн бұрын
Guul jumhuriyada Somaliland viva Ethiopia 🇪🇹 🎉🎉🎉🎉
@salaanmaxamed
@salaanmaxamed 23 күн бұрын
Congrats congrats SOMALILAND
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 25 күн бұрын
guul inaderkey abdichakour waa jinac djibouti
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 25 күн бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 25 күн бұрын
Turkigu waaaa in uu Somalilland ka baxaaaa
@Hooda36
@Hooda36 25 күн бұрын
💚Soomoaliland 🤍Alloow dhoowr ❤️
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 25 күн бұрын
Guul somaliland ❤
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 25 күн бұрын
Adeer,xasan ogoow in aanay berbera iyo lughayo ahayn calyaale.cawska u doono calyaale oo xamar ka iibi.
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 25 күн бұрын
Waxaladhi sakaro xarkeda ola arko Ayay aasta shekajilicsane😂 Dhawaan.ayala arkin.adigoo dawarsanaya😂somaliland ❤❤
@qooqane65
@qooqane65 25 күн бұрын
❤❤❤❤
@qadraabdi1367
@qadraabdi1367 25 күн бұрын
Waligaaba jeclaw noqon mayso sidii hore sabir odayahaw cajuuski kama soo noqonayaane waanad fashilantee
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 25 күн бұрын
Maxaa la cabaadaysaa ithiopia waa cadawgeena hadana ma waxaad leedahay in xiriir hore la soo celiyo cajiib
@Khaalidciise-fq6wo
@Khaalidciise-fq6wo 25 күн бұрын
😢
@yusufkasim9334
@yusufkasim9334 25 күн бұрын
Somalia ayaa doraashadaa sugeeysa maxaa yelee weceel badaan ayaa isaaq kujiraan oo walaalkood dabaarkaa kajaabiin donaa soaraag ilaa mereeyso ilaa dorashaada
@danabguuled5491
@danabguuled5491 25 күн бұрын
Horaan kuu idhi wax kuuma hayo Belaayadu aday ku haysaa, Hantaaqdiyo hadalka Iga daa oo' waxaad lhugmayso iga Hay, oo' dhan uun Aniga ii dhaaf, shar gudban shaydaan xijaaban, yaahuu yaahuu
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 25 күн бұрын
Hassan sheikh wuxu aaminsan yahay inu xoog iyo gumeysi kuhaysto shacabka iyo shulka reer Somaliland sidii gumeystihii cadaanka ee aynu ka xorowney 60kii…. Waa wax laga xumado
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 25 күн бұрын
Waar calankan tawxiidku uu kuqoranyahay kaasuun baa shaqaynaya ee ka xishooda calendar soomaalilaand
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 25 күн бұрын
Kkkkkkkk odaygani waa waalan yahay meel aanu xukumin tagikarin wax saamayna kulahayn ayuu uxusul fuuban yahay yaa yidhaa iskanaso garguurte tan ragii lahaa ayaa kataliya ama hakireeyan ama haiibiyeen haday donana hadyad hawbixiyeen maxaa dhayda kalisay xamarbaanu xukumin oo lagu ilaaliyaa kolkasu xaasidnimo la xusul duuban yahay socon waynee aan orodno masakin
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 25 күн бұрын
😂😂😂soomaaliya ayaa dalbatay inuu turkigu dhex dhexaadiyo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 25 күн бұрын
Isagiibaa shabaab iyo argagixiso ah gurguurte
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 25 күн бұрын
😂😂
@user-wb5bp7ii1e
@user-wb5bp7ii1e 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rodag7831
@rodag7831 24 күн бұрын
Ethiopia ma ubaahna iin kaala hadasho waxba waayo Somaliland ma tihid. Hassan oo ha iska dhigiin waxaanad lahayn.
@user-rt8hv6wv7e
@user-rt8hv6wv7e 25 күн бұрын
been badanaa gacan taagte 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi asagaa baryey ii aay wada hadlan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxbaa ku dhacay gacan taagte😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NOREDIN666
@NOREDIN666 25 күн бұрын
Tolow ma Ciyaal buu u sheekaynaya. ETHIOPIA 🇪🇹 dalbatay la Hadalka HAWIYE adoon ku laha. Yaa diidey inay is hor fadhistaan. ? 😂 . Kenya 🇰🇪 yaa ku noq-noqday . HAWIYE waagii baa ku baryey . 30 sanno ayay ummad islaama dulmi & daalinimo ku wadeen. Allaah waa idin duleyn. Bi"idni Allaah. Belaayadina Allaah wa idinku celin.
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u 25 күн бұрын
He is laying 😅😅😅😅😅
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 25 күн бұрын
Qorshii iyo huwanta xamar MOU waa joojinkari waayeen Wlee
@elmimusa3630
@elmimusa3630 25 күн бұрын
Been badana kuwa albaabkasta garacaya waa somalia Ethiopia na jiq uga dhigtey hhh
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 25 күн бұрын
Meeqa jeer ayaad isbedbedelaysaa go'aan yeelo jirjirole yzhaw XAbAAle QOTE
@HamzeBaadhe
@HamzeBaadhe 25 күн бұрын
Iska hadlow ina higare somliland adigu masuul kama tihid mdxwayne adigoo ah masuulkii ugu sareeyey dowlda f.somaliya waqiciyan run kuma hadlaysid beenta iyo khiyaaliga aad aaminsantahay waxay sii horseedaysaa uun Qabyalad iyo isir nacaybkii aad gobolada waqooyi ama somaliland aad marka horeba uhayseen dawlada Ethiopia na waa xogogaal somaliya iyo somalilandba xaqiiqda kajirta og beenta aad caalamka usheegaysana way ogtahay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 25 күн бұрын
Waa beenaale qaawan
@qadraabdi1367
@qadraabdi1367 25 күн бұрын
Qiiq isku qaris war adigaa dalbaday oo öadi waayee runta iska sheeg ethopia kumay yeedhane turkina kumay soo dirsane
@osmanabdulahi3474
@osmanabdulahi3474 25 күн бұрын
Xasan shiikh dekedahaa koonfur Famaajo hore u weejirey Itopia qaado waxa la mid saanbuusa rabadaa oo laga eedaamey aduunkiin waa tuseen sixir jab ka Soomaali la dad waaa sidaas raqiis uga 😅😅😅
@Fransiis
@Fransiis 25 күн бұрын
Beenaale Munaafaqa Xasan Gurguurte
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 25 күн бұрын
Somaliland turki wa fatal hala iska
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 25 күн бұрын
Ilaahay beenta kugu cadaab xasan gurguurtoow been badanaa dhulku kula go,oh
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 70 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 791 М.
الضربة اليمنية الاتية من عيار ثقيل
14:56
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 119 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН