DEG DEG: Xildhibaano ku kacay Xasan Sheekh & Maxaa ku dhacay nin gubay sawirka Madaxweynaha...

  Рет қаралды 12,518

DabaGalka Wararka

DabaGalka Wararka

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 3 ай бұрын
Comments waa xildhibaanada igu shubo jeebka ii buuxi ku aqli ah kuwa qay linaayo. Waa in xasaanada kafa wasa qaadaa kuwa sheegay in ay duminayaan dowkad ninada oo ugu horeeyo madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa iyo wasiiradiisa waava cadeysteen in ay ku soo lacago qaateen oona uu soo naal gwshra6 Itoobiye Abiu Axmed iyo weli Muuse Biixi waa Soomaalikand oo wado bur burinta dalka Soomaaliyeed awalna abuuray cadowga aad wada og tihiin.
@mfjk1377
@mfjk1377 3 ай бұрын
Kuwani waa caada qaatayaal jeebkooda ayay ku cqli yihiin waana kuwo u shaqeeya shisheeye
@SiciidShaafici
@SiciidShaafici 3 ай бұрын
❤❤❤
@fowziya9536
@fowziya9536 3 ай бұрын
War waxan qashinka ee la soo adeegsadey aad nagu soo celcelinaysan nagadaya soomaaliya horsocad la tabankarey gaartey dalxoreye guul iyo gobonibo insha allaah binlilaahi karim
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 ай бұрын
waar dawlada difaaca oo itoobiya iyo nabad iyo nolol wayis ogyihiin iska celiya alshabaana iyagaa wata kuligood afkooda kamaqlimaysid itoobiya damaceeda hala noqoto waa ismaahinayaan balfiiri baldhagayso
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Xildhibaanada u shaqeeya abiye iyo alshabasb waa in laga saaraa barlamaanka hadii kale dalka iyo dowlada waxay u gacan gelinayasn itoobiya waa in qiyaano qaran lhadii lagu helo maxkamad ka geeyas.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Xildhibaanada waa calooshooda u shaqaystayaal.hunguri raac ah.hadii lacag la siiyo qofkii siiyo baa keh
@MohamedJimale-nn9iq
@MohamedJimale-nn9iq 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 ай бұрын
Macalimoo waa tuug shabaaba
@Maxamedweekiyo
@Maxamedweekiyo 3 ай бұрын
BEESHÀ 6
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 ай бұрын
GUDIGII DOORASHOOYINKII XILDHIBAANADA WAA IN MAXKAMAD LASOO TAAGAA SABABTOO AH MAVIO AYEEY NOO SOO XULEEN
@adanabdi5249
@adanabdi5249 3 ай бұрын
N iyo N
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 3 ай бұрын
Waxaad I dhaheysiin muxu maxamad siyad bare u dili jiray siyaaaiyiinta fikirka xun
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 726 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН