Deg Deg Xilka Qaadista RW Xamze, S/Land Oo Ka Quusatay Somalia, Farogalinta Caalmka

  Рет қаралды 55,740

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 70
@abdideria18
@abdideria18 3 ай бұрын
One of the somali defense committee, Faisal Roble and others longlife, He has a good utterance. Waaaaaaaa, waaaaaaaaaà
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Oromo iyo xabasho waa tegi karaan waddanka somali baa iska leh hadda kadib maba leydiin baryayo xoog ayaa leydinku maquuninayaa.
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 3 ай бұрын
Raysul wasaare Xamze waa Ninka kaliyeh ku Dhiiradey inu xaqa ka hadlo Erayada foosha xun oy mareykan ku hadlo waa iu saxan yahey kuligoodba boobka iyo bililiqada kheyraadka dalka soomaaliya ha joojiyo mareykan hana laga eryo dalkoo dhanba kuligoodba deg deg ah ha ubaneeyeyn xalane fadhigoodu yahey kuligoodba ha iska baxo marrylsn oo isaga mareukan ha ka baxeyn dalka soomaaliya awelba wax Aan boob iyo bililiqo uma joogasn kuligoodba deg deg ah ha laga Eryo dalka soomaaliya odhan tuugtaas Maafiyada caalamkoo usoo duuleyn dirsadeyn qaswedeyaasha gudaha dalka soomaaliya fawdada gudaha ka wadaan dhulka soomaaliyeed odhanba.yey ujoogaan gaalladaas xalane boob iyo bililiqo uqaataan kheyraadka dalka soomaaliya odhanba?? Ha isbaxeyn reer galbeedka odhami
@omerjibril7318
@omerjibril7318 3 ай бұрын
😂❤why USA interfering about prime Minister of Somalia ? That's not right
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
R/ wasaare xamse marwykan iyo israa,iil uma sheqeeyee maxaa ka qaldan mareykanka ?
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 3 ай бұрын
Asc walaalayaal USA Somalia miyey xukuntaa ?!!!! mas'uul ayey ka tahay mise ayadaa markii hore soo dooratey ?!!! Somalia ma gobol America ka tirsan baa?!!! Somalia ma'aha dal baahan ama faqiir ah lagu gumeysto deeq yaroo la bixiyo lagana maarmi karo waqti kasto oo loo baahdo lana iska joojin karo Somalia Somali baa leh.
@mrsomali7
@mrsomali7 3 ай бұрын
Waxaa xaqiiq ah maraykanku markii horaba dalkeena Somalia inuu danihiisa kawatay xoolaha xaaraanta ah uu kufaanayo ha haysto xamze dal soomaaliyeed oo xor buu masuul ka,yahay diintiisaana amraysa Muslimta falastiin inuu taageero🇸🇴❤🇩🇯❤🇵🇸❤🇾🇪💪 nagu kala wad dheh maraykan gaal
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 ай бұрын
Garaadlaawe TV news,cadowga somaliland waa xukuumadda xasan gurguurte diyaar baanu u nahay in aanu iska difaacno talaabo walba oo ay u Soo qaadi dhanka somaliland.
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 3 ай бұрын
Kaasi waa cadawga Somaliland heestaa iyo kuwa kaleba waanu soo wadnaaye adkaysta faqasheey.
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 3 ай бұрын
Soomaaliya maahan sida carabta anaga dhan baa xamaaz ah gooso waxaad nasiin jirteen mareykanow HAMZA waxuu u shaqeeyaa shacabka soomaaliyeed iyagaana soo doortay
@abdimalaw
@abdimalaw 3 ай бұрын
اللهم احفظ حمزة عبد بري كان شجاعا واطل عمره
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 3 ай бұрын
لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا لا hadhac b baydhan qaain caalam weeyye xamse waa reysalwasaare soomaaliyeey mahayuud amahamareeykan
@mohamudali7354
@mohamudali7354 3 ай бұрын
1 januari mahin 1juni
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Mareeykanku hadii uu afka soomaalida aad u yaqaan ciidamada ethiobia dalka soomaaliyeed oo dhan haka saaro hadii horumarka somaliya iyo deganaanta geeska afrika
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 3 ай бұрын
Waxaay Gosanayan Ha Gostano Allah Irsaaqda Bixiye Yeysan Nagu Xukumin Dalkeena Lama Raacdeynayo RW Xamse Cabdi Bare
@dargo114
@dargo114 3 ай бұрын
Hamsa xilka kaqaad kulahaa. Waxaas waa daandaasi. Kakac dheh mucaawinada lataga wadankana nooga baxa.
@hanitawane9886
@hanitawane9886 3 ай бұрын
War waba yabe somali may isku tashato waxan oomeel kadhacwaye
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 3 ай бұрын
Itoobiya 🇪🇹🖕😭 No ❌ Bad abii Axmed 🖕🇪🇹🖕😭 Wabaa 😭 No ❌ BAD 🇪🇹🖕😭 No ❌..
@CfitaaxCfitaax-i5f
@CfitaaxCfitaax-i5f 3 ай бұрын
Why they interfering Somali prime minister is somali work not for other country
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 3 ай бұрын
USA or any other Countries has not the right to interfere our internal affairs. Somalia is a Free Country and Nobody can dictate or tell us what to say or do. If the USA wants to be respected, they have to respect our dicisions.
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 ай бұрын
On.paper Somali may be considered to be a free nation but not reality economically and politically
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Soomaali land 150 sano ka hor wexeey ummada somaliyeed hoos isagu wada sheegtay wax aan eheeyn masheegine waxba ha u arkina heedohooda waa ku jira xabsi kor ka furane
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Agoontii kacaanka afweyne hadhaagii CBB cayayaanka xarmaajo qaxooti
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 2 ай бұрын
Waxa gabq gaba oo la doo afjaray beentii haamashki loo sheegayey shacab nadalka snm ee xeèbaha galbeed ee lagu wareejin lahaa xabashadakufriga ah ñ
@fathiaolad6988
@fathiaolad6988 3 ай бұрын
Mareykanka ma xukumo Somalia sidaas darteed Iska heyso wixii aad na siin jirtay. Kkkkkkk
@l.dzheif3252
@l.dzheif3252 3 ай бұрын
Xasan jacayl u xamse jecelyahay Meesha uguma hayo wa darood isku dirkooda sa qof kale Kama yeelayo Dadka aan ku tunto oo aan dhaco
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 3 ай бұрын
Bal eeg dhibka xasan shiikh ragii uu ku difaaci lahaa dalka lagu soo duulay ayuu iyagii hub isugu dhiibay waxaa maanta xasuuq uu ku socdaa gobalada dhaxe mida kale xamse cabin bare in shaqada Laga eryaa hadii mareykan uu Amar ku bixin karo israaiil isagoo ku taageerayo waa waxaan Marna la qaadan Karin xamse runtii arinta xamaas waa meesha dadka soomaaliyeed ay ku taageereen hadiise xasan shiikh uu isku dayo fulinta amarka USA isagoo horey ay isu seegeen beelihii kale ee daarood ayaa waxaa Tani lagu soo àfjarayaa dhismaha federaalka anigoo og haba yaraatee xamse dhanka uu ka yimid meesha ay kala joogaan oo aan lagu xaman xataa shaqsi uu meel mariyey oo ay meesha ka maqan tahay waaxduu ku fadhiyey kursiga bal eeg hubka lagu xasuuqayo beelaha daarood ee gobalada dhaxe waxaa beelaha hawiye siiyey xasan shiikh xataa arinkaa war kadaa waxaad leyneyso waa dadkeygii hubku waa kii aad ku sheegtay in lagu la dagaalamayo Al shabaab
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 ай бұрын
In naloo taliyo gumeysina aan ku jirno mashakiyaa kujira ogaada somaliya gumeysi ayeey kujirtaa
@Soolsoolkhayr
@Soolsoolkhayr 3 ай бұрын
Taasi haday jirto mareeksnku isaga baa taageera argixidada yuhuuda ee ugu xun aduun marka hadii uu saxan shiikh qaato war macalinka yuhuuda taageera xasuuqa ku haysa dadka shacabka ah ee reer falastiin uu kuwaas oo kale xasan shiikh
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 3 ай бұрын
ASC WERIYE BEENTA JOOJI ARINTA AAD KAHADLEYSO WAXAA KASOO WAREEGEY SANAD KU DHOWAAD 2 ADIGA WAXA KAA DHAWAAJINAYA WAA QABIIL IYO NECEEB 3 DHIBAATADA AAD NOOSOO SADINI ILAAHEY ADIGA HAKUGU RIDO AAMIIN
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 2 ай бұрын
XASAN SHEEKH AYAALOGADHIYAA HADUUKQADAYO IYO HADUU DHAGAHA KAFUREESAYO
@l.dzheif3252
@l.dzheif3252 3 ай бұрын
Fiqi ma isaga muse ka roon wa qabiilayste xita boska u ku fadhiyo xaq uma lahan
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Madaxweyne so socda ahay us ma dhageysanayo arkagiso amerenaya isku mid tahiin wana u sodira
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 ай бұрын
Haadih laacaridhiyo iyo haadih uujogoh waah iskuh miid Xamsah Bararaf aawalbah samaan maalahan maxah laagah cadhiin
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 3 ай бұрын
Fiqi hees buu ka xanaaqay muxuu uga hadli waayay cabdi risaaq dahable
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 ай бұрын
Ya ku shegay in xamse xilka laga khada beenbadana kuwan wa kayabay khofkan
@yusra2501
@yusra2501 3 ай бұрын
Baroortu orgiga maahee. Xasan iyo xamse way is ilayn waayeen
@l.dzheif3252
@l.dzheif3252 3 ай бұрын
Ha biqlayso group meel na ma dhafaan haye xasan sidadi samee
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Ogadeyna na baray xayiwanada itobiya 77 wa tariq aan la qarin karin
@IndhoJacayl-wz8ct
@IndhoJacayl-wz8ct 3 ай бұрын
Hooyad siilkeediy lagu wasaa hargiysa ina dhilo
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 ай бұрын
Laga khadi bayo xamese xoolana nama siiyan maraykan
@marwoali6189
@marwoali6189 2 ай бұрын
Hooyadiin iyo yuhuudaad futada u leeftaanba wasa
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Sooso. Siyaasba. La waa. Toosho. Carkee
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 3 ай бұрын
HADII XASAN SH QAATO AMARKA DAWLADAHA SHISHEEYE XAMSANA XILKA KA QAADO WAXAA NALOO AQOONSAN DOONAA DAWLAD AAN MADAXBANAANAYN ISNA WUXUU NOQON DOONA IN USHAQEEYA DAWLADAHA SHISHEEYE OO AAN AHAYN MADAXWEYNE DAWLADEED
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 ай бұрын
Xamse cagdheer muxuu u tarayaa xamaas wuu iska naac yidhi
@HassanAbdiYahye
@HassanAbdiYahye Ай бұрын
wuu Saxan yahay maxaa laga rabaa
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Alshabaab naga taga us aada
@luulali5097
@luulali5097 3 ай бұрын
Dorasha da mareykanka
@faadumo114cabdi9
@faadumo114cabdi9 3 ай бұрын
Asgaa biila argagaxasada
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Isku mid tahiin
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Waa. Yaab. Ma. Itoobiya. Somalilan. Dagaal. Loosheegaa. Yaa. Lataya. Soomaliy. Ha joogtee. Odaygan. Jabuuti. Ee. Dadka. Ciise. Uhiilin. Waayay. Canfarta. Dee. Soo so
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 ай бұрын
Kkkkkkk
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 3 ай бұрын
Allaw Naga difaac Cadawga Dagaaga ah
@FaadumoShaarib-xk7id
@FaadumoShaarib-xk7id 3 ай бұрын
Gd56
@zahraboh3584
@zahraboh3584 3 ай бұрын
Wkeje wiehe
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 3 ай бұрын
Maraykan mayuu wasare kayahay marka
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 ай бұрын
Fiqi waa cadowga koowaad,waana in Dil lagu xukumo .VIVE SOMALILAND,DOWN XASAN GURGUURTE AND HIS REGIME.
@duniyodegan1729
@duniyodegan1729 3 ай бұрын
Beenta jooji
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Soomaaliya xor ma ahan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa itoobiya kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 ай бұрын
Faqashaay wa ino dagal faqasheey wa ino dagal wellcom
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag 1.0. Waxan dhahayaa wasiir ahmed macallin fiqi wuxuu noqday dameer ciyaya. 2.0. Mudane fiqi waxa ka dhow amxaarada iyo dawladda ethiopia. 3.0. Waxanu diidnay aan ku xukumo maxaad xukumikarrtaa waxa ku ilaalinaya dawlado shisheeye. 4.0. Haddaba horta iska aaar ciidamada shisheeye iyo gafuur culusta. 5.0. Marnaba dhici mayso inaad xukumto somaliland. 6.0. Waa xaqiiqada jirta inay ethiopia iyo amxaaradu kaa dhowdahay. 7.0. Hadday ku dhawaaqdo dawladda ethiopia waxay hellaysaa saldhigga ciidanka badda ethiopia. 8.0. Waxan dhahayaa maxaad ku diiday saddex dawladood oo somali sheegta. 9.0. Djibouti oo dawladda ka dhisan magaalo qudha tahay yaa sheegtey dawlad madaxbannaan. 10.0. Maxay magaalada djibouti ugu biiri weyday dawladda federalka ee somalia. 11.0. Maxaad fiqi tuuggow u diidaysaa dawladda madax bannaan iyo aqoonsigeeda. 12.0. Magaalada djibouti oo sheegatey dawlad madaxbannaan iyo dawladda ku meel gaadhka ah ee somalia hadday diidaan madaxbannaanida iyo aqoonsiga somaliland. 13.0. waxa beddelaysa oo fullineysa dawladda ethiopia iyaduna waxay hellaysaa saldhigga ciidanka badda ee ethiopia. 14.0. Waxan dhahayaa magaalada djibouti iyo dawladda ku meel gaadhka ah ee somalia waxa ka dhaw xabashida iyo amxaarada iyo dawladda ethiopia.
@Shukri20267
@Shukri20267 3 ай бұрын
A walba ma soo maal I ayuu ahaa Xabadhi ayuu ahaaye
@halimoabdalle5926
@halimoabdalle5926 3 ай бұрын
Waxaad u shaqaysaan xasan sheekh .waa xaarimi dalkii xaraashay
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 ай бұрын
Ma wadan somalia ladhaho ayaa jira
@seeynabcabdi-q2n
@seeynabcabdi-q2n 3 ай бұрын
Xasan guulayso
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 104 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 17 МЛН
DEG DEG ASKARIGII TAAGEERAY OROMADA OO MADAXTOOYADA MUQDISHO LAGU ARKAY
18:54
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,1 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН