Tan dowlad ma ahan ee aboor aboirna wax ma hanbeeyo waa barakicinta shacabka masaakiinta , waa dhaca iyo bililqada shacabka masaakiinta, waa leynta dhalinyarada ciidanka iyo xaraashka dalka ee allah hanaga qabto hana naga soo gaaro aboorkaan aan wax hanbeen aamiin soomaali alley leeyihiin ee allah ha u gargaaro aamiin
@SafiaHussein-v4q16 күн бұрын
Md.xasan sheeg abii axmed ha aaminin wayo wax kasta markii uu gacanta ku dhigo soo fiiriya waxa uu sameyn doono, waa in la ceyriyaa xabashida
@Yuusufdahirmaxamed16 күн бұрын
War waxaan doow lad ma ahan
@Calicabdulahi12316 күн бұрын
War xasan dalxaraashi go,aan malaha dalka allah ka qabto
@ayaanleabdule471515 күн бұрын
Asc Asxaabeey ina Mako soo dheere iyo Qeeyre war ayeey ku soo aruureen ee Shabka Muqdisho waa in aay Ganac sadi hii dhul Dowladeed lacag tiisa galiyo waa in aay toogtaan iyo Qofkii lagu ag arkaa asagoo shaqo u tagayo dhul Dowladeed ama dhismo ka wado si kale laguma Celin karo Xasan Siyaasad Xume iyo Ganacsatada arxan ka daran ee Umada Somaliyeed Cunaha qabtay waa in la quusiyaa si aay uga baqaan Dhulka Danta Guud ah kaca Shacaboow Mahad sanidiin Ganacsatadii lacag iska galiso waxa aay keenaan qalab dhismo waa in la Boobaa shacab koow kaca oo kaca iska celiya Xasan Siyaasad Xume manaxe
@guledgled869516 күн бұрын
زيارة الرئيس اردوغان إلي الصومال غير مرغوبة
@guledgled869516 күн бұрын
ما نريد أردوغان…فليسقط اردوغان…فليسقط اردوغان
@MaxamuudShuukow16 күн бұрын
Dhulka dadweynaha yaabobayo war kabaxa dhulka dowladda
@AbdikadirRashid-t8w16 күн бұрын
Odaygaan wadanka waa uu qaribay
@HassanaliBule16 күн бұрын
Waxas tanasula waxa sabah ciilka kahaya axmd madobe
@abdisheikh609416 күн бұрын
Masar kaliya ma aha waxaa xiriirka soomaaliya u Jari doono inta badan jaamacada carabta oo ay ugu horayso saudiga, yemen, sudaan, Kuwait, Bahrain, yeman waxaa laga yaabo in ay dagaal soo qaado iyo wadamada bada cas sida ereteria oo xiriirka u jari doonto.
@بدلعامر16 күн бұрын
Ader hassan shekh waa sychtric mintal ill waana alconol abus no nead prasant somaliya waa inlaka dala shcabka somaliyd saloobadadayo
Siyaasdda soomaaliya xagee u socotaa yay heshiis la tahay yaaa cadaw u ah wadanku waa niyad jab soconaya
@fathiaolad698816 күн бұрын
Dowladda soomaaliya wa dal xor ah meesha ay danteeda ku jirto ay xiriir la sameysaneys wana mida ay hadda ku gaartey horumarka siyaasada iyo wax qabad dhab ah marka ha la helo shacab wadanimo leh.