DEG DEG XOG CUSUB, MOHAMED BUSKUT XAASKIISI MUNIIRA "LACAGTA UU KADHACAY IYO NAAGTI HORRE"

  Рет қаралды 8,170

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 54
@maryambishar1913
@maryambishar1913 2 ай бұрын
Masha allah waxa imuda wanaag badan guuul insha allah naciimay waxad noqotay dayax guul ☝️🤲🤲🤲🤲🏃🏃🏃🏃👍♥️☝️
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@munahassan880
@munahassan880 2 ай бұрын
Walaalayaalow raga ayagoo dhahaaya xaas kayga ayaa idhacday lama arkee dumarkaan waanala dhacayda ku hayaa xagay kayimaadeen ragii bay sharaftooda ku cayaareen raga soomaaliyeed kuwii xaasaskooda dahabka uxirijiray ma ahan naagahaan nolasha kadhacay ee meelwalba kaqaylinaaya ayagaa sharaftii dumarka kudheelay allaha soo hanuuniyo
@faa5352
@faa5352 27 күн бұрын
Abaayo naciimo alaha kuxafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gamer5Real
@gamer5Real 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@niimaneur4842
@niimaneur4842 2 ай бұрын
Mashallah sister nimca sifiican ba uga hadashey illaahay a isku kenay
@nura8724
@nura8724 2 ай бұрын
Salawatulah wasalamu caleyhi
@saadiaali2726
@saadiaali2726 2 ай бұрын
Masha allaah tabaaka allaah ❤❤ aad iyo aad ayaad u dadaashay jazakaallu kheyr gurig qos muslim ah oo burburey waa xanuun badan yahay. Laakiin waxaan ku farax sanahay Naciimo halgamaa ayaa diiday dulmiga❤❤❤Masha allaah 🌹🌸✅✅✅✅🥰🥰
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 2 ай бұрын
Thank you sister mashallah amen ❤❤❤❤❤❤❤
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 ай бұрын
Samideyda m.a ilaahy haka ajar siiyo wanaaga aad wado
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
qayskaas saasuu ku burburay , ilaahoow ceebteena cadaw gacanta haw gelin
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin!
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdijama1984
@abdijama1984 2 ай бұрын
Soonka afki ay samee neesay aygoo labo qof ah wuu badan wax badan ayey samee neesay markey mahamed soo raaceesay mawadanin dhar citaa iska daa la ag ayadaa sheegtey ayadaa tir mahamed ayaa ibada baadiye allaah hanabadabaadiyo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 ай бұрын
Guri dumay mafiicna waa masaajid dumay
@870mx
@870mx 2 ай бұрын
Maasha allaah guulayso hooyo waxaad tahay hooyo kaduwantahay dumarka da'daada ah ee qabyaalada kufoogan
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 2 ай бұрын
Jasakumullahu qayran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Subaxalaahay waa runta abaayo abaayo naagah ninmaka waay sirsitaan naagah
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 ай бұрын
Naciimooy waku salaamay ayaantaan arinta reerkaan maahee update kale majiro miyaa.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Mashaallah naciimo waa mahadsan tahay
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Maansha allah dheh qofka barnamishka shegayow markaad qofka waxa ku cajibiyey ka aragtid
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤yaab umada allh haso hanuniyo ❤ maa fiicno in lagu faarxd waa ceeb
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 ай бұрын
Bil caksi ana waxan rabaa inan cayilo sbbto ah 46,48,50. Madhafo waanujiyaa ilmahana waa 4months
@maryambishar1913
@maryambishar1913 2 ай бұрын
Maxamed buskud waxan ku iri afka qabso afdaboolan waa dahab jawaabaha iyo falcelita dadka kale
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 ай бұрын
What jee,istii
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 ай бұрын
Wcs wrb
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 2 ай бұрын
Walaal Naima muniira umaba ekeyn qof baahi qabatay dhogorteeda baahi kama muuqanin.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
ASC Abayo Naima Allah Ku Xafido Abayo Sida Aad Mar Walba & Saacad Walba Xaqa Uga Hadashid!!! Reerkaan Allah Isku Maslaxeeyo Mohamed Buskut & Xaaskiisa ba Shaydaan Ayaa U Durban Tumaayee Shaydaanka Allah Ka Qabto!! Dhibka Ay Ka Tirsaneeyso Odaygeeda Xaaska Mohamed Buskut !!! Waxa Ay Ahayd In Ayaga Dhexdooda Dhameeystaan?? Ee Aysan Dad Kale Aysan Ula Tagin Ee Ayada Waxa Ay Tirsaneyso Ayada Afaaraheeda Xasilato?? Ee Aysan Waxii Ka Dhigin Radio BBC !! Allah SWT Ha Isku Maslaxeeyo Mohamed Buskut &!Xaaskiisa Asaga Waaba Ka Roonaaday Oo Waxa Uu Ku Wanaagsanaa Afkiisa Ayuu Xirtay !! Af Daboolan Waa Dahab!!! Inta Uu Xaaskiisa & Gurigiisa Ka Hadli Lahaa!! Xaqa Allah Waafajiyo Xaaska Mohamed Buskut Weey Deg Deg Tay? / Abayo Naima Horey U Soco ❤️❤️💯🥰🫡✅
@farhiaali3873
@farhiaali3873 2 ай бұрын
Subuxaanlaahi somaali waa dad yaaba leh
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Umadaha aduunka soshal mediyaha si wanagsan bey u isticmaalaan iyagoo gaala ah gogoshooda kama hadlaan waxa iyaga sirtooda ah ma keenaan
@user-cr3rw7qi3l
@user-cr3rw7qi3l 2 ай бұрын
Asc abayo aniga waaxana aha hooyo diibatahasato liikina waana xiishooda marawalabo gabadho ayaidhaho maxakamada dahira calasowa taka likin wanaxishodaa abayo nacimo ilatali adiga ayaana kugukalasonahaya abayo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
+358 40 366 5082
@user-cr3rw7qi3l
@user-cr3rw7qi3l 2 ай бұрын
Asc abayo raqakamahamiin❤❤❤❤
@munahassan880
@munahassan880 2 ай бұрын
Qoftaan qof gaajo lagu dilay ma uegtahay
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i 2 ай бұрын
Nin walbo wuxu geesto ayuu alle ka mutesta hadad munafaq tahay midkale oo kula mid ayad lakulanta marka dad diinka alle soodajiyey iyago og ayey galan qaladka yaarabi qaatumada notoosi umadii somaliyed wawada wareren dal iyo dadba
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Ninkii yuhuudka ahaa somalida ayuu ugu talagalay in ay ku halaagsamaan weyna ku halaagsameen jahilnimadooda dartooda
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Dumarka waa shayaadiinul insi waxa cadaabka loogu badiyey ayey la waalanyihiin ilaa youmul qiyaamaha
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 ай бұрын
Cinwaanka kheybta danbe lama fahmaayo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Sabab? Somaaliga si fiican uma taqaanid miyaa??
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 ай бұрын
Hadan aqaano man ku weydiin laha kalimada isjalisay ayaan fahmin af somaligane waad ogtahay in dadka kala lahjado yihiin
@abdijama1984
@abdijama1984 2 ай бұрын
Munuuro xanaaq ayaa qaadey gawadhaan gaajo kama muuqato waa quruxee waa beenley
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 ай бұрын
Maasha Allaah Naciimo runta ayaad ka hadashey
@Hanudacumar-tg3qd
@Hanudacumar-tg3qd 2 ай бұрын
U
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 2 ай бұрын
Ayada is jalisay maxa kwda abaaya
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Af Somaali mataqaanid?
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee afsomali waa aqana ee eragaas aya aqoon wayay hada aqaano makuweydiin lahaay
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 ай бұрын
@@user-ul4fq8fy4x waxaa laga waxaa waa is qadisay oo cunto ma aysan cunin abaayo
@fali8070
@fali8070 2 ай бұрын
Ayadaa isgalisay armeey kawaday aniga xittaa waa fahmiwaayey
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 2 ай бұрын
@@fali8070 afsomali mataqanid miyaa lagu dhaha sasa laga wada majirto macalin hada tahay ama qof bulshada wax usheegayo waa inaa dulqaad yeelata
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 86 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
9 September 2024
2:57
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 108
SAGAL OO KU GACANSEERTAY FAADUMO BARAMBUR , #FADUMO BARAMBUR DAGALKA KA BAXDAY
12:46
Still Fighting Polio, School Attendance, Hesitation Noises
30:17
VOA Learning English
Рет қаралды 5 М.
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
11:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 127 М.
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 142 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 86 МЛН