DEG DEG Xog Sir Ah Oo Lahelay, Yay Fartu Kugodantahay DiiLk Almas Elman & DF Oo Soojeedisay ln L

  Рет қаралды 253,624

WADDANKA TV

WADDANKA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 173
@mohammedalsomali9850
@mohammedalsomali9850 3 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto qabrigeedana alle ha u qaboojiyo janatul all firdows Eebe haka waraabiyo insha allah sxbow sow lakama yaabo in laku dilay isneybar yacni ganaas
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 жыл бұрын
Walhi Madaxwaynaha, Walaalkiis kadhigay RW Waa Aqliloow Masha'Allah ♥🇸🇴🇸🇴💞🇸🇴👍
@nasramuhiedin9415
@nasramuhiedin9415 4 жыл бұрын
Amison aa dishay qaraxyada soomaliya kadhacana waxaa geysta iyaga waxayna diidan yihiin inay baxaan alaha naga bixiyo insha alaah
@khadkaon1259
@khadkaon1259 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto almaz elman
@calicusman2382
@calicusman2382 4 жыл бұрын
Allah haa u naxariisto walaasheena gacan ku xaq daran baa dishey.
@Ilea2047
@Ilea2047 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxarisita
@aliaarshe6001
@aliaarshe6001 4 жыл бұрын
Ilahow Somali Maxamed Korkayeel OO Cadowga Hanoojibin Aamiin
@abdulqadirs4452
@abdulqadirs4452 2 жыл бұрын
XUSEN CAYDIID 2.CABDI QAYDIID 3 ROOBLE IYO DOWLADA. MAGDHOW 30.000.000 BURBURINTA SARTEYNA KA ZOO NEEFJE SAFAARADA USA SHINGAANI IYO 31 DANO BURBURKI SHINGAANI.WAA IN AAD BIXISAN MAGDHOW CABDULQADIR MAXAMED SALIM CIIDA LEG JE ZOO NEEFJE SAFSARADA
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto maskiinta
@siradali1816
@siradali1816 4 жыл бұрын
AAMMISSOMTAA DISHAY ALLAA GARGAARLEH
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto waxay ahayd qof wanaagsan oo kudayasho mudan wadaniyadna ah waa shahiiday waxaana dishay gacan ka xaqdaran alle ha u naxariisto
@HonAhmedGacal
@HonAhmedGacal 4 жыл бұрын
Somlia guul insha alah Elman elmas waxaa dilay amisom waxana ku sababeyy xabada laga so sary elman Amisom alle ha naga saaro
@nasramuhiedin9415
@nasramuhiedin9415 4 жыл бұрын
Amiin
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Almaas Elman waaye
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
Ameen
@aliaarshe6001
@aliaarshe6001 4 жыл бұрын
Ilahow Janatu Fardowso Gey Aamiin, Walal Kuwa Waxtarkanooleh Harkacad Iladilo OO Marqaatimadoonto Ah,Aniga Waxaan Arkaa Inleynagumaqan Yahey OO Dulmiqwyn Ah,Waxaanka Xumahey Inaan Dhexdeena Iskuheysano Reer Qansax IYO Reer Qurac 4.5 Fildaro Federal IWM, Please Qaarkeena Sharafta Badan EE WAXTARKOODA Lagudiirsanayo Aankubaraarugno Wanaaga Eynalajecel Yihiin, Wbt
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
@@aliaarshe6001 wadanka waala heystaa inshaa alaah waa ka fujineynaa inshaa alaah.
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 жыл бұрын
Ilaahay.ha.unaxariisto.amiin. amiin
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 4 жыл бұрын
Illahay haku naaxaristo wllshey Almaas
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Cid kale maahan waa afaandheyga iyo gaalada sida qarsoodida howsha qaran dumiska soomaliya uga wado waan ka baxeena dhibkaan weyna soo dhowday alle ha u naxariisto almas elman
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
Allow u naxriiso qabrigana u waasici Aamiin.
@nuuriyamohamed7935
@nuuriyamohamed7935 4 жыл бұрын
Mashaallaah mashaallaah mashaallaah guuuul iyo gobanimo mashaallaah alah naxariisto aamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaamiin
@cabdiraxmaansiciid8219
@cabdiraxmaansiciid8219 4 жыл бұрын
Waad salaamantihiin wadanka tv shaki kumajiro almaas inaydileen Gaalada xoogga ku dagan xalane
@axmedbarafango5004
@axmedbarafango5004 4 жыл бұрын
anigu Waxman aaminsanahay vinay gaaladu kadambaysay Dilka elman
@mohamedwarsame5992
@mohamedwarsame5992 4 жыл бұрын
365m 0
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 4 жыл бұрын
Amisom marabto amniga soomaaliya
@deqoabdullahi5817
@deqoabdullahi5817 4 жыл бұрын
Illahay naga qabo cida ay dhibayso horumarka umada soomaliyed
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@deqoabdullahi5817
@deqoabdullahi5817 4 жыл бұрын
Waa runtiis jawaar aqli ayuu leeyahay haduu sidaas yirri
@maxamedkhaliif9368
@maxamedkhaliif9368 4 жыл бұрын
Asc wararka somalia
@axmedmaxamuud2753
@axmedmaxamuud2753 4 жыл бұрын
Wa insharciga lahorkeenaa ninksdilay almaas
@cabdifataax946
@cabdifataax946 4 жыл бұрын
Axmed Maxamuud Z
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 4 жыл бұрын
Gabadha waxaa diley dawladihii dili jirey dadkii weligoodba layn jirey dadka qiimaha leh ee soomaalida
@ahmedwarsame3422
@ahmedwarsame3422 4 жыл бұрын
Wadanka TV👍👍👍👍❤️❤️❤️🇰🇿🇰🇿🇰🇿
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
Jawaar axmed Oromo big respect I love his advice to somali . 4:35
@irshaddaib1926
@irshaddaib1926 4 жыл бұрын
Nin wadaniyad ka muuqado ayaa tahy alle ha ku garab galo
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 4 жыл бұрын
Wiilkaa oromada ahi talada uu gartay miyay soomaalida oo dhami garan weydey?dadkaygii maxaa ku dhacay,duliga maxaa jeclaysiiyey,dareenkii maxaa ka qaaday,
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 4 жыл бұрын
Wa suaal aad u fican
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Walaal Yuusuf waxaa dareenkooda qaadey qabqable dagaal siyaasiyiin ku owr kacsado iyo qabiil bay slaves u yihiin hadayna ku baraagrugsanayn 29sano dhibka maxaan samayn karnaa?!!!!!! Maanta waad aragtaa xitaa Diintii alle baa qabiilaysan.
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Yusuf Hassan oromadu jasus ayu wadankiisii u yahay xabashi hadalkod ha aminin xata ayu yahay xabashi iritareya ka yimid
@wilamusse9818
@wilamusse9818 4 жыл бұрын
Alloow noo midee somaali
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
3:18 Ajanabigaa Dilay
@daahirjaamac5298
@daahirjaamac5298 4 жыл бұрын
Waxaan Ilaaheey uga baryayaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo, Qabriga u Iftiimiyo, Kitaabka Qur'aanka gacanta midig ka siiyo, Ehelkeeda iyo Ummadda Soomaaliyeed Samir iyo Iimaan ka siiyo, ALMAAS. Kuwii Dileyna in la horkeeno lagana gooyo wixii ay muteysteen. XALANE WAA SOOMAALIYA. MA AHAN MEEL KU TAALLA WADDAN KALE, XALANE is a Under Jurudiction of Somalia law.
@ahmedyare1773
@ahmedyare1773 3 жыл бұрын
w2 do 0 3 kuu 0
@ahmedyare1773
@ahmedyare1773 3 жыл бұрын
ó
@marwobarlin869
@marwobarlin869 4 жыл бұрын
Walaleheey isoo booqda
@uudanqadadadkinaiyodaalkin9802
@uudanqadadadkinaiyodaalkin9802 4 жыл бұрын
XALANE WAXAA DAGAN CADAWGA SOOMAALIYEED OO DHAN SOOMAALIYEEY BARAARUGA OO U MIDOOBA CADAWGA AAD DUGSANAYSAAN
@nasramuhiedin9415
@nasramuhiedin9415 4 жыл бұрын
Waa runtaa
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Yaa naga celinayo nin jeclesi iyo qabyalada walalo
@uudanqadadadkinaiyodaalkin9802
@uudanqadadadkinaiyodaalkin9802 4 жыл бұрын
@@arizonaboys9022 WAA IN AAD SAMAYSAAN URURKA DIB U XORANTA IYO QABIIL DIIDAKA SOOMAALIYEED OOD FADHIGA KAKACDAAN
@AhmedCade-pw5fg
@AhmedCade-pw5fg 4 жыл бұрын
Uu danqada Dadkina iyo daalkina k
@cabdilaahimahad255
@cabdilaahimahad255 4 жыл бұрын
Waa runta
@sahrujagadakaroor8382
@sahrujagadakaroor8382 3 жыл бұрын
Maya ma,dilin sadiq joon ajnabi baadiley no
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 4 жыл бұрын
Madaxweyne walalkii umaga caabay raysal wasaare kaasi waa dani oo kale
@caabitube9296
@caabitube9296 4 жыл бұрын
They are same
@MohamedNoor-kr8jq
@MohamedNoor-kr8jq 4 жыл бұрын
Beena maaha Runa Raad kuma laha
@shiinehassan787
@shiinehassan787 3 жыл бұрын
Waa yaab
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Soomaaliyey mitnimo buuxda hadeeydaan ukicin ugaarsiga gumeestiga sooduulay ee dalkena jooga amisom reer galbeedka ayaaka danbeeya foolxumo kasiiweyn waan arkidoonaa soomaaliyey mitnimo buuxda dalka ku difaaca hodon naaleeye allaha unaxariisto kiiskii loodilay ayeey almaasna udhimatay dalka nabad kamajirtee ogaada baaq ah beeydirayaan UN ka soomaaliyey indhaha fura mitnimo waa muqadas alle haynaga gumeestiga sooduulay qabasho adag oo dag daga ah aamiin shisheeyah sooduulay
@ubahguled96
@ubahguled96 4 жыл бұрын
Wariyaha ruun baad shwegtey.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Walhi Ninkaas Sifiicanbu Somaali Ulataliyey, Haday Talo waxgal ah Qaadanayaan, Masha'Allaah Somaaliyeey Ninkaas Waxbuu idiin sheegay Hadaad Waxmaqlaysaan
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 4 жыл бұрын
Sax waye somalidu ayagu isma amin sano
@lulmohamed9551
@lulmohamed9551 4 жыл бұрын
Xalane..Hanolofiraqeyo Masha.. waa.bahalogalen. Horta..maxey.kaqabtan..mesha Waba.yaab..Dalkena.. anaga.iska Leh..Haka.baxan..wadankena.
@HonAhmedGacal
@HonAhmedGacal 4 жыл бұрын
Insha alah sido kle waxan ku rajayn si nabada warka xiga wadanka tv io ayaanle geedi afrax
@cabdiqanicabduqadiribrahim4653
@cabdiqanicabduqadiribrahim4653 3 жыл бұрын
Runta usheg somali guulayso anaga is mamaqalno shesheye waan mamaqnaa sry
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 4 жыл бұрын
Thank goodness I'm from Somaliland. Had this girl been from the Nobel Isaaq clan she would've been revered instead of being assassinated. Even your heroes who give you hope are being attacked. May Allah Grant this young innocent woman janatul firdowsa inshallah.
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 4 жыл бұрын
I heard her father met the same date trying to save these fuckin animals.....what da faaaak.
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
📺📺👍👍📺📺
@cabdinaasir8701
@cabdinaasir8701 4 жыл бұрын
Wrtogdfk
@Hakammed
@Hakammed 4 жыл бұрын
Madaxda Dadka Somalida u talisa kuwa ugu caqliga liita àma ugu kalsoonida xuni Waa kuwa koonfureed wlh Waa Dad Waa weyn oo fuley ah Dad shisheeya ah ayay Amnigooda ku Aaminayaaan waar idinku Amnigiina ilaashada Amisona iska Saara Dadkii waad ku dhamayseen meesha 😢 😢
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
nin kastaa o wax barta ama wadanka iyo dadka ka naxaayo waa nagala dilaa anaga ayan laysku keen diraa ilaahoow naga qabo ajnagiga gaal iyo murlinba
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Allaha unaxaatistoo gabadheeda yar oo dalkeena rabtay in cawiisoo
@faadumosheikh3613
@faadumosheikh3613 4 жыл бұрын
Mucaaradkaa diley hurena Aabeed udiley
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 жыл бұрын
Thank you wll Qali Amiiin Yaaaaaa Allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰💙🥰🥰💙
@mohamedmohamoud8071
@mohamedmohamoud8071 4 жыл бұрын
Sxb. Tani way cadahay waxaa dilay cida somalia ayna dani ugu jirin hagaageeda waayo mushahaaro la'aan baa kudhici hadaynu hagaagno markaas waa in ladilaa haldoorka bulshada ee hadana waxfahma tusaale:- hodan naaleeye'Eng yariisow iyo maanta oo Elmaas udanbaysay ee. Su'aashu waxaa weeye yaa mushaharo badan kuqaata nabadaynta somaalia? Waa dadkaas dadka haldoorka umada ugaarsada kadibna inaga ayaa is eedayna oo waliba si aan xishood lahayn bal eega kuwa qora maal magazine.xataa soomaali mamoodid siday uhadlayaan
@haawohilowle3151
@haawohilowle3151 2 жыл бұрын
B7
@suldaanyare5180
@suldaanyare5180 4 жыл бұрын
GUUD WADANI TV DADKA AAN DHEGEYSTAA WAA DADKA WADENIYENTAA DOWLADUNA WADANKII WAADAYACDAY
@mohamedsalatyussuf6502
@mohamedsalatyussuf6502 4 жыл бұрын
Waa Yahuuda dagan Xalane nio
@xalimoabdalla3292
@xalimoabdalla3292 4 жыл бұрын
Amasion aya dishey almas elman
@abdinaaficabdala7559
@abdinaaficabdala7559 4 жыл бұрын
Yaa rabi maxay gaysatay oo lagu dilay
@axmedbaregoob757
@axmedbaregoob757 4 жыл бұрын
Walaalaya hadanu isdayno Qabiilka Qudhumka Aynukudhaqano malinga Qofkena Qiimahaleh lamacuneen sida Almaas iiiiiiiiiiiiiiiii
@maxameddalmar8562
@maxameddalmar8562 4 жыл бұрын
Waddanka somalia bay amaantay
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 4 жыл бұрын
Dilkan waa inay dowladu u isticmashaa in Xalane ka guuraan shirkadahani oo la geeyo magalada dhexdeeda shaqale somali ahna lagu amraa inay ka shaqeeyan. Nacalaa iyaga iyo chelsea city ba kuyaal.
@dunyaali7412
@dunyaali7412 4 жыл бұрын
Gabdhan waxa dilay ninkii baabuurka u waday
@faadumosheikh3613
@faadumosheikh3613 4 жыл бұрын
SOOMAALI iyadaa Isu cadoowa cidkale cadoow umaa
@phprince5153
@phprince5153 4 жыл бұрын
Amisom iyo Kuwa la xiriirta
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 4 жыл бұрын
Dowladu xagay joogtaa dowladiin dhacday
@abditryhard3529
@abditryhard3529 3 жыл бұрын
xabadan waalaga gadan karaa anigu ma qabo amisom iney dishey soomaali ayaga bahalo ah oo isdilaya
@mychanneltv6905
@mychanneltv6905 4 жыл бұрын
Somalia shacabkeda hadii isqiimeyni aduunka maqemeynayo wlhi somalia shacabkeeda away cansi ayee lee ufadhineysiin iimaa meeqo sano misi meeqo qarni waayabka aduunka
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
Koleey anigu in Somali dadkeyga xukumo waxaa iidhaanta Ajnabi.
@midpdxtaxesandaccountingse5152
@midpdxtaxesandaccountingse5152 4 жыл бұрын
Asha O Ali, walaal caqli gaaga hadashay. Caqli kugu jira waxaad dhashay ama dhalidoontid alaha kahayo. I do understand people are entitled to their opinions but at the same time thinking outside the box is a gift from God that people like you may be missing.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
@@midpdxtaxesandaccountingse5152 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Walaalalow maxaan runta udiidnaa hadaan Ilma Somali nahay Hadanan cadaalad kaheleeyn Walaalkey ina Somali sow in ajnabi nawada xukumo maroona. waadna ku mahadsantahay sidaad iga qoslisey.
@kassimalasrar
@kassimalasrar 4 жыл бұрын
Farmaajo waa wadani
@xikmamahamed3075
@xikmamahamed3075 4 жыл бұрын
Malin waaliba shacaB ba ladilah malis waydiiyo why marki qof wax yar ku darsaday dawlada lo wad wadah warkiza illhy ha unaxaristo walashen lkn waxad ogatan somali intay walalahed toganyso hormar gari mayso😥
@sbofficial3140
@sbofficial3140 4 жыл бұрын
Tuugada Talyaaniga ka tala bax. Jenaha Ama Turkiet baa dhiseesa. Talyaaniga iyo Kuwa la xulufadaa ilooba.
@aahmed1540
@aahmed1540 4 жыл бұрын
Dadbaa jira aan labin in aysiijiraan xitaa halruux oo soomali ah
@khadarhabiib4893
@khadarhabiib4893 2 жыл бұрын
Dikaas askari amisom ayaa kadambeyey
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 4 жыл бұрын
ushilka lagu diley alman waa mid fahin toos kuxuman oo liley markaa dawlada hay wax ka ogtahay ha qariso hadii kalena haa keento cidii dishey
@umuxafsa1525
@umuxafsa1525 4 жыл бұрын
Run ahaantii ninka oramada fikrada uu siiyay soomalia waa fikrad aad u fican hadaan raaci lahayn oo aan ku dhaqano waxan hubaa inay soo maaliyo nabad noqoto mar walbood sortaada faafiso waxaa ku sahlanaanaysa inay cadawgaagu ay ku dhabar jabiyaan
@abdigureabdullahiabdigure2483
@abdigureabdullahiabdigure2483 4 жыл бұрын
War somalida sidaan caqli ma ahan aan isku tashano waxan aan iskawarejino shishyaha waayo waxa aan kadagivla.anahy ee an danahanaga aan garano war shisheyahaba dantiisa wa ufulinayee maxan wadankanaga u dhisan pa.anahy
@ahmedbusuri8236
@ahmedbusuri8236 4 жыл бұрын
Tigree waa sadix malyan ma ahan shanmilyan
@maxamedxasan4679
@maxamedxasan4679 4 жыл бұрын
Dawladu ma samayn kartaa in ay baadho beesha caalamka iyo dadka xalane degan iima muuqato in shacabka iyo dawladtoona aynu arintaasi Alma's in aynu wadiinkaro kufaarta xalane degan laakiin inaga ayaa afka isku qala caryaa sheega
@davidbrescot9080
@davidbrescot9080 4 жыл бұрын
Well what they say joker del morte somali intey hawiye iyo daarood Laga tirtirin muqdisho waligisa sidan ayey isku dhamenayan xaq daro waa uu soo dahirmaya yaan lagu eer sheganin ethiopian iyo Kenya somali waa yeey yeey dhashay siyaad bare R.I.P wuxu yiri dad kama soo tagin ee dal baan ka soo tagay hader dalka waxa heesato yeeyda hawiye iyo darood
@kowtharaabenor4420
@kowtharaabenor4420 4 жыл бұрын
Farmajo inuu dilay we iska cadahy lkn walashey ilwad UN ka kujirta wan rajenaye iney maxkamad lakori donto dadki dily walashed
@doortodoordoor6256
@doortodoordoor6256 4 жыл бұрын
Waxan la yabanahay waxwalbo oo shaki dil ah ama isdabamarin ah maxa iskarigan police ka ah maxa sawirkiisa loo soo qaata shaki walbo sawirkiisa lagu soo qaata
@abdigureabdullahiabdigure2483
@abdigureabdullahiabdigure2483 4 жыл бұрын
War gormaan saan udhimanay
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@phprince5153
@phprince5153 4 жыл бұрын
Kuwa loo xilsaaray ayaa rabay laaluush. ....Waa dad aan wadaniyad lahayn
@marianyasincartan4921
@marianyasincartan4921 4 жыл бұрын
War somaliyey saani talo maaha wallhi garahan dhaliyanaradoy war aynu kacno
@xasanyuusuf4557
@xasanyuusuf4557 4 жыл бұрын
Akh
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Halka gabadhan lagu dilay wa mel cidan buxan hub lala gali karin hadane yabka jiro dilaga mel walba u fududahay inu galo wa arimaha ugu yabka badan dalkena yalo aun abo ficana dhalay
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 жыл бұрын
Hada maxay ka faiden dilkeyda bisinka
@farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
@farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 4 жыл бұрын
waan ka xumahay in haween lagu dilay xarunta ciidamada unsom oo ah meel si weyn amniga u sugan yahay
@abdulkaderaden9864
@abdulkaderaden9864 4 жыл бұрын
😭😭😭
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Farxiyo Ismael Mohamud Cali waange waxay ka shaqeynayan siday wadanka ku sii joogi ileen faaidoyin aya ugu jidha,, allah rageena tusa wadan jacaylka
@hamdihirsi2854
@hamdihirsi2854 4 жыл бұрын
Waxaa layaableh dadka reer muqdisho waxey isu xil qamilayihiin o dhibatada ku habsatay in tey illahey u xil saartan Wanaga uga shaqen layihiin
@alimuse7366
@alimuse7366 4 жыл бұрын
Iska fahan waamaalin arboco ah
@kamilaxaaji8541
@kamilaxaaji8541 4 жыл бұрын
Somali madaxa ka xanunsan yihiin ma amison ayaa nabada somaliya ka shaqaysaysa taas wa maye ee ayaka aya nakala reebay
@ubahguled96
@ubahguled96 4 жыл бұрын
Xalaane dadka ku jiraa waa in la erayaa why waxey noo sameynaya ma jirto oo anaan ahayaan qaas.
@ibrahimmaxamedxaaji6448
@ibrahimmaxamedxaaji6448 4 жыл бұрын
Walagarani dadki diley maxa lo mereysan haya
@abdiazizfarah3654
@abdiazizfarah3654 4 жыл бұрын
Balfiiri soomaaliyee dowladda talyaaniga lacagtii lagu dhisi lahaa biyoxireenka baladweyne 6millin waxaa la waa yay dowladda arinkaas ka shaqayso dowladda farmaajo xitaa wixii waddanka looqaban lahaa ayeey siyaa sadaysay oo hadda mashruucii markay dowladda talyaaniga waysay waxlahadla ayeey lacagtii la noqotay marka dadkaas ayaa wax laga sugaa
@fadumaali4013
@fadumaali4013 4 жыл бұрын
somali iyaada isu muuqa ta wax ay heesh
@mohamabo4857
@mohamabo4857 4 жыл бұрын
fesb
@mohamabo4857
@mohamabo4857 4 жыл бұрын
facebook
@dunyaali7412
@dunyaali7412 4 жыл бұрын
Askari ma filan gabdhan
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 4 жыл бұрын
Ninyohow maa waxabad waaninaysa mise war baad khrinaysa waa yaabe
@mulkiahmed3199
@mulkiahmed3199 4 жыл бұрын
Xaqiqada ayu ka hadlaya
@mulkiahmed3199
@mulkiahmed3199 4 жыл бұрын
U see wx yar ka hor aya la laha somalida ayaga wx iskama maqlaan ma walalka wx ka dhugeysatid why are u challneging him do wn one thing Adiga just lesten and then move on
@maaxameddahir2711
@maaxameddahir2711 4 жыл бұрын
V
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 жыл бұрын
Bannaan bax sameeya adinkoo.ka hadlayo gabdhihiina haldoorka iyo waxa dilaa waa amisom intaa waxa dheer caruurtey xadaan .oo lagu qalo xalane dhagax haloogasaaro xalene. .
@nurkaxiyalkaxafada6426
@nurkaxiyalkaxafada6426 4 жыл бұрын
Waxan layabay dadka wararka sogudbiya somalida mabartin miya waxa wadamada dhaxmaro iyo waxa dadka danta nogu jiro iyo waxan nogu jirin wa inad kala garan kartan hadad tihin idacad warka keenta hadi kale beenta iyo mara awalka naga daya
@sahraa7750
@sahraa7750 4 жыл бұрын
Somali ma dibaa loo abuurayaa sikastaba hadii waxloogu sheego waa kuwii uun
@muslinjecel8430
@muslinjecel8430 4 жыл бұрын
Wan ognay manta xaqiqda hadi haldorka iyo aqonyahanka nala leynayo sow maha ayandaro xabadaiyo qaraxa waxa loga dhigay soomaliya sharci dowladena ha barto arinkan yan laga sexan marnaba
@isackomar1812
@isackomar1812 4 жыл бұрын
It was collected killing.. Why do the good die young
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 4 жыл бұрын
wadankii, Barbar baa lahaystaa, yaa is weeydiiyay, Xalane, DHAXALKA somali AYAA LAGU XARAASHAA, XALANE, XALANE, QOF SOMALI CAG MA, DHIGI KARO WAANA DALKEENI, CARUURTAA LAGU KALA IIBSADAA. ,ORGANADA LAGU KALA IIBSADAA, DANTA SOMALI LAGA LEEYAHAY, XAGAAS AYAA LAGA DHAMEEYSTAA, SI TARTIIBA,,XALANE????????????????????????
@engineerdeko9445
@engineerdeko9445 4 жыл бұрын
madexdii hore ayaa gada tey xalane ajanabina u gacan galisey wllhi intee u dambeyn doonnaa anaga hadii aan shinano caruurteena ayey caqabad ku tahay taaasi wllhi
@hamdihirsi2854
@hamdihirsi2854 4 жыл бұрын
Yaa xalane dagan horta
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
ما حقيقة توقع ليلى عبد اللطيف بأن نصرالله لا يزال حيا؟
12:10
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН