Deg Deg Xogtii Ugu Dambaysay Qaabka Loo Qabtay Dilaagii Naxariis Laawaha Ahaa

  Рет қаралды 88,710

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@BlackOmar-g6p
@BlackOmar-g6p 17 күн бұрын
Qaabka uu dilalka kala duwan uu ugeystay un isaguna haloo Dillo dilaaga qaatilka ah ee naxariis laawaha ah alhul naarka ahna Allah haduleeyo naarna haku abaal mariyo ninkaaasi
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 17 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 17 күн бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 17 күн бұрын
WAAD MAHASANTIHIIN SXYAAL ALLAAHU CADAABTA HAKU RIDO CAWAANTAA.
@abdixareed4087
@abdixareed4087 17 күн бұрын
Shaqi adag baad hysaaan sxbyaal keep going
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 17 күн бұрын
HAASHIM IYO SIID CALI ISKUMEEL HALLAGU TOOGTO MAADDAAMA AY YIHIIN 2 ARXAN LAAWE !!!
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 17 күн бұрын
Sharciga Kenya toogasho Kama jirto life prison lagugu sentence gareenaa xabsi daa in
@qaalihussein1135
@qaalihussein1135 17 күн бұрын
Waa maxay waxan aad nagu furteeen ee xayasisa waxbaba lama daawan karo
@abdulazizd
@abdulazizd 17 күн бұрын
Arrintan xaqiiqadeeda alle og dad aad taqaaano asaxaab tihin inad nooocaan u disho waa masibo wana la ogaaan doona mumaradan
@tash7356
@tash7356 16 күн бұрын
Wa yaab
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 17 күн бұрын
Alle ta run udhow qof dila ah lama dhaho wan ku aqana gabar aqana xamar markan kahor nin afdubtay waxa urabay inu kufsado sidayo lakin wa ay aqotay ina aderked noqday marka kudhahday alle wan ku aqana ader hebel sokuma dhalin marka dil iyo kufsi iskugu daray marka waqadar lakin wan ku aqana lama dhaho
@LJama6119
@LJama6119 17 күн бұрын
naxariis cidna kama rabin ee waa nin dad qal ah oo bartay dhiiga iyo jarjarida bini'aadamka.
@Kaartomo
@Kaartomo 17 күн бұрын
Dhiig Islam isma qariyo wallee
@abdikariin7002
@abdikariin7002 17 күн бұрын
Waligaa shakhsi danbiila ah oo arxan lawa ah haduu ku qabto xataa hadaad si cadiya u taqaano waan ku aqaana lama dhaho hadii kale aabaha ayaa cabdi cali noqon
@samawadexariir6396
@samawadexariir6396 17 күн бұрын
Wll Marka aad warkan xun ee murugada leh oo kale sheegaysaan dhaqan wanaagsan ma aha in xayasiis ku jiro
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 17 күн бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@tash7356
@tash7356 16 күн бұрын
Warkan aniga wa fahmi waayey ninka wa laqabtay wa run si lagu helaba ila wa laraadinaye balse se ku daceysa in isago duumaleysanayey isu geeyo ama aado goob laga yaqiinay😊
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 17 күн бұрын
Hoyadiis oo reer Jeerar aya naxariis daradeed kasii daran gabadhi diley Jigjiga wa naagtiisa, Hoyadiis qaraaba hoose iskuyihin reer jeerar.
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 17 күн бұрын
Cagjar ciil ka uu uqabay ina ilay ayuu qofkasta siidaayay waa siyaasad xumada ayuu ku siidaayay dad badan oo dalimiin ah in uu siidayay waa masuuliyad daro
@SagalMohaned
@SagalMohaned 17 күн бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Alaahu akbar Dhiiga islaamku maqarsoomo horaa loo yiri allaa mahadaas leh yaan nala dhihin ninkalu ahaa iyo wuu fakaday Illayn kii 40.dilayba wala sii daayay kenya musuq maasuq ladagay
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 17 күн бұрын
Qaatilka ilaahy baa soo dhaweyay
@Muwaxid-x6i
@Muwaxid-x6i 17 күн бұрын
God waraabe afka laga dega tactical ayuu adeegsadey
@sumayasaidomar882
@sumayasaidomar882 17 күн бұрын
18min 3 xayeysiin cajiib
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 17 күн бұрын
Kooxdii la laysay gabdhaha waa in la helaa ileyn keligii suurgal ma aha inuu qalqalay
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 16 күн бұрын
Waa yaab runtii.
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 17 күн бұрын
❤❤❤❤
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 17 күн бұрын
Wuu dhuubtay welwelkii iyo walbahaarkii uu dhiiga dadka qaaday buu la dhuubtay sawirkiisii hore wuu yara buuraa
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 17 күн бұрын
Bal gabdhahaas marka uu dilaayo maxay cabsi iyo naxdin ka dibna xanuun badan dareemeen. Waa hal jaahil cawaan ah.
@MohamednuurYussuf
@MohamednuurYussuf 17 күн бұрын
Bangario ayuu kudhuumanaayay, wayteen ayaa qarinaayay ninkas ee bangario state masuuliyiinteeda halasoo xiro
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 17 күн бұрын
Khalad baa dowlad deegaan ku isii daysay waa khaladaad ka dowlada cagjar ay gashay in maxaabiista sii wada daysay
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 17 күн бұрын
Sabab maba jirtaba. Aad xaaskaaka. Kudishaa
@niihaal-j9k
@niihaal-j9k 17 күн бұрын
My nafoo dhanba in lagoyo mabanana illaa bil xaq
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 17 күн бұрын
Alle maxay xanundarentay gabdhahas xasbiyallah
@theparadigm8453
@theparadigm8453 17 күн бұрын
Abdirahman Avocado? Walaal korkora boarding school ma dhiganjirtay? Abdirahman shakuul miyaa?
@SaidMohamedElmi-z9l
@SaidMohamedElmi-z9l 15 күн бұрын
HADII LA IWAYDIIN LAHAA INTA LA DAREEN TIRO IN SIDUU JARJARAY GABDHA UU DILAY LOO JARJARO ISAGANA. ISAGOO SUMAYSAN OON DAREEN LAHAYN LOO JARJARO. PLEASE SIDAA HALLA SAMEEYO, PLEASE.😮
@ubahguled96
@ubahguled96 17 күн бұрын
Sheekadan iyi ninkan waxaba qaladaan
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 17 күн бұрын
I am not calling to Kaya.No way i'm not coming to kenya
@Tamsim3358
@Tamsim3358 16 күн бұрын
Dadkan judaan ba ka buuxa ma fiyoobe dhiga amxaarka ku badan.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 17 күн бұрын
😢😮bisinka waa nin cadawa mida kale maxa dumarka daba dhigay
@SahaneOmar-sx4kd
@SahaneOmar-sx4kd 17 күн бұрын
Waxaan layaabay ninka axmaarka ah ee jigjiga gudageeda alaabtaada kuqaaatay ee waliba police ku kuleeyihiin looma dhawaado oo qofbuu tooray kudilay dadkeenaba maaalayacni ayuu ciidanku kutoogtaaye maxaa sababay in axmaarkaas madaxa lagajari waayo suaashaaa avocado iiwaydii 😢😢😢😢😢😢😢😢
@ammat-t5m
@ammat-t5m 17 күн бұрын
Waa run cadaalada waa asaaska dowladnimada dhabta ah
@mohamedabdo-qb7zp
@mohamedabdo-qb7zp 17 күн бұрын
Ma Amxaar mise waa nin laandheere oo Ogadeen
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 17 күн бұрын
​@@mohamedabdo-qb7zpkolay ogaaden waxa ku dhex jira qaar dumar dhaleen oo dhamaan gobolda ku dhashay soomalida kuwaas ayaa Askari laga dhigayaa ha dhaw wixiisu waa hidh waayo waa garac macal abtigii ka nixi maayo xabashi waa xabashi
@abdirisakhassan-w6o
@abdirisakhassan-w6o 17 күн бұрын
Wll axmaar mahaa wilku waa ogaden cabdale hoyadina waa MZ ree isaq gabadha udilay 2017 inabtidi ruma Bay ahyd Allah unaxaristo
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 17 күн бұрын
​@@abdirisakhassan-w6o Kan gabdhaha dilay maaha kan uu ka hadlayo eh, waa Amxaarka uu yiri alaab buu iga dhacay ee dadka hore ee badan dilay.
@mohamedshimoi7358
@mohamedshimoi7358 16 күн бұрын
Asaga ayaa iis diibe ee lama arkileheen
@saidahmedgaabgaab1920
@saidahmedgaabgaab1920 17 күн бұрын
WARXUN HOOY MAGACIISTA
@tufaaxburham5991
@tufaaxburham5991 17 күн бұрын
Uma sosocdo nayrobi😢
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 17 күн бұрын
Yaaa
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 17 күн бұрын
Ninka ogaden cabdalle maq lee maxaa kajiro abirixman 😮😮
@adancabaas8584
@adancabaas8584 17 күн бұрын
Ninkan aniga waxaan isleehay qorshe ayaa loo diyaariyay,hadana lasoo saaray.
@ismailh6518
@ismailh6518 17 күн бұрын
balo ku degtey doqon bu ahaa calaan ah
@seed3966
@seed3966 17 күн бұрын
Asc
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 17 күн бұрын
Ninkaan inuu jiranyahay waa kamuuqataa wax fayoow uma eka
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 17 күн бұрын
Bisinka ninkaan lagama qaban islii gurikuyaalo ee waxalaga qabtay xafadaha madowgu degan yihiin oo madoow baasoo sheegay ar somali veen badanaa DCI dii soo qabatay ayaaba sheegay inlagasoo qabtay xafada istereehe madow bàna degan saliga meshaas baanala geyey kadibna DCI baaaloogu yeeray oo lasoo wareegtay
@ubahguled96
@ubahguled96 17 күн бұрын
Waa qalad somaliyewy shuulkiina shisaata kenyaaxaad uu shuusaysaqn waa wrong
@OsmanGuhad
@OsmanGuhad 17 күн бұрын
wah.nikumgalba.mxadacay.inudilo.qof.dumar.omuslim.ah
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 17 күн бұрын
Wariye avocado miye ?
@hindahasan9997
@hindahasan9997 17 күн бұрын
Ar ninkaan ma afakadha tolw mise ana umaleya
@aloshanoor51
@aloshanoor51 17 күн бұрын
Benta muslimka kadaaf..ninkaan kamkunji baa lagaqabte...Eastleigh maaha
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 17 күн бұрын
Kamakunji iyo Eastleigh wa haal
@SalmoAbdi-d6r
@SalmoAbdi-d6r 17 күн бұрын
Kamakuji iyo islii waa isku mid wll
@hawoshirelle337
@hawoshirelle337 17 күн бұрын
Nankaan dadka hortiisa halagu toogto
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 17 күн бұрын
Phone tracking ayaa lagusameeyay Iyo information badan oo lahelay
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 16 күн бұрын
Reerkaawaawadaadomuslinqaasa
@hassandaher3563
@hassandaher3563 17 күн бұрын
Youtuble kasta oo somaliya ninkan dumarka layay sidii losoqabtay ayay ka hadlayan .midkastana sida u asaku jecel yahay ayuu usheegaya..sikastaba ha ahaato ninki laku dabajiiray.waa lahaya..somaliyay keniya siddi hore maha ariintu waa khatar.dumarkan ajanibka ee guryaha idinka shaqeynaya.iska ilaliya waa cadaw qarsoon.waye... .
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 16 күн бұрын
Ogaadeen dadka cunaya waa yaab
@sbofficial3140
@sbofficial3140 17 күн бұрын
Illahey Soomaalia ha Caafiyo.aawey hindii dhisatey Sarah Muraayada maatey kenay ay ku faaneso.Nex waa Soomaali dhoohan dhisa waqti aan dheerey suga???????????
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 17 күн бұрын
Nin dilaa ahaa oo xaaskisa si arxandaro u dilay sidee free loga dhigay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 17 күн бұрын
Adaa Isla hadlaya nimanka somalidu dil ka dumarka waxay u arkaan wax fican sideebaa loo daayay ninkaa adba bal garo Yaab Inuu Nairobi ku dhex dilo ayaba ahay nasiib waayo haduu somaliya ku dili lahaa cidiba Isma waydiiseen 😮
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 17 күн бұрын
@ Nimanka somalida marka dhahdo abaha iyo walalka ayaa ku jira ma wada xuma dilaa ma wada aha. Ninkan ayaa xaaskisa dilay hadala la soo dayey. Rag iyo dumarba wax waa dilaan.
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 17 күн бұрын
​@@hamdiwarsame9894kkkkkk runtaada ayan ku qosley ilahay isku caqli iyo garasho kama dhigin dadka qof xanunsan ayad jawab wacan siisey hhhhh
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 17 күн бұрын
Alaa imisuu dadkale dilay Ilàahy ku Soo khabay tuug
@saynabhariye6956
@saynabhariye6956 17 күн бұрын
Q
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 17 күн бұрын
Ninkaan muxu la qosola horta? Qosolka badan waa nacasnimo
@fadumoosman7576
@fadumoosman7576 17 күн бұрын
Cagdheer waadhadqaalato
@hawoshirelle337
@hawoshirelle337 17 күн бұрын
Sidaas walaal ha na dhin Allah ayaan naqanaa qaatil nama matalo
@UmmuXibaan
@UmmuXibaan 17 күн бұрын
Koley Anigu kuma cafin waayo nasabkeyga ayaad ugaftey
@UmmuXibaan
@UmmuXibaan 17 күн бұрын
Koley Anigu kuma cafin waayo nasabkeyga ayaad ugaftey
@SagalMohaned
@SagalMohaned 17 күн бұрын
10k dollar qof hal haben laga bixinayo omel ku diyarsan lama arkine wa jaha hababin kiis ina aderkiin waye maadama ad madax furasho ku xukmisen 100/100 Inay 10k minyarada dhiibtay o lagu shubay Bank ethopia ubadan tahay dadka la laayay idinka idinkamey bixine haku xukminina madax furasho allaah og hadaa dhahdaan ma dhimanaysaan???
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 17 күн бұрын
Hoyadiis oo reer Jeerar aya naxariis daradeed kasii daran gabadhi diley Jigjiga wa naagtiisa, Hoyadiis qaraaba hoose iskuyihin reer jeerar.
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 17 күн бұрын
Hoyadiis oo reer Jeerar aya naxariis daradeed kasii daran gabadhi diley Jigjiga wa naagtiisa, Hoyadiis qaraaba hoose iskuyihin reer jeerar.
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 41 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
القران الكريم مباشر Holy Quran live
Рет қаралды 1,2 МЛН