Nairobi ninkii dad cunka ahaa oo Qirtay dilal Hor Leh oo Argagaxle & DCI-da Kenya

  Рет қаралды 74,171

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 170
@seed3966
@seed3966 14 күн бұрын
Asc danbigani maaha caadi iyo wax horey loo arkey waa masiibo aduun runtii subxaanallaah
@ShugriCali-so7ek
@ShugriCali-so7ek 14 күн бұрын
dilaaga Gabdhaha kucunay Nairobi astaahilkiisu waa in foosto saliid ah oo karkaraysa lagu rido
@MAROODiJEEXl-j6y
@MAROODiJEEXl-j6y 14 күн бұрын
😂😅😂
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 13 күн бұрын
Kenya dhibka ka jira dadka lama dilo hadiiba la qabto xitaa haduu dilay boqol qof
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 14 күн бұрын
Somalida iyado mashakiladeedi kale layaban baa waxa usobaxay nin dadka qalanaya subaxanalah ilahow qatuma nohagaji 😢😢😢😢😢
@ayannur9480
@ayannur9480 14 күн бұрын
Somali maha waa Ethopian!
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya 14 күн бұрын
@@ayannur9480 naaguhu ma soomaali baa
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 13 күн бұрын
​@@ayannur9480hhhh ninkan waa somaali Ogaadeen
@luulsharib
@luulsharib 14 күн бұрын
Allah swt baa soo qabtay kaas Cadaabka Allah haku fogeeyo😭😭😭😭
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 14 күн бұрын
Waa arin argagax badan oo kucusub bulshada somaliyeed runti waana khaakh ama dad cun cajiiba Ilahay haunaxariisto gabdhhi somaliyeed ee uqashay
@NuuvOdowaa
@NuuvOdowaa 14 күн бұрын
Jamac galad and guled❤awliyo ayaad tihiin run sheeg
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 14 күн бұрын
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 14 күн бұрын
HAASHIM, HOOYADIIS AYABA DHICI KARTA IN AY DAD QALATA TAHAY, MADAAMA AY XAASKISI UURKA LAHEYD LA QASHAY, GAARISA BAL HA LA WAREYSTO, HADDEY DAD KU SOO QASHEEN.
@maryammb7064
@maryammb7064 14 күн бұрын
Hooyadiiis ma taqaanaa?
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 14 күн бұрын
Kadaa waa ARIN police
@cellphone9166
@cellphone9166 7 күн бұрын
لاحول ولاقوة الابالله. أللهم صل وسلم عليه افضل الصلاة والسلام.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 14 күн бұрын
Kenya iyo South Africa waa labada dal ee aan naftayda uga baqo, waligay tagi maayo intaan noolahay,
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 14 күн бұрын
Kkkk. War qofku waa soomaali
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 14 күн бұрын
@hoggaansane9275 waa somali haa waan garanayaa laakin Kenya iyo South Africa waa labada dal ee dilalka xun ka dhacaan had iyo jeer, somali badan baa Nairobi lagu dilay oo ganacsato ah dhamaan muu wada dilin ninkani,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 14 күн бұрын
@hoggaansane9275 amniga aduunyada ugu qaalisan oo wax walba ka horeeya, anigu nin somali ah baan ahay inkastoonan dhulal badan marin hadana, Jigjiga Ethiopia mobile waa laigaga dhacay, Hargeysa mobile iyo lacag waa la igaga boobay, Adis ababa habeen ayaa aniga saaxiibkay lanagu baadhay oo wixii aanu sidanay lanaga qaatay oo mobile ugu weynaa, 10sano oo aan joogay dal yurub ka mid ah walaahi mobile laiga qaato iska daayo waligay naftayda uma baqin maca saqda dhexe ayaan maraa meshaan dono ( France)
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 14 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899 Sxb duruufta wadankeena ka taagan, ayaa dadka ku qasbaaya, inay dhibaatooyin maraan. Aniga waxaan ka baxay muqdisho ilaa South Africa. Hadana Suudaan ilaa Sweden , qaxar iyo rafaadba waan usoo joogay. Intaas oo safar ah, kuwa oogu xun , waa South Africanka. Kenyaatigu waa dad masaakiimo ah, shacabka. Danbiyo inay dhacaana, bini aadam ayay u yihiin, haddii aad tagto kenya ayaad soo ogaan doontaa,.waalahay, inay masaakiimo yihiin. Balse dhibkeena soomaalida ayaan u rarnay kenya, waxa xumaan aad ka maqasho kenya, waa anaka lee. Ilaahay markii meel walbo oo aan tagno, inaga lee iski xaniinyo wayn, oo is dilayna. Hadda yurub , dhalinuaradeena waa ay iski dilaan, maxaa sababay. Reer habaaran ayaan nahay, meel nalaga haystaba.
@YuusufAli-wt4ev
@YuusufAli-wt4ev 14 күн бұрын
Ma ogaadeenbaa​@@hoggaansane9275
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 14 күн бұрын
Wxana dadal ayu aha ali ha xiftiyo umda somliyed milkasto ay jogto amiin
@luulsharib
@luulsharib 14 күн бұрын
أنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@woodyousef6218
@woodyousef6218 14 күн бұрын
Jamac guuleyso warka keen
@halimohassan4428
@halimohassan4428 14 күн бұрын
waxaan maqijirey naayuu cunin sey daba dhah dhah naa duunyo male sey daba dhah dhah naawaa dugaag sey daba dhah dhah dumar ka soomaaliyeed hais jiraan 😭
@bashkanuurka
@bashkanuurka 13 күн бұрын
@@halimohassan4428 kkkkkkkk
@badrihussen5354
@badrihussen5354 14 күн бұрын
Jaamac madaxkuti waan kuwadanaa
@Tasniim1
@Tasniim1 14 күн бұрын
Allah ha’idin amaansado.
@silverloola726
@silverloola726 14 күн бұрын
Waxaan ka baqayaa inuu ka baxsado Xabsiga Kenya
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 14 күн бұрын
Waan idin salamay wariysha somaliyeed niinkan dumarka cunay kaligs mahan siida filay waa in sifiicn loo bara ariintan kola qof kaliya mahan waaba cabsi cabsi walhi kenya
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 14 күн бұрын
Kani malaha Markuu Niyuu boliska ahaa Ayuu bartay Gabdho dilowga iyo siiriqda Acuudu bilaahi Waar haladilo Waxaan 😭
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 күн бұрын
Waligii kama mid noqon liyuu police. Subxaanallaah
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 14 күн бұрын
Guuleed iyo Jaamaca waad salaaman tihiin Codka Ayaa Hooseeya
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 14 күн бұрын
Subxaanalaah waar ninku waa waraaba dadoow oo dhiiga dadka kunool ilaahoow naga badbaadi yaa allaah
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 14 күн бұрын
Walahi sheeka xaririidka waye dhago dheer dhimatoo dhulke waa nabad
@BashirAli-s3l
@BashirAli-s3l 14 күн бұрын
Salaan iyo bogaadin kadib bahda Dal Jire TV waxaan idinka codsan inaad Culimmadda weydiisaan bal inuu jiro nooc Sixirka kamida oo Jiniyuhu qofka ku qasbayaan inuu cuno Hilibka Biniaadamka bal arinkaas Culimmadda weydiiya waxaani macquul maahee.😭😭😭😭😭😭
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 14 күн бұрын
Qiil bad uu raadineysa, wax sixir kugu qasbayaa inaad dadka hilib kooda cunta ma jiro adeer, uma bahnid in sheekh la weydiiyo maskaxdaada kaasho. Ninku wa dad cun, aduunka wey jiran dad dadka cuna (mina jeyna, Ilaahay kuwa hayna qabto. Maha markii ugu horeysey, mid kale waxaa dhici karta in qof kale oo somaali ah oo sidaasa dadka cuna inu jiro laakiin aanu wali so bixin ama la oogan. Waayo waxad la maqla dhulkaa soomalida dhamaantod in qof la waayey. Marka aduunka dadka ku nool ee dad cunka ah kama duwana somalidu wa bil aadan wax walba ka suurobo.
@khadraali8373
@khadraali8373 14 күн бұрын
Ogadeenow warka nagadaaye bahalada hanoqarinina fadlan
@jacobxj387
@jacobxj387 14 күн бұрын
😂
@abasshaj4902
@abasshaj4902 13 күн бұрын
Waa in la radhiyo company yaashi hilibja dadka uu kaganacsanayay
@nagad-t8o
@nagad-t8o 14 күн бұрын
Allow yaa ogada inta dad dilay allow ada arka dila akhirona wa lagusugaya dadcun
@MohamedHassan-c1f
@MohamedHassan-c1f 14 күн бұрын
Geel ari lo iyo ido waxa dunida yaala dadki baa lacunayaa
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 14 күн бұрын
10 ugu yaraan wuu cunay way ku SHEEGAY saa ayuu u CUNAY 😊😊
@zicky5702
@zicky5702 14 күн бұрын
Nimankan iyo somalida guud ahan maxa qaldhan? What are the comic moments or the laughter in the midst of describing this sad incidemts?
@YusuusufkhalidKhalid
@YusuusufkhalidKhalid 13 күн бұрын
Jamac de ogadenki imika dadkii ayaa cunaysan wad ka so darteene 😅😅
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 12 күн бұрын
😂
@baladomar7798
@baladomar7798 14 күн бұрын
Dr Jamac Galad waxaa tahay nin kii sadaxaad marka laga soo tiriyo Dani iyo sheikh ahmed Madoobe Waa Ragii noo keenay xasan sh xasan Tanag
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 14 күн бұрын
Hashim hadu so baxsado ama la so dayo ayaa war yaala
@Really2025
@Really2025 14 күн бұрын
Hanaga Cabsin!! SubxaanaLaaah
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 11 күн бұрын
JAAMACOW WAXA SOO BAXAY DAD DADKA DIIRANAYA OO DADQALATO OGAADEEN AH YAAB
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 14 күн бұрын
Kuwa kaloow dadka lacuni jirey inay jiraan malaga yaaba cabsi dii aduunka waaye waxaan😢😢😢
@ladydiana885
@ladydiana885 14 күн бұрын
Serial killer. This thing happens in the West .
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 14 күн бұрын
😢waaba cadow subxanallaah 😢allow naga badbaadi yaa rabi balaayo dhan
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 14 күн бұрын
Subxaana alaah Walaahi waan yaabay sxb. Ninkaani..indha adkaa. Dad cun caadiya waaya walaahi. . Nin mulux ah waaye maxaa qaldan wllo .
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 14 күн бұрын
Yaarabi khaatuma xumo hanugu dilin war gabdhoow Allah kacabsada oo Diintiina iyo sharaftiina ilaashada oo guri nin ajnabiya guri halagalin naftu meelmajirto
@hodanxaambe9151
@hodanxaambe9151 14 күн бұрын
Waawaray waa a shay xaanbe caabi ilahayiw na dhaafi
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 14 күн бұрын
Allahu agbar.
@faysalmaxamuud1394
@faysalmaxamuud1394 14 күн бұрын
Ogaadeenkii oo cunaya soomaalidii kale
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 14 күн бұрын
Wlhi huno ma cuno dadka waligey intan la ikahay ma maqal rux islam ah oo sas wax udila wlhi
@YusuusufkhalidKhalid
@YusuusufkhalidKhalid 13 күн бұрын
Cabsicabsi
@Maxamed-l6y8q
@Maxamed-l6y8q 14 күн бұрын
Markii ugu horaysay wuxu qalay uu qaliyiray gabdhaha jaariyadaha ah ee oromada jigjiga wuxu qalay dadbadan
@rageosman1726
@rageosman1726 14 күн бұрын
Kkk aniga iyo Jeneral Jamac markii horeba wejiyo cabsi cabsi ayan lahene Dad qal no maleyan
@MohamedJacayl-s8q
@MohamedJacayl-s8q 14 күн бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay jiritaanka group dhan oo dadka cuna in ay ahaayeen
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 13 күн бұрын
Xaaskisa oo uur leh ilaa 5 qof oo kale ayuu jigjiga ku dilay kenya 4 qof inta hada la og yahay
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 14 күн бұрын
Weligii caawa ayuu ka hadlay ninkaasi dilaaga ah .intii hore oo dhan qabyaalad buu uga dhici jiray..jaamac neefķ
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 14 күн бұрын
Dhibta Jirta Dmarka Soomaaliyeed lagama karo kii dili lahaa iyo kan silciya oo dhiba Dumarka ninkii Xariir u gogla Xanan bay u goglaan kii Xanan u goglana Xariir bay u gogoshaa walaahi Adeerkay baa ku maah maahi jiray
@mostafabdullahi7376
@mostafabdullahi7376 10 күн бұрын
Haashim waa Qoloma
@NuuxAhmed-ih8fz
@NuuxAhmed-ih8fz 14 күн бұрын
Wa qoloma
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 14 күн бұрын
Weriyayaasha soomaalida warka macadeeyaan kalafornia markaa leedahay maa ee dalka kenya kudhahdid
@ShosmanaliShosmanali
@ShosmanaliShosmanali 14 күн бұрын
Waar ninka maxay uhayd dhegdheer
@uptownmay9042
@uptownmay9042 14 күн бұрын
Bisinka, iyo Subxanallah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 14 күн бұрын
WAA SHAQSI NOLOSHU KA XUMAATAY RUNTII OON DIIN IYO DAMIIR MIDNA LAHEYN
@bisharahmed-ws3td
@bisharahmed-ws3td 12 күн бұрын
Dhacdooyinka qaar markaad kawarbixinaysaan qosolka yareeya
@YusuusufkhalidKhalid
@YusuusufkhalidKhalid 13 күн бұрын
Ogadenki hib carina ayaa labaray marka ayay mooden dadkana In lacuno hilibka cayrinka hadii aad cuntid farsho ayaa la caba hadii kale bahal ayaa noqonaysa ninkan farsamada ayaan lo sheegin wataa ku qolocatay de wax ka guro war dadkan aday hilib qaydhina cunaysan farsamadana ha la baro hadii kale bahalo ayay noqonayaan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 14 күн бұрын
War umadaan soomaali layiraado wax kaste waa ka suurtoobaan
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 14 күн бұрын
Ogaadeenkii oo dadqal noqday
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 14 күн бұрын
Ninkii jiray wuxuu jidhi waar hebel horta islaantii heblaayo maxaad ku taqaanay markaasuu yidhi indho la’aan markaasu yidhi dad cun nimana way ku dartay hadda😅 Taana ma bilowdeen
@fatoumahassan-d3u
@fatoumahassan-d3u 14 күн бұрын
Wiika hoyadis ha laradiyo. Iyaduna waa halis ha layska qabto.
@MAROODiJEEXl-j6y
@MAROODiJEEXl-j6y 14 күн бұрын
Somali oo dhanbaa leh rag xun xun oo haweenka dhiba ee maha rer gaar aha dadka haweenka dhibaa alle umada haka qabtee
@seed3966
@seed3966 14 күн бұрын
War wax kusaabsan maaha reer ee qofkasta nocaas ah allaah hasoo qabto wax horey loo arkey maaha waa subxaanallaahi
@yumna4675
@yumna4675 14 күн бұрын
somali kenya gar ahan garre dogodia io ogaden nimanka somalia io ethopia kiimanayan sharci sineysin iskadafa qof walbo passport wadan kiimaden hakujogan
@aamiinsheekh3598
@aamiinsheekh3598 14 күн бұрын
Hashinlldhaho.mAhad
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 14 күн бұрын
Ar nimanku ma ogaadeenbaa ee wararka akbrinhaya?
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 14 күн бұрын
Cagdheertii ma Orgob ayey isu bedeleen.
@osmanomar9924
@osmanomar9924 14 күн бұрын
Haashim, soo kii axadi la soo xire 3dii
@ThurayaThuraya-vj7ww
@ThurayaThuraya-vj7ww 14 күн бұрын
Gabadha way ogaayeen in laraadinaayo way ay usheegiwaayeen
@Tamsim3358
@Tamsim3358 14 күн бұрын
Balaayo habashi iyo tigrey ku milmay ma waxuuna juudan qabiin ba😩 haday dad hagaagsan ahayeen maarku xaaskiisa jarjarayey may dilaan oo adunka dhaafiyaan ACCUDUBILLAAHI MIINA SHAYDAANI RA'JIIM
@HindaIsmacil-x8x
@HindaIsmacil-x8x 13 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hodanxaambe9151
@hodanxaambe9151 14 күн бұрын
War yaa ilahay yaqaan ninku ma jin baa mise waa qof aan binidam ahayene
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 14 күн бұрын
Dadka dilay 3 saddexda Gabdhood iyo 1 Gabadh ee ladilay isku qof madilikaraa. Waqtiga gabadha dambe ladiley dhuumasho ayuu kujiray ninka dilay 3 Gabdhood ee horay loodilay soo sidaas maahanoo.
@jeamhafura6523
@jeamhafura6523 14 күн бұрын
Warunta antaynada cabsida haku shidnata
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 12 күн бұрын
Galadow dhabufiir sada borsada yar eywadatey waa asaga lasoo noqonayo iyo giish madow hilbihedo kujiran
@YuusufAli-wt4ev
@YuusufAli-wt4ev 14 күн бұрын
Dhagdheer miyaa soo noqotay
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 14 күн бұрын
Waa dad qalasho
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 14 күн бұрын
Ninkaan dad kale ayaa laqasha dadka maaha keligiis
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v 14 күн бұрын
Ninkaasi wuxuu astaahilaa inta banaan lagu xidh xidho isagoo nool lagubo 😢
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 14 күн бұрын
War ninkaaan waabba bahal dad maahan xaqiiqdii in la jarjaro waaye asagoo noool
@JamaAbdullahiQalinle
@JamaAbdullahiQalinle 14 күн бұрын
Ogaadeen dad qal ayuu ku danbeeyey iyo mid somaali isku dira sida jaamac neef sxb adigana kol hadaad carabkaaga soomaali ku dhamaysay oo ku cunto hadhiyo habeen waxaa kuu dhiman hilibkooda ood iska cunto oo qalato markaa waraababa waraabe canaanay waase walaalkii waar isku mid ayuun baad tihiin waa nin iliga ku cunay iyo nin carabka ku cuna hadhiyo habeen
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 14 күн бұрын
@@JamaAbdullahiQalinle Ogaden miyuu Ku soo kufsaday Qabiil kaaga maad sheegato hadaadba leedahay Somali ha Ku gabane nimankani waa niman D 5 ah ma iyaga shurun shuur u baahan
@Shukri-j4x
@Shukri-j4x 14 күн бұрын
Ninkaan waa xanuunsanyahay oo hala baaro
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 14 күн бұрын
wallhi kan mujrim dhiigyacab ah waaye lkn sharciga uyaala dowlada keniya muxu kaqaban karaa ninkan inta laso qaado dhulka shabaab kataliso halakeno shaki kuma jiro in ay haragga isago nool ka,saari lahaayeen
@mahadcalishirwac
@mahadcalishirwac 14 күн бұрын
Risiidkii gabadhu wax ku soo jebisay oo bacdii laga helay ku dar
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 14 күн бұрын
Inkastoo aanay la bixin magaca Dhaqane ninku waa IIDOOR ayaan maqlay, maxaaka jira....?!!. Qoladiisa si dhab ah ma lloo ogyahay belo Ilaah haku ridee....?!!!!!
@axmedismaaciil7967
@axmedismaaciil7967 14 күн бұрын
@@sahalmohamed3477 Waa Faqash nacadali haku dhacde
@XasanaamiinShekabdiraxamaan
@XasanaamiinShekabdiraxamaan 14 күн бұрын
Asc nuurow inka dilaaga ah ani waxaa dhihi lahaa maalin walba hal xubin halaga jaro sidaas jirkiisa haloogoogooyo
@mohamedmohamud-ku9yj
@mohamedmohamud-ku9yj 14 күн бұрын
War jamacow ninkaan armuu xubnaha kilyahaka gataa maafiyo Ku xiranyahay ?
@Hawenay
@Hawenay 13 күн бұрын
dilka gabdhaha haduu horeeyay miyanay ogayn gabadhu in uu wanted yahay see cml maxa jira tolow wuuna dhumanayay alab iso gad wan bukaye bu dhahay ba la sheegaya
@Is.badalka
@Is.badalka 14 күн бұрын
War carar bismillha madxa kuti baa so baxay dad cuna ah😢😢😢😢😢
@nagad-t8o
@nagad-t8o 14 күн бұрын
Anago yaryar aya dawanay cabsi ayam dhamaysna waynay
@da8660
@da8660 14 күн бұрын
Ninkani waa seriel killer
@ThurayaThuraya-vj7ww
@ThurayaThuraya-vj7ww 14 күн бұрын
Gabdhihii baaba sas nooga dhacay
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 13 күн бұрын
Haashim lama dhaho waa fake magscisa waa waa mahad mohamed khaliif
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 14 күн бұрын
qabyaald ba ninkas heerka gayiisay hadii sawirkiisa laso gudbin laha keniya miya la waayi laha 😢saw lama odhan ka noocasa laandheer ma tihid oo ada leh kiiniya ala walle qoomiyad isla kabtay baynu noqonay 😢somali uf
@osmanali1590
@osmanali1590 14 күн бұрын
Qabyaalad sidee ah dee?
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 13 күн бұрын
@@osmanali1590qabyalda ka jirte ah ana leh team hebel ah hadii lo sheegi laha police dadka mu galafteen ee tuugu saw qabil dhabarka ma galiyo 😢
@SharmaarkeIsmail-p7q
@SharmaarkeIsmail-p7q 14 күн бұрын
Jamac glad qosol miiran ninka jacaylkiisi cunay miyaa cid u daahayo hhhh
@XikamSheekh-d2s
@XikamSheekh-d2s 14 күн бұрын
Jaamac galad ba gartay waxan wa madax kiti😂😂😂😂
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 14 күн бұрын
Waa arin yaaba le
@nagad-t8o
@nagad-t8o 14 күн бұрын
Filim aya kudawada ano cabsanaya aya is idhi wa filim ano dhamaysan sanado hore aya isdhafiyey nin taloskofer kumatalayey hablaha un jarjqrayey ya dawaday
@mareexan
@mareexan 14 күн бұрын
Aga ninku ma cagdheer baa 😳
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 14 күн бұрын
Waar ninku ma ogaaden baa soomaliyeey
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 14 күн бұрын
Afka labadiinaaso ku diirataan
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 14 күн бұрын
Dad badan oo maqan oo loomaleynaayo inay tahriibeen ayaan kacabsi qabaa inuu qashay.. ninkan haladilo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 14 күн бұрын
Maxaa iimaan laga qaadaa maba laha iimaane
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 14 күн бұрын
Waxaa kaloo ilawdeen marku qolka kasoo baxayay dhinacyaduu fiiriyay intu na soo bixin
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sida Uu U Diley Gabadhii Qarinaysey Iyada Oo Og In La Raadinayo😳
27:05
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 16 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,3 МЛН
WAR CUSUB - KIISKA DEEQA MAXAA QARSOON OO AYNAN OGAYN?
14:02
MAANRAAC TV
Рет қаралды 58 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15