DEG DEG: XUSEEN CEYDIID OO WARKI UGU YAABKA BADNAA BANAANKA KEENAY & RW XAMSE OO ISDHIIBAY+XOG CULUS

  Рет қаралды 9,311

WARQABAD NEWS

12 күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 15
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 12 күн бұрын
Asc Saaxiib Saanad Wanaagsan 1446 waa waajib ina Xusto Tarikhta islamka ee Hijriyada Fadlan Saaxiib Taarixtaa ISLAMKA Xuus
@bisharaabdi4248
@bisharaabdi4248 12 күн бұрын
😢😢😢😢
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 12 күн бұрын
War ninkan cocaine boo caaba. Shabab iyo Nabi cisse maxa Isku keeney😅
@qaliilaxmedqaliil
@qaliilaxmedqaliil 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@fatiman2077
@fatiman2077 11 күн бұрын
1992 haday Alsh.joogty idinka sow ma joogin C/lhi yusuf haday qabten ma ahay ninkas nin dhulka ku socdala hady Alsh qabten mxy u dili waayen Alsh miya dadka cafisa.kii wxd thy mrku C/qadir salad qasady dowlad islam aya dhalaty tolow mxd ahayd Adigu hada wxd tidhi baatikanka ayan ka baxay somaliyey baatiksnku waa qayb ka mid sh kirishtanka xusenow far aya kugu mudan,hg xagey geesiyo ka yhn jilib yar ayey iska dhicin waayene oo laga qabsaday dagmoyin.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 12 күн бұрын
Xasan Tuug dad iyo dal loogama haraayo umadii wuu isku diray. Ahlu qabuurna wuu qaxiyay
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 12 күн бұрын
Hello ninkanow ina caydiid wuu yare xanuunsan yahaye ka daaya buuqa iyo wareysiga veiws
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 12 күн бұрын
Ma Cassandra yahay. Hawareeysan cirka ayuu ku jirtaaye
@hassanosman4236
@hassanosman4236 12 күн бұрын
Asad diano,munafuq daneyste.Deni waxba kamaqaadeysaan.
@ifraaxmaxamedCabdale
@ifraaxmaxamedCabdale 12 күн бұрын
Ninka waa ninkii yire somalia&itopia ha qaataan hal passport ina adeer naga Google kheyr alah ku siiye.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 12 күн бұрын
Nacalad Ilaahay ha ku rido Qadar iyo Dubai iyo inta Shabaab la jirtaba
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 12 күн бұрын
Xuseen waa nin riwaayad Adan waxna ay la jirin wuxuu aaminsan yahay qabiil
@abobasement346
@abobasement346 12 күн бұрын
😂😂 moryantah waxay kah Arken lacag Qadar Argagixisadah waxaa ku beray somaliyah waa Qadar 1999
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 12 күн бұрын
Husen Aidid Waxa Lacaag ku shubtey dalka qatar 😂 Waa musharax ka socdo dalka qatar 😂
@AhmedRashid-j2z
@AhmedRashid-j2z 12 күн бұрын
Beenleewow
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 35 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 26 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 49 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН