Soomaaliya itoobiya iney mar danbo la hadasho ma ahan hadey ka noqon weyso ciidamada itoobiya soomaaliya halaga saaro safiirkooda hala raacdeeyo diyaaradooda hala joojiyo
Midowga Africa waa itobiya ee xiriirka hadaan u jarno iyaga iyo xabashidooda maxaa ka qabtiin soomaaliyeey
@MustafaOmar-o4r10 ай бұрын
Waxba
@lilcuzzwhitemoe10 ай бұрын
DADKII WAX GARADKA AHAA EE DIINTA IYO IIMAANKA LAHAA HORAY AYEY XIRIIRKA KUGU JAREEN DHAQANKA SHAYDAANKA EE MIDOWGA AFRICA IYO GAALADA KALABA WADAAN EE INTIINII WAR KA JOOGA LAGA WAAYEY BAL KA FIIRSADA HADDAAD HADDA SOO BARAARUGTEEN
@oogdhugee_307210 ай бұрын
Degdegu marbuu caafimaad leeyahey... Somaliya dègdeg ha uga baxdo AU, IGAD, EAC iyo UN. Arab league ayaa ku filan. UN > u dhiib AU > u dhiib IGAD > dhiiri gali, wadahadla labada dal 😅
Soomaaliya Afrikan Unionkaba may isaga baxdo. Dadkani xiniyahaagaa la tusaa madaxweynaha waxaas dhan waxaa ukeeney siduu uhadlo iyo jelicsanantiisa. Nin rag ah iska dhig ninyahow SubhanAllah
@rizakhaji749810 ай бұрын
Aduunkan cadaalad waa ka dhamaatey ee xoog ayaa shaqeeyo iyo hub ee ha lays hubeeyo dagaalna mar walbo diyaar ha loo ahaado.
@hawahagi529110 ай бұрын
Jamacow ceel badanaa Siyaad barre ayeey god ku ogaadeen ee Xabasho name hawysateen . Allow u naxariiso ninki Somaliya igu Cagliga nadnaa Marxium M Siyaad Barre .
@Bakaaley10 ай бұрын
Dalka Soomaaliya waxuu u baahan yahay madaxweyne qab leh una naxa Dibaatada Dalka ku jiro waqtigan aan joogno no More damuljadiid
@alielml873510 ай бұрын
Calina gar leh cumarna gar leh Waa caqliga iyo garashada afrika
@hamdiabdinasir548710 ай бұрын
Waa adoon reer galbeedku meelku uruuriyey waxaasi wax jira ma ahan
@abdullahimohamedmohamud239810 ай бұрын
Waa dhab in aanay madaxda afrikaan ku waxba ka duwanayn kuwa carabta kuligoodba waa adeegayaal reer galbeed wayna qiratay ethpia qaladkay inaga gashay
@qalbiabdullahi833510 ай бұрын
Ethiopia iyo somalia meynan wada hadline mr president mohamud african union shirkii 37 baad ayuu u tagay Ethiopia weyna iska cadahay in association attempt uu ahaa wixii halkaa kadhacay. As a temporary we must be out of african union
@Hajidulmidiid10 ай бұрын
Habartaan u sheeg tuunjiga haka iloobin sariirta Abey Axmed.
@cabdisamiicaxmed428010 ай бұрын
Waxaa la yaable waxaa dadka Soomaaliyeed ugu mid yihiin ururkan aan taladu gacanta ugu jirin,waana in Somalidu ka baxdaa ururkan oo aad moodo Inuu yahay saaxiib gaara oo itobiya.
@rahh413710 ай бұрын
Itoobiya maxaa lagala hadli.xoog bay wax ku doonaysaa.
Midowga africa waa gaalo u shaqeeyso rer galbeedka
@mamitaharfi537910 ай бұрын
La somalie doit se défendre et prendre en main son destin avec l'aide du tout Puissant.
@badriabdirashiid-uy3ve10 ай бұрын
Soomalidu ha diyaar garow do Ha iska celiso eithoipa
@ashamohamud247010 ай бұрын
This title is misleading! You should have said Ethiopia oo sheegatay not Ethiopia oo fashilisay! Otherwise you are giving credence in the title! Though you reported well.
Madaxweyne Somalia asgaa jilicsan. Ethiopia nagama adka ee ficil ba laga sugayaa Hassan sheikh
@Ubaxnimco10 ай бұрын
WADANKAAN MADAXDIISI MEESHAY U DHIGTUU AADAYAA
@maimounhassan289010 ай бұрын
Wiilashada ilalada madaxweynaha maxey u duubi wayen sow mubeyl ma wadan ma reer magal bey ahayen
@hasey647910 ай бұрын
ETHIOPIA GAME IS OVER. NO SEA BY FORCE AND WILL NEVER GET SEA IN THAT WAY.
@hawayassin717210 ай бұрын
Insha allah
@mohamedrashiid727510 ай бұрын
Markaa haddaan sheegsyaa waxa somalida arinkan M xasan dheekh waxa kala gudboon waa in ay madaxda sokmaalidu sfrika jorkeenaan madaxwrynsyaashooda xataa kuwa maanta jooga in xarunta midawga afrika laga badalo addis absba taas oo an aaminszhay inay madsxbadan oo afrika ahi ay doonayaan sidaas waayo itoobiya waa wskiilka reer gslbeedka iuo basaaskooda afrika udhexjooga waana israaiisha afrika bal ufiirso anigu hadda gobolka awdal ayaan joogaa waxan aaminsanahay in itoobiya qzbiil kaliya oo somali ahi iska celin karo waayo waxan inagz ayuunbaa mideyna oo xabashi wada dhahnee wax isleh maaha waa biqol qawmiyadood ooay midba midda kale isk eegeydmso somalidu haddey siyaasad mideyssn layimaadaan juwa itoobiya joog syaaba addis ababa maamuli doono waxanad arki iyada oo sy dadka itoobiyaanka ahi sy wada sheeganayaan iney somzli yihiin dhzladkoodu qawmiyad an somali ahzyn oo sy sidaasi usuurto gali kartaa majirto oo xataa waxan axmaar lagu leeyahay maaha qoomiyad er wax ad aduu sheegan karto oodad laysku soo urufiyey iyadoo diinta islasmka laga olaalinayo weeyaan profissarro axmaar ah oo haddana somali adal ahaan ah ayaa jira waxana sababay arin yuhuuda oo titoysr oo intii domalida dhulkeeda usoodireen qarnigii 18aad inleeg oo itoobiya loosoo firey ayaana waxaas oo dhan kamasuula
@alielml873510 ай бұрын
Indhaha gar daran iyo kuwa Laga gardaranyahay isku sibay uwada ooyaan Waa mah maah cajiib ah
@maryanwarsame882710 ай бұрын
Jaamac waa iga qosliyey maaqaan waxey cuneene 😂😂😂😂😂😂
@maryami229910 ай бұрын
Xasan Waa masiibo Ciidamadii laga baqayay oo turki Gu tabaray wuu baa biyay imaaraad baa saraakiishii diyaarado ku duqeeyay
@saynab750310 ай бұрын
Had yay kabaqayaan madax wynahana ilaahaduu unacalm leynayaa umada somaliyedna ruuxan hurda yay sugayaan
@Lift-M110 ай бұрын
Ninkani mashaaqaale Axmaar buu isu badalay
@ahmedcali879810 ай бұрын
Adduunyadu waxay ogtahay wax dawlad la yidhaa inaanay xamar ka jirin oo aanay meelna xukumin
@Waris66810 ай бұрын
Dulmiga soomaaliya itoobiya kuhaysi waa maxay
@abdifatahmohamoud203310 ай бұрын
Oo wali ma cid baa ku dhegaysata
@Mataanosmanomar12310 ай бұрын
Mnsh allaha
@ahmedyusuf961610 ай бұрын
Madanol intaad afrika kahadlayso doqonyow afkaxumi
@saynab750310 ай бұрын
Alla ciil looma dhinto caloosha in nalooga tunto waxa sababay xasan sh hadalkaasi waa jees jees
@umumohmmed89410 ай бұрын
Maansha Allaah jizaakumu laahi qeyr nin rag ah ayaad tahay oo soomaali nimadu ku Danbeyo balse madax weynuhu inuu tago Ethiopia ma Ahan yasid ayey mudnaayeen
@IHatemumafiq10 ай бұрын
Adoon kheyr ma leh
@fadmazahracabdinuur164310 ай бұрын
Shantu nimeysan kaa reebin sharci kaama reebo
@abdullahiomarali524110 ай бұрын
Hassan sheekh isagaa amarka qaadn wayey ciidanka nabad galyd ethopia oo yadhi hub lama gali krtid shirka
@mohamedrashiid727510 ай бұрын
Asc sxb jaamac gallad horta itoobiya inaga ayaa dabadhilif uah oo waxan awoodnaa inaynu inagu itoobiya maamullo taas oo aynu awoodno maadaama oo an aaminsanahsy anigu anigoo itoobiya kasoo in soomaalifu ay 100/60 insy somali yihiin syaan aaminsahay anuu sfkay doonaanba haku hadlaane maadaama sn magaalada nazireet muddo ay xarun ii ahayd oon ku noqnoqon jirey markaa halkii ay sokmaalidu itoobiya dhulka ladhaho sy sheegan lahaayeen ayey tigreygu layimaadeen inay dhulkeenna sheegtaan sababtuna waa soomaalida itoobiya oo an aaminsanayn awooddooda oo dadka soomalida ahna qaarkood oromo kusheega
@sadiamohamed1510 ай бұрын
Burkina Vaso , Mali iyo Niger 🇳🇪 midow Africa is shit 💩 waaye ayey yiraahdeen kamana qeyb gelin shirkooda Caqliga Africaan Oo ku hurdaaya shirka. Weligood Soomaali wey ka maseeraan caqligooda Africaan ma aha waa smart marka in Soomaalia waxaas iney ciidamadooda u joogaan go’aan udaba fariistaan 🙅🏼🙅🏼🙅🏼🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈
@sharmakemukhtar776910 ай бұрын
J.s.landba waxay ahayd aasaasayasii dawlad 5somaliyed maxase logu abaal guday manta ugu danbayso xasidnimda somali ku haysa xabashi u gaysay, inkaston ka damqanayo waxa ku dhacay xaasidka aan walalaha nahay hada kama wantobayo
@abdulrizakelmi769210 ай бұрын
Xasan madharge wa mashruc qabka Somaliyed lagu han jabinayo waxu sameynayo wa shaqadi Imaradka iyo Ismail calolgele uso dhiben ama mdxweyne ugu yer ama xasan
Kuwas siyaar bare ee kiwasay syiayaad bare yan,ahay
@truecomment365010 ай бұрын
Hogaamiyaasha AU waa daanyeero ka dhergay moos. Hadaan awood lahayn cidna kaa cabsan mayso ma jirto
@abdullahisharif515310 ай бұрын
Jarer sanweyn mad aqli kasugeyse marka wa aqli 6, saac
@aaminaa34110 ай бұрын
Jaamacatul-Carab iyo Midowga Afrika, labaduba waa magac u yaal. Wax ay ku yeelaan mooyaane waxba kuma tari karaan. Ta hore, Israa'iil bay ka baqdaa, oo qaraar lid ku ad kama soo saari karto. Ta labaadna, Ethiopia ayay ka baqdaa oo qaraar lid ku ah kama soo saari karto.
@abdiazizjama429010 ай бұрын
M.sanid .
@OptimisticCorgi-hh6sn10 ай бұрын
Faragalinta waxa wada Soomaaliya waay Soomaaliland waa dal madaxbanaan Cidaydoonto ayay heshiis lagalikartaa maxaa soo dhaxgaliyay soomaaliya Midawga Afrika waxay ahayd in ay eedeeyaan soomaaliya waayo iyadaa faragalinta bilowday
@abdikafarismail37510 ай бұрын
Xasan culusow ma addis ababa ayuu kudagaalami karaa culusow meesha fawdo ayuu latagay meesha bakaaro Ayuu mooday mar inuu Ethiopia ceebeeyo ayuu rabay dhinaca kale culusow wuxuu rabay in layiraahdo waa geesi dhinaca kale Ethiopia majecla in laceebeeyo