*Xisbiga Wadani boqolki cisho yago gadhin ayay bilabeen hebel ha laso xidho kuwani Qangadh kuma aha siyaasada* *Quun yaar dhulka socda wax side waxad latimadeen Digtatori loma baxna Ogada* *Qarankan qamaar ma galo Qof walba sharciga ka sareya*
@Abdulrahman-xv2ufКүн бұрын
Waaryaada wadani imisa sano ayuu cay buurafuul jabhadeyn iyo wax ka daran ay lasoo taagnaayen imika ha dulqaataan toodi oo kale weeyi weli yaa is gaadhayba....????.