Bada Somalilland iyaga iskale Ilahaay baa siyeey xassan sheikh bada hoyaddi hasiyo itobiya kumadaaco ineey bada Somalilland yimadaan Somalilland uun baa usaxexi kadhaaya
@ayaanibrahim8735Сағат бұрын
HASSAN SHAYDAN WA U QIYAMAYAY LAKIN ETHIOPIA WAY OG TAHAY SOMALILAND IN AY NA KA YALAY NIN
@fahiimae73362 сағат бұрын
Absolutely heshiiskaasi haduu sidaa loo dhigaayo uu yahay Somaliland ma qabalayso. Somaliland point ay badooda ku kireyneysey waxay aheyd aqoonsi ay hesho. Guul Somaliland
Somali iskumaqan lagusoo maqanyahay Badan Somland miyaan waxba lagaweydiinayn
@kiranpath70333 сағат бұрын
Xasan sheekh wuu waalan yahey Masar iyo SISI muxuu kula soo heshiiyey markaa?
@ibrahimSulub-t3w2 сағат бұрын
DAWLAD nacasan ayaa wadankii haysata oo baqanaysa ragii dalkan danta ka lahaana way u nacdeen cidkasta ha u hadhaw oo ha bixiso
@ahmediman48662 сағат бұрын
Again Badayadu iib maaha , Xasan Gurguurtena Somaliland kama taliyo . Xabashida koonfur bad haka siiyo. Heshiis ku sheega khiyaanada Qaran ahi anaga Somaliland waxba nagama khuseeyaan . Hala kaco dadyaw Hagar qarsoon baa meesha ka socotee toosa oo halaga dhiidhiyo oo yaan waxba dub loo dhigan.
@ahmedgarodhi89692 сағат бұрын
Nacaaskan Cirro mareykanka bada hakakireyo oo hauyeedo mareykaan
@princehigh-flierp8965Сағат бұрын
Odayganu wuu HURDAA EE SOO TOOSIYA
@sabrinaa84882 сағат бұрын
Absolutely true that exactly what he wanted so he was pretending that he is a hero but he is greedy with money, he’s also a silly person.
@khadarciidle17063 сағат бұрын
Mou wuu fashilmay
@BurcaawiShalaqo2 сағат бұрын
Soomalidii iska oohinaysay ee lahayd badayadu iib maaha meeday? Badan Somaliland ayaa iska leh saxeexeeda uun baa shaqaynaya, Somaliya bal ha timaado badayada,car ku dhecee!!!!💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪
@FREESOMALILAND-m1gСағат бұрын
Kkkkkkkkkkk Hassan sheekh wuxu doonaya xaquuqal qalin ka inuu qaato dalkii badeena beec maha waa riyoonaysen wax badan na waa la idiin sheegy inaa doonaysan xaqquuqal qalin waanu ogeyn way cadaaty.
Ma garanaysaan kanaalka SO iyo kalsoonida lagu qabo. Waan ogahay in warku yahay mid naxdin leh, xitaa haddii uusan warku run ahayn. Dawladdii cusbayd way seexatay 100 su’aalood oo ay saxaafaddu waydiinayso dawladda cusub, laakiin waa la dhawray