Muuse iyo Raacda Alle Ha Jabiyo ............Mucjiso Alle Ha ku Rido isaga iyo Itoobiyaankiisa....
@hindaofficilchanle29568 ай бұрын
Ciwanka si qaladan baada u qorotaya ee iska saxa weriye xaga sare 🥹
@ahmedkahin65698 ай бұрын
iska qaado like ta waan ku siinay lkn meesha war kuma hayside maxaad ku falaysaa somali somali dilaya
@sour.candly78688 ай бұрын
Itoobiyaan miyey Rag Soomaali ah u Soo Kaxeysanayaan Waa Oday Waashay Dhiig Soomaali ku Jirin Waxan Alle uga Baryayaa Baabah in Alle Ka Dhigo Hadduba Dhiig Islaam u soo Dhaqaaqo..............
@kamalabdi27558 ай бұрын
Guul SSC
@MursalJaamac-z5g8 ай бұрын
Shacabka yaan loo qaban nimankaas SNM oo haloo turo. C/Shukri waa sarkaal khibrad leh. Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC/KHAATUMO, jamaahiirta iyo Harti Power dhamaan. Xaliye from Garoowe.
@fawziahmed32908 ай бұрын
Guulaysta!💪💪💪💪💪
@Bilesharaf8 ай бұрын
WAR MAXAA WILASHA SOMALIYED U LAYNAYA SNM WAX MARATAYSANE HA IGA LAYNIN WIILASHA SOMALIYEED UBAXII TOMORROW WAA NASIIB DARO IN SNM WALI DHIIG SOMALIYEED U HAMUMANYIHIIN AFTER 36 YEARS
@ismailahmed0018 ай бұрын
War ey qabsadhaan manta ayeey udhowyihine
@Saydaanlaaye8 ай бұрын
Nabad ma rabaan habar jeclo. Taasi waa cadaan bartooda in loogu tago.ayey noqonaysaa
@abdirahman-b9l8 ай бұрын
Isagoo Laqabtay Ayaan Kutusi Odaygan Afka cadle
@SharmakeJamac-k7q8 ай бұрын
Habar jilicsan iyo OROMKii muuse juudan bal qush carka siiya wixi hore waxba maha tan dhacda in layabaa
@ASAD-9888 ай бұрын
HADII MAAHA WAR WIXII AAD SAMAYSO UUN BAA XAASIL AH SXB ADIGA LAYAAB MALIHID WAXAA TAHAY NINKII HADA KA HOR YIDHI HEBEL OO HABAR JOCLO KA AH JIBRIIL ABOKOR 😂😂😂😂😂
@WaberiYoussouf-gk3xk8 ай бұрын
Asc Kkkk salama
@AishaFatima-di2qi8 ай бұрын
Walahi hado dagaal dhco inay Gx36 laa lasafanayo dhulbahanta isaaq yar yar waa inaay lagu idbiyp marka dagaal kii maryaloo' manan ilaa bin ee waa laa arrsan doona musa iis sharaxay 😂😂😂😂😂😂 insha Allah waa habar awal oo ano dagaal kii abid uu ugo xumaa lagu qado amiin colaada waxay naga maraysa ilaan laga so nogonin
@fadumoselemennjjhkkkkjh73398 ай бұрын
Burco awalba waxay eheed dhul harti halaga so celiyo markale ingariska ha idin siyo ilen ewelba ingarisba harti la dagalay
@harbimohamed-g4d8 ай бұрын
guuul ssc khaatumo no more turi- habar jilicsan waa in naarta laga warabiyaa
@Sadiiqj6cn8 ай бұрын
Guul ssc
@mohamedalimohamed58288 ай бұрын
Burco bura ba malH wa mel banan..burco rag ba joga ader
@SagalMohaned8 ай бұрын
CADUUN WUKU YARA DAR DARAA ALOOW HESHIIS QAYR AAMIIIN@@mohamedalimohamed5828
@FalxadoSahra8 ай бұрын
Hargaysa ka taliya warka iska dhaafa buuraha galgala raga ayagaa idinkusoo dira
@maryansalabaan67738 ай бұрын
Manshallah guul ssc
@carabowgeeseey48768 ай бұрын
Dagaal wiil ayaa kudhinto wiil kumadhasho
@abdallahassan92908 ай бұрын
Very true gudomiye
@carabowgeeseey48768 ай бұрын
Weerar daaya biixi raga ha isku leen
@SarahWarsama-o8u8 ай бұрын
RUNTII HABARJECLO MA DAGAALAMAAYAAN. KURSIGA GARXAJIS IYAY DIIDANYIHIIN. DAGAALKA IYAGAA LOOLA JEEDAA. DHULBAHANTE KUMA DHACAAN EE DOORASHO BAAN LARABIN.
@FaraxSalebaan8 ай бұрын
Guul.iyo.gobanimo.ssc.ssc ..khatumo
@AminaOmar-tq6jj8 ай бұрын
Guul iyo gobanibo
@IbraahiimAhmed-r8k8 ай бұрын
Thanks
@nuradinmohamed56628 ай бұрын
Harti power full
@somaliasomalibaleh78228 ай бұрын
Ethiopian aya la soo watay iyo oromo wallaahi forsad ayeey noqoneeysaa in hargeysa iyo wajaale la qabto deedna abyi leyka celiyo .hal xabashi haddii aan ku aragno jiidda waa ballan inaan abyi iska celino una diidno badda uu muuse ka gaday .muuse ma na celin karaa soo soco siraadeey .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SacdiyaAsad8 ай бұрын
Kan beenbaa Afka cadaysay😂
@AbdinasirYusufcise8 ай бұрын
Ear doqonow ninkaan been masheega. Awowgaagii kufaarka ahaa iyo ingiriisba wey ka adkaayeen. Hadana ilmihii ayaa kaa adeeganaaya
@Farxiyocisman128 ай бұрын
Ssc guuul guuul iyo gobanimo
@FalxadoSahra8 ай бұрын
Nabad ma helaysiin idinkoon faysal soo qaban
@jayjow51658 ай бұрын
WAR HADII JAMURIYADII BUR BURTAY HABAR JECLO HA ISKA DEYSTO FIRIK FIRIKTA WAXBA TARIMAYANE HA IUSKU SOO DHIIBAAN SSC KHAATUMO
@NuroWehliye8 ай бұрын
Walehi waxafican in Somalian tabartoda latusoh
@hodanabdi64978 ай бұрын
Guul ssc. Geesiyada harti walaahay. iidooroow. Way idiin Narayan. Weli. Idina marba sidii dawacadii baad marba Keena kaleedihiin. Uu Uuu
@SarahWarsama-o8u8 ай бұрын
WAR CIIDANKA SIRTOODA JOOJI IN AAD SHEEGTID😡. FAAN LOOMA BAAHNA. RAG WAA IS ARKAYAA
@AbdiasisAbdi-d5m8 ай бұрын
Cidankaas ilaa ay Xuduuda Jabuuti aag kasoo xirtaan oo tagaan inta kasokaysana kanadiifiyaan cadawga Soomaali diidka yaysan joogsan. Fiidiyowyadana hanaga kala yareeyeen. uma baahnin in aan ogaano tilaabo kasta oo ay qadaan. way garanayaan xuduudad Somaliya iyo itoobiiya iyo Tan jabuutiba. Wakaas xadkooda.
@lailakulane91698 ай бұрын
habar jilicsan joogiweysaye waa waxay ka heshaa waa laguu guurayaa magaaloyinka nabada
@naasirmohamed73918 ай бұрын
Kukuyo markaad thay ee aanad afsoomaaliga udhalan waa sida ninkaloo kale ssc in laqabsanayo shiki kuma jiro waa sidaad sheegtay burcoo ssc qabsatay
@jayjow51658 ай бұрын
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO
@Mashroomer548 ай бұрын
wax la qabsanayo ma jiraane dhulkeenii baanu lasoo noqon doonaa dheh
@herbimoha8 ай бұрын
SSC KHAATUMO WAA XEERISAY INTAY XEERINAYSAY LAKIIN HABAR JECLO MA HAYSATO MAXA DHAQAMEED U NAXAYA DADKOODA WAA WAX MUUSE HOOS JOOGA OO AAN OGAYNBA IN JAMURIYADII BARIDA WEYNED WAA HORE DHIMATAY
@AdanSiyaad-mj8jr8 ай бұрын
Ey ey dhalay badhyo culus
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay8 ай бұрын
Fulayal fulayo dhalen waxa fulanima ka yedhsinaysa huwanta
Beenta naad daa ssc awood male wax kasta ka qaadan mayne
@hassanbuni17258 ай бұрын
Muuse juudan dagaal ma hawaysan karo waayo waa fule mida kale ciidan u dagalama ma haysto
@CabdirashidMahamed-s7t8 ай бұрын
😅❤❤😅😅😅😅
@HodanMusa18 ай бұрын
Adi jooji raga aad qayaxaysid plzzzz dangerous weeye iidoor and harti plus ciise and gudabiirsay and Ethiopia 🇪🇹 waa in labuufiyo
@johnmjey8 ай бұрын
ITOOPIYAN KKKKKKKKKKKKK MAXAY TARAYAN XADAB U RIDIMAYA WAXA AY SAMEYNKARA WAA ONLY 30 KILOMITIR IN AY WAX KA SO TUUR TUURAN ADEER SNM WAXAA LA RABAA RAG CIIDANKA LUGTA OO DAGAALKU NIYAD KA YAHAY IS TUSTUS MEESHA MATAALO NAAR BAA LAYSKA WARABINAYAA
Indr, Burco waxaa iska leh oo degan Garxajis waliba Habaryoonis waa raggii cunay Afweyne Siyaad Bare, Tol baynu inagu nahay waa idiin hiilinay, Maraad sidaa u hadasho waa ceeb naga xishoodd, Habar jeclo iyo muse jaahil kuwaa raadso, But not Garxjis From Garxajis woman
@hiraabnews45788 ай бұрын
Yarkii ina auubbmise ina ayan been by u wax ka doonay
@awenoolays65408 ай бұрын
Why ssc cares barakaca iidoor iyo wada dhalashadooda markay iidoor ay amxaaro u soo kaxaysteen inay ku baabi'iyaan oo horayna i baabi'iyeen dadkoodii iyo magaalooyinkoodii oo gurmadka tolkood ka rogay cadaawadii iidoor oo isimada dhulbahante waxay doonayaan in iidoor qasho oo tan kale dad hartiya ayaa maalin kasta macno daro u dhimanaya oo dagaalkaani galfanayaa oo muyse biixi cabdi waa hal qof oo fulay waliba ah oon furunta iman karin ee dagaalka iidoor oo dhan ayaa wata oo doonaya inuu harti gumaysto hankiusa guracan oo iyadoo iidoor og yahay oo ku tashanayo in hartida madaxdoodu daciif yihiin isin iyo hogaamiye dawladeed oo waxay tahay in isimadu faraha kala baxaan siyaasada hartiga oo u daayaan dadka loo doortay inay beesha shaqada loo doortay u qabtaan oo lagu la xisaabtamo taasoo markii harti rag rag markay hogaankooda u dhiibtaa aan iidoor laga baryi doonin war iidoorow dhulkiina ekaada oo lagu abhin doonin iidoorow waan wada dhalanay oo somali baynu wada nahay oo muslim vaynu wada nahay oo dhiiggiina ma rabno oo waxaas oo dhan iidoor uu og yahay laakiin meel baa u cad taasoo ah inuu hartigu gumaysto oo kaliya oo harti madadaaliyo intuu jabsanayo marka hartiyow iidoor buuloxaar dhaafi adigoon naxariis iyo wanaag toona u galay afxakane iyo cali duulane oo kale taas ayey garanayaane amase hartiyow iidoor isu dhiib kuwuu qoomuluutsado oo gaalaysto oo ku boonaysto oo ka dhilaysto oo gumaysto ha kaa dhigtee waayo maalin kasta qalasyadii halaqjafle ayaa iidoor u laynayaa oo isimada iyo masaxda hartigu aysan dan ka lahayn oo uga muhiimsan inan iidoor loo barakicin buuloxaar iyo meel ka fog oo huh war isimada iyo madaxda hartiyow fara kala baxa shaqada ciidamada harti intay shaqadooda gudanayaa oo sugayaa deegaamada harti oo iidoorka nabaddiidka ahna deegaamadooda kala wareegayaan as soon as possible taas ayaa maabta iidoir fahmi karaaye.