Baster baad tahay ee afka suubso soo xasuuq kama waynatan xasuuq uun baad sheegataan
@AHMEDIbrahim-jb5ywКүн бұрын
Horeh ayay somalidu uu mahmahday "*Laba xuuman kugu heeshiyay Daar Alleh ayay uu coloban"* Takaleh marku Nin Ogaden madaxweyne loga dhigo deganka somaliyed ee ITOBIA ku yila uu qofkasi ku raggo wuxu ku sameya xasuuq xadhiq hadka dhafisan cabudhin iyo wax yaabo kalo lamala tasuna waa dabecad ayay iska leyihin Ogaden ku ki kan kasi horeyaba waxa umbu geysan jiray Wayo dhuulkan ayan qadin karin masuulnimo yago la adoonsada moyeh Kad aragtaba ka kaleh ka daran Waxan oran laha dawladda Federal ITOBIA ummada somaliyed dhulkaa degan ha uga dhigina Madax beesha Ogaden wayo masuulnimadu wayka weyn tahay ma hamilayan hadi ruunta ku hadalo