DEGDEG: Ciidamo imika Ka Goostay SSC oo kusoo Biiray Ciidanka Qaranka Somaliland

  Рет қаралды 28,002

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 204
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Shaydaan ayaa Ka Shaqeeyey. Allah Colaada Ha Inaga Damiyo Aamiin.
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Guuuuul ciidamada qaranka barakeysan ee jamhuuriyad somaliland 💚🤍❤️
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
ManshaAllh waa raag caaqli ilahay siiyay waxa meesha ka jiirana aarkay inay tahay danaaysi dadkale wataan oo aan ahaayn daan dhulbahante dhulbahante qofka u danaynayaa dab masudheen ee horumarkeedu ka shaqaynlaha
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 Жыл бұрын
Guuul guuul somaliland💪💪💪💪
@abdulrahman-zq3vs
@abdulrahman-zq3vs Жыл бұрын
Dulbahante wa Somaliland Guul❤❤❤
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
Ma sha Allah Good news peace
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
😂😂😂
@ismahanabdi5646
@ismahanabdi5646 Жыл бұрын
Masha allaah
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Жыл бұрын
Mashallah. Mashaallah
@bushraismail9277
@bushraismail9277 Жыл бұрын
Maasha allaa ciidsmada yada noo soo noqdqy aad baan idiin jecelnahay soodha waada wallal illaahay hs isku keen sakhiro
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Жыл бұрын
Inacambaashe waa inuu madaxweyne kanoqdaa somaliland, inshaa,allaah
@aishahussein3747
@aishahussein3747 Жыл бұрын
Ha ku waso ina canbaashe
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Mashalah soo dhowaada, dhulbahante waa dadkayagii iyo dhiigayagii kal iyo laab kusoo dhawaada wadankinii iyo walaalihiin qaranka ku midoobay from saylac ❤👮🏼
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
Manihin waxba nakama galiin idoor hado hadi Ku guumesto yelka lakin ani dagaal ban ka xiga
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Жыл бұрын
War orod xisho
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
@@zahroyussuf996 na shut up nimankas dil baan Ku xugunay
@ikraancawil1619
@ikraancawil1619 Жыл бұрын
@@CismaanDiriye maxad la ooyaysa duliyow iyagaa kucaqlidhamee ma waxad kufaraxsantahay matidada bananka wadhan ee lagudul dawarsanayo subxanalah
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
@@ikraancawil1619 amu dhiilo gardarada eyda isaaq ba wada xaaran baadtihin dofaarad yahey
@hassanhmohamed9640
@hassanhmohamed9640 Жыл бұрын
war wanaagsan guul iyo gobanomo
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 Жыл бұрын
mansha allah guul baan leeyahay dhamaan umada reer somaliland insha allah 💚⚪♥️
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
Nacalad haku dhacdo waxaas na wa dil ilmaderadey ka buxa hada arko badaxa xabad kala dhacaya
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
​@@CismaanDiriye iidoor been awood Monday iyo iidoor comment been ah awood Monday waad jabteen walhy
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
@@SagalMaxamed-gv7lh idoor maxu yahey langabyada afka xun
@AskarSahili
@AskarSahili Жыл бұрын
@@CismaanDiriye qqqqqqftr44ww
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Ku soo dhawaada ciidankiina
@slandprince7210
@slandprince7210 Жыл бұрын
Guul Ciidanka JSL iyo shacabkooda dadkii qaxaayna wuu soo noqon in'sha'Allah
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 Жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah allahayaw wadanka noo xifdi
@UmuSalmaan-z7n
@UmuSalmaan-z7n Жыл бұрын
❤❤❤❤Maasha Allaah Tabaarakalaah
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo Жыл бұрын
Guul iyo gobonomo wallaalahay ❤❤❤❤❤
@abdimohammed4509
@abdimohammed4509 Жыл бұрын
Mashaalah guuuuul
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah guul somaliland💚❤🤍🤍❤💚
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo ManshaAllh ilahayow dadkayaga shaydaanka iyo belada ka dheex saar oo qalbiyadooda midee oo qabyalada ka dheex saar gulasta gamcaha is qabsada ciidankaygoow ManshaAllh
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Way soo daheen Somaliland waa mar ayba buburtay kkk Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪 💖.
@hassanabdiomar6983
@hassanabdiomar6983 Жыл бұрын
East,west home is best. Welcome where your loved.
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Жыл бұрын
Mansha alaah welcome qarankan cidna uma bahana ee waxa ubahana wan so dhaawayanayan
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 Жыл бұрын
Ma Shaa Allah. Guul Iyo Gobanimo Somaliland. May Allah SWT bless my land and my people. Takbir AllahuAkbar
@moyusaf7435
@moyusaf7435 Жыл бұрын
ManshaAllah Guul iyo gobanimo, somaliland oo mida ah
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Жыл бұрын
Somailland guuul guuul guuul guuul
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Yaan la aaminin dadkaa
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Dadkee! Naga aamu! Cunaqabateyn, Dagaal, dhimasho, sumcad xumo baa imaga raacday dagaalkii Dhulbahante, markaa ha laga nafiso xoogaa ee inaga daa niicda! Somaliland aan Dhuloos ku jirin waa qabiil qudha oo aan iyaguba is jecleyn dhexdooda!
@BatutaMedia
@BatutaMedia Жыл бұрын
Maansha Allah
@hamsehussein4083
@hamsehussein4083 Жыл бұрын
Masha allah guul soodhawaada
@ridwansahardid9339
@ridwansahardid9339 Жыл бұрын
Manshallah ciidanka qaranka somaliland qabiil maaha
@caesar2671
@caesar2671 Жыл бұрын
Mashalah soo dhowaada, dhulbahante waa dad caqli u saaxiiba. Ceeb weeye inuu dadkeenu labada dhinacba macna-darro ku dhinto
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
ma dhul baantaa Caqli leh Horta sidee loo aaminayaa waa Dad Garaad Gaab ah dhulbaante oo uu majeerteen ku guuro
@aishahussein3747
@aishahussein3747 Жыл бұрын
​@@ayaan7389 garaad iyo edeb midna ma lehid kalbad baad tahay, xagaad ku aragtay ciidan dhulbahante ka soo goostay ma horgalada gurigiina joogaad dhulbahante mooday
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Mash allah CIIDANKA Qaranak qabata (7 ) soo dhiiwaad gaacamo fuuran ku soo dhawaad guutad ( 81. Iyo Talayeeyasha 🤲🤲🤲❤❤❤💚🌹⚘🌷🌹👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🌹🖐🌹🌿
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Dhulabahanat Manta CIIDANKA Qaranaka JSL garaahan CIIDANKA Taliye saareye guuto gesiga mahad Camabashe Cilamii hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤👍🏼👍🏼💚💚🤚⚘⚘💚
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Mashallah Dhulbahante curfigii yare kaso labtaa dalkuu iyo dadkuba waa kuwiini
@XiddiggaXiddigga
@XiddiggaXiddigga Жыл бұрын
Sidee loo aaminayaa waa yaab sii soco soo soco war meel un ku ekaada
@RadwaanAhmadAli
@RadwaanAhmadAli Жыл бұрын
Libaax sax mansha allaah ❤❤❤
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 Жыл бұрын
Waa basaasiin yaan la aaminin
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Жыл бұрын
Subxaan allaah ma sii orod oo soo orod uun bay kujirayaan ,yaa aaminaya oo islaama
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
Ma aribaa hadba meel uyaacaya subxanallah
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 Жыл бұрын
WAXAA CARUURTA AYAA LOOGU SHEEKEEYAA 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ikraancawil1619
@ikraancawil1619 Жыл бұрын
Dee dhagayso adba caruur cagawayn batehee 😂
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia Жыл бұрын
Masaariiftii baa kasoo dhamaatay, berina way goosanayaan 9 wejilayaaal.😅 Gelinka hore HAAA Gelinka dabena MAYA😅
@Goojacadde-bv8zr
@Goojacadde-bv8zr Жыл бұрын
Hahaha.... Waar waa musalsalkoodii.
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Nabadey Macaaney
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 Жыл бұрын
Hambalyo ciidanka soo noqday
@maxamedmaxamuud2631
@maxamedmaxamuud2631 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 wllhy sxp dadka maciyaal baad uhaysataan balse cabdi waakii kudililahaaa
@adanm.3358
@adanm.3358 Жыл бұрын
Guul guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Nabad wax dhaama la' waa !!
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Жыл бұрын
Mashalaa wa dhulbahantii saxadaa Sidii runtii way cabayeen garadadii iyo 33 xibanood in maanta sidii dad xanuusan labarko inta shashada lagu soo qoro la dhaho 1 dor qofii awoodo ha kusoo rido masjadidii Nairobi wax looga aruurinyo Dadkii la qaxashay la barka kiciyay ganacsigii la burbushay Wadooyinkii laga xiray umadii lagu diray Soo dhawada dhalinyardii la qaladay Cabdi madoobe iyo qoliyihii is qarxinta hadii aad fahanteen Mahad cabaashe iyo sarkiisha kale way mahadsnyihiin sida shacabka somalinad gar ahaan dhulbahante dantiisa iyo nabadiisa uga shaqasan argaxiisadana uga ilalisaan iyo kuwa lascnood kufsiga iyo qamarada ka wada
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Ilahayaw nabad usoo deg deg umadaan isku dhamaaday
@CismaanDiriye
@CismaanDiriye Жыл бұрын
Idoor o dhulkisa ada nabad imaan
@abdidahir4752
@abdidahir4752 Жыл бұрын
Mansha Allah Somaliland ❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Жыл бұрын
Sodhawadad masha alleh dadkini dawladini
@xisaabaadkaxisbaadka1112
@xisaabaadkaxisbaadka1112 Жыл бұрын
Caqliga salaamka ah waa kaas
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
YAahuudiin cafimad majiraa
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye Жыл бұрын
Kuwan lama aamini karo ee hala fogeeyo oo gobolada kale hala geeyo
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Nac nac le bal intu la egyhy day
@roodanuur461
@roodanuur461 Жыл бұрын
Qoofa quudha o reer somaliland yaay waaxaba kaa sheegiin ciidanka soo dhaawada
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
Ilaahow kheyrkooda nasooxiji sharkoodana nagaxafid.
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Ha iska dawarsadaan
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Жыл бұрын
Waa kuwii wiilasha direed laayey, ha la laayo, wanaag ma laha, waa tuug imaan laWayaal ah, ciidankana yaan la dhexgeyn sir bay bixinayaan. Furinta ha lageeyo ciidanka qarankuna Dusha ha ka ilaaliyo.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Guulaysta.
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
maasha Alaah ha lasoo dhoweeyo mudana hanastaan oo Gobolada kale ha loo qaybiyo
@Islamicgirl-d4o
@Islamicgirl-d4o Жыл бұрын
Dhulbahante iyo majerteen ba waa walalo alxam
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Жыл бұрын
Geesi hada maqasho waa kan qirta Qaladkiisa welcome back All🌹 👍
@roblox.5881
@roblox.5881 Жыл бұрын
Inshaallaahu waad ku.dhiman gacanta jamaahiirta
@ikraancawil1619
@ikraancawil1619 Жыл бұрын
Jamahiirtee ma tan dawarsanaysa xishoo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Doqon horgale ah
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Жыл бұрын
What a joke
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
What a joke
@musajamal3779
@musajamal3779 Жыл бұрын
​@@hashihersi what a joke u mean
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Жыл бұрын
@@musajamal3779 You know what I meant
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 Жыл бұрын
Sii soco soo so'co waan daalay😂 walaalayaal
@adanbile4237
@adanbile4237 Жыл бұрын
ISKA HADLOW INA IGARRE !
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Caaaaaaaaac
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
ciidankan gobolada haloo kala diro
@AhmetAlinour-gt1qd
@AhmetAlinour-gt1qd Жыл бұрын
WAAR IIDOOR CALOOL LAAWE ISKA HUBIYA NINANKAN AMA SAYLAC IYO GALBEED GEEYA AMA CIIDANKA ISKU WALAAQA HAYB SOOCA KA DAAYA
@najahomar2597
@najahomar2597 Жыл бұрын
Intaan in ka badan ma daawan karo marna somaliland ayaa laga goosanayaa marna ssc ayaa so gosanaysa ma dadka maatida ayaad bacadka dhigaysen dhulbahantow adeerayal sida wax halaga badalo dad dhul iyo degaänba leh kolba meel raaca iska daaya oo dadka aad isku degan tihin is dhashen isla hadla wixii dantiina ka wada hadla
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 Жыл бұрын
Walaahi aamiin malaha. iska ilaaliya waa khiyaano
@farhiyafarah-hi2bb
@farhiyafarah-hi2bb Жыл бұрын
Ha caacleeso cabaadweenta
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Жыл бұрын
dulbahante ciidan iyo shacabba waa soodhoweynaynaa waa muwaadiniin
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 Жыл бұрын
Horoga dhuuni raaca u raaye cajuusu waalan dewereso muuse juudan🥹
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Жыл бұрын
Dhulbahante yaan la aaminin waa dugaag hunguri diloodey, raashin bay soo soo dooteen, waa in furinta la geeyaa oo iyagu hordhintaan.
@SahraAbdi-m4k
@SahraAbdi-m4k Жыл бұрын
Furadada shbabab ah qashina caadie qaate ah wa balan in nolol laydunkuqabto
@caalam.
@caalam. Жыл бұрын
Huuro waynow. Kuwa idoor laayey waxaa. Ugu badan idinka jeebku intii qado
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Dhulbahante xiniyihiisii ma haysaan, waxan meesha marayaa wa naagihii.
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Жыл бұрын
Dhulbahante somalinad way is jecalyihiin wax isaga roona la heli mayo
@aminaahmed6367
@aminaahmed6367 Жыл бұрын
Waa calooshood u shaqeyste yaashii dilka ku xukunaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Adigaa saqajaanimo iyo lacag doon u galay iiddoor
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 Жыл бұрын
waa wadankiini kusoonoqda
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y Жыл бұрын
Ragaga hubka kadhiga oo meel gooni ah dejiya
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI DAACADI MA HUNGOWDO. SIR MA QABENA ALLAA U SAHANNA. DHAGAR QABENA DHULKAA U DHAQDHAQAAQA.
@Gobsame
@Gobsame Жыл бұрын
Ku soo dhawaada dalkiini ood xor u tihiin ciidan kiini ood xor u tihiin nabad wax ka wanaag sani ma jiro
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
Waar waa Jaajuus oo wuxuu rabaa hub iyo wax uu berri la baxsado. Waa in xukun military la marsiiyo haddii uu markii hore safka banneeyey.
@Mukhtaarcabdirooble
@Mukhtaarcabdirooble Жыл бұрын
Ilko dhiigle miyay odayayntu gashaa
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Жыл бұрын
Waaguul qaran in huwantii ay dawarsato yaa ala waxsiiyey
@iidoiido2685
@iidoiido2685 Жыл бұрын
waar yey idin gaadin ee iska ilaaliye aamin maleh dadkan kolba dhinac u yaacaya
@AbdisalamDjama
@AbdisalamDjama Жыл бұрын
Dhabarka ha idinka toogtaan
@mohamedfaarax475
@mohamedfaarax475 Жыл бұрын
Odayga QAAD MIYUU cunoya
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Жыл бұрын
20 kun harti ayaa jooga laascaano afarxabo j mahadcambaasho wato wax ma tareyso rag hadaad tihiin imaada laascaano
@Cabaas44
@Cabaas44 Жыл бұрын
Argagixisada way jabtay
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Жыл бұрын
Dhulbahante iyo argixiso is fahmi mayaane ka daaya lascnood In cabdi madoobe daacish iyo qolyihii is qarxin jiray sool aad kusoo hogamiyaan waa nasiib daro sarkiisha ciidanka qarankana way ku mahadsnyihiin siday u fahmeen maanta in noo kalamaya labaradaas wax ku soo aruursha dhulbahante ceeb bay ku tahay Sidoo kale shiikh umul iyo shiikh shibli arinta tuugsiga ee masjida Nairobi ka wadaan lascanood lacag ugu aruurinyan Ha joojiyaan dhulbahante lagu cabanyo
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Жыл бұрын
Haleyska qabto Alshababta
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Жыл бұрын
Ceeb , bal dhegeyso odeygan dhammaan wuxuu ku hadlayo waa loo yeerinayaa!
@abdiltw5276
@abdiltw5276 Жыл бұрын
Duli alle idin bad berina idinkoo soo cararaya yaan laydin arag
@leabantwin7480
@leabantwin7480 Жыл бұрын
maxaad u habaartay
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 94 МЛН
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Doorshadii Ka Diba Dad Ayaa Bilamaya Hanjabaya Ayaa Loo Hanjabaya Marka
11:23
Ciise Muuse iyo Sacad Muuse oo La Hadlay Madaxwayne Cirro
9:53
Dagaal gacan ka hadal ah oo golihiii wakiiladda Somaliland ka socda
2:31
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 94 МЛН