DEGDEG DHAAWACA TALIYE FU,AAD XANAANO,DAGAALKII UGU CUSLAA LAGU JABIYEY DAACISH,MIINOOYIN HALIS AH,.

  Рет қаралды 37,406

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер
@shukrijama5399
@shukrijama5399 9 күн бұрын
Allaha ha ku caafiyo inadeer my hero xanaano ❤❤❤💪💪💪❣️💪💪♥️♥️
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 10 күн бұрын
Maansha allaah allaha ubooga dhayo inta dhaawacantay Guulaysta ciidankaygow❤
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w 10 күн бұрын
illaahayo ku guule daalka wlaleheen punland aamiin aamiin from khaatumo ❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 күн бұрын
horumar iyo guulo waaweyn bay gaadhen ciidanka geesiyada puntland maashaa Allaah hore usocda
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 10 күн бұрын
Masha allaah guuleeysta ciidamada pland iska ilaaliya miinooyinka ay shaydaamiintu idiin duugeen guuleeysta insha allaah🤲🤲🤲🤲🤲
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 10 күн бұрын
Guuleysta daraawiishta jamaahiirta ciidanka haq u dirirka Puntland. Guul iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukrilibax
@shukrilibax 10 күн бұрын
Ilaah ha caafiyo inti ku dhaawac may amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💪💪💪🔥 Inti dhimatayna Ilaah ha u naxaristo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💔😢 Guul iyo gobanimo ciidamadena sharafta badan geesiyada afrika pundland ❤️🫶💪💪💪🔥✅️💯👏👏👏👏💞💞💞💪
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 9 күн бұрын
Allhamdulillah ilaahay ayaa mahad iskaleh, ilaahay haubogadhayo inta dhawacantay, ilaahay cafimaad taama hasiiyo geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaasha ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 күн бұрын
guuleysta ciidanka puntland Allaah idanki markasta iyo meelkasta Allaah haidin xifdiyo aamiin
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 9 күн бұрын
Alxmuduliah Alxmuduliah guuuuuuuul guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ina shaa Allah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 9 күн бұрын
Yaa Rabi Yaa Rabi Yaa Rabi xabadooda iyo miinadooda biyo ka dhig Yaa Rabi dhagartooda ku celi Yaa Rabi naga badbaadi cadowga iyo maafiyada caalamka
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 10 күн бұрын
Guuuuul putland Guulaysta geesiyaasha sooma jeestayaasha❤👍👍👍👍👍🌺🌺🌺🩷🩷❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍good job argagaxisada hilfaha ha loo qaado hala buufiyo ❤❤❤
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 9 күн бұрын
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun 🇸🇱 ♥️ ❤️ allaah cafimaad deg dega ah hasiyo adeer fuaad xanaano iyo wiilasha geeesiyasha e ku dhawacmay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 10 күн бұрын
Alxamdulillaah Allaahu Akbar Ilaahow u gargaar inshaa Allaah way guulaysan doonaan
@bby6
@bby6 10 күн бұрын
Ilahay ha hafido ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 10 күн бұрын
Mansha Alaah tabarka Alaah guul puntland
@simaasma3095
@simaasma3095 10 күн бұрын
Ilaahay haguuleyo ciidamada. putlan. Ilaahoow caafi taliye xanaano iyo wiilasha ladhaawacmay xanaano reer sool mailaawin geesigii sool ragii xoreyey ilaahoow caafi intii kudhaawacantay ilaahay hawnaxariisto intii dhimaty aamiin aamiin ❤
@SubeerSiciid-t1r
@SubeerSiciid-t1r 10 күн бұрын
Guul ciidanka punland 🇸🇱
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 10 күн бұрын
Alaaha u Boogaloo dhayo wiilasha geesi yaasha dhiigooda inoo huray guul insha Alaah
@Umo580
@Umo580 10 күн бұрын
MAANSHALLAA GUUL PUNTLAND ALLAAH HAIDIN XIFTIYO ❤🎉❤🎉❤🎉
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 10 күн бұрын
Meelkasta oo laqabto ciidamo haladhigo si aysan ugu soo laaban inkaar haku dhacdee bal maxey naga soo dooneen guuleysta cidamadayada geesiyaashaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bilekhyr
@Bilekhyr 10 күн бұрын
❤❤❤ guuleysta xoogadalka putlandi cadowga Ilaahey subxaana oowatacala Hajebiyo
@HamdiNurMohamed
@HamdiNurMohamed 10 күн бұрын
Guuleyst wiilashajada guul iyo gobonimo❤❤❤❤❤😂
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 10 күн бұрын
Guuleysta ciidankeygow 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@LacibAxmed
@LacibAxmed 10 күн бұрын
Ninyahoon sir Baan kuusheegi anu waxaan ahay will ogaadeen ah nimanka argixisa markoobaad waa inlaga xidh xuduuda soomaand amarka labaad miinooyin hasaarina dhulka sadaan ugu dhmanin waxaad kudos kudisaa dameero ayadaaqarxi ❤❤❤❤ guul iyo gobanimo
@snw9257
@snw9257 10 күн бұрын
Allah guuleyo geesiyada Allah xifdiyo musliminta kuwa shihiday Allah ha unaxaristo kuwa dhawaca ahna Allah ha uu bogadhayo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g 10 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay, Inta dhaawaca ahna Ilaahay ha caafimaadiyo. Aamiin. Waxaa usoo jeedinayaa shacabka sharafta leh ee reer Puntland inay garab istaagaan ciidamada naftood hurayaasha ah dal iyo dibadba. Dhiirigelintu waa qayb ka mid ah dagaalka. Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee Puntland. Xaliye from Garoowe.
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 күн бұрын
Barakalah fiikum puntland❤❤❤❤❤
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 10 күн бұрын
Guuuuuuuuuul iyo gobanimo puntland
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 10 күн бұрын
Guul guul ciidamada mujaahidiinta puntland guusha idinka iskalle ❤️❤️❤️💪🛫🛫
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 10 күн бұрын
Rabbi Haninge xafido ❤ från Hiiraan
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Cidanka Puntland Guul IYO Gobaniimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 10 күн бұрын
Guul iyo gobanimo puntland guuleysta insha Alaah
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 10 күн бұрын
Allaahu akbar walillaahilxamdu Allaahu akbarkabiiraaa walxamdulillaahi kasiiraaaa wa subxaanalaahi bukratan wa asiilaa SADAQAWACDAH WANASARA CABDAH WA ACASAJUNDAHUU HASAMA AXSAAABA WAXDAH LAAA ILAAHA ILLALAAAH WALAA NACBUDU ILLAA IYAAAAAAH
@NuradiinSalaaf-to3wv
@NuradiinSalaaf-to3wv 10 күн бұрын
Waa ilaahay ma hadiis hadii aan rag askara ku dhiman waxaana leeyahay ilaahay ha idinku xafido dagaalka aad kula jirtaan gaalada isbahaystay Aamiin Aamiin Aamiin
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 10 күн бұрын
ALLAHU AKIBAR ☝️ ALLAHU AKIBAR ALLAHU AKIBAR ☝️ ❤❤❤ guul guul guul wacan insha allah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@dhool9781
@dhool9781 10 күн бұрын
Allow waa malin jimcaha .ilahow no sahal..Turmasala guul insha allah guul.
@canabcanabcanab4832
@canabcanabcanab4832 10 күн бұрын
Guuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 10 күн бұрын
Illahay ha caafiyo dhamadntood kuwii ku fhintana illahay ha unaxariisto aamin aamin guul guul guul inshallah❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 10 күн бұрын
ILLAAHAY GUUSHA HAYDIN SIIYO GEEYIYAASHA XAQ U DIRIRKA AH EE PUNTILAND GUUL GUUL PUNTILAND 💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💐💐💐💐💐💐👍👍👍👍👍🌟🌟🌟🌟🌟🌟
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 9 күн бұрын
Guuuuuuuul guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ PUTLAAND POWER
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤masha Allah guul guul
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 10 күн бұрын
Ilaahayow wiilasjanada noo ilaali khwaraarijtana madhi
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 күн бұрын
(RABBIYOW) MIINADA KA BADBAADI CIIDAMADA PUNTLAND (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 9 күн бұрын
❤puntland guul
@LaylaJaamac-r8j
@LaylaJaamac-r8j 10 күн бұрын
Alah ha caafiyo dhamaan inta dhawacan inta dhimatay jano allah ha geeyo
@Ashaabdi-n7v
@Ashaabdi-n7v 10 күн бұрын
ALLAHA CAAFIYO FUAAD XANAANO IYO INTA LA DHAWACAN TAY
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 9 күн бұрын
Warheedhe ciidanku hadey tageen meeli adkaa oo buurtu kasreyso hada ciidanka usheeg baabuurta haka degaan baabuurtana geedo hasaaren cagaaran buuraha in aykoraan allaha kuduwo waa dagaalku kaduu billowyahay uurcaleed dooxuu ahaa waana leys arikiy karay hadase waa tog buurtina waa kaasareysa ciidanka allaha illasho dowlsdana allaha kudumo in ayxaqooda gartaan wiilashaas
@nimcoali3237
@nimcoali3237 9 күн бұрын
Guuleesta ciidanka daraawiishta geesiyaasha puntland guul
@ashaismail713
@ashaismail713 10 күн бұрын
Alhamdu lillaah Alhamdu lillaah
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 10 күн бұрын
Alxamduallah Guul Puntland🦁🦁🦁🇸🇱❤️🩸🙌🙌🙌🔥
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 10 күн бұрын
Ilahayow guushasi waa xaqa udirir
@AyanMohamed-d2u
@AyanMohamed-d2u 10 күн бұрын
Alhamdullillah Allah ❤❤❤🎉🎉u Akbar
@bazeera5520
@bazeera5520 10 күн бұрын
Masha Allah illahay idinari
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 10 күн бұрын
Guulaysta ciidanka puntland!
@safiamuse5060
@safiamuse5060 10 күн бұрын
Ilahay ha u boogo dhayo
@baddalawil3132
@baddalawil3132 10 күн бұрын
Guul Guul Puntland
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 9 күн бұрын
Guul cidanka pundland
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 10 күн бұрын
ILaahayow dadkaas sharkooda naga qabo
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 10 күн бұрын
@@amatullahbintumuslimah7775 Aamiin aamiin❤️
@Axamad-b4q
@Axamad-b4q 10 күн бұрын
Ciidamada dafaca putnland dagalku Ad ayu uadagyahay wainfadhagalagakaco qaraxyada Alaha noga badbadiyo ciidanka
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 10 күн бұрын
Ku saliya Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤ ❤❤❤
@ShaaftoAli-kt5vs
@ShaaftoAli-kt5vs 9 күн бұрын
Guuuuuuuul❤❤❤❤❤
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 10 күн бұрын
Guuuuuleysta xoogagga Xaqudirirka puntland idankaallaah
@NuradiinSalaaf-to3wv
@NuradiinSalaaf-to3wv 10 күн бұрын
Nimankaan wali far baa u laaban meelo adagna waa khasab inay samaysanaayaan inta hore oo dhan waxoodu wali baqa dirir bay ku jiraan lkn meelaha ay saldhiga u ah wali waa dhimantahay lkn waa in go doomin meelkasta looga sameeyo mudo waa in godoomintaas mudo saarnaataa baahi iyagaa ugu dhimanayee
@ashofarah3924
@ashofarah3924 9 күн бұрын
Manshallah guul iyo gobonimo Putland Government keep going brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dhool9781
@dhool9781 10 күн бұрын
Sa .heyda yaa siiya zoolams ogo
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 10 күн бұрын
guulwarto Puland
@alijama6723
@alijama6723 10 күн бұрын
ALLAAH HAW BOQA DHAYO CADOWGII LABADA ARGA GIXISO EE S N M IYO DAACISH WAXAY FAAFINAYAA FU AAD XANAANAA DHINTAY WAA XILIGII AY HABAARKA MICIIN SAN JIREEN WAANA CALAAMA DAHA INAY JABEEN LAGU GARTO
@Mideye157
@Mideye157 10 күн бұрын
Habaar bay qabaan ee jebiya cadowga
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 10 күн бұрын
Alxamdulilaah
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g 10 күн бұрын
Waa maalin hore nimankaas miinada ka sheekaynaya.
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 10 күн бұрын
Alaha u boogadhayo dhamaan cidii waxkugaraan
@LacibAxmed
@LacibAxmed 10 күн бұрын
Amiin
@Bilekhyr
@Bilekhyr 10 күн бұрын
. Ilaahey Hacaafiyo askarteena Afnteriga ciidanka Lugata. Taxadera Reer putland. Dalkalabay Raben iney meesha kadhistan. Koormay saas udegeen dhulkaas.yaabka yaabkii Y ??????? Kaxira meeshy kasoosocdan Kasoo gelaayaan
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 10 күн бұрын
♥️🙏♥️🙏♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 10 күн бұрын
Magaca hagaaji waa Tuur masale
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@aminanuur4946
@aminanuur4946 8 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@11naa44
@11naa44 10 күн бұрын
Taliyaha ilahay ha caafiyo
@siman111
@siman111 10 күн бұрын
War ha sheegin meesha ciidan ku joogo ama ku wajahan yihiin
@sacdiyajamaismail6407
@sacdiyajamaismail6407 10 күн бұрын
Adaaba geesiya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 күн бұрын
xasan iyo kooxdisu qaaqlayaal bay kireysatay si ay ciidanka puntland uhagardaameyan oo aflagaado iyo kala furfur ugu keystan yacni wa taageero cad oo argagixisada ee dowlada puntland yay ka aamusin
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 10 күн бұрын
☝🏻🙏
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 10 күн бұрын
🙏♥️🙏🇸🇱✨️✨️✨️✨️🇸🇱
@batulasmail8261
@batulasmail8261 10 күн бұрын
Putland Waa inay ka dalbadaan wadamada Caalamka Qalabka dhulka hoostiisa wax ka basaaso Argaxisadu waxaa laga yaaba Godad Afkooda aan la arag oo aad u waaweyn inay ku gabanayaan Guulaysta inshaa Allaahu
@Marian-p9n
@Marian-p9n 10 күн бұрын
Ushega faraha kadaysta dhaha waa sune
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 10 күн бұрын
Jaceel waa deegaan Bahdir rooble baan ka wadaa qoraalkaa iga khaldamay😅😅
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 10 күн бұрын
Guul ciidanka iyo adigaba. Miinada gaadiid loogu talo galay baa jira oo la dulmarinayo ee ha la haybiyo
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 10 күн бұрын
Shala masa doraad midkood bay ahayd markii lalahaa khaarijtu hada xanuunka iyo jabka soo gaaray waxay beegsan doonan sarakiisha sarsare iyo dadka dulankaan halbowlaha u ah say u i laawan jabka iyo xanuunka soogaray. War Sarakiisha sarsare aad masuuliyad isaga saara.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 күн бұрын
ciidanka puntland wa muhaahiidin jihaad xaqa kujira oo kadifaacaya wadanka argagixiso khawaarija oo soo duushay oo diinta kuciyaaraya oo nebigu kusheegay eyada naarta
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 9 күн бұрын
Moqor weeye conqormaha
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 10 күн бұрын
Putland guul putland guul putland guul
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 10 күн бұрын
Jameel waa deegaan Bahdirooble
@saidahmed7268
@saidahmed7268 9 күн бұрын
Waxaan ok dhan waa aan ku gumeysto haddaadan rabina gunimo iyo liidnimaan kubadayaa sababtoo ah waxaan helayaa kuwo ariga kugu hayb ah oon u adeegsado saan kuugu dirqin lahaa Inaam ku gumeeyo ama ku liido oodan dowladnimo xornimo iyo muslimtinimo iyo qaranimo buuxda aadan helin
@sacdiyocali3146
@sacdiyocali3146 10 күн бұрын
Asc ciidanka maxaaukala saari kuli waa butlaan cida
@Umo580
@Umo580 10 күн бұрын
NINKII DHOF KUYIMI BAY GEERIDU DHIBEESA GUUUUUUUUUUL
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w 10 күн бұрын
waa maxay sopmalida isdilaya & oromada waxaad Argagixiso nacldbaa ku dhashay
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 10 күн бұрын
💯🇺🇿👀💪🏽
@aminaawil8037
@aminaawil8037 9 күн бұрын
Guul❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Marian-p9n
@Marian-p9n 10 күн бұрын
Wad fashilin ciidanka kadaa
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
ABU DUJAANA OO XABSIGA LA DHIGI RABO WEERAR TOOSA AYAA LAGUSO QADAY LIVE
33:03
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН