DEGDEG: Fanaankii Codkiisa La Cawryi Gaadhay oo Cawke u Waramay

  Рет қаралды 52,057

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 40
@Abdifatah-Official
@Abdifatah-Official Жыл бұрын
Cawke ayu xasustay allah ha u naxaristo😢. Waa Abihi oo kale machaallah
@yasminmimi8796
@yasminmimi8796 Жыл бұрын
Illahayow kuu naxariiso alla wlhi waan oyeey markaan maqlay codkan waxaan xasuustay Axmed xasan cowke Aloow kuu nacariiso waa codkiisii oo halkan taagan cawke ma dhiman inaankiisana waan salaamayaa edo salaan sare insha Allah nabadeey 🙏
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Waa wareysi fiican, wariye sare iyo fannaan, musician, laxamiiste, waayo-arag ah oo nin oday ah, oo deggan
@asadawoowe2823
@asadawoowe2823 Жыл бұрын
waan la dhacay ku soco mr marduuf wan ku wwatch thanks dhamatina
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Жыл бұрын
Bisinka Bisinka Bisinka Alloow noo Yasir oo USHA Dhaxda Nooga Qabo Adaa Awoodaa Lehee! با رب يسر ولاتعسر عونك يارب يا الله يا لطيف يا الخبير اللهم اهدنا و اهد اولادنا واولادالمسلمون اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم
@aliomar9379
@aliomar9379 Жыл бұрын
Waale Marduuf Waa Macaaliin 💥👏👏👏
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Sc mubaarak.qof ka sitoow.Alle Ka Cabso. Kula yaabi maayo waa iska aakhiru Saman
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Ax ax cawke rabow u nxriso Aamiin
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(ALLAHU AKBAR)!! AAbihii ayuu aad ugu egyahay!! Codka!! (ALLAH) YARHAM 🤲🤲🤲CAWKE(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲JANNATUL FIRDOUZ 🎊💕🤲🤲❤️kuwaar🤲💕🎊 adigiyo dhamaan Muslimiinta (AAMEEN YAA RABBI l🤲🤲🎊🎊
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Жыл бұрын
Amiin amiin yarabi
@SamiiraFayaxmire
@SamiiraFayaxmire Жыл бұрын
Illaahay hoygiisa haka dhigo cawke janatal fardowsal acla markaan inankiisa maqlo maba dhiman walalken cawke maansha allaaah
@sayidmustafe8803
@sayidmustafe8803 Жыл бұрын
Maxamed axmed cawke maansha allah hore usoco wllo codkii iyo dadaalkii Aabo waad haysaaye allena ha kula qabto lkn iska ilaali aabaha dadka ama soomali oodhan dhex ayuu u ahaaye iska ilaali in dhinac lagugu tiriyo please 🙏
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 Жыл бұрын
Marduuf mahadsanid lakiin imisa aan muusigga garaneyn ee haddana laxanka sameeya, caawa sidey kaa noqotey, waana ku arkayey inaad ereyada heesahana qaldeysey, laxamiistuhu waa qof gaar ah oo curiya laxanka, laazin ma ahan in uu muusik yaqaano, tussale imisaa hablood baa laxan sameeyey oo aan muusigna garaneyn lama soo koobi karo,
@OudMidiaProduction2580
@OudMidiaProduction2580 Жыл бұрын
Waad saxan tahay fanaaniin waawayn oo laxanka caan ku ah ayaan tumin miisiga sida Axmed gacayce, Maxmed Axmed kuluc, c/kariin jiir aad bay u badan tihiin fanaaniinta laxanka caanka ku ah ee aan miisiga garaacini
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 Жыл бұрын
​​@@OudMidiaProduction2580. Waa sax lkn laxanka sidiiisaba waaa muusig, waxaana laxanka iska leh qofka muusishin ah, mid hibo ahna wuu jira oo sida gabyaaga cml ah oo laxanku u sahlanyahay dadka qaarne way bartaan markay mudo wadaan lkn ninka muusiga tuma inuu barto laxanka oo waqti badan galiyo uma baahna. Qofka kabanka tuma ama biyaanada laxanku wuu u sahlanyahay. Lkn qofka aan muusig aqoon ee afka ka sameeya isagoo iska socona laxamo horay buu la galayaa markaasu ka laabanaa hadane wu badalayaa waxaa laga yaaabaa 10 jeer inuu laxankaa bad badlo asagoo ka baqaya inay hees hore ka gasho. Lkn ninka kabanka ku laxamaynaya waaa sahlantahay, kabanku 7 maxado ayuu leeyahay marba taad rabto ayaad tagaysaa
@IMShrma.A
@IMShrma.A Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@engilyas44
@engilyas44 Жыл бұрын
cawke markale masha allah
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Ina Cawke weliga xagga hadalka xagga dhaqdhaqaaqa , xagga codka iyo xagga farsamooyinka ha is-odhan aabbo isu-ekee . Samayso shakhsiyad kuu gaar oo asal ah si aanad copy u noqon وبالله التوفيق
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Жыл бұрын
Allah yarxma Waa Cawke oo Halkan Sootagan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
WAA AABBIHII OO YAR ALLAAH YARXAMO.WADDANI SOOMAALIYEED AYUU AHAA OO AAN KALA QOQOBKAN MAANTA AAN AQOON
@CabdirisaaQyuusufQaydiid
@CabdirisaaQyuusufQaydiid Жыл бұрын
Maansha Allah ilahy Haku garabqabto
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 Жыл бұрын
Hada fanku waa wada Hal SIIQAD ama LAXAN ,barigii horana wuu kala duwanaa laxanku
@kingmoha9965
@kingmoha9965 Жыл бұрын
Codka hore ma cawkaa Mise
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Waaw Waaw badani iska daa cowke yare
@MubaariJaamac
@MubaariJaamac Жыл бұрын
Wlahay bilahay 2000 sland ayuuu ninkaas leh waa la icawrigaaray lahi ayuu igala baxsady intan wax ka ibiyey
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Waa imisa dollar
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Bakaka
@abdinabby6340
@abdinabby6340 Жыл бұрын
Nio marduuf inaad kabanka i bartaan raabaye xageen ka helaa
@yaxyecibaar9039
@yaxyecibaar9039 Жыл бұрын
Dad waa dadkii hore cawke adigaba koobi baad tahay
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Kkkkkkkk faaankii oo qof ah waan la yaabey anuu!!!@@@@@!!!
@Lagubaray
@Lagubaray Жыл бұрын
Fanaankii jaanis ukuheeso maadsiin dadku wuxuu doonayey qaybo badan oo qibradi faanka
@abshiromar4397
@abshiromar4397 Жыл бұрын
Sowdigaan qofkiiba naag kadhigay ku dhalatay Ku baratay
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Жыл бұрын
Asaan diigu wali ciyin weyan
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Weriye qaxootiga laguu sheegayo waa dad xagga Ethiopia kasoo qaxay dagaalkii 1977 dhexmaray Faqash iyo Ethiopia
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
faqash mise somali iyo ethiopië waliba reerka isaaq la yidhaa baa u badna dadkii dagalkas xoog u galy ee xududa dagana 😢
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂 cajaaib
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
2000 kun...hhhhhh kulahaa
@MadarmohamedMmi-qu2dg
@MadarmohamedMmi-qu2dg Жыл бұрын
2000 sow 2000 mha de😂
@Burcawi24
@Burcawi24 Жыл бұрын
Juwaan sln sare
@HAANIYOLINGAX
@HAANIYOLINGAX Жыл бұрын
Kkkkk ku barbaaty ku dhalaty
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 226 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51