Degdeg Faragalinta Xukuumada Djibouti Ku Haysa Siyaasada Arrimaha Gobolka Awdal + Shirqoolo cusub

  Рет қаралды 39,686

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Waxaa magaalada Mogadishu loo dirayaa Horgalo doonaya inay iibiyaan qadiyada Dhaqdhaqaaqa Awdal State
Presented Ayrotv and Galbeed Tv

Пікірлер: 77
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw 4 ай бұрын
I am in Djibouti bro❤❤❤ Gardabuusi guud ❤❤❤❤❤ WE going Awdal States Mouvement ❤❤❤❤
@MoktarHoumad
@MoktarHoumad 2 ай бұрын
Welcome Awdal state Mouvement in Somalia guulaystaa ee Djibouti wey ini Garabtagayihine...From ciise!!
@libandahir9495
@libandahir9495 4 ай бұрын
Hadii ad wax dileysid cidi kuuma taliseyn
@Ibrahiminaguelleh
@Ibrahiminaguelleh 2 ай бұрын
Guul ciise from jibouti❤😊
@Subeyriga
@Subeyriga 4 ай бұрын
WAAN KA GUULEYSAN DOONA CADOW SNM IYO ISMAIL CUMAR GEELE
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 ай бұрын
Iyo Ethiopia 🇪🇹 raacsii mise gumaysigaad jeceshahay mise Oromadii Somaliga ku gambanayay ayaad tahay qudhmuun🤢🤮🇪🇹👎🏼💩🤧
@manineima4398
@manineima4398 4 ай бұрын
Djibouti iyo somaliland miya kuu cadawa? Maa ciise iyo isaaq iyo samaroon isu cadawa ? Maa muqdisho ayaa ayay janadu kaa dhawdy ?
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 2 ай бұрын
WAR CIISE. DHUUL. BUU KU . LEE YAHAY. ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. STATE. OF. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Waxaan gadabursiyo iniodhani lahaa waxba halahadhina
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Ismaaciil.geele Mar.dhaw..waa.laqbanayaa Iarkaan.iqariya.ayaa.kadanbay
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Jabuuti haday kadhacdo ogow gogaradihi iyo durucdi eed xidhani lahaydeen sii diyarrsada. Tarkhdu way solabanta .
@1984peac
@1984peac 4 ай бұрын
Haa wey jirtaa in dad réer jibuti ah lagu beero dhulku somalida lagula qaybtamayo dhulkoda ay kudarsadan xata siyasiyin
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 2 ай бұрын
WAR. CADEEY. WAXAA. JIIRAA. IISMAACIIL. .MEESHA. HAA DEEX WADIIN
@ShrashiidSheekh
@ShrashiidSheekh 3 ай бұрын
Waryaadhe heen. Beenta iyoburubagaadada Naga joojiya
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Xammarna dawlad kamajirto shayaadiin baafadhida reer ssc iyo reer awdal dibindabya doda ayay kataliyaan alaah hanagaqabto
@AbdiBarre-f6v
@AbdiBarre-f6v 4 ай бұрын
Warka ismaacil dhaaf adigu kaxoraw oohin malin walba aad latagantahah
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 4 ай бұрын
ADER.BAKI IYO.BORAME. HILDHIIBAANADA. BEESHA CIISE. EE. DALKEENA SOMALIA 🇸🇴
@SuchSuhayp
@SuchSuhayp 3 ай бұрын
denale jabuti ayax ukuta awudal waayuwaxadaga qablka cise dadkakale wadabayal
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 4 ай бұрын
Horgalayasha waa iin laxasuga .
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 3 ай бұрын
Cumar waa cadawgeene ciyaalkuu daldalaayoo calooshuu ka cunaaye caynkaa maan u ogaano Carigeenu gubayaayoo gantaaluu bixiyaayoo ku garaaci yaqaane caynkaa maan u ogaano Sool markii lagaraacay lagumaaday dadkooda duqaynta ay kuwadeen asagaa dalbanaayee caynkaa maan u ogaano Cumar waa cadaw waynoo caano siinta yaqaane caynkaa maan u ogaano Ismaaciil cumar geele cadaw weeye cadaana cadibaad iyo hoog iyo col xunbuu kuwadaayoo ku wareerin yaqaane caynkaa maan u ogaano Caruurtii sool lagu laayay culuumtii la xasuuqay carwasaadkiyo hoogii asagaa curinaayee caynkaa maan u ogaano
@makebravo7133
@makebravo7133 4 ай бұрын
KKKKK MABAY DHALANE DHAWRTAYSAN OGAA KKKK OO LUGHAYA YAALE TII KU XAARTAY MIYAA LAHAYD LAXDAAY KKKK GOBOLKA GABILAY BAY KA TIRSAN YHY SOO SOCDA
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 3 ай бұрын
Dawlad soomaaliya wax ka qabataa ma jirto waana dhacaysaa waayo way cadahay inuu arinkaas ismaaciil cumar geele xasan waxba kama diido warkiisuu raacayaa waana run hadalka ninkaani
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb 4 ай бұрын
no no yaa j chez Didier c bon Somalie Awodel iyo Djibouti c'est ça
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Kina ugu wayn iyo kina ugu yar waxb hala hadhina
@Ismaelelmi-q6e
@Ismaelelmi-q6e 4 ай бұрын
Awdal ma hooyadaabaa leh kelbiyohow
@AbukarmursalmohamedAbukarmursa
@AbukarmursalmohamedAbukarmursa 2 ай бұрын
Maxey tahay waxa ainka badda lo lala taakan yahay xagee la raba in ey ku so biyo shubato
@Ibrahiminaguelleh
@Ibrahiminaguelleh 2 ай бұрын
Awdal state of ciise somalia❤
@Ismaelelmi-q6e
@Ismaelelmi-q6e 4 ай бұрын
Dila teg waryaa ciise waad taqaanaa
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 4 ай бұрын
maxan uga bahanahay xamar
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
halkee usocotaa marka ?
@FilsanMaxamuud-ij8pq
@FilsanMaxamuud-ij8pq 4 ай бұрын
Awdal alle leeyihiin
@Voir-tout
@Voir-tout 4 ай бұрын
Kaani wa benale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 2 ай бұрын
Calankana hhĥhhhĥh
@mahdisco7049
@mahdisco7049 4 ай бұрын
Kaanii been badana😂
@kingsman5110
@kingsman5110 2 ай бұрын
hada ma aabaha baale
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb 4 ай бұрын
salam Aleykoum
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 4 ай бұрын
Qoti qoti
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Gadaboursi shacbkisu waa 200,000 tirakoobki ugu danbeyey .soomaliya, Ethiopia iyo jabuuti
@medideabdi7397
@medideabdi7397 4 ай бұрын
Mashallah
@AsmaAmir-f9i
@AsmaAmir-f9i 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Gadaboursi shacbkisu waa 200,000 tirakoobki ugu danbeyey .soomaliya, Ethiopia iyo jabuuti
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 2 ай бұрын
Iwaasa
@AadanBashir
@AadanBashir 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuul
@MAHDIHASSANBOUH-vq6en
@MAHDIHASSANBOUH-vq6en 4 ай бұрын
Bacaaac meel waxba kajirin baqti afuufayan borama iyo baki bad ledihiin ma ohin bad dhul anad lahay ku rabtiin ( selel iyo lughaya ciise land , gabiilay issaq land )
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 4 ай бұрын
Ciise intuu faanaayo waa intuu ismaaciin xukunka hayo bari haduu dhinto cidhiidhi baa la idin galin canfar iyo samaroon baa jabuuti u talindoona Awdalna hadalkeedaba daa
@erhadali4424
@erhadali4424 4 ай бұрын
Maxa tiri Ismael oo jogin aya Issa Djibouti utaline jirey mataqna labadini halyey Djama Zeylci wa xasusata marki suqa place menelike ee Djibouti dharka kaa dhiken Baki iyo Boroma iga cesho garcburtii kudhashey waze 😂😂
@NurRoble
@NurRoble 4 ай бұрын
Xurmadle xasan shiikh soo laabo marsadaxaad inshaa.alaah .shan mashruuc ayuu ku guuleeystay muda gaaban 1 dayn cafitii 2 qaadistii cunaqabateeyntii hubka. 3 ku biiristii suuqa afrikada barre. 4 ka hortagii damaca ethoopia biyaha soomaaliya. 5 distuurka wadanka vivo madaxweeyne xurmadle biremada xasan shhikh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 2 ай бұрын
HORTA KUWANCLU ANDACOONAAYA AWDAL. HALKEE BAAD NUNOOLEEDEEN. MARKU SHARMARKE CALI SAALAX. ILA TADJURAH XAKUMUJIIRAY MARKAY SNM FAQASHTA ERYANAYSANA U XUDUDKA JABUTI KATALABISAYNA WAX AWDALISTA AH MAYJIIRIN. MARKAA MA JABUTI IYO XAMAR. IDINSO BASBASAYSAY
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Rag sitacban uhadlaya. Meel aad wax kathiin majirto . Insha Allah halkaas ayaad abdikin fadhin doonton. Cudur ayaa idinku dhacay . Cudurka xasadku dhawo malaha .
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Jabuuti haday kadhacdo ogow gogaradihi iyo durucdi eed xidhani lahaydeen sii diyarrsada. Tarkhdu way solabanta .
@abdisamadmuhumed9328
@abdisamadmuhumed9328 4 ай бұрын
Awdal wa dhul yonis muse xage ku aragtay ciise 😂😂😂 only ree geedi
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Gadabuursi iyo Ciise ha Midoobaan runtii wax dan ah uguma jirto faashiste ini cumar geele
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Odayga jaamac saylic eed ku sheektin sawka e wiilkisi kabaha muse bixi madax kusita .
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Walaahay waadrunshegtay mandaqad qaldan ayay kunoolyihiin reer awdal state subxaan alaah dad aylaqad qaadikaraan ma aha
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Waxaan ini fican nabad hadi kale way idinka dar . Ooy donow ayaar joog.
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Ducada badiya alaah anbarino dufaan baaqadidonta mujtimiinta cidla ayadkaqadan dontaan gobolkiina idinkon dagalamin Inshaa alaah ❤
@mussejama311
@mussejama311 4 ай бұрын
Awdalstate (ciise and gedobiirso) You need to be United and demand for your own share of the prey otherwise you'll be the prey..
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 4 ай бұрын
Kina ugu wayn iyo kina ugu yar waxb hala hadhina
@HousseinYare
@HousseinYare 4 ай бұрын
Waabaryaayy baboco lugama qarikaro mashallah
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah reer awdal state of Somalia alaah ha idinguuleyo jamahiirta reer awdal state of Somalia ❤
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 4 ай бұрын
Mudanayaal salaamad Ma gubaabada dadkiina baydin aqoon mise dad aad gubaabisaan mahaysaan?
@AliGramGrammaire
@AliGramGrammaire 4 ай бұрын
Vive président Djibouti ismail omar
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 4 ай бұрын
ada halka dhigay doqonyaw 1991 ayaad laga tashan laaha
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 4 ай бұрын
Halka raga samaroon idinka dhigay dhulka awdal halaka saaro snm iyo ciise
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 4 ай бұрын
Isaq land is ka qeliya war kin logo ma jiro ewel somali dalad ma tihin ama etobiyan ama gala ama is ka daf xamara daad ka dago wa somali jajus ba tahay rofiyan ah
@Cirroole
@Cirroole 4 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ Awdal States Mouvement good ❤❤❤
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb 4 ай бұрын
ouii ouii c vraiment bien
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 4 ай бұрын
Sanaag iyo sool uun bay maqlen war ceerigaabo saw caasinada sanaag maha saw ta somalilnd haysata
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 4 ай бұрын
Munafaqada ciise nacaybka ah mesha kala baxa gydabiirsay oohin ma dayan iyo naxli
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 4 ай бұрын
AWDAL STATE OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 4 ай бұрын
Qomud lud Djibouti Cisse state..🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 4 ай бұрын
ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 4 ай бұрын
Lgtbt Qomud lud Cisse state..🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣
@erhadali4424
@erhadali4424 4 ай бұрын
Ala maya Gays garcbur state🏳️‍🌈😂😂
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 4 ай бұрын
Awdal majirto LGBTq laakin djbouti Cisse Haa..!!!🤣🤣🤣🤣
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG
12:23
HAKIS. TV
Рет қаралды 567 М.
СЛУЧАЙ В ЛИФТЕ (@l_1u - TikTok)
0:15
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 10 МЛН
Spot The Difference, Win $10,000
0:58
MrBeast
Рет қаралды 32 МЛН