GUUL REER AWDAL HUBKOODA QAATAY,CIIDAMADII UGU BADNAA DIYAARSADAY,DAMACA ITOOBIYA ISKA DIIDEEN,

  Рет қаралды 19,880

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 3 ай бұрын
Guul reer Awdal state allah cadowk jabiyo Guul
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 ай бұрын
guul iyo gobanimo soomaalia aamiin itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin aamiin
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 3 ай бұрын
Maanshaallah wa run garabkina ayan nahay❤
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Asc 👉👉👉. xasan maxamud waa ganacsade berri iyo bad iibinaaya wax walba lacak ku bedalanaya ee kaas ilaahay umada haka qabto ✅✅✅
@fosiyakamil2008
@fosiyakamil2008 3 ай бұрын
Aiinka Iyo waraysogan waa sisysadaysanyahay mashallah Raga samaroon ayaa ka jawaabo
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Hadi Anahay besha Cissé Yeli meyno in Ethiopianku naaqabsadan
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 3 ай бұрын
GUUL REER AWDAL STATE ALLAH CADOWKA JABIYO GUUL GUUL GOB IYO GOBANIMO REER AWDAL STATE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 3 ай бұрын
Guul warts awdal somalinimo ha shaqeyso somali badan ayaan ogoleen lakin erayga madaxweynah bahia waa arkay mooryzn ay soo daateen aqliga hz shaqeeyo sxb
@walaalkhaan-ch8ft
@walaalkhaan-ch8ft 3 ай бұрын
Wllhi wa rag xassan iyo dowladiisa wa tugo
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Asc 👌👌👌 nin iyo 2+3+4 midna shacabka waxba kaqaban maayo 😎 haday shacabku gacaan cid ka adkaan gartaa ma jirto hoow 🤲🌎👌🌎👌
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 ай бұрын
Awdal state of somaaliya
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 ай бұрын
Guuuuuul awdal state of Somalia 🇸🇴
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 ай бұрын
Diyaar lets go ardiga reer Awdal baa leh hada waa in aan kacnaah SSC waa waqtigiii puntland somali qofwalba ahhh
@afbile1
@afbile1 3 ай бұрын
Illaahay xasan baahane haka qabto umadda. Waa nasiib xumo in khaa'in wadan madaxweyne u yahay Somali. Allow noo gargar
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 ай бұрын
Wlhi blhi muuse juudan iyo xassan dhiiqo bahane kana Ka xun WA Qof baahan Nasab ahayn😮😮 lkn cadowga wa. La Iska celinaya WA balan😮
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Dal xoreeye waa wadaniga dhabta ah dhulkiisa iyo haddii so waa lama taabtaan eeer aadam a madex pro xasan shiekh kuma jisaari karaan
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 ай бұрын
GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 3 ай бұрын
Guul awfal state 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@RidwanAbdi-wx2
@RidwanAbdi-wx2 3 ай бұрын
😂😂😂 awfal
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 3 ай бұрын
Awdal hanooto soomali dhab ah ragragdhalay waaaaaye
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
♥️🇸🇴♥️
@omerjibril7318
@omerjibril7318 3 ай бұрын
Peoples Samaroom babro Awdal State Somalia 🇸🇴 ❤️
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
Xasan dhiiqo ciidankii dalka difaacilaha waatuu xasuuqaya shacab dankamale waa ganacasade 👁️
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Soomaaliweyn waa diyaar Difaaca Dalka Soomaaliya
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 ай бұрын
ITOOBIYA BADEENA SOOMAALIYEED UMA OGOLIN KIRO XITAA DOOIMEYNO ITOOBIYA WAA CADAWGA KOOWAAD EE SOOMAALIYA ITOOBIYA ERITREA KA SOO BAQEEN SOOMAALIYA BADEEDA AYEY KU HANJABAYAAN KENYA AYEY ARKEEN IYO SOOMAALI GALBEED OO LOOGA AAMUSAY WAAN JIHAADEYNAA INSHAALAAH
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 ай бұрын
Muusaa waka iibka awdal soo Alifiy:: xassan Qaaday 200m$. Somalia waa iib: inta haryayna:
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 ай бұрын
200 million$ waa Sixiiixa awdal:
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 ай бұрын
Turkiga waa ninka raba in dhulka soomaaliyeed in uu bixiyo donaya dantiisa ayuu wata turki
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Darwiish adaa bahan oo lacag ku qaato dawlada ceydeeda
@ayubamore5599
@ayubamore5599 3 ай бұрын
ÀWDAL GUULEYSTA somalia wanu idin garab taganahay somaliya somali baleh ethiopia wa cadowga somaliyed ogada somaliyey cadowga somaliyed hajabo
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 ай бұрын
Ethoipia hadey cagta soo galiso ilaa gedo ayey soconayan
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 ай бұрын
50 sanoo badaa awdal la kiriiyay: ethiopia oo china horsocoto: 200 millions$ wakaa turkiga lagu sixiixay: arintu waa somalia waa iib:
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Diyar réer Aabtiiyaal
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 3 ай бұрын
Waa in an mudaharadna oo an qoryaha so qadana oo xafad walba oo somaliya ah laga so baxa oo ladhaha soceli somali galbeed hade bada imaneyso itobiya hadi kale eedo somali galbeed heesato hade bada imado waa isbalarineysa lkn hadi ladhaho soceli somali galbeed waa niyad jabeysa oo hamigeeda aa meshas ku baba aaya lkn waa in an tariiq cusub dhigna oo dalkeena uhilina awoowa yasheen dhiig iyo nafba waa uso hureen dalkeena ee cadowga waa in an umidewna oo Shanta somaliyeed isku garab istagna 🇸🇴🫡❤️☝🏽💎💪🇩🇯🫡
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Adeer hadii aad adagtihiin muuse biixi dhulkiinama bixiyeen muuse biixi sababtu tahay 700 boqol oo qof markuu idinka diley baad asmus teen hadii aad qodax ku mudi lahaydeen aad baan uga xumahay in dhulkii awoow yaashiin kubdhinteen in maanta xabashi iyo xasan dheekh oo dolaal ah
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 3 ай бұрын
Dagaal iyo difaac adag halagalo soomaalaay adoon madaw yuusan ina gumaysan karaamo aan kudhimano keena dhintayna waa shahiid keena noolaadana cizo hakunoo laado.kuwa itoobiyaanka ah ee dalka inoojooga aan iskasaarno marka hore,dadkani waa cadw isnabaya wakhtigooday sugayaan hadhaw caano kuu lisi maayaan
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Daroodku yubtubka maxay uga caytamaan
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 3 ай бұрын
Farmaajo bada siiyaay ethopia qaainka
@aderjalil1785
@aderjalil1785 3 ай бұрын
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
SOMALIA WAA FOR SALE ETHIOPA WADA QADANEYSA
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 ай бұрын
Xasan marna ha aaminahadaad islaamtihiin
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 3 ай бұрын
reer awdaĺ waxba kama taqaanid
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 3 ай бұрын
Samarono war beenta iska daa hoyada wase sayilaca iyo luguhaya ciise le djibouti iyo somali bana u diyara
@husseimali1139
@husseimali1139 3 ай бұрын
10kun baa sheegaysaye ,, 500 oo AK47 ku hubaysan xitaa meel ma wada keeni karaan,, ee somalidana miskiinta ah ha waalin yaanu Dhuuso-Juudaan xasuuqine,, cid u hiilinaysana ma haystaane
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 3 ай бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? DAL KA. SOMALIA. REER KA. ISAAQA SHEEGTA WAXAY. KA MID YIHIIN QABIILADA. KU NOOL. DAL KA SOMALIA. MA. YAGAA. IIBSAN KARA DAL. SOMALIA. MISE. ABIY AXMED. KA. DAL ITOOBIYAA. BAA IIBSAN KARA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 MISE. REER KA. ISAAQA. SHEEGTA. GUDABIRSAY IYO. CIISE. DHUL. KOODA. BAY IIBSAN KARAAN. ISAAQU. KKKKKKKK. MA. SIYAASADII. BAA GASHAY XARAASH. IYO WAX LA KALA. IIBSADO. KKKKKKKKKK. WAALIDANI. WAA. MID CUSUB
@WarsameBarre-b5h
@WarsameBarre-b5h 3 ай бұрын
Beenaale ilahay ka goay hus qudhunyohow anagoo awdal joognaa oo samaroona ayaa kuleh awdal waa somaliland af qadhmuunyahow us kagu dhalay
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 3 ай бұрын
Saxib reer ka ha waalin yaa la buufinee 😂😂😂😂😂😂
@idirisabdi2515
@idirisabdi2515 3 ай бұрын
Beenale.awdal.waa.nabad.ciise.maxaa.nagalay.dhulkayaga.wxba.kama.dhacayasn
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 ай бұрын
War yaa idin baabi,inaya kuwo idinka liita ayaad ku socotaane
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 3 ай бұрын
Xasan badaha wuu difaacaa wax kale ku eedeeya in itobiya kaala hadasho badeena muuse ayaa keenay awood ayaa leedihiin somaliya jabuuti iyo siti ma aha reer idinla mida in cadow idiinkeeno
@TaaroAli
@TaaroAli 3 ай бұрын
Badhyo culuseey idinku ilaashada halka aad sheegataan ee aad ka talinaysaan waxba haku daalina dal iyo dad tashaday waxba hasoo eeginee oo haku mashquulinee xasan orda oo gacmaha qabta hadaad wax ka qabanaysaan?Halkana waxa layidhaa qaranka j.somaliland ee barakaysan markaa cidii ku habsaantaa iyagaa daali markaa waxaan idin odhanlahaa nin walowba baylahdaada qabsada oo danahiina raacda?
@Soyaal226
@Soyaal226 3 ай бұрын
turki waaay ay dhasho ee iskaceliya soomali hurudooyee kaca hurdada kakaca wadakiina waa loo tashtee dhalnyaroo kaca wadankiina adinkaa nabad kadhiga kartiin ee hurdada kakaca hada waa kaas turkiga badiina udhiibateen hadane waxa ay nii dha hoysaa itoobiya bada usaxiixa hadaa badiina cashan lahaydeen turkiga maa usaxiixa niinihi lahaa ee caqligiin kasha qee siiya
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,9 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 17 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН
Maxkamadaynta Gabdho dhawaaan loo Guuriyay Argagixisada.
12:47
Somali National Television
Рет қаралды 83 М.
Daahir Allasow: Oo La ilmeyey dhibta Soo gaarey Gabadhan Somaliyed
18:24
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,9 МЛН