DEGDEG GARAAD JAAMAC RUNTA U SHEEGAY WARSANGALI, MAAKHIR STATE CADEEYEY INAAN LOOBAAHNAYN,KHAATUMO

  Рет қаралды 26,426

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG GARAAD JAAMAC RUNTA U SHEEGAY WARSANGALI, MAAKHIR STATE CADEEYEY INAAN LOOBAAHNAYN,KHAATUMO

Пікірлер: 133
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Mashaallah Garaad Jaamac Garaad Cali Allah wayni ha xiftiyo!!!
@AmineNoursaidibrahim
@AmineNoursaidibrahim Ай бұрын
0:19
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Ай бұрын
Allahuma aamiin ilaahey walaalo cadaalad ah hareerihiisa ha dhigo ilaahey buntland iyo SSC ha xafido ilaahey soomaali wayn ha mideeyo ilaahey soomaalida ha ciseeyo ilaahey badeena iyo barigeena alaha xafido wa salalaahu calaa aalihi wasaxbihii ajmaciin wa anil xamdu lilaahi rabil caalamiin
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Waa Runtiis Graad Jamac Garaad Cali Garaad Kugu Caana Maalay Harti Isku Haya Cadowga Puntland Iyo Kan Harti Baka Shaqaynaya Harti Power Hajabinina ❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Ай бұрын
Garaad jaamaca guul gobanimo
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo Ай бұрын
M.shaa.alaah garaad adiga iyo isimadeena sharafta leh waxaan idin kacod sanaynaa inaad midaysaan daarood dhankasta dal iyo dibadba guulaysta markasta midnimo baynu wax kunoqonaynaa inshaa alaah
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Ай бұрын
Geerida dishaay geedkaa ha bo nooloow geesigii afrikoow D5 guul cadowgoodu diwn
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
GARAAD JAAMAC NOOLOW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
midnimada harti hawaarto ilaahay idanki
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah🤲🙏💯 waa ruunteda Garaad Jaamac Garaad Cali Allah wayni ha xiftiyo! wiil iyo gabaar Hartiweene reer SSC Khatumo iyo Puntland waa matano your enemy is my enemy i always stand by you Walalahay Hartiweene Guul iyo Gobanimo Insha Allah🤲❤💯🦁🐎💐 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Mansha alah war anaguna nagu Dara maxa naga rebat D5 hadan nahay Sade darood
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
Sade Darod guul gobonimo iyo midnimo.
@fadumojama22
@fadumojama22 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Ай бұрын
Mansha Allah tabaarka Allah garaad jamaca guul
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
Yusuf Darod guul gobonimo iyo midnimo.
@Warsuganmedia
@Warsuganmedia Ай бұрын
Maasha allaah , Garaad kugu maalney runtii waxaad tahay hoggaamiye dhab ah oo u soo baxay Harti allaah hannoo kas dhawro..
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
Tanade Darod guul gobonimo iyo midnimo.
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
Harti Darod guul gobonimo iyo midnimo.
@faysal9536
@faysal9536 Ай бұрын
Hartiga abgaal ku jirana walalohood ha soo raadsadaan macquul maaha inay magacyady bilaash isaga bexeen warsangali harti abgaal baa loovyaqaan laakiin daarood bay u eg yihiin
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
Kumade Darod guul gobonimo iyo midnimo.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Welkom 🤗 Darwiish wallo!!!
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah wlhi garaadka waa garaad ilaahay balaaqad siiyey ,ilaahay ha xifdiyo
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 Ай бұрын
That’s right
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d Ай бұрын
maashaaallaah guuuuuuuuuuleyso garaad jaamac garaad cali halyey qaran. guuuuuuuul HARTILAND + Daaroodland idankaallaah..
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Guul Guul iyo Gobanimo reer Makhir Warsangeli Garaad iyo Suldan weye
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Absolutely
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Garaadka mnsha allah mar walba af somali iyo maah maahyo cusub ayaan ka faaiidaysanay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Warsangeli iqtiyaar beey leeyihiin buntland weeku dayacanyihiin reer bari warsangeli baanu raaceeynaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Baayo Barri Dadbaa Leh Ee guura Oo Sanaag aadda.
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Bari dad reer barbi la yiraahdaa leh boqoro beeldajaal iyo ugaasyaa wadaaga iyo warsangeliyowaxnala leh dadkii nooyimi waanu soo dhoweyney illaa gaas dekedii bosaso iibsadey xagee uguuraa isku fillaada ilaahmaahee cid kale uma baahnin tuug dambena nakhiyaami maayo buntland waa beeyadiyo maydiga bosaso baayee iyo booowe waa boqortooyo​@@Cici_mimi
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Ceelaayo iyo lasqoray imisey bosaso ujirtaa reer waa sanaag reer sanagna waa reer bari sidaadaas hala ogaado وبالله التوفيق والنجاح
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Midnimadu waa muqadas
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Wada jirku waa heshiis iyo wada ogol
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 Ай бұрын
Garadka jaamac guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamiiroCumar-d6b
@SamiiroCumar-d6b Ай бұрын
Masha Allah alle hanoo daayo isimada harti iyo garadada
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Horta Cunugaan Yarka Ahee Reer Mahad waa Jilicsan Fooqul Jilicsan Aan Caqli Laheeyn. Waryaa Gobolka Bari Markiii Warsangali La go'ayaan half ceerigaabo Baa Puntland sooraaceeysa Oo ee Daganyihiin MJ Siwaaqroon. Jooji Nacnacda Qofyahow.
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Harti power guul
@bintoabdi6229
@bintoabdi6229 Ай бұрын
Mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹✅
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Warsangeli Garaad waa qabaan. Garaad jaamac waa DHULOS
@mimihawthorne
@mimihawthorne Ай бұрын
Reer Maakhir way saxan yihiin ❤ee naacda joojiya oo walaalihiin wax u quura. Markuu warsangali dhiiga harti u daadinayay waa loo baahnaa hadana waa lagu jisaarayaa xagee walaalnimada taalaa hadaan waxba la isu quurayn😎.!!
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 Ай бұрын
Masha Allah garaadku hadalkisu waa dhaxalgal
@Hurusocod
@Hurusocod Ай бұрын
Midnimada Harti oo isku ah hal dawlad ayaa aad u fiican, markaa ka dibna inta kale ee Daarood aad soo dhowaysaan. Maakhir , waa fowdo Xasan Sheekh Maxamuud ka danbeeyo. Waa wax aan daacad laga ahayn
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 Ай бұрын
Guul midnimada waa mid nin raga waa ogyahay nacasna loo sheegi maayo guul
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc Ай бұрын
MIDNIMADA HARTI WAA MUQADAS ❤❤❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Ай бұрын
Midnimada soomaalida oo dhana waa cadowga hoogiisa ilaahoow soomaali xaq cadaalad ilaah ka baq ku midee allahuma aamiin
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc Ай бұрын
Alle soomaali hamideeyo allahuma amiin
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Maakhir Waa Jirtaa Warasangeli waa Saladano Xaq Baye uleeyihiin Waadad Xadaaradle Oo Akhayaara Hore usocoda
@hashihersi
@hashihersi Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Ай бұрын
Sasa la idinka raba isku duubni baa dadkayagow cadaw lagu dila isku duubniba dugsi qaraniniyo dowlad lagu hanta waa idin salamay guul harti
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg Ай бұрын
Asc maanta Maya inaynu u kla baxana oo cadowgu naga dhex ugaadhsdo joojiya waxay wadan inta maangaabka ah inta aqligu usaxibku yahay wet daremayan
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Ай бұрын
War hartiyoow tafaaruqa iskaadyaa maanta sharaf iyo garaama yeelateen anigu nin ogadena ahay maamulada hala kala saaro waa quwad ama awoow daarood usoo korortay ssc dhulbahnte madaxweyen kala noqdo kuxigeen warsangeli baarlamaan mj siwaaqroon halaga dh8ga xitaa rag ogadena baa jira oo gobolka sanaag dega layidhaahdo jibraahil bahgeri baahale ah waxan soo hartay puntland madaxwetne majerten weeye kuxigeen leelkase hala siiyo waa rag adag daaroodnimada ku dhinta waana ragfacwyn hartiyow xishoodo kuwa kale saas wey ogol yihiin reer batigey mj idinkaa meddha madax ka ah takadaas qaata barlamaankana puntland halaga dhigo ragaa Awrtable wsc from afmadow jubakand
@AndrewErish
@AndrewErish Ай бұрын
United Darod Somali.
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 Ай бұрын
Masha allah
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Dhulbahante Harti nimo aysa Majeerteen fiirin bey fiiriyaan war ka faideysta oo Warsangali nagu soo biira dheh
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
Garaad jaamac guul iyo goblin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Deni taariikh Madow ayuu ku leeyahay Warsangeli Ilaa maantana tii ayuu wada. Rag cadaalad waayey sidii Cawshi Kala yaac
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Cabdullaahi Yuusuf Iyo Cade Muuse baa boqolaal Meeyd Iyo Dhaawac ah Kala gurtay. Waana Kaheshiiiyeen Oo Xalay Dhalay Kanoqddeen. Idinku Idoor Baad lamid tihiin Xagga Cuqdada.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo🫶🏽
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
ماشا اله
@luvccupid
@luvccupid Ай бұрын
Wiilkeyn waa nin wanaagsan runtiiyne warsangali wuu difacey laakiny dagaal aya lagu qadey oo ay mj aad u aflagadeyn oo ay cayen markey taasey keyntey in oo is badeley lakiin makhir iyagey go ayn kodey leh uney madexey banana ee tulkuy ha kaley xishodoy
@MaxamedMaxamuud-xs2xq
@MaxamedMaxamuud-xs2xq Ай бұрын
War adeer hana khasbin anagu marabno butlan iyo khatumo bay bay
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial Ай бұрын
Nimanka hotelka taleex ee muqdisho kujira uu horkacayo shiine baahane waxay wadaan maamul dhis maahee waa tafaraaruqa harti weyne waxa gadaal kariixayana waa xassan dhiiqo intaasna reer sanaag ama warsangeli weyku baraarugsan yihiin iyo dhamaan harti weyne wax shaqeynayana maaha
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Warsangali ha goaan canshuur ma bixiyaan majeerteen canshuurtooda ayaa lagu. Cawiyaa askartooda mushaar joogto ayaa la siiyaa hadey goaan waa rabi laheen lacagta dhulkooda aada waxey aadi laheyd dhul majeerteen caydooda waa laga joogi waayey filankaa harti hanalaga joojiyo
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 Ай бұрын
dhul bahante iyo warsangeli waa tol , laakiin siyaasadi kama dhexayso, weligeedna kama dhaxayn.
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Ай бұрын
Reer xubeera tafaraaruqa joojiya Caqligu ha shaqayo hadii kale isaaq baa isha idinku haya Hashii geeleeda diidaa labo geed dhexdeedaa waraabeuhu ku gowracay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
GUUL 02STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Kan cumar .maxamuudka ma yaqaano gobolka bari anigaa ku barayo anaa ka soo jeedo gobolka bari waxaa leh majeerteen dadka kale ee kunool waa marti saas u baro
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Shirkas wa shirka horgalada xasan gorgurde marxun xamza mesha ku dhirayan puntland iyo khaatumo sas ogada
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Galadagaal ka Waa Sakhraan daroogada Iska Badiyey Warasangeli Noocaa Madhegesto
@mohamedsiyaad9501
@mohamedsiyaad9501 Ай бұрын
waarbal baldaawada xaqiraada intaas le,eg adiguna waxjira matihid aniguna aniguna waxjira ayaan ahay anigu maamul baan noqonayaa adiguna hanoqon aniga igu daba fayl walaalona waan nahay wallee waa ca jiib
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Ай бұрын
Wax maakhir la yiraahdo ma jirto Waa Putland.tafaraaruq bay wadaan . Sheekadana waxa wada nin waalan oo digtoor isku sheega oo maraykanka jooga
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
CAJIIB MAAKHIR MA JIRTO AAAA ? HADEY JIRIN ADIGA TAADANA SEE KU JIREE QOLO WALIBA HADEY QOLO KALE DUUDSIDO SEE RABTAAN SOMALIYEY
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr Ай бұрын
Warsangeli waa buntland adeer caadi iskadhig maalin dhoweeydna waxaad waxkaeaadineeysey deni masalaamin gudoomiyaha baarlamaanka maxeeytahay waxaasi
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Ай бұрын
Warsangeli kama midaysna Reer gaara oo daboqoodhi ah baa sheekada wada
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Kuwa ku shirayo warsangali muqdisho waxaa ku jiro kuwa rabey majeerteen inuu is dagaalo waagii doorashada socotey markey arkeen majeerteen inuu heshiiyey cuqdadadii ay qadeen waa taas maakhir wax la dhaho kuwaasheen
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Dhulbahantah maxaa kaquusayaha makhiir dhulku waa dhuul warsangali a nagaah laxdaah
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 Ай бұрын
Culayska wada jirka Harti lasaarayo hadii Somalinimo la saaro maxaa dhici. War qabiil waqti badan lama galiyo
@user-ve3xp3zl2i
@user-ve3xp3zl2i Ай бұрын
Waryaa waad Eden daran tahay waayo miyiyey kuu kale sokeeyaan dh iyowarsangali uma baahanin reer aan u ahaan dabo dhaqe ee Siddington ayaan doonayeynaa dawaladan waan ahayeyen download maakhir layidhaahadan why jirtay bud lagan hosted nacas yoho ee taariixda soo baro caruur yahay a again kami ahyeyen waan idindug sieben waxaan ka dhaxalay xabad iyo ijaafey aan idiin dulqaadanayene majeer teen lacking xusuuso waxad samayen jirteen ooyay idin deyene ee 😭😭😭😭😭😭🇺🇿😭🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿😭😭😭😭😭😭
@MyTd99
@MyTd99 Ай бұрын
Garaadkaku waa nin fiican oo dadka ayuu u naxa meelkasta oo soomali joogto. Laakiin siyaasi ayaad moodaa in uu u malaynayo in ay umad u naxaan.Garaad ka fogow siyaasi kuwo diin ilaahay baray ayey ku shaqaysteen oo siyaasi difaaca.
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
Dab munaafaq shidey mumin ayaa ku dhinta, war kan yari munaafaq sanaa
@user-xw9wo2vv9j
@user-xw9wo2vv9j Ай бұрын
١٢٠٠ سنه سلطنه ..ورسنقلي تريد أن تحافظ على أراضيها ومواردها من سواحل و ذهب ...موضوع هرتي هذا كلام فاضي ...مجيرتين اتعشى سمك .. دلبهنتي انتم اخوان لاكن خليكم بعيد واشربوا حليب مع هبرجعلو .
@ABDIWAHAAAAB
@ABDIWAHAAAAB Ай бұрын
Ninkaan waxbuu idiin soo wareyaa ᴅʜɪɴᴀᴄɴᴀ ʟᴀᴍᴀ sᴏᴄᴅᴏ ᴍᴀʀᴋsᴀ ᴡᴀʀsᴀɴsᴀɴɢᴀʟɪʏᴏᴡᴡ ᴄᴀᴀᴅɪ ɪsᴋᴀ ᴅʜɪɢᴀ ɢᴀʀᴀᴀᴅᴋᴀᴀɴᴀ ᴡᴀx ɴᴀɢᴀ ɢᴀʟᴀʏ ғᴏʀ ᴇᴠᴇʀ ᴍᴀᴋʜɪʀ sᴛᴀᴛᴇ😇😇
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
Allaha kudhawro. ❤❤❤❤❤
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Waar caddunow dadka haysku dirin waad fiicnaan jirtee ma a ku helay
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Garaad Jama waa mahadsan yahay. Warsangali waa Guddoon ku NOOL oo wixi aan laga maqlin Sultanka 28aad ee Sultanada Warsangali waa arrin aan waxba ka jirrin. Beesha inay shirto cid marti ugama aha. Warsangali weligis talo ayaa meel u taala. Somali oo burburtay dayaceeda iyo ceebteeda dad noogu faana jira. Xamar Warsangali wax wayn ayuu ku leeyahay oo dhul Warsangeli Caleed ama Warsangali Hart.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Garaadka agteyda sharaf ayuu ka Lee yahay laakiin warsangali caydooda ayaa badatey majeerteen ayey ku wassheen hadey rabaan ha goaan boosaaso waa magaalo msjeerteen ha guuraan sanaag aada wada majeerteen u dhisayo waxaa loo wareejin doonaa dhul majeerteen na dhaafa maalintuu isaaq idin soo bursada yasn maqli majeerteen noo soo gurmada ceerigaabo ayaa lagu gumeystaa
@user-js1ve9qw5j
@user-js1ve9qw5j Ай бұрын
Guuul
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Afarta nin ee xasan in soadegsadat so xira
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Caduun meyay xagu kabaxay
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 Ай бұрын
Guuleysta geeshkayagow
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Cajiib
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed Ай бұрын
Khar alahakusiiyo agreed kusooco
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
Warsangeli iyo dhulbahante ya dhul maamul noqon kara hesta?
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Hadalka GARAADKA sidaad ufahamtey maaha
@abdidiriye7791
@abdidiriye7791 Ай бұрын
Riyada kakaca dheh dadka Maakhir ku qarwaya!
@guleit89
@guleit89 Ай бұрын
Qolyaya la makacbabaxay makhir maxay ka rabaan qolyaha la makacbaxay khaatumo
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Ай бұрын
Heedhe hartiyow markii la arky quwada darood inaey weyntahy ples ples ples waa qeybi oo xukun waxana ladoonayaa in la idin kala furfuro walee daarood ayanu raadineyney soomaali weyn baanu raadineynay ee war xunow lagu waa somaali walaahi hadey sidan kusocoto guard jamacoow dowlad gobaledka butlad iyo qaatumo ayaa iyo Juba land ee kabaxa warkas hadee waa iga talo walaalnimo
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Adu maamul akhirana maa jirto riyo aan jiriin
@MukhtaarxirsiTallaabodheere
@MukhtaarxirsiTallaabodheere Ай бұрын
Waa yaab
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Warsangali Haddeey iskudayaan Gobolka Bari Wallaahi waa Dagaal.
@fosiasaleh5473
@fosiasaleh5473 Ай бұрын
Maxa kaagalay warsangeli waxay dhisanayaan idinkuba waad dideen majeerteen
@hodanadam224
@hodanadam224 Ай бұрын
Bena was ben haki shegiin garad jamac??? Afweynede
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o Ай бұрын
Hush doqon maryan saleebaan ayaad rabta ineey hart kuqarabtaan
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c Ай бұрын
Caqliga dhul bahante waa kaas yar iyo weyn waa isku mid war sool waa somaliland ee cidla ha ka waalanina waxa khatumo la yirahdaa ma jiraane
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Caqliga Idoorna wakaas Saqiir Iyo kabiir leh Daarood baanu Dhul kaqaadeeynaa iyagoo 33 sanno Uniikinaya Inneey Daarood Ka xorroowbeen.
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
Puntland waa maamul aad ubalaaran oo gobolo badan ka kooban, waxaan filayaa qorshaha harti waxa weeyey in Maakhir iyo Khaatumo laysku daro oo Maamul laga dhigo. si laba maamul oo hartiya halkaas uga soo baxaan. xaalku waa sidaas.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Waa sidaan ufahmey
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Ай бұрын
Sax sax hadalkaas ama taladaas waa mid fiican puntland ku filan dhulka ay heysato sanaag waa ssc xitaa highland waa ssc oo qeyb sanaag ka mid ah anihu waxan ahay nin ogadena hartiyow yaa la idin kala qeybin wallaahi maanta sharaf iyo karaamo baad yeelateen sida aad isugu soo gurmateen cadowga isaga kaashateen inaga daarood kale hadaanu nahay garabkiinaa nahay joojiya tafaaruqa waxay idiin tahay quwad soo korortay haday dhulbahnte iyo warsangeli isku darsadaan maamulka xitaa majeryen qeybka ka mid ah baa dega layidhaahdo siwaaqroon iyi niman ogadena oo bahgeri ah layidhaahdo jibraahil intaas maamulka ssc haka mid noqdaan madaxweyne dhulbahnte halga dhigo kuxigeen warsangeli baarlamaanka mj siwaaqron halaga dhigo puntland baa soo hartay nimankaa mj madaxweyne weeye kuxigeen leekase halaga dhigo waayo rag facweyn barlamnka Awtable halaga dhigo from afmadwo juabalnd
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 Ай бұрын
Kan yar waa nin waalan
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
WAR QAAR WARSANGELI KA MID AH IYAA LOO SOO ADEEGSANAYAA SI SSC LOO JABIYO. CADAWBAA DABADA KA WADAA OO NIMANKAAS ADEEGSANAYA. WAA KUWAAS SSC OO SANAD JIRIN DURBA WARSANGELI LASOO DIRAY. MARKA WELI HORGALO BAA NAGA MID AH
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Makhiir waa dhismaaysaah qoof horistaagikaraanah maajiro maarkah garaadkunahaa haayskahaadlo lakiin waxbaah kamabadalikaaro goaankah warsangali
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
HIHIHI😅 DSC GARANAY. BALSE MAAKHIR YAA YAQAAN ? HADEE HADAAD U ARAGTAY JIB YAR OO KATIRSAN DSC DAWLAD, IN AAD RIYOOTID WAY FIICANTAHAY😅. MINDHAA XASAN SHEEKH BAAD ICTIRAAF KA HELEYSAA😝
@abshir2010
@abshir2010 Ай бұрын
Garaadka sidaa umahadlin ee adigaa reer Maakhir garaadka usoo dhax marayo. Walaalaheeyn Warsangeli ayahooda ha u tashtaan Maakhir state waa soo dhaweeyneynaaa waanu taageereyna hadeeynu nahay KHAATUMO. Qof la qasbi karo majiro.
@user-sr3hi4hw1l
@user-sr3hi4hw1l Ай бұрын
Garaadlawe duli
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Warsangeli muse juudaan iyo iidoor baa ka dhex guuxayo
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 62 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 43 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 36 МЛН
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 9 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 11 М.
Boqor Buurmadow Oo Garaad Jamac Garaad Cali  See Ayuu Wax Oogasheegii Karaa
15:44
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 62 МЛН