Somaliya ayaa adoomo u ah itoobia hadaad run doonayso waayo ciidamadeedii baa ku ilaaliya, qasabna kaga mid noqday AUSSOM. Dhulkii Somali galbeed lagu sheegi jireyna Xasan Gurguurte yaa hore ugu saxeexay inay itoobia ka mid yahay. Maxad isku yeelyeeshaan ee Marka reer Somaliland baa cid la heshiinaysa Marka la yidhaa baa gaalo iyo gumaysi laga sheekeeyaa inta sidahagaagaysoa la yhyna somaliana ma wallaahi
Waay iswalayaan ee way ogyihiin midakale dadkii so qaxay ma reer nadiyay ahaueen mise dadkii burco iyo hargaysa kuwasina badiye madegin markay faqash tii iska kiciyeen magslooyin koo dii bay u noqdeen
@mohamedabdi34683 сағат бұрын
Siyasada munafiqinta darood, wati ay ku jabi lahayen. Tariq dhoda waxay ku dambeyn donta sidhi tii boqor toyadhi "AJURAN" ama YAHUUDI Europe" !!! 😂
@dhulgariir4 сағат бұрын
Waleeee waa la yaabi doonaa Waxaa la odhan doonaa maxaa reerkaa loo Qaban waayay markii hore Waxaa ii sii muuqata in reerkaa garaad iyo siyaasi iyo waxgarad ku sheegoodu dhamaantood dagaalka iyo dhibka ku baaqaya ee raadsanaya ee aan wali nin qudha laga maqal aynu nabad ku wada noolaano sidaasooy tahay way isla weyn yihiinoo awood dawladeed ayaad haysataan ayay isleeyihiin laakiin Walaahi bilaahi talaahi CNN IYO BBC Maydkooda caalamka way u tabin iyadoo la leeyahay waar ma ruushbaa Wax laayay Ogaadeenow hadaad nabada qaadan waydaan ood mar dambe gacan qaadaan waxaa naga dhaara in ogaadeen oromo iyo gambeela uu sheegto oo aanu idin burburino maydkiinana bahaluhu ka dhargaan Waa Bala ilaahay