Muse Xamar hadii laga soo habaaro ma lacag buu ka cunay mise deen buu ka qabaa Allo KU CELLI wixii qof muslim habaara. GuUL Muse Bixi Cabdi Xildiid Rooble Kooshin ka naxow nafta waa guuuuuuuuuuuuul MBC cadawga cagta hoostii. AMIIN
@Khalil112-d4pАй бұрын
Mashallah Tabarikall ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@IbraahimCawil-qe6buАй бұрын
Xaaran quute macaa hoygiisu xaran yahay
@Adnan-bc1vkАй бұрын
HABAR AWAL GAAR AHAAN SACAD MUUSE WAXAY NOO DHALAAN SACSAC MIIDHAN SIDA FAYSAL IYO KAN HALKA ANAGA HABLAHAYAGU U DHALAAN KUWA IYAGA HOGAAMIYA SIDA MUUSE IYO CIGAAL ILEEN IN YAR OO DHIIGII GARXAJIS AH AYAY KA HELAAN HABLAHAYAGA
@@Adnan-bc1vk inta subeeriya dhashay wa inta idika nool eemilgaha iyo sharafta idin haysa car sheeg nin muuqda oon subeeriyada sogalin? Gesi walba Subeeriyadu ku abtirsada. Yaa isga yaa waladhalay
@nimcohirsi2878Ай бұрын
Nasiib wacanaa nin reer abtigii uyahay Subeeriyada❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
Umalayn maayo in aniga reer abtigay sidaa isoo dhawan lahaayeen muusa cabdale kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@nugaal012Ай бұрын
Qaarbaan Subayriyadu qaar badan baanay waxba u tarin ee ma kuu tiriyaa Magacyadooda. Kkkkkkkkkkk. Ninka nasiibkq badani waa ninka Allah ka dhaliyay Hooyo iyo Aabe ah kuwa Allah sharfay ee diintiisa iyo cibaadadiida ku mashquula.❤❤❤❤
@samowsamale3490Ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pMuse Cabdalle waa kuwii xoriyadan aad haysato kuu keenay munaafaqna ma yaqaaniin midda kale Muse Cabdalle hablahood sacan oo kale ma dhalaan
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
@@samowsamale3490 ma abtigay sumuli iyo abtigay lixle labadaas keliyaa ku jiray muuse cabdale SNm kkkkkkkkkkkkk anaa kaa aqaan oo ay idhaleen cidwal baa keentay xoriyada
Ciro ayaan fariinta diray oo ah wax laga xishoodo weel yar oo Ciyaal suuq ah oo uu ugu yeeshay Catoodh yare ayaa ina biixi uga soo yeedhaaya Moqdidsho waa wax la xishoodo Ciro oo aynu ka Sugayno inuu Maddex ka Noqdo Somaliland iyo Catooshe waa wax kala fog intaaa u dhaafi maayo laakiin hoos ayuu inoo dhigay Waa Khayran katiiran
@khadragelle7801Ай бұрын
Mujaahidiin maaha waa ehelu naar waa mujrimiin waa haamaan iyo qaadhuun waa dhiigyo cab xamar iyo been iyaad ka sheekaysaan xabashi ayuu dhulkii ka day wadankii toloow imisaa loo dhiibay kan
@halimamumin3643Ай бұрын
Oo waxaan ku weeydiiye? Naarta ma adigaa fureheeda hayaa? Subxaana Allah. Na Siyaasadu yaaney ku dambaajin. Ilaahey ka yaab.? Musa iyo Cirro midna qabrigaaga kula geli maayaan ee Ilaahey ka baqa oo cadaabta Ilaahey ha fara gelinina . Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.
@abdulahihassanjimale8149Ай бұрын
HADA NINKA MAXUU SHEEGAY WAXAA ISKU NAHAY IYO MUJAHADI AHAY LEE SHEEGAY WAXAASI OLALA MA AHAN
Maa Xamar ka geley doorashooyinka Somaliland. Talada Somaliland Cirro ma gooyo . Xamareery, tiina gubaneysa qaboojiya, Hargeysa iyo Somaliland Waxba idin kama yaalo. Somaliland, shacabkeeda ayaa go' an keeda leh, Musa na malaha, Cirro na malaha, Idinkuna idin ma khuseeyso.
@abdirahman-b9lАй бұрын
Bisinka waa Qaylo waynidaa Ina. Aga waynoow😂😂😂
@faclon.Ай бұрын
alle ilaahow goorma dadka certificate kooga iyo aqoontooda wax kuheli doonan masaakiinta aan garbahooda tol lahyn baan ka soo jeeda duoqonina wakaa xalku intaan ku jiro ee laangaab ka loo yaqaanaa ee xinyhaha iyo hadfku shidayo waa inaan iska tahriibno halkan only reeraha xooga leh uunba ka shaqeeye
@aminamohamed5568Ай бұрын
Oo ma xaq bay ku leeyihiin
@Halgame334Ай бұрын
KAN YARI WAA QOF SAA MAYN LEH QULUUBTA RER SL WUU HANTIYAY DAACAD