DEGDEG Maxaa Ka Jira In Jabuuti Looga Yeedhay MD Cirro?

  Рет қаралды 16,792

Hasamaato tv

Hasamaato tv

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 18 күн бұрын
MADAXWEYNE CIRO HADUU TAGO DJIBOUTI WUXU INAGU RIDAY BOHOL DHEER BALSE WAXAN RAJAYNAYAA INUU QAATO TALADII MADAXWEYAASHEENII HORE RAYAALE & MUUSE ❤
@ZahraGonle-e5k
@ZahraGonle-e5k 18 күн бұрын
Absolutely 👍
@ZahraGonle-e5k
@ZahraGonle-e5k 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanguled6591
@osmanguled6591 18 күн бұрын
Masha'allah waxaad tahay weriye qiimo-badan illahay haku-xafiddo.
@ShineIsmacil
@ShineIsmacil 18 күн бұрын
Hayeelin marti qaadka madax wayne cabdiraxmaan jabuuti danteena ma wado
@KayseCaliShaqaleh-m7e
@KayseCaliShaqaleh-m7e 18 күн бұрын
𝐣𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐞𝐞𝐧𝐞
@DaahirCabdiwahab
@DaahirCabdiwahab 18 күн бұрын
Asc waa daahir walaal madaxwayne ciro waa diblomaasi loganacabsanmayo
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 18 күн бұрын
No No nacaaskan Cirro jabuuti yuu tegiin muxu ugubahanyahaay jabuuti ina geele waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland waa khayiin cirro yuu tegiin
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 18 күн бұрын
Waar Xirsi Ayuu U Diray Shir Qarsoodi Ah Ayaa Ka Jira Somaliya ,Jabuuti Iyo Xisbiga Wadani
@runahmed9988
@runahmed9988 18 күн бұрын
Geele waa khayin in lala kulmana waa khalad, waana danayste weliba Xaasid ah.
@guledjirde2818
@guledjirde2818 18 күн бұрын
Asc. Haddii. Uu. Tago. Walaahi. Inaanu. Ciro. Xirsi. Dhukalayaga. Hargeysa. Ku noqondoonin. Wadani. Huwan. Wey. Ka. Bixi. Hargeysa. Walee. Ciro. Dhiig. Ayaad. Xirsi. Wadani. Ka. Hor. Ka. Bilaabey. Tuug. Tuug. Ah. Wixii. Laguu. Dortey. Oo. Aad. Ku. Dhaaratey. Aabahaa. Ayaa. Ku. Wasi.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
Reer soomaalilaanoow haday taasi dhacdo soomaalilaan way inadaysay fursada maanta aynu haysanana dib inoosoo mari mayso😢😢😢😢
@ahmedmohamedabdi6628
@ahmedmohamedabdi6628 18 күн бұрын
Asc, Md/Cirro kol hadu Gudoomiyaha iyo ku/xigeenka Xisbigiisa Waddani u diray Jabuuti, Waa Xirsi iyo Waabeeye'e de imika ayaabu joogaaye, tolow ma ogolanaya, maxad kawada,!!!
@siciidyare4185
@siciidyare4185 18 күн бұрын
Waa Lagu marti qaaday Ayaa ka haboon waa looga yeedhay Dad siman isuma yeedhaan
@CeilCate
@CeilCate 13 күн бұрын
Thank you so much for this amazing video! Could you help me with something unrelated: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?
@Xasanmuxumedcllaahi
@Xasanmuxumedcllaahi 18 күн бұрын
Jabuuti ma jeclin waa daalin wax laga faaiido majiro sidii madaxwaynihii hore maxamed. X.cigaal uu ka xidhay xadka ayaan jeclaan lahaa waayo Jabuuti iyo somaliland maalina wax fiican luguma arag
@hashim4226
@hashim4226 18 күн бұрын
Hasamaato tv waxa uu caan ku yahay inuu fidiyo WARAR ah hebal madaxweyne ayaa looga yeedhay ama lagu casuumay magaalooyin oy waxba ka jirin. Bal aan sugno waxa iminka ka jira warkan.
@cabdilahimuxumed
@cabdilahimuxumed 18 күн бұрын
Cawa waxanu di yaar u nahay difaca s land hadii xasn sheekh uu lakulmo
@MaxamedAmo-z5q
@MaxamedAmo-z5q 18 күн бұрын
Haduu madaxwayne cirro tago jabuuti waa dhabar jab aan loo baahnayn mada xwayne noo ahaan maayo waa balan inaan layeelin in waar wadankii halis ayuuu ku jiraaa nio
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 16 күн бұрын
xirsi aya si gogohadhay waxa halka ka muqata inay tahay waxay isla ogayan Ciro iyo Xirsi
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
CEEBAY TACAAL OO MARKAA HESHIISKII ETOPIY IYO SOOMAALILAAN MIYUU KATANAASULAY AQOONSIGII SOOMAALILAANSE MIYUUKA TANAASULAY WAAYO GEELE IYO XASAN SHIIKH MA ARKIKARO HESHIISKAA😮😮😮😮😮😮😮😮
@CabdiAxmed-h3s
@CabdiAxmed-h3s 15 күн бұрын
Madaxweyine.ciro.haduukuhoreeyo.jabuutiy.qarannimadiy.somaliiland.wuxukubadalay.mamulgobaled.hoostaga.cadawga.s.l.d.waxayi.noqonayisa.ayaandaro.inodambayisay.hadukuhoreyo.ihtopiyanad.waainuguulayisaney
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 13 күн бұрын
Hadii raisalwazare Abi uu soomaliya u baydhay heshiiskii somalilad xaguu geeyay kii somaliland abi se manin labanaagood oo soomaliya ah wada qabaa oo midwaliba habeenkeeda u goglayso,ciro wuu ku haaagsan yhy sidan haday jirto.
@XaashiCilmi-ll9vj
@XaashiCilmi-ll9vj 18 күн бұрын
Asm sifiican ayaan uarkaa was ayo way dad Walsall ah
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  16-01-2025 #somalia
30:20
Somalia Radio News
Рет қаралды 7 М.
CIIDANKA HABAR AWAL IYO SAMAROON MADANIGA  XAQIIQADU WAATAN
18:12
waridaad TV
Рет қаралды 52 М.