DEGDEG "Muse nin igaga afxuni ma jirin nin igaga dagaal badana ma jirin..." Boqor Buurmadow

  Рет қаралды 5,536

ELSAR MEDIA PRODUCTION

ELSAR MEDIA PRODUCTION

Күн бұрын

Kamid noqo Saaxiibada 100K ka badan ee halkan ku jira
www.youtube.co...
★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Пікірлер: 43
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 сағат бұрын
Abtiyo ilaahey ha ku xafido guul Somaliland guul ciidanka qaranka guul ciidankaSSB guul muuse biixi
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 сағат бұрын
HADAANU HABARJECLO NAHAY YUSRA HARTI HAL COD SIIN MAYNO HA U DOONTAAN HUWANTII AY TAAGEERSAN YIHIIN
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
BOQOKU NIN WAXBADAN OGG
@Hanad2976
@Hanad2976 2 сағат бұрын
Booqor jir oo joog
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 сағат бұрын
WAAR NINKANI WAA GEESI GARAWSHIIYO LEH BALSE KUWO DOQMO AH OO DADKA BURBURINAAYA AYAA JIRA EE KUWAA HALA OGAADO
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Сағат бұрын
Waa runtaa waa abtiyaaladaa laakiin iyagu isaaq nama dhalin waxna iskuma nihin ayay mar walba yidhaahdaan laakiin adigaa ka wanaagsan maanshalaah
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Сағат бұрын
Adduunka danta dhexdhexaad lagama noqdo ee runta sheeg fulaynimada daayoo.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 сағат бұрын
Caada Qaate,
@katraabdulla2235
@katraabdulla2235 Сағат бұрын
Habar Madoow😂
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 3 сағат бұрын
Warka dhulbahante waa cadyahay hadeynu nabada dhulbahante dooneyno saw inaan ceerigaabo ku wareejino maaha, sidaasry ku tashadeene
@LaylaAbdi-h1n
@LaylaAbdi-h1n 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 сағат бұрын
Boqor caluushiisu xukunto iyo qabyaalad munaafaq
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 сағат бұрын
Guuuuul mbc iyo kaahin baa jooga
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 сағат бұрын
Guuuul mbc iyo kaahin
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Сағат бұрын
Iidoorka belaa la tusay aan umada u muuqan waa la rogayaa waa kibreen waana jabyaan ma soomali baad rabtaa axmaar baad sheegatay waalidaada walee rogmate
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Сағат бұрын
Dilaalka war kiisu waa cadyahay fariid
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 49 минут бұрын
Xukuumadu, waxay TV yadakasheegtay in habarjeclo hargaysa martikutahay adigan 7sano ayaa lagatakooray maanta jaaniskaa aadhayso haddaad dayacdo,Allena kaagamategayo adna waa isdulaysay Suldaan xasana aduukusugayey ee geesinimo muuji dalkana waddani udooro kaahna waxkadhis ama halavkudayo waa wixii bari rogilahaaye.
@CabdirisaaqJaamac-x7u
@CabdirisaaqJaamac-x7u 3 сағат бұрын
War gabayga maxad noga jarten odayga warkisu waa xadise
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 58 минут бұрын
Boqor maanta dalku wuxu marayaa inuusiijiro oomidlanoqdo iyo inuu burbur wajoho ayey maraysaa halkaad dhigtaana waa lasugayaa nabad iyo colaadba.
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 сағат бұрын
Xasan waxa loo soo raray iskaraab
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 сағат бұрын
Weli beentii iyo nifaaqii ayay ka dhegaysanayaan BEEN MADOW. Annagu 80kii jeedal ee qadafka sodohda waa kaa jaraynaa inshaa ALLAH
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 55 минут бұрын
Boqorku waxanu ogayn in hargaysa h.jeclo lagasheegtay oo g36 lagaaheegtay oo borame lagaaheegtay oo dawladiiba reeer yari iskukoobay oo 7wasiir oo ilmadera aytaliyaan.
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Сағат бұрын
Rag waaki runta sheega ee isku kalsoon een cid u yeedhin
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 сағат бұрын
Shacabku waa ogyahay cidA matasha qaranka somaalilaan
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi 2 сағат бұрын
Buur madobow Habar jeclo mar hore Ayee shirtay wax danbe o Ay Habar jeclo wax danbe o Ay ka shirayso ma jirto wlhi Habar jeclo waxay ka shiroso wamaxay bal noo sheeg doorashona uma bahnin wilow Adeer nin Aan nabadba haynin dorasho ma galayo dee wlhi
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Сағат бұрын
Been madaw alaah kuhooji fulefule dhalay walee gacan dhulbahante ayaad kubaxaysaa Inshaa alaah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 сағат бұрын
BOQOR ILAAHEY KHEYR HAKU SIIYO EE DALKA CIRO KA ILAALI BOQOR CIRO WAA MEYD WALAAHI SOMALILAND SII JIRI MEYSO HABARYOONIS MA RABAAN JIRITAANKA SOMALILAND CIIL BAY U QABAAN WADANKA WEY CUNAYAAN WEY IIBINAYAAN MAGACA ISAAQ WEY NECEB YIHIIN DADKA WADANKA HABARJECLO HAKA ILAALISO ILAA MAANTA HIILKEENII WEY KA SOO TASHANAYAAN
@Eren-b4k
@Eren-b4k 2 сағат бұрын
Wajigaa gubay Been-madow. Ilaahay idankii gaadhiba maayo. Colaad uu huriyo cimrigiisuba gaadhi maayo ilaahay idankii.
@Adem-l4t
@Adem-l4t 3 сағат бұрын
Haad don't ID kaalow
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 сағат бұрын
Cumar carte yaa u diray jaamacadda carabta,dalka daarood baa ka talinayey,yaa kaloo wax noqonkara,bal car cid kale meel ha gaadho
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 сағат бұрын
YAA ADEER DAAROOD NAAGAHOODA DHAADHEER KOOSARADOVTIMIR AH AYAANU KAGA BADALAN JIRNAY WAA XAGAY KALMADA (IIDOORI )KU BAXDAY JAAHILYOHOW
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 22 минут бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Iidopri wexey ahayd Raashin ,dhar,xoolo iyo arrima ganacsi,dad lama dooriyo xoolayohow,berbera xaafadda Daaroole yaa lahaa,Aqoon xume
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 сағат бұрын
Waatu dalka kaa bacsaday oo kaa waaliyey oo aad cararta fulay baatahay cila ka faana beenaale dibjira baad tahay nedel ah
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Сағат бұрын
Been masha oo waxad tahay Ninkii Na baray Cayda Cusub e ahayd Ma qajaan iyo Saqa jaan .
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Сағат бұрын
Been madow belomadaw habar madaw shaydaan madaw alaah kuhooji walee waxba utarimaysid habarmaxbus ee culeyska un baadkukordhinaysaa
@AbdilaahiAli-r4l
@AbdilaahiAli-r4l 2 сағат бұрын
Hubkaa ha soo dhawaayo..waaynu ka qaadan.doonaa
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 сағат бұрын
Doqon doqon dhalay xaar madow caydii garaad jamac in dhulbahante kugu saamaxayo ha filan adigoo afdheer baad soo geli doontaa magaalo daarood wana laga shaqaysan doonaa viva ssc khaatumo !
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 сағат бұрын
King osman didnot support Hersie and mohamood Hashi slaves of Ero party so donot join the enemy of somaliland people Ero and haberjalo slaves like Hersi + mohamood Hashi 😂😮😅
Expected Ending?
00:45
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 9 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,1 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,5 МЛН
BOQOR BUURMADOW IYO BESHIISU XUSBIGA AY DHISAYAN BARTAN KA OGOW
6:24
Buurdhaab media 1
Рет қаралды 3,4 М.
XIDIGAHA GEESKA -DOORKII HORAN SIGANAY - HEES CUSUB OO HD
4:26
Somali New Entertainment
Рет қаралды 6 М.