TOOS: Siciid Deni oo si adag u cadeeye mowqifka puntland ee Wada hadalka Dowlada Feder..

  Рет қаралды 52,788

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер
@jamaalali2434
@jamaalali2434 3 ай бұрын
Thank you master president Somalia 🇸🇴 one
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Wuxu yahay president Markuu dadkisa ufuro wada hadal dib uheshisiin Iyo haduu daacad u noqdo umaduu udhaartay Dooro qoor qabad biyo kuma cabto xaqiiq
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 16 күн бұрын
​@@SagalMohanedPuntland kudayashay mudanthy. Hadalkii uu 2 bilood kahor uu sheegay baa hada muuqda. Gurguurte & Hamse waxay dhaheen 1. Puntland 24h bay kuburburysaa Bosaso ay iskudayeen inay u adeegsadaan diyaano si foodo looga bilaabo. Wayku guuldaresteen. Diyaano way wadeen waxay kadhigeen Taliye police. Maxu kabedeli karaa. Waxbo kama bedeli karo. 2. Konfurgalbeed bay somalinimada laga saarey. Heer wecelo lagu tilmaamo lagaary. 3. Jubaland weerar lagu qaday waxii karaacay waan aragnay. Darood igu soo orod ma ahan. Puntland & Jubaland awood & siyaasad lagumagaadho.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 ай бұрын
guuleyso madaxweyne cadawgaaga allaha qabto guuleysta puntlan ssc
@sm.5191
@sm.5191 3 ай бұрын
deni waligis baa somali ayuu ahaay manahan somalidiid waxba yaan biyaha la isku hoos qariin deni respect❤🇸🇴♥️
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Binti girl, cabaad badanaa ? maxay rabtaa ?
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 ай бұрын
​@@MubYus Cidah.cabadaysah.waa.inkah.dabilayashah.ah.oo.cabsanayah.oo.haban..iyo.malin.bah.afkkah.kuyah Daarood.kah.kabakhayah.dakanadiv.eey.galan.inlagah.arsanayah. Hatanah.cabsih.dartad.bey.hub Kadalbadan.nasarih.casih.eykah Cabsanayan.khabiladah.somaliyed Hirabku.cabsih.dartan.geedah.u Shankharah.hobkanah.eykensadanah.iyagah.iskuh.xasukhidonah Haweyah.waa.nah.arkih.dontan Somaliyeey
@baxsan698
@baxsan698 3 ай бұрын
Waa sheeka wanaagsan soomaali soomaalibale in aqligu hashaqeeyo waaloobahanyahey
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 3 ай бұрын
Maashallah GUUUUUL Harti 🇸🇴 ❤
@SalmaanSulaymaan
@SalmaanSulaymaan 3 ай бұрын
Us
@shukrilibax
@shukrilibax 3 ай бұрын
Guul iyo gobanimo pundland ❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
SAX❤. DAD BADAN BAA COLAADA HURINAYA OO DALKU IN UU HELO NABAD AAN RABIN BAA MAANTA QARANKA KU BATAY. QOFKII HADAL NABADEED KA HADLANA JIKAARNIMO IYO CAY AAN MICNE KU FADHIYIN KU WEERARA. MEDIA HANA CUSKADA. 100 KIIBA 💯 MADAXWEYNE WAAD MAHADSANTAHAY
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul butland guuuuul 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺👍
@fahinamin7174
@fahinamin7174 3 ай бұрын
Goormaan fahmi donaa in dalka iyoDowladdanimadu ay dhamaanteen Naga wada dhaxayso, tabashadeenan aan anagu dhamaysano.
@Dophill260
@Dophill260 3 ай бұрын
Marka darood iyo qabyaaladooda wadanka laga qabto
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 ай бұрын
​@@Dophill260 Sodon.iyo.labah.sanoh.bad.khabil Kukalah.ceyrisen.shacabkih.kunkah.sanoh.isladaganah.walinah.waad Wadan.ee.maxad.haysan.khabilki Ad.sogelisan.xamar.ood.kuburrisen.dowladih.inah.siyaad.barah Maxad.manafaxad.ah.ood.kahashen.bal.shegah.haweyah.daarood.nah.inlamah.jgoing.oo.dagankudi May.xorastan.ooy.dadan.yihiin Khabil.marki.lasheganah.cid.inka Khabil.badnah.majirin.oo.xamar Oo.dhan.bad.khabiljah.sogelusen Waxanah.bilabay.khabilkah.oo Kenay.xamar.habargidir.oo.geydid Buh.ah.ninkuh.xamar.kubaray Khabìlkah.rer.kisih.buh.ugah.tagay Odayadah.habargidir.malin.iyo Habanbah.waxa.kugubabin.jiran Khabilkah.ineey.kudagalaman Markah.dhigkasto.dadah.iyo.khof Kastoh.ladilabah.dabigah.waalawadagan.ragah.waxa .dilah.amah Dhigah.dadiyah.xagtaradav.ah Xiisabinah.waa.akhiray.talah. Wabilahi.tofiiq
@mohamedabdirisaak1490
@mohamedabdirisaak1490 3 ай бұрын
Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadyare4669
@hanadyare4669 3 ай бұрын
Keep going mudane
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
VIVA Siciid Deni Guul puntland 5 Somaliyed waa lamtabtan Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saidamursal7085
@saidamursal7085 3 ай бұрын
Jiroo jooga reer puntland ❤❤❤
@AbdiNasir-e9x
@AbdiNasir-e9x 3 ай бұрын
Guulayso mundane madxweyne xafidullaah ❤❤❤
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 ай бұрын
Mahadsanid Mr President SaciidDeni.. Kaapo aad baan kuu taageersannahay Member Of SodWestStateOfSomaliya.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
DAWLADA PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤. WELIGEEN XAQA YAYNU KA LEEXAN.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 ай бұрын
😂😂😂 war waa gudoomiye gobol yaa madaxweeyne udoortay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
PUNTLAND WAA DAWLAD IYO DHUL XOR AH OO NABADI KA JIRTO. DAWLADA SOOMALIA EE DAD SHEEGANAAYAAN IYADAA SOO DHISTAY OO HORMUUD U AHAYD DASTUUKII DALKA LUGU TAAGAY EE LAGU HESHIIYEY. NASIIB WANAAG MAALINTAAS, PUNTLAND IYADOO OGEYD WAXA IMAN KARA, WAXAY SOO DHISKAAS KU DARSATAY BARAAGRAAF AH, HADII DASTUURKAN WADA JIRKA AH LUGU XAD GUDBO, PUNTLAND MA AQOONSANAAN DOONTO DAWLADA MARKAAS XADGUDUBKA GEYSATAY. WAANA DAMULJADIID WAXA DHIBTAAS IYO KALA GUURKA KEENAY. SIDAAS DARTEED PUNTLAND WAXAY NOQOTEY DAWLAD KA MADAX BANAAN XUKUUMADA HADA JIRTA. WAANA TA DADBADAN CIIL KU RIDEY IN PUNTLAND SAFE KA TAHAY DALKAAN DUMEY. HADANA INTAA DAWLADA PUNTLAND WADA HADAL IYO ISLA XISAABTAN BAY KU BAAQDAA. BALSE XASAN TUUG IYO KOOXDIISU WAA IS DHEGA TIRAAN OO WAXAY MEEL KASTA KAGA DHAWAAQAAN PUNTLAND BAA DIIDAN XUKUNKA XASAN. MAANTA WAAKAASE, IYADOO WAX LA QARIYAA JIRIN XASAN SHEEKH IYO XUKUUMADISA WAXA LAGA RABAA WAR CAD. GARNAQSIGUNA WUXUU NOQON DOONA MID FAGAARAHA AH SI UMADA SOOMAALIYEED AAN WAX LAGA QARIN OO BEEN LOGU SHEEKEYN🤗🤣
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
PUNTLAND WAA DAWLAD IYO DHUL XOR AH OO NABADI KA JIRTO. DAWLADA SOOMALIA EE DAD SHEEGANAAYAAN IYADAA SOO DHISTAY OO HORMUUD U AHAYD DASTUUKII DALKA LUGU TAAGAY EE LAGU HESHIIYEY. NASIIB WANAAG MAALINTAAS, PUNTLAND IYADOO OGEYD WAXA IMAN KARA, WAXAY SOO DHISKAAS KU DARSATAY BARAAGRAAF AH, HADII DASTUURKAN WADA JIRKA AH LUGU XAD GUDBO, PUNTLAND MA AQOONSANAAN DOONTO DAWLADA MARKAAS XADGUDUBKA GEYSATAY. WAANA DAMULJADIID WAXA DHIBTAAS IYO KALA GUURKA KEENAY. SIDAAS DARTEED PUNTLAND WAXAY NOQOTEY DAWLAD KA MADAX BANAAN XUKUUMADA HADA JIRTA. WAANA TA DADBADAN CIIL KU RIDEY IN PUNTLAND SAFE KA TAHAY DALKAAN DUMEY. HADANA INTAA DAWLADA PUNTLAND WADA HADAL IYO ISLA XISAABTAN BAY KU BAAQDAA. BALSE XASAN TUUG IYO KOOXDIISU WAA IS DHEGA TIRAAN OO WAXAY MEEL KASTA KAGA DHAWAAQAAN PUNTLAND BAA DIIDAN XUKUNKA XASAN. MAANTA WAAKAASE, IYADOO WAX LA QARIYAA JIRIN XASAN SHEEKH IYO XUKUUMADISA WAXA LAGA RABAA WAR CAD. GARNAQSIGUNA WUXUU NOQON DOONA MID FAGAARAHA AH SI UMADA SOOMAALIYEED AAN WAX LAGA QARIN OO BEEN LOGU SHEEKEYN🤗🤣.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
PUNTLAND WAA DAWLAD IYO DHUL XOR AH OO NABADI KA JIRTO. DAWLADA SOOMALIA EE DAD SHEEGANAAYAAN IYADAA SOO DHISTAY OO HORMUUD U AHAYD DASTUUKII DALKA LUGU TAAGAY EE LAGU HESHIIYEY. NASIIB WANAAG MAALINTAAS, PUNTLAND IYADOO OGEYD WAXA IMAN KARA, WAXAY SOO DHISKAAS KU DARSATAY BARAAGRAAF AH, HADII DASTUURKAN WADA JIRKA AH LUGU XAD GUDBO, PUNTLAND MA AQOONSANAAN DOONTO DAWLADA MARKAAS XADGUDUBKA GEYSATAY. WAANA DAMULJADIID WAXA DHIBTAAS IYO KALA GUURKA KEENAY. SIDAAS DARTEED PUNTLAND WAXAY NOQOTEY DAWLAD KA MADAX BANAAN XUKUUMADA HADA JIRTA. WAANA TA DADBADAN CIIL KU RIDEY IN PUNTLAND SAFE KA TAHAY DALKAAN DUMEY. HADANA INTAA DAWLADA PUNTLAND WADA HADAL IYO ISLA XISAABTAN BAY KU BAAQDAA. BALSE XASAN TUUG IYO KOOXDIISU WAA IS DHEGA TIRAAN OO WAXAY MEEL KASTA KAGA DHAWAAQAAN PUNTLAND BAA DIIDAN XUKUNKA XASAN. MAANTA WAAKAASE, IYADOO WAX LA QARIYAA JIRIN XASAN SHEEKH IYO XUKUUMADISA WAXA LAGA RABAA WAR CAD. GARNAQSIGUNA WUXUU NOQON DOONA MID FAGAARAHA AH SI UMADA SOOMAALIYEED AAN WAX LAGA QARIN OO BEEN LOGU SHEEKEYN🤗🤣.
@af-bakayle
@af-bakayle 3 ай бұрын
Manshllah soomaali heshiis ah ❤❤❤❤❤
@luulwarsame-f3x
@luulwarsame-f3x 3 ай бұрын
ilahey Somali ha mideeyo🇸🇴😿
@FeysalNice
@FeysalNice 3 ай бұрын
😂😂😂 WAA markuu maqlay Moqadisho Hub baa laga dejiyay 😂 ayuu leh yahay wada hadal ayaan diyaar u nahay waa beentiisa
@qoslayechannel7093
@qoslayechannel7093 3 ай бұрын
Adima somalia iska leh miskiin and yahow you think xamar kali iney Somalia tahay? Tuulo kasto Somalia hadaa umaaleneyso xamar kali inee tahay Somalia Dhulka Somalia ugu weyn ayee puntland ledahay think twice b4 you even talk goofy
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 ай бұрын
Adeer xamar cid ka cabsi qabtaa wlhi ineysan jirin, waxa laga hadlaya waa hanaanka dowladnimada iyo wax la haanshaha waxba ma fahantaan
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 3 ай бұрын
Yaa axmaq, Maxamed Siyaad (AUN) oo ahaa xoogii Afrika ugu xooga badnaa ayeey reer Puntland shafka u dhigeen. Xasan oon xukumin 20 kms ayaad leedahay waa laga cabsaday. Caqli foorara ha la iman
@FeysalNice
@FeysalNice 3 ай бұрын
Baq baq la rawee kaalay xamar hadey hoyada ku leh dahay 😂​@@qoslayechannel7093
@FeysalNice
@FeysalNice 3 ай бұрын
​@@wondroussoul5414cabsi kama qabtidee kaalay xamar imaaw 😂 😂
@CraxmanDahir-f4d
@CraxmanDahir-f4d 3 ай бұрын
يحسنون القول ويسوؤن الفعل
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i 3 ай бұрын
Dhamasn Dadka Taageera Etopia Waa Dad Ay Etopia Ku Dhashay Somaliya Mana Aha Somali Ee Waa Etopian ku Dhex Dhuumanaya Dalka Somalia❤
@ClaahiYaasin
@ClaahiYaasin 3 ай бұрын
Puntland waa dowlad hadiii cidlatashato lawaayo ayaagaa tashanaya 🎉
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 3 ай бұрын
Puntlan lamawada lahan inyar ganacsato ah baa gacanta kuhaysa maanta wixikadanbeeya taageeri mayno mana rabno waxa magici dawlada ku adeeganaya ganacsato dawlada fadaraalka ah wax hakaqabato puntlan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DeeqMohamed-sz2uf
@DeeqMohamed-sz2uf 3 ай бұрын
Maashaa allh Waa hdl nin weyn .maanta hal cadow ayaan leenahay
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 3 ай бұрын
SICIID DENI HADII MADAXWEYNE LAGA DHIGO SOOMAALIYA WAA FIICH TAHAY HADII KALE GOD BAY KU DHACEYSAA!🤣
@jamacnaleye3992
@jamacnaleye3992 3 ай бұрын
Subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah subxanalaah ilaahow madax weyne hanooga dhigin acudi bilaahi ader inuu somalia kusoo laabto waxaa kalifay artalariga somalia latimid oo gala raaca iyo gaalada loogu talagay 😂😂😂
@ajmala522
@ajmala522 3 ай бұрын
Hubka is not easy dani qacbaa inakayeersiisay xuñafada aby hdaa nahay 😂😂
@muxumedxasan-w1i
@muxumedxasan-w1i 3 ай бұрын
soomaaaliyaa.guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.iyo gobonomo.dabadhilifka itoobiya baba a insha Allaaah
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 3 ай бұрын
Mw Deniyow SLN maxaad ugu qodax siibeysa. Iidoor Dulmiga iyagaa wada, Hawiyana wey lashaqeeyaan.
@art_lto2450
@art_lto2450 3 ай бұрын
Somaliland ♥️ way tagty ader🇪🇹🫡
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Wallo somali waa wallo MW wanaag kahad laaya ma aha nin qalbi xun ama is wasaqeynaya Markuu socday dagalki Sool waxaan maqlay xataa dani inuu yiri aan isku wada darsano hadaanu nahay HARRTI IYO G36 IYO INTA XALASHA AH ENASOO RAACDA DANI WA QALBI XPP WALHY ANIGO KASO JEEDA HARTI OAN AHAY IYO HOOYO ISAAQ AH ALA JECLIYAA IYADOO LAHESHIIYO OO LAIS DHEX MARO WAAYO BARWAQADA ALE INAGA BADAN DHULKU INAGA BADAN INTAY GAALO NAQABSAN LAHAYD
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 ай бұрын
Faqasheey sowdinkii lahaa idoor waanu kaxorownay mise xaga maskaxda Wali kamaydaan xoroobin 😂😂
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 ай бұрын
​Butilan.waa.dowlad.xor.ah.ee.danahadah.kashakhasah.cidkaqadih.ka Qadih.karaysah.xoriyadodah. Matah.majirtoh.daganadodanah Waa.nabad.hadah.ciday.hoos. Fadhiyanah.majirtoh.oo.dowladadah.iyo.shacbkedabah.iyo.odayadoh Iyo.burkodabah.waa.dad.islah Shelhestah.cidih.kusoh.xad.gudub Nah.waxeey.kaqadayan.talaboh Sharcigah.wafaqsan.wanah.ladagalamayan.cidkastoh.xuman.wadah Markah.butilan.ilahaay.kah.ilaliyo Cidkastoh.xuman.iyo.dagalbah Kuwadah.amiin.​@@AhmedDaariq
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 3 ай бұрын
Hawiye iidoor lama shaqeeynayo inta waa go'aynaa ay lataagan yihiin yahuuu!!!!
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 3 ай бұрын
Allaw Madaxdeenna Xaqqa fahamsii,.si aan u caymanno
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 ай бұрын
Xasan maanta Hawiye ayuu hogaaminayaa Wixii ka hor yimaadana Somalia maaha Eesh calaa.caqli
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 3 ай бұрын
Walalayaalow idinka gacan baa idiin taagay shalay Deni markuu lahaa dowlada dhexe ee soomaali ma aqoonsanin oo waa burburtay waad u sacbineeyseyn oo waa runtaa baad kadaba leheeden maanta waa u sacab tumeeysaan tolow isma ceshataan miyaa oo tintiina dhinac uma xiiranto meesha Hawiye uun hala soo taagnaaninee 😂😂😂😂😂😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
DHEGEY FAR ‼️ KUWII LAHAA PUNTLAND BAA HESHIIS IYO WADA HADAL AAN RABINOW DHEGAHA FURA😊
@FrieMehd
@FrieMehd 3 ай бұрын
Kasai wa xasan dhiqo xasan munafaq ilahey umada somaliyed haka qabto xasan xabalo qoot
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 3 ай бұрын
Sareeye guud xasanshiiq
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 3 ай бұрын
Deni lee codkiisa siiye, hassan shalay miyu ficnaay oo manta miyu xunyahay?
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 3 ай бұрын
Sidaa weeye barakalah fiik❤❤❤❤❤
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99 3 ай бұрын
Sheydaan dani🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@SaidElmi-m2j
@SaidElmi-m2j 3 ай бұрын
Wax kasta oo Dan siyaas ahi waxa ka horaysa danta qaranka iyo shacabka la Kala qaybinayo
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 3 ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 3 ай бұрын
Siciid dani libaax ayaatahay soomaali ayaanahay waxaatahay oday soomaaliyeed guukayso madaxwayne waa in dib laguu doortaa narkale
@adamfarah1952
@adamfarah1952 3 ай бұрын
Adaa nookeenay illahay hakaa abaalmariyere
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 3 ай бұрын
Xafidilaahi Dani qurux waa bad baadiyaha somaliyada cusub
@FadumoFaysal-lq3hq
@FadumoFaysal-lq3hq 3 ай бұрын
Asc,madaxwayne,kasar,itopiyak,butlaad
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 ай бұрын
You nailed it on the head your excellency
@Hayaatihayaati-ru8xc
@Hayaatihayaati-ru8xc 3 ай бұрын
Guul iyo bararo saciid dani❤
@Ciise-n5r
@Ciise-n5r 3 ай бұрын
Munaafaq dani iyo dhamaan siyaasiyiinta somaliyeed waa isku mid..somali asaa dhihi jiray waan ka go nay ma hada ayey kula xumaatay
@MohamudAbdalle
@MohamudAbdalle 3 ай бұрын
Mxuu yahy calanka Sweden 🙄
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 3 ай бұрын
Marka laysku ku dhaw yahay sankaad taageysiin, markey dhabta gaartana diyaar diyaar
@FartunK
@FartunK 3 ай бұрын
shalay adaa doortay xasan shiikh abaalkadana wuu ku marsiiyay
@CraxmanDahir-f4d
@CraxmanDahir-f4d 3 ай бұрын
Deni dulmiga wadid wuu dhamaan doonaa والله لينتصر الحق وليخسإلخاسؤن
@jinnikafaag3828
@jinnikafaag3828 3 ай бұрын
SOOMAALIYA MEESHA AY HADDA JOOGTO WAXAA DHIGAY DANI IYO SAAXIIBADIISA
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 3 ай бұрын
Cid ka rabto wadahal ama ku la galeyso oo dambe maba jirto ee somalia hore ayay u soconi Insha'allah guul somaliweyn. Madaxweynaha qaranka mudane xasan shiiq wadanka sidaan iyo si ka sii fecan ha usi hogamiyo.
@Zain.Arahman
@Zain.Arahman 3 ай бұрын
Cidna adiga kala tashan mayso xasan sheekh xamar buu madax wayne u yahy.
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 3 ай бұрын
​@@Zain.Arahman hassan deni ayaa xilka keenay, marku wxu rabe kawaaye anaga yuu nawareerinin?
@Zain.Arahman
@Zain.Arahman 3 ай бұрын
@@abdallamohamed5794 dani waxan hubaa inuusan ahyn nin ficn lakin waxan kalooo hubaa xasan inuu ka liito. Oo ka munafaqd badan yahay. Haduu garnaqsady oo yiri anigu waxan raba heshiis furan ana cidna ka qarsonen wa arin lagu tageri karo
@ashaissa2723
@ashaissa2723 3 ай бұрын
Guul said dani
@WARYA_MALI
@WARYA_MALI 3 ай бұрын
With somaliland.... There will never be Somalia United.... You can't fix broken glass
@Ciise-n5r
@Ciise-n5r 3 ай бұрын
Dowlada puntland intaa leedihiin xal sooma wadiin.. Ee horta ogaada inaa mamul gobaled tihiin
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 3 ай бұрын
Somali, waxaa looga saarayo waxaa ka mid ah in Madaxweynihii uu yiri Ethiopia waa ca
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 3 ай бұрын
Insha Allahu Tacala Wax wada hadal ladhoho majiro, Wax dowlad limo iyo maamuul majiro Waa udhamaatey ❌❌❌❌❌❌❌
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 3 ай бұрын
Guul pountlan Dani qurux mowqif kisu waa cad yahay
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid 3 ай бұрын
Wuxuu ismoodaa Dowlad lasiman Dowlada Soomaaliya, Miyuu ilaabay inuu yahay Maamul Goboleed ee uunan ahayn Madaxweyne wadan.
@AshaAli-q4z
@AshaAli-q4z 3 ай бұрын
Somalia viva god bless to somalia
@abdihanimed6658
@abdihanimed6658 3 ай бұрын
Madane hassan sheikh waa madaxwaynihii dalka Waxii ka horyimadana waa somalimo did iyo dabadhilif iyo itoobiyan jacayl guuul iyo gobonimo somalimo hassan sheikh
@maclumattv4354
@maclumattv4354 3 ай бұрын
Waligaaba ma cabsi ayaan qabaa ayaad ku jireee😮
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 3 ай бұрын
Isir dhalasho lama wadaago diin iyo afbaa la wadaagay labadina laysku nabadgelin waa. Jooji cabaadka marna aad wax ku cunayso marna aad wax ku baryeyso.
@calidaahirmaxamuud4245
@calidaahirmaxamuud4245 3 ай бұрын
ninkii kadheer reer puntland hakaboodo
@MohamudAbduulahi
@MohamudAbduulahi 3 ай бұрын
Kan itobiya taageraya Gorman wax lagaqanayaa
@Safethepeople
@Safethepeople 3 ай бұрын
Qeeylisayee yaaku maqlaaaya adeeroow 😂😂😂
@farahali
@farahali 3 ай бұрын
Sxbkey deni ma xishoodo sababtoo ah Yaa ku Soo celiyey xasan kursiga????Yaa legday FARMAAJO?????ma shalay baad khaldanayd miseh maanta????
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid 3 ай бұрын
Gudoomiye gobol latirsanaayo Dowladiisa waxad ugu timaadaa Soomaaliya oo keliya😢
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Absolutely wlhi waa kugu raacdanahay jiho qaladan ayuu u wadaa hasan
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 3 ай бұрын
Somalia, & Somaliland oo aanan la heshiinin, wax ka soconaayo kama jirto. Taasi waa in lagu dadaalaa
@abuusuweda
@abuusuweda 3 ай бұрын
Masha waxa nadhigey on qerkena oga harne wa siyasiyeenta ilahey qerkoda hakarebo Melaha liskudulmiyo ama liskudilo wa melay kataliyaan jini hautaliye
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 3 ай бұрын
Hadalkaa sidici deni reerkii hawiye nafis siyaasadeed ayay ka dhigteen wayba ku qoslayaaan . Waar hawiyuhu dhib badanaaaa
@ahmedw5
@ahmedw5 3 ай бұрын
Calan galeed (Sweden) buu hor taagan yahay oo iska dhigaya inuu yahay qof madax banaan. Maamul goboleedyada kulligood gaalo ushaqaystayaal bay yihiin.
@MohamedOsman-g9l
@MohamedOsman-g9l 3 ай бұрын
Thanks boss masha allah legend and leader
@DeeqMohamed-sz2uf
@DeeqMohamed-sz2uf 3 ай бұрын
Dani wadanka somalia ayaa leh . Madaxda wadanka Waa in loo hogaan samo.
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Dani dadka aad intaas waa usku mid ah kadhaxayso oo 30 sano laysku keeniwaa,waxaa sabab u ah kuwa kursi lee rabo oo adiga ugu horeeysid,shalay farmaajaa kaa dhaqaaqi waa oo daarood ah,maanta xasanaa kaa dhaqaaqi la, oo hawiye ,intee u socotaa,ma dameerbaan kuu keenaa hadii la shaqaynaysid makuugu eegnaa,? Adiga oo kale ayaa wadanki ku habsaday,ilaah umadda hadiinka qabto.
@shukrilibax
@shukrilibax 3 ай бұрын
Masha allaha guuleyso mw dani ilaah haku xifdiyo amiin yaa allaha ❤ Xsan dhiiqo dowlad somaliyed marabo sidas beey oogu badisa ? War hooy somaliyey kaca oo iska qabta xasan iyo waxa uu wato? Bada somaliya asiga dhiibay yaa uu ku eersan waa in lais weeydiya taas ? Itoopiyo iyo masar dagalkoda yeey usoo wareejin dalkena? Xasan hubka wa uu kaganacsada? Dalkena xasan dagal sokeye buu galiyay? Reerahi somaliyeed oo dhan buu iska wada hor keenay? Xasan mar walba uu xukunka qabto maxeey shacbka somaliyed isku dhameeyan ?
@mustaxiilyare10
@mustaxiilyare10 3 ай бұрын
Cidkasta oo itobiyan taaageerto waa noo itoobiyaan kale hadaan nahay shacabka somaliyed siyaasada iyo waxyaabaha kale aad isku heysataan kawada hadla lkn itobiyan inuu cadawyahay laga wada xaajoon maayo
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 3 ай бұрын
Kan dhagihiisa iyo afkiisa isma maqlayaan
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 3 ай бұрын
Haddii madaxweynihii uu yiri, Ethiopia waa cadowgeenna, haddii kii kalena uu yiraahdo waan taageersannahay, taasi soo dambi maahan, Dominic maahee Dowlad dhis kaama heyno, yaa ku heshiiyey, taasi waxba laguma jeedo. Dalka ha
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 3 ай бұрын
Cid ku jojineyso majirto somalia dabadhilifkeda waa Adiga
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 3 ай бұрын
Somaalida la iska saarayo maanta mei bilaab min.Kahor bad Somaliland Somalinimada ad kasaarteen.
@abdullahimohamed3956
@abdullahimohamed3956 3 ай бұрын
😮hayaay dani ma calaacalba udanbeysay kkk somali diid wa udha matay saxiix aniga soo qoraya kaligey waxan akhiro udiri dona kuwa aan kasocon lanahay hadan somali weyn nahay cadawga ayagaa nooga xun somali soonali baaleh insha allaah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Yaaaaaa Dadka is gumeysta ois qarxiya Caasimad loo Sameystay loga taliyo xalane la yiraa meelna aanka talinin waala yaqaan puntland waa indhihii somalia quruxdii somalia Hanaankii iyo hogaamintii somalia Afeef sii dhiganayaa Ema aha calaacal Waala yaqaan dadka isku uray ee AMISOM UTALISO CADOWGA PUNTLAND WABAA KASOO HADHAY YAAHUU WAAD ARAGTAY CALEMA SAARKII DANI GROWE TAARIIQDII KADHACDAY
@Levispasm
@Levispasm 3 ай бұрын
maskaxda inaad ka korto ayaad u baahan tahay, please protein badan cun si aad wax fahantid.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 ай бұрын
Adigu maxaad ka shaqaynaysaa xabashi baad u shaqaynaysaaye. Wlhi adiyo lafta greenba in umada la idinka qabto ayaa waajib ah
@omarw5124
@omarw5124 3 ай бұрын
Macasha😁😁 dadbaaba ufadhiya daawanaya laailaaha illalaahu.. xagee laga midoobi
@nabadoonabshirosman4059
@nabadoonabshirosman4059 3 ай бұрын
Waan ka xumahay Dani hadalkii kan ka horeeyey bal is dhageeso Somaliland teeda iska daa ee taada ka hadal
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 3 ай бұрын
Af miinshaar. Hadlay. Deni. Ma. Jilcay mise anigaa u. Maleeyay
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 3 ай бұрын
Mr. Deni adkayso horey adigaa dad Soomaalinnimada uga walibana cadow ka iibsaday
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 ай бұрын
Adeerow wax Somali la dhaho majiraane, waqtigu yaanu idinkaga lumin. Xasan Dhiiqo waxa uu rabaa in uu lunsado Xoolaha umada Somaliyeed, deyn ku qaato magaca Somaliyeed, hubka dawladana uu uqaybiyo Hawiye.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 ай бұрын
Siciid dani waa ka siyaasisan yahay Xasan . Xasana wuxu rabaa in uu magaciisa days ku helo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Gabdhaha Allah idin goo kuwa melkasta latagan sacabka iyo amaanta
@abdifatahali7341
@abdifatahali7341 3 ай бұрын
Ciyaal xamar waxeey dhahaan xariif buuran xariif ma Aha 😂😂😂😂😂
@libanosoble7171
@libanosoble7171 3 ай бұрын
Welcome back hogaamiayaha Dowlad gobaleed ka Putland
@boorowcade2636
@boorowcade2636 3 ай бұрын
XASAN SHEEKH IS CASIL DOWLADAADU WEY DHACAYSAA QABIIL IYO AFLAGAADO AYEY KU DHAMAATAY
@halimahassan1981
@halimahassan1981 3 ай бұрын
Calanka swedhan ee meesha kuugu sharaxan ma xayey siinbaa 😂😂😂
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 3 ай бұрын
Ilaa Qiyaamaha dood unbaad qabaysaan reer MJ waxba hayaabin Shar oo Dhan idinkaa usabab blaayo oo Dhan Waa PL
@ahmedsalaad-mx8il
@ahmedsalaad-mx8il 3 ай бұрын
Sac ninkii lahaa seenta uga taaganyahay makaca layiraa. Hugamiye goboledka intey kursiga jecelyihin qabyalda huriyaan siyey umarin habaabiyaan ummada. Aya sabab u ah meeshaa naalo. Waxase kaxumahay in ithopia lojilicsanyahay ithopia lkn anaka isu tanasuli karin.
@maden7818
@maden7818 3 ай бұрын
Jawaasiista u shaqeeya itoobiya hala toogto qabiilkuu rabo ha noqdee
@liibaanalimohamed4338
@liibaanalimohamed4338 3 ай бұрын
Nole dani ka maan gaabn waligey ma arkin wllhi
@mohamedabdi5141
@mohamedabdi5141 3 ай бұрын
Dani caqli caruur waye wlh ninka ethopian ka tagarey umajedo miyaa😂😂😂😂
@haadi6053
@haadi6053 3 ай бұрын
oorkacsi ayaa u arkaa reer. Puntland wa eey ku fahmeen adeer
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 3 ай бұрын
Mar hadii aad qirsan tihiin inaad Soomaali isku keeni waydeen ragiina maamulka haya soo idinkuma wanaagsana inaad iska Casishaan oo banaysaan xilalka weliba adiga gartay aad bilawdo is casilaada mr Deni
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 3 ай бұрын
Galbeeyte caadi matahay, Dani ma ahan HG galmudugna ma xukumo, ee puntland ayaa mar labaad madaxweeyne u dooratey marka dowlada faderalka ayaa somaalida ka dhaxeeya wax baro mise boobkii aad masaakiintii somaalida xamar ku dhacdey ayaa xaqoodii kaa soo baxay Aniga waa ku aqaan
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 3 ай бұрын
Walaal Alle in laga cabsado ku darso qoraalkaaga, aniga talo ayaan siiyay madaxda Soomaalida, adiga aniga ayaad si qaas ah ii aflagaadaysay, bal waxaad ìi sheegtaa waxa aan boobay waxaan diyaar u ahay inaan iska bixiyo hadii aayba jiraan, anigu garaadkayga wax bini'aadam iskumaan ogayne, hadii kale allaah u tawbad keen.​@@husseinnuur7567
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 3 ай бұрын
Waa garnaqsi maaxwayne
@FatimaCeydiid
@FatimaCeydiid 3 ай бұрын
Ciid ku rabta maa jirto horta waan noleyn lkin naftada ilasho golobow
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Khasaraha kadhashay Hubka Puntland bad-baadsatay & Qorsha Itobiya
15:27
Doorasho qof iyo cod ah oo maanta ka dhacday Puntland
3:01
VOA Somali
Рет қаралды 94 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН