Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
@CabdillahiSicid3 күн бұрын
ALLAH haku xafidho maxadweyne inshaallah
@FaysalAxmedFaysal-q5f3 күн бұрын
xukumada somaaliland waan garab taganahay insha allah
@ZahraIbrahim-vp2ez3 күн бұрын
Cirro maan afkisa ka makhaloo haa maydhin
@NurBarre-g9i3 күн бұрын
Asc
@engosmanabdilahiali50563 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa madaxweynaha somaliland inuuna teggin dalka djibouti iyo dalka ethiopia midnaba. 2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay ciyaareysaa inay marna somaliland khiyaamo u dhigto. 3.0. Waxay wadataa dawladda ethiopia inay dawladda somalia kula heshiisay inayna aqoonsanin somaliland. 4.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia marnaba lama siin doono berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 5.0. Waxa ka dhisanaysa dawladda somaliland dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda waxana yeellanaysa oo xaq u leh dawladda somaliland oo kelliyaatta. 6.0. Safaaradda somaliland ee addisababa hadday dawladda ethiopia yarreyso iyo haddii kalleetaba waxay tarreyso yaaba iska yarreyd oon micno badan samayneyn. 7.0. Safarka dawladda ethiopia ee madaxweynaha marnaba ma dhici karreyso inay hesho berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 8.0. Waxan dhahayaa somaliland marnaba kama maaranto beriga iyo badda lughaya iyo saylac. sababtoo ah waxaynu ka dhisanaynaa dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ee somaliland si aynu baddeena u ilaalino. 9.0. Waxaynu dibu dejinta ugu samayn doonaa 1.0 million oo qof oo somaliland u dhashay. 10.0. Waxaynu dejineynaa laga billaabo lawyacaddo ilaa iyo lasqorey gaddii kalleetto ilaa iyo xiis iyo maidh ee gobolka sanaag. 11.0. Waxa xeebtaasi dheer ee marta lawya caddo ilaa lasqorey amaba xiis iyo maidh ka soo bixi karaya kheyraadkan u adkeysta 45 degrees centigrade. 1.0. Beeraha: ============. waxa ka soo bixi karaya kuwan: A). Sunflower oo saliidda laga miiro( 173.0 million US doollars) B). Timirta macaan C). Sweet potato.(86.0 million US doollars). D). Pumpkins gourds and squash.( 86.0 million US doollars). E). Eggplants(.86.0 million US doollars). F). Hot Pepper nooca (halo-pinions). G). Okra.(86.0 .million US doollars) 2.0. Kheyraadka Badda ===================. waxa ka soo baxaya kuwan: A). Millixda oo soo saari karreysa 5.0 billion doollars/ year. B). Kalluunka oo soo saari karaya 5.0 billion US doollars/ year. C). wuxuu u baahan yahay oo kelliyaatta wershaddii qasacadeyneysey iyo doonyihii kalluunka soo dabayey. 3.0. Kheyraadka xoolaha: =====================. A). Waxa lagu dhaqi karayaa xeebaha kulul shimbiraha aan duullin sida: poultry farming sida digaagga, gorayada, emada, iyo dhammaan shimbiraha aan duullin. B). xoolaha nool sida : Waxa lagu dhiqi karayaa xoolaha nool sida kuwan: Adhiga geella iyo lo'da. iyo wixii kalleetto sida fardaha iyo damerraha iyo baqasha oo gaadiidka noqota. Gunnaanzdka murtida: ====================== 1.0. Waxan dhahayaa sharciga iyo distoorka somaliland ma dhigayo in la bixiyo anaba la kirreeyo amaba cid amaba dawlad kalleetto lagu wareejiyo berriga iyo badda iyo dekeddaha somaliland. 2.0. Waxa gabboon inaynu adeegsanno berriga iyo badda iyo dekedaha aynu leenahay. 3.0. Bertiga iyo badda iyo dekeddu waxay ku siin karayaan dawlad kuma siineyso hadday tahay: USA UK farance China people's iyo faranace. 4.0. Aqoonsiga somaliland: Aqoonsiga somalia inaka ayaa siiney oo bixiney xilligii siiraanyo. 5.0. Siiraanyo wuxuu tegay dalka ingiriiska isagoo kaxaystey guurtida iyo mucaaradka iyo muxaafadka. 6.0. Waxanu kaga tegay huteelkii ay deganaayeen isagoo u dusay R/W dalka ingiriiska waxanu ahaa kellidiisa. 7.0. Wuxuu u sheegay siiraanyo R/W dalka ingiriiska inay ka saaraan ku meel gaadhka dawladda somalia. 8.0. Wuxuu u sheegay markay ka saaraan ay aqoonsadaan inaanu billaabi doono wada hadalkii dawladda somalia oo la aqoonsaday iyo somaliland oo maamul gobolleed noqotey. 9.0. Waxanu billaabay wada hadalkii sawladda turkiga aynu wada ogeyn ee ka dhacay dalka turkiga muddo dheer oo sannado qaadattey. 10.0. Waxa lagu qaadan jirrey lacag dhan 4.0 million doollars markastaba oo wada hadalka lagu qabto dalka turkiga. 11.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu keenay aqoonsigij waxaynu ka helleynaa dalka ethiopia waana arrin qaldan. 12.0. Wuxuu keenay waxaynu siineynaa berriga iyo badda lughaya iyo ssylac oo dhan 400 kilometer square ah waana ilaa ethiopia halkay ka gasho dalkeena. 13.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi iyo siiraanyo( illaahay ha u naxariisto) dalka iyo dadkaba way gadeen wayna gabagabeeyeen waxay mu tarreenna ma jirto. 14.0. Sharciga dalku ma dhigayo berriga iyo badda iyo dekedda iyo korontada iyo hawada somaliland in lagu wareejiyo dawlado shisheeye lacagna laga qaatto.
@AHMEDIbrahim-jb5yw3 күн бұрын
Waxa la shegayo waxba uma arko hadal layiri waxkaso qad maleh Cabdiraxman Ciro iyo Xuukamadisa kama aragno dhaqdhaq ay uu sameynayso aqoonsiga somaliland waxan uu aragna inay uu shanjeran tahay somalia wayo umu magacabeen dad amisan somalia wasarada Arimaha dibada ila waqtiga an jogno waxay sameyan manu arag hita wan iska hubsanayna arinki MOU lagama hayo Marka waxan Aqligu inu shaqeyo Cabdiraxman Ciro isagu Amuusan ku jira Xuukumadisi uu xil sarnay waxba uu dhaqaqin miyanay *Fari ku gonayn* Waxan oran laha Cabdiraxman Cirow God haku ridin wixi 34 sano lo halgamayay Aqoonsiga Somaliland Miska ayu saran yahay si degdeg uga hawgal oo ha dhayaalsan hadi kaleh masuulyadan ad qaday iska casil ilay si lahan maye Hadi kaleh na ad Qaranka wax la donaysid fadhiga ka kac hawsh si degdeg uu galayn manta fadhi kuma yaleh hadalan ad dadka ku mawelinayso dawlada ayan diday waxsi manta inoma taalo Aqoonsigeni aya Miska yala ee wax hala arko