DEGDEG: Sheekh isaxaaq oo Fariin Dardaaran ah usoo Diray 8-diisa Wiil.

  Рет қаралды 5,888

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@MuniiraAlahi2233
@MuniiraAlahi2233 Күн бұрын
Ilahayow u naxariisto awoowo 😢waxn jecelaan laha inan ku arko😢❤
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Alah ha unaxaristo awoowo sheikh isaaq
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 23 сағат бұрын
War illahay ka baq oo dadka caqligooda ha caayin mayd ma hadlee
@HassanBasri725
@HassanBasri725 21 сағат бұрын
Adigaa caqli xun. Jaahiloow
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Күн бұрын
Ilahay haw naxriisto sheekh iyo Muslim kaba ❤❤❤❤kkk❤❤k
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm Күн бұрын
Khuraafaad halkii ugu danbaysay isagiiba dumarkiisi iyo xoolihiisi la dhaxlay😂
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 23 сағат бұрын
Kkkkkk illay haw naxaristo mansha allah afkaga cano lagu qabay subeer awal yarankiina xananeya waanu idinka yar nahay ee na illashada❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShaaficimahadBanday
@ShaaficimahadBanday 3 сағат бұрын
Ilahay uu naxariisto awoowe shiikh isaaxaq❤🎉
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 7 сағат бұрын
Ilahay haw naxariistee awoow sheekha is xaaq ❤❤❤❤❤awoow❤❤❤❤❤ daarood baba kuriyoonaayaa inay qaataan raguu dhalay bir aan jabin allh hakadhigo
@galladalle7773
@galladalle7773 Күн бұрын
Hadaa sidaa kusii wadaana Maalindhow waxaa oranaysaan Wariye sayid ayaa shaqaalaha horyaal qabriga kalasoo dardaarmay,, ileen waa iskumide Labdaa arise. Warhooy joijiya waxaa wadaan Dhaqan xumo iyo diinxumaa idiinkamuuqatee.
@MohametDarajoh
@MohametDarajoh 14 сағат бұрын
Wlhi horyaaal waa tv aad xagjir u ah waana TV dadka caqiidadooda carqaladayna
@sudaysisacad-ti1vl
@sudaysisacad-ti1vl 18 сағат бұрын
alle ha u naxariisto awawgeen sheekh isahaaq waxan u rajaynayaa naxariintii jano iyo dambi dhaaf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AnazHandulle
@AnazHandulle 13 сағат бұрын
Waa yaab habar awal waaba guri danbeys
@XanaanjamacAli-cb8lv
@XanaanjamacAli-cb8lv 22 сағат бұрын
Waar curadku waa toljecle soo baro
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Күн бұрын
Subxaanallaah illaahay baa xumo ka nasahan illaahay how naxariisto shiikha iyo intii dhimatayba ee Muslimka ahba
@gemstar416
@gemstar416 9 сағат бұрын
AHN sheekh Isaaq was one of the Richest man in history and worth four thrillon dollars in today's money 😅
@Adamyare-ii7jd
@Adamyare-ii7jd Күн бұрын
Horyal tv tv hagagsan bad modaye War kalayo iga duuba ri baa no dhashay matane
@abdirahmansandulle4943
@abdirahmansandulle4943 14 сағат бұрын
Inta ciwaanka ku qusushay😂
@MaxamedXasan-p4c
@MaxamedXasan-p4c 12 сағат бұрын
Adigoo soo jeeda ayaan kaa wayne run madoo seexday ayaad run sheegi , subxaanalaah , sheekhu toljecle iyo arab gar xajis miyuu ilaaabay
@naasirmustafa-u8r
@naasirmustafa-u8r 16 сағат бұрын
alleh ha u naxariisto awoowgay isaxaq
@SAFAAADAM-b5e
@SAFAAADAM-b5e Күн бұрын
JAHIILKA UGU WAYN WAA KAN MAYDADKINA MAY KA AMAN HELI WAYEEN 😂😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 21 сағат бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq
@fowsiamuhammad6784
@fowsiamuhammad6784 Күн бұрын
Ilahay haw naxariisto waalideenteen dhamaanba alahayoow qabriga u wasici xafanta u jadiudi oo ka yeel kuwii safka nebi maxamed maciisa noqda awlaadiisiina dhamaan u naxariiso oo qalbigooda dhamaan burcad uau mari aamiin yaa rabi
@D100-x7l
@D100-x7l 21 сағат бұрын
Ilaahay haw naxariisto awoowo
@Maxamedcali1
@Maxamedcali1 4 сағат бұрын
Message from sheekh isxaaq😂🎉 hanbalyo
@NimoAli-i7k
@NimoAli-i7k 4 сағат бұрын
Awoowo ilahy ahkuu naxariisto
@cawilawcabdi1115
@cawilawcabdi1115 17 сағат бұрын
Illahay ha naxariisto awoowgeen sheekh isaxaaq iyo dhamaan walideenteenii dhimatay iyo dhamaan umada muslimka ahba. Adeero umada been ha sheegina nool kuwii dhintayna been ha ka sheega ee Illahay ka baqa oo dembiga iska daaya.
@CumarNuux-v7g
@CumarNuux-v7g 18 сағат бұрын
Alle haw naxariisto awoowgay❤🎉
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 15 сағат бұрын
Eesh calaa tv iyo wariye
@nuradinali4156
@nuradinali4156 Күн бұрын
Waa yaab manoocan baad ahydeen😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!
@SaalimIbraahim-m8c
@SaalimIbraahim-m8c Күн бұрын
War waaxay filimkan cusub😂😂😂😂
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 23 сағат бұрын
Allah haa naxaristo awoowo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 21 сағат бұрын
SHEEKH ISAXAAQ RAADIYALAAHU CANHU ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nusumkate123
@nusumkate123 16 сағат бұрын
Do say to awowo... Say raximahulla!!!
@CabdiwalinuurYahye
@CabdiwalinuurYahye Күн бұрын
Gormuu soodiray ma aakharo ka soo diray
@HebelHebal
@HebelHebal 22 сағат бұрын
Waa lagu riyooday walaal .😂
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 12 сағат бұрын
😁😁😁😁​@@HebelHebal
@iamproud7936
@iamproud7936 Күн бұрын
Ala ana waan ku Riyoooday walal isagoo igu leh awooowo inta wax garadka ah ayuu xilka saaran yahay
@munayusuf9938
@munayusuf9938 Күн бұрын
Ma hubtaa wllo
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 Күн бұрын
Kkkkkk
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 Күн бұрын
Khuraafaadka hala joojiyo
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt Күн бұрын
Xiligii isaaq walanayeen maa lagaray Kkkkk bari horana oromaa nahay nafta nagaa mantana aqira maa laga soo hadlay 😅😅😅😅😅😅
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 22 сағат бұрын
😂😂​@@AhmedAli-cv1yt
@ibrahimSulub-t3w
@ibrahimSulub-t3w 21 сағат бұрын
Garxajis wuxuu ugu tagay harti bay sheegteen oo wuu u cadhoonayaa kuwaa
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i Күн бұрын
Oo Tol jecelaa curadki sheekh Isaxaaqe waar wax hub so
@IdilFatish
@IdilFatish Күн бұрын
Labaduba waa curado laba dumara kala dhalay.
@museahmed5147
@museahmed5147 21 сағат бұрын
Alle haw naxariisto sheekh isaxaq Waar sheekha ciyaarta kadaa
@AbchirMed
@AbchirMed 21 сағат бұрын
Cawdu billaahi mina shaydaani rajiim waar xishooda maytida u duceeya oo daaya
@11naa44
@11naa44 22 сағат бұрын
Mxa meesha ku qoran ma aakhiru kaso hadley 😂😂😂😂😂😂😂
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm 4 сағат бұрын
Subxaanallahi
@saynabSr
@saynabSr Күн бұрын
Qofku miyuu waalanyahay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 23 сағат бұрын
Oo ma daarood baa qabrigiisa loogabaqay Inay ugu dhaadhacaan Aakhiro oo halay difaacu leeyahy
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
WAALIDII WAA TAA MA NINKA QARNIYA KAHOR DHINTAY AYAA FARRIIMA SOO DIRAY WAA WAALIDII OO CAD OO AAN LOO CIMAAMADIN
@hafsaabdulkadir4027
@hafsaabdulkadir4027 23 сағат бұрын
Waa been abuurad ee jahliga umada kadaa subxaanallah camaa yasifuun
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 12 сағат бұрын
Deee waa dardarankii muuuse biixi
@nacimocabdilahi5319
@nacimocabdilahi5319 Күн бұрын
Alle haku naxariisto awoowe😢😢😢
@saidbodle
@saidbodle 22 сағат бұрын
Waan waxan diiintada hakaga fogaan... waa diinkaga bax ok 😂😂😂😮😢😅😊
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 12 сағат бұрын
Ayoub Curadka duriyada magado Oromia lkn Curadka duriyada 8 da awlada sh.isaaq WA Cimran Mhmd sh Isaaq Curadka duriyada not Toljecle.
@GggfFtffy
@GggfFtffy 23 сағат бұрын
Cabsi darood ma heerkas gaadhay 😅😅😅😅
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Kan waraysanaya ayan la.yabanahay 😂😂😂
@SamiiroCumar-d6b
@SamiiroCumar-d6b 21 сағат бұрын
Yaaa
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 21 сағат бұрын
Oday dhintay aya fariin u so diray caruurtisa waa waalidi oo dhaqantay 😂😂
@nawaladam114
@nawaladam114 21 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 subxaanalah
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Күн бұрын
Ma qof dhintay oo lafiisu dhammaadeen ayaad ma ka been abuurateeen Waar ilaahay ka cabsada
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 21 сағат бұрын
Tolhecla ugu weyn
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 Күн бұрын
Garxajisoow maad bilawdeen durtaba borobogaandhadii. Wax kale iskugu iman mayno ee soomaliweyntan aad na gula ordeysaan jojiya. Bal in aynu wax kale iskula nimaadno ha la arko markaa. somaliland waligiinba haysta hadaad doontan lkn somalia inaad noo jabisaan idinka yeeli meyno.
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm 4 сағат бұрын
Alle ka baqada
@abucabdallaassalafi5042
@abucabdallaassalafi5042 23 сағат бұрын
Asc Fadlan ummada khuraafaadka ka joojiya qof dhintaa ma hadli karo.
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 23 сағат бұрын
Ma waxaad keenteen inaad tidhaahdaan mayt ayaa dagaal kasoo taliyay kaaf iyo kala dheeri,
@HassanBasri725
@HassanBasri725 21 сағат бұрын
Alle ha unaxariisto aamiin
@wazzupmngl
@wazzupmngl 22 сағат бұрын
Sheeki arab iyo garxajis uma baqanayo
@أجملالوردة
@أجملالوردة 5 сағат бұрын
Waxaad ku hadlaysaan iska kubsada
@roodanuur461
@roodanuur461 23 сағат бұрын
Biisnka ka iyo raabiigawin waar miitida iska daaya
@anwarismailgedu5409
@anwarismailgedu5409 Күн бұрын
Istaaqfuralaa nin dhintay masoohadlo
@mhajiahmed
@mhajiahmed 17 сағат бұрын
War Sheikh Isxaaq waxba ma dhaline, gaashaan isbuuriisatay oo xaataa oromo ku jirto yaad tihiin, ee Sheikh afarka ka daaya.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 15 сағат бұрын
Adiga kaagu inuu ku dhalay miyaad hubtaa
@AbdiqaniMohamed-ct9ej
@AbdiqaniMohamed-ct9ej 21 сағат бұрын
Marqaanka gaaray reerka 😂😂😂😂😂😂
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 18 сағат бұрын
Caruurta loosheekaynayo waa kuwo nasiib daran
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Weli been intaa leg ma maqasheen 😂😂😂
@MohametDarajoh
@MohametDarajoh 14 сағат бұрын
Waar sheekha qabriga udaaya filinka waa idinka fahanee nin dhintay kabihiisaa dhamee duco ayuu inooga baahan yaheee aan u ducayno
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 10 сағат бұрын
taasaad keenteen G36 iyo inan yar baa la afduubay hhaha
@ugbaadagrocare9670
@ugbaadagrocare9670 21 сағат бұрын
Waa MANAAM ee khuraafaat kale maaha.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Күн бұрын
Waxaa xigin shiekhii baa ku aroosaya meel meydh u dhaw eh warasadiisu xaflada arooska ha timaado.
@abdimohamed1783
@abdimohamed1783 17 сағат бұрын
Gar xajis waa daarood
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 Күн бұрын
Joojiya wali horyaal tv isku shegay ma war kale oo aad sheegto .ayad.wayiday
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 23 сағат бұрын
Subxanalaah Subxanalaah warbal adunyo gadaankan ila arrka warwalida umada kalafadhiista
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
😂😂😂😂 walidii mahalkasay maraysa
@yurub5288
@yurub5288 Күн бұрын
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤✊✊✊✊✊✊
@TasliimMahamoud
@TasliimMahamoud Күн бұрын
Waaar ILLAHAY KABAQA OO WAATALO AAN ANIGU IDIIN SOODIRAYO ISKA DHE
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Күн бұрын
Waar maxaa ka runa wxd shegasaan,aakhiro miyaa laga soo hadlaa?
@rashidcabdi3845
@rashidcabdi3845 Күн бұрын
dadka bentakada malaha nin isaaqa matihide
@saynabSr
@saynabSr Күн бұрын
Horyaal tv jooji waxaad bulshada la hortimi waar ma fulaynimo ayaa waxaa oo denbiya idinku kaliiftay, dee hadaad sidaa u baqanaysaan dantiina marka hore garta,
@husseinhman
@husseinhman 22 сағат бұрын
Horyaaley waxaad socotaanba Ma sheekh isak baa hadlay bad Keedteen??? mida kale xmed iyo ayuub kee weynaa??? Beenalayaal
@baadigoobb
@baadigoobb 9 сағат бұрын
War sheikh been ka sheegin beenale. Curaadkisu wa Toljecle. Shaydan ba ku warame
@Wacays-b8l
@Wacays-b8l Күн бұрын
Shir jaraa id buu qabtay inoogu xijisii bari waxkale masoo wadide horyal tv
@DhuuhAbdillahi
@DhuuhAbdillahi 21 сағат бұрын
Ilaahay hakunaclado ilaahay haku naclado ilaahay haku naclado
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 20 сағат бұрын
Hadda ma waxbaad hagaajisay. Mise waad sii xumaysay. Allaah u toobad keen oo nacdasha jooji.
@Alabbvshh339
@Alabbvshh339 15 сағат бұрын
​@@Kadar-ex8xp Waa wax waalan wax waalana looma jawaabo 😂😂😂😂😂
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Күн бұрын
Dadkan waashiyo meeshaaan laku wado walee waa yaab , Dadka reer somaliland waxan kula talinaya wakhtigiina ka faa'idaysta oo KZbin kan iskaga taga inta idinkuna aydaan waalan Kkkkkkkk
@yurub5288
@yurub5288 Күн бұрын
Ilahay haw naxariisto sheekh isaxag
@Eegi.1988
@Eegi.1988 Күн бұрын
Awoowgaay Diya uu diin amaa sheikh Isxaaq Maydh 🦻🦻🙏🙏 hadal kisuu waa xadiis 🔨🔨
@umaaisha9876
@umaaisha9876 Күн бұрын
subhanallah ilahaay halaga cabsado, halajoojiyo shirking. Gaalnimo weeye cidi shirki latimaado
@siciidyare4185
@siciidyare4185 23 сағат бұрын
Khuraafaad badanaa😂
@waxtar4376
@waxtar4376 23 сағат бұрын
Yaa ku riyooday
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 23 сағат бұрын
Hhhh oo shiikhou wixii hablihiisa dhashoodamiyaanu la dardaarmayn Hhh Khiyaali
@khadaradan5271
@khadaradan5271 Күн бұрын
War illhy ka baq
@RaxmaMuxumed-m6o
@RaxmaMuxumed-m6o 4 сағат бұрын
Caqligayaga ayaad caayaysaa
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Bal wuxu umada laso horfadhistay ega 😂😂😂
@dubadabdilahi1165
@dubadabdilahi1165 Күн бұрын
Anna xalaybaan riyooday waxaa waxaa kama jiraan
@TaaroFihri-f9i
@TaaroFihri-f9i Күн бұрын
Caaaac
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Күн бұрын
Qofkii ku riyooday mee
@amalhope42
@amalhope42 21 сағат бұрын
Waar beenta daayah garxajis odeygaa dhuintey nabad galiiyah a soo kiciinineeh waali naga daayah
@NimcoMaxamed-il6xv
@NimcoMaxamed-il6xv Күн бұрын
Alle ha u naxariisto awowgay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 23 сағат бұрын
Hhhhhhhhh Waar ma waalaten Ma iminkaad aakhirona kasoo waranteen Isagaa u baahan duco Amba waxan ahy duriyadiisa Oo hooyaday baa ah Ee shirkiga jooniya
@Xasan-f9x
@Xasan-f9x Күн бұрын
Kkkkk waar ma dhintaybaa hadla
Xog ku saabsan Xabaasha Sheekh Isaxaaq ee Maydh.
6:24
MM Somali TV
Рет қаралды 26 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
"Wasiirada Cirro tababar bay u baahan yihiin.."Wasiir hore Buuni
24:30