DEGDEG: Somaliland oo israaiil u Tageysa Hadii La ictiraafi Waayo

  Рет қаралды 5,422

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 52
@abdinasirfidow3156
@abdinasirfidow3156 Жыл бұрын
Mujaahid israa iil raba kii islaamka maaha !!!.
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Жыл бұрын
Yuhuuda iidoor wagaash halaga sifeeyo degaanada HARTI.
@amalos3435
@amalos3435 Жыл бұрын
Ala maxan necbaa in wadahadal lala furo Somalia
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Жыл бұрын
Somaliland guul Iyo gobanimo incha alh 🤍💚❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
aniguba waan ku raacsanahay 100% Mr.Muuse Biixi heshiiskaas uu lagalay ituubiya. qaxooti daaduumaya baannu aduunka ka nahay. somalia na way xaragoonaysaa!
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Gun dawarsataad ku danbayn hadaad xabashi is dhiibto ka fiirsasho la aan.
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
BARBARA , IYO HARGEYSA KA IIBI AWDAL DADBA ISKALE DADKAASINA MA OGGOLA BADDOODA IN LA IIBIYO.
@roodacawad13
@roodacawad13 Жыл бұрын
Itoobiya iyada dhaanta eyda ma xishoodayaasha
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Waxan uraya ee dhiiga Ethiopian leh waa isaaqi u jaamac shabeel inoo sheegay ee oromada ahaa lafta nagaa lafta nagaa
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
50 sano baan ku dhowaad somalia ictiraaf ka raadinaynaa! ma waantoobayno hadaan nahay reer Somalilandd!
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Alxamdulilah. Ilaahay ayaan yuhuuda ina badin. Hadii ay Somalia in uun Somalinimadu dhab ka tahay oo ay doonayaan in wixii ay khalday saxaan waa in ay noqdaan dalka ugu horeeyaa ee Somaliland qoonsada . Hadii kale Ethiopia ayaa noqonaysa Insha Allah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Odaygani tolow ma reer hebel baa si buu u caqli xun yahay e
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Israel oo ilahay quraanka kaga hadlay in ay yihiin imtixaan aduunka lakeenay ninka 80 jirka ah oo uyeeranaya waxaan u arkaa qof qaflad kaga jira ilahay quraan kiisa Subxaanallaah
@roodacawad13
@roodacawad13 Жыл бұрын
Cabaadka koonfur iyo cadawga.faraha badan dhayal ku hantaadacaya tooda haw tashadaan
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Жыл бұрын
Dadku ma fahmeen لا إله إلّاالله
@habibafarah127
@habibafarah127 Жыл бұрын
Ictiraaf uma baahnidiin Alaha idin ictiraafay hadii israail aad rabtaana aada soomaalinimo hadaadan rabin a
@bare1965
@bare1965 Жыл бұрын
Israaiil Kuma rabto.oday qaatumo xumeystey umaad horeyn.musa kaga horeyyey qootumo beelka
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Жыл бұрын
Mujaahid ma ahee waa mujrim dad islaama soo laayey, Mingistu iyo Amxaarada-na garab u ahaa!!!
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h Жыл бұрын
Hargaisa ka iibi dhulkan dad ba ilaahay ku abuuray
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
AWDAL DADII LAHAA AYAA ILAASHANAYEE EE BERBERA KA IIBI OROMADA.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WAA SAX ISRAEL WAA DAD ILAAHEY ABUURTEY MAXAY NA YEESHAY ISRAEL
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Lixdankiina waa la ambateen maantana ambadkii ka xunbaa tihiin caqligiinu waa shilin raadis ee aqoonsi raadis matihidin Ku iibsanmayno aqoonsiga gunimo xabashiyeed
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waa in dadka loo tudho oo miiska wadahadalka lagu dhameeyo khilaafka
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Acuudu Bilaah ciro baaqsatay bal da’da uu yahay ee uu gumeysiga Ethiopia u gacan haadinaayo midda kale Israal oo maanta xasuuq dad muslimiina ku wada ayuuba ku leeyahay aqoonsi ayaan ka raadinayaa
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Inta makhluuq ilaahay abuuray amxaar iyo yahuudi mooyee miyaad cidkale wayday?
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
NINKAN ASALKIISA HALA OGAADO OROM AARMUU YAHAY.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Israël dhib ma leh waa niman cadaan ah oo Reer yurub ah oo ilaahay wax siiyay, laakin xabashi iman maayo xeeb somaliyeed walaahi tuugyahoow fataalka ah
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Waa markhaati taasi siidhxumada siyaasadeed ee ay soomaaliland galiyeen kuwa talada hayaa?
@kederhagy3751
@kederhagy3751 Жыл бұрын
Waa Runtaa danta shacab iyo dalka Somaliland meeshay tahayba waanu tegaynaa oo xidhiidh layeelayna Adduunku waa Dano iswaydarsi! Waa taas sida Calamku ku noolyahay,Sheeko beena mashaqayso!
@fabu2526
@fabu2526 Жыл бұрын
Talaabo jar iska tuur ah ha soo dhaweyn adeer. Ictiraafku wuu socday hadaadaase istaajiseen.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Gobonimadayadu iib maaha iyo dalkayagu.
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Жыл бұрын
Dadka qaar ma ictiraaf caabud baa?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Makaa iimaan la aanbaa mise waa kaa caqli xumo mise waa labadaba? Maxaa inoo keenay amxaaro iyo yahuud.????
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Жыл бұрын
Khuutumada alaha kuu hagasjiyo
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Amiin. Waa nin muwaadin ah oo dalkiisa u halgamey. Allah ha xafido
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Mah kan bah mujahidah wuxuu ku weynaday xaqid u qaboh somalih doqon idor maxad ku shahiday muslin bad dishay ilahay mel daran kugu rid
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
WAA ODEY ASAASIQAY OON WAQTIGA LA SOCON OO HAWL-GAB AH.🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻❌❌❌❌❌
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Жыл бұрын
Waar nin wayn baad tahaye 20km waxa laga dhisi karaa magaalo london leeg.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Жыл бұрын
Adeer iska gaalow hadad rabtid
@MaynuunayMogaw
@MaynuunayMogaw Жыл бұрын
FUTADA DHIGI HALAGA WASE SI AAD ICTIRAF U HESHO 😂
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Жыл бұрын
Subxaan😱abaha bad tidhi hadalka😢xishood!!
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Жыл бұрын
Cadowga gudaha maa tahay ama kan dibada
@shaaficifaarax9094
@shaaficifaarax9094 Жыл бұрын
Kani malaha waa orom.
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Жыл бұрын
Oromo gaboobay
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Жыл бұрын
Haku dhiman khaatumo xumo rushoow
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
ISRAAIIL WAA DAWALAD XATAA CARABTA XIDHIIDH LA LEH WAX LA ISKU KHUULHIYO MA AHAA
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Israel waa cadowga ugu weyn ee muslimku leeyahay odeygana waa asaasaq
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Жыл бұрын
Dhamaan cadow beynu isku hadeynu muslim nahay😢 Allah ha ina barakeeyo 🤲🏼
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 Жыл бұрын
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah
@fmou1283
@fmou1283 Жыл бұрын
Waar baax 😂
DEGDEG: Xildhibaan Khadar Cali-Xakiin oo Hub Qaatay
8:11
HORYAAL TV
Рет қаралды 166
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Somalia awood ciidan iyo dagaal ma ku maquunin kartaa Somaliland?
21:38
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН