😂😂😂 MAMUL GOBOLEED ITOBIYA KENYA AYA SAMEESATAY. WA FASHILMATAY WAANA JOOJINEYNA UGU HUREEN. HIRSHABEELE IYO GALMUDUG IYO. BEYDHABO INSHA ALLAH
@SafiaHussein-v4q2 күн бұрын
Waa in xabsi la geeya shuutana loo gacan galiyaa, abahaa iyo walcankaga allah cadabo awalba xabashi wecel ayuu ahaa
@AbuuAsmaa2 күн бұрын
Walaalow wararka aad Soo gub bineysa iska hubi
@CabdiOdawaa-g3k2 күн бұрын
Nimanka ladilay waxay katir sanayen qaranka wixii delay waxa raadsanaya qaranka marka waxan kutalin lahaa ciidamada gadoode in laga dhigo hubka iyo dareeska mashaarkana laga Jaro guryaha hooyadodna loo diro
@SA-pm1mu2 күн бұрын
😂 MAMUL GOBOLEEDYADA ITOBIYA KENYA AYA SAMEESATAY. WA FASHILMAY WAANA JOOJINEYNA UGU HUREEN. HIRSHABEELE IYO GALMUDUG IYO. BEYDHABO INSHA ALLAH
@SurprisedDalmatian-es3xo2 күн бұрын
Waa arin farxaad leh
@MhamedMal2 күн бұрын
Naha
@ayaanlecabdiraxman35682 күн бұрын
War waad waalantihiine idinku dawlad matihidin ee daandaansiga dawladaha kadaaya yaan la idin garaacin ee😢😢😢
@HussenYusuf-k6f2 күн бұрын
Ok
@Ahmedwali-ji2sf2 күн бұрын
UF
@gullbarwaaqo95942 күн бұрын
Waar markaad eastern soomaaliya miyaad hada uwareegteen itoobiya hadana waxaad rbtaan in aad isku dirtaan soomaaliya iyo itoobeya waayo meelna nabadkuma joogikartaan hadeydaan Cid iska laadlaadin horta marka hore heshiiya idinku soomaaliyeey xasarada iska daaya alshabaab ayaa dilaya itoobiyaan iyo soomaaliba waxa siyaasadaa isku dirka ah waxa wada soomaalidiidka jabuuti waa ta dumineysa soomaaliya waayo waxa ka talisa jabuuti khadra xeyd iyo gabadheeda iyo geele ayaa walaaqaya soomaaliya iyo soomaalidiid isaaq ayaa soomaaliya fidmo ka wada itoobiya iyo soomaaliyana doonaya in ay isku diraan soomaaliyee dagaalka jooji qoriga dhig oo Malin qaado wiilasha soomaaliyeed ee madhanaya haloo tudho dalka foorarana hala toosiya daarood iyo hawiyana yaan leysku dirin iska ilaaliya alshabaabiyo soomaalidiid oo iswada oo lagu tababaro jabuuti waar soomaaliyeey caqliyeelo oo gacmaha isqabsada waar wiilsha laysku diraya ee isku dhamaadey badbaadsha waar soomaaliya celiya oo toosiya wey foortaaye wabilaahi towfiiq
@ShaaleAhmed2 күн бұрын
Beenaale isku xishaa
@hindiafsomailah2 күн бұрын
Aaway na tusi beenale ciidamo ahmed madobe soo qaban waye wax qabanayo dagaal miyaa lagu so qabtay sargaalkan Ethiopianka ah Ben bad haysaa
@SA-pm1mu2 күн бұрын
😂😂😂 MAMUL GOBOLEEDYADA ITOBIYA KENYA AYA SAMEESATAY. WA FASHILMAY WAANA JOOJINEYNA UGU HUREEN. HIRSHABEELE IYO GALMUDUG IYO. BEYDHABO INSHA ALLAH