ILEYSKA VOA: Bixitaanka ciidamada ATMIS ee Soomaaliya

  Рет қаралды 18,413

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@mohamedadan1767
@mohamedadan1767 11 ай бұрын
Nabad ilaalin mahan ee waa calooshood u shaqaystayaal ee wadanka ha inooga baxaan
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 11 ай бұрын
Saax
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 4 ай бұрын
Guuuuuuuul
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 11 ай бұрын
dalkeena waan ilaashan karnaa
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 11 ай бұрын
Waji laabad ila miqa maqlaye 2022 wtf
@ahmedw5
@ahmedw5 11 ай бұрын
Shabaab shalay shabeelow bay qasadeen iyo isbuuci horena caad bay 190 askar ku laayeen. Waji labaad weligeed ma dhacayso
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 11 ай бұрын
@@ahmedw5 Haa wlhi waa pranki 😂😂
@amiincox6206
@amiincox6206 11 ай бұрын
​@@ahmedw5terrorist hadd tageraysid oohinta iska kaydso lkn hadd mucaarid tahy xasan iyo dalku haku kala soocnado
@ahmedw5
@ahmedw5 11 ай бұрын
@@amiincox6206 Waa la arki doonaa qofka ooyi doona iyo qooxda diyaaradaha aadan cadde u carari doona.
@Cabdiraxmanibrahim-j8m
@Cabdiraxmanibrahim-j8m 11 ай бұрын
VoA waxan idiin arkaa idacad wadanke soomaaliyed lidku eh 2007 ilaa 2017 ayan sitoos eh idin dhageysanayi waxatihin lugoyo idinkane musha harkiine led firsatiin ee dalkiine iyo daadkine kamafikirtiin
@Gureyev
@Gureyev 11 ай бұрын
Madhamaato dheh nio gaaldaas hana dhaafaane
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 11 ай бұрын
Dal sharaftiisu waa in ciidankiisu wada ilaaliya dadka aaminsan haday baxan in al shabaab dalka lawaregayso sidi afganistan waxasi waa habenkii xalay aha ee dalka dowlada fadaralka baa ka talinaysa
@ENGmuxumadaxmedCali
@ENGmuxumadaxmedCali 11 ай бұрын
Waan soi dhawaynayaa ka bixitaanka atmis ha isla gubtaan in badan ayaa la difaacayey muqdisho imikaase cidlo laga helayaa waanay dhamaanaysaa bsheegashadii ay dawladmimo sheeganaysay iyadoo 70 sano xaqiraysay kuwii xaqa u lahaa dawladnimada
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 11 ай бұрын
Cadawtunimada adinka kugubanaya xasid Malaya anfax
@halimamumin3643
@halimamumin3643 11 ай бұрын
"Maxaan ku iraahdaa". Taasina malagaga deyde Somaliland 😂 Dhalaankii afka la Bari jirey.
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 11 ай бұрын
BOROBAGADO AYAD SOMALIYA KADHEXWADAN V0E
@maxamad6864
@maxamad6864 11 ай бұрын
𝐯𝐨𝐚
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 255 М.
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo weli taagan | Qubanaha VOA
29:51
FLIM CUSUB iskudeys MAGIC MIRROR 😁😁😁 Muraayadi mucjizadi ahayd
11:19
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН