Degdeg: Umal sheekhii wax soo baray oo sheegay siro aad u fara badan.

  Рет қаралды 69,825

Samiir Yare

Samiir Yare

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@Sahragabow
@Sahragabow 2 ай бұрын
Maashaa Allaah sh umal iyo macalinkiisa fardowsal aclaa Allaah hakucasumo jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 Ай бұрын
Maashaa allaah waa shekhaygii tafsiirka iyo Naxwada 1982 xerada qaxootiga Jiiqleey ama Booco A ilaahay khayr badan hasiiyo Mohamed Sheekh Abdulaahi
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@mabdulahidahir862 82aad waxbaranaysey. Maasha allah immika Kollam sheekh weyn tahay
@abdibelel-xv9vm
@abdibelel-xv9vm Ай бұрын
booco Madaxdi wax ka dhistay ayan ahaa, Dowladda ka socday,ilaa dhamaadka,
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@abdibelel-xv9vm Maasha allah, immikana ???
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Allah ku xifdiyo sheekh C/naasir ❤❤
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Ай бұрын
Sheikhan Alle haka ajar siiyo inta uu tafsiirka waday Mideeda kale umal kadaaya ee xushmeeya sheikha magaciisa sheikh umal dhaha
@simaasma3095
@simaasma3095 Ай бұрын
Maansha alaah guulaysta culumadayadaay aakhiro iyo aduunba aamiin ilaahoow dhamantay o naraaci rasuulka csw scw scw scw scw aamiin🥰🥰🥰
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@simaasma3095 Amiin amiin thankful
@sacaadahaashihaashi9693
@sacaadahaashihaashi9693 Ай бұрын
Mashaa allaaah ilaahay ha idin xafid adiga iyo ardYgaaga shwekh umal abtigeey
@nagmudiinahmeth3847
@nagmudiinahmeth3847 Ай бұрын
Culimadda somaliyeed allah hanoodhowro waa sh. Sufi ,saahid ah qiimo badan الله يرضيك
@mrprince7062
@mrprince7062 Ай бұрын
Waa sheikh axkaanley ah ee ma'ahan qaburiyiinta shirkiga dhax fadhiyo
@BaxasanA
@BaxasanA Ай бұрын
Maasha allaah weeye Sheekh Waa qof Daacad ah Oo ka runsgeegayaa allaah aclam
@dajiscom463
@dajiscom463 Ай бұрын
Maashaa allaah waa hadiyad RABBI ina dhexdhigay ALLOOW noo xafid culimadena
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 Ай бұрын
MA SHA ALLAH
@sacaadahaashihaashi9693
@sacaadahaashihaashi9693 Ай бұрын
Hooyadii waa xaliimo cabdi xirsi sheekh
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Ай бұрын
Mashllh Sheekh Abdinasir Alle cimriga haw barakeeyo, anoo yar ayaan tafsiirka uu aqrinjiray Eedaday Safiya usoo raacijiray habeenki Masjidka Jamaca Galdogob 2004 wan xasuustaa runtii aadban uyaraa .
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@ibrahimabdighani9184 20 sanno ka hor, Kollam immika 40 kama yarid kkkkk
@someonesomewhere4344
@someonesomewhere4344 Ай бұрын
ma safiyo sheikh ismacil baa
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Sheikh cimrigaaga allah ha dheereeyo.
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@abdillahiosman1770 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@jellehassan215
@jellehassan215 Ай бұрын
ALLAHU AKBAR.😢😢. MaashALLAH😢😢. Hooyaday ayaa igeeysay dugsiga buuyiri. Janatul Firdows 😢. ♥️❤️❤️♥️.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
masha Allh Allha Xafido oo Dhowro Sheekha
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d Ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allah ❤
@QeysQayaar
@QeysQayaar 2 ай бұрын
جزاكالله خيرا
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 2 ай бұрын
Shekhan allaha xifdiya waa nin caqli badan
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@Xasanyusu
@Xasanyusu Ай бұрын
Manshaa allah sheekh cabdi naasir
@yareyare6316
@yareyare6316 2 ай бұрын
Cumbria allah haku dhereya warshad wanagsan baad tahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican, wa Raxmatu Allah caleykum ❤️ 🙏
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Maasha allaah shiiqa cimrigiisa iyo cilmigiisaba rabi ha u xafido isha allaah
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 2 ай бұрын
ManshaAllah waa culumadi hore somaliyed Allow aduun iyo akhiro ba ku cafi inshaAllah
@ahevdhgxhc5909
@ahevdhgxhc5909 Ай бұрын
Masha allah بارك الله فيك adeer
@UmalHassan-v3m
@UmalHassan-v3m Ай бұрын
mansha allah💗💗💗✨✨🖐️
@somalione6095
@somalione6095 Ай бұрын
Allaha barakeeyo sheekha
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp Ай бұрын
Mashlah barakalah fiik sheq
@FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0
@FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0 Ай бұрын
بدلت جهود الخير فى الناس بدية ومازلت للناس علما و هدية
@AskaAhmed313
@AskaAhmed313 Ай бұрын
Masha Allaah nuurkisa ayaa baxaaya
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
jIRITANKA JAMURYADA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah 🙏
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Msha allh.
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 ай бұрын
Shayaadiinow wareysigaana maxaad ka raadineysaan Ma war aad ku ceebeysan Allaha barakeeyee sheekh Umul.
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 2 ай бұрын
Dhanka xun maxaad u eegtay waa taariikh loo baahan yahay
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 ай бұрын
Taariikhda loo baahan yahay maxey tahay Ee meeshan ku jirta
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 2 ай бұрын
Sax waye
@AbdullAbdi-y3f
@AbdullAbdi-y3f 2 ай бұрын
❤masha Allah Allow culumada no xifdhi
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ masha-allah❤❤❤❤❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 ай бұрын
Mashallah XAFIDHAKA ALLAH ANTA WA SHEIKH UMAL
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx 2 ай бұрын
@@husseinmalinahmed9202 Thanku you pro
@YusufMaalim-t5x
@YusufMaalim-t5x 2 ай бұрын
Masha Allah Allah ka ajarseyo
@ImanFarah-k8z
@ImanFarah-k8z Ай бұрын
Sheik Omar faruq
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 Ай бұрын
Maansha Allaah
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
Mashaalh
@mustafanureini1897
@mustafanureini1897 2 ай бұрын
Wariya wareysi diineet ma taqanid ee waxaaqa kale Qarbuso
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 2 ай бұрын
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 Ай бұрын
Dariiqaaqii wuu ka talaabsaday waxba kuuguma yaalo nabigii ayaa amaan kala mar uu injir ku sheego iyo mar uu yiraahdo sarejooga ayuu ku kaajay xitaa nabi waaludiintiisii cadaabta ayuu ku sheegay
@IFTIINKANOLASHA-z2z
@IFTIINKANOLASHA-z2z Ай бұрын
𝑴𝒔𝒉𝒂 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉.
@ibrahimelmi9374
@ibrahimelmi9374 Ай бұрын
Reer Jiiqley anigaa ah
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi 2 ай бұрын
Waa.shaydaan.umal
@barlinaden8850
@barlinaden8850 Ай бұрын
Ittaqilaah
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Ай бұрын
Alle ka cabso
@AduunyoMedia
@AduunyoMedia Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Ай бұрын
Masha allah❤😂
@saciidaxassan4680
@saciidaxassan4680 Ай бұрын
🎉🎉❤
@xariirmaxamed1330
@xariirmaxamed1330 2 ай бұрын
Geesi
@faisaljama4208
@faisaljama4208 Ай бұрын
Waxa yaaba maanta Umal Sheekhii wax baray gaalbuu u yaqaana mushrik ah, Diinta iyo caqiidada Wahaabiyadu waa noocaas
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Waar ilaahy ka cabso inanow
@LearnTawhid
@LearnTawhid Ай бұрын
Culumada shaykh barbarawi iyo salafiyiinta waxka baro. Iskaga tag khawarijta iyo suufida
@Kafirso
@Kafirso Ай бұрын
Waa oday jaahila oo quraanka oo aan waxba aqoon
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@Kafirso Ceyda waa laga wanaagsan yahay
@Hubeeye
@Hubeeye Ай бұрын
Shuubo😮
@Hibonuura-w4o
@Hibonuura-w4o Ай бұрын
Umal waa ka fasahaaday diinta in la isqarxiyo iyo in islaamka la laayo ayuu fatwoodaa. Khawaarij ayuu geed fadhi u yahay
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@Hibonuura-w4o Aad iyo aad
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Ай бұрын
Alle ka cabso sheekh umal wxaas shaqo kumaleh wuuna kasoo horjeedaa qolada aad sheegayso , intaas oo jeer asoo umadda uga digaya ayaad helaysaa maxaadaraadkiisa .😊
@shaamilmedia8683
@shaamilmedia8683 Ай бұрын
​@@SamiirYare-ss7zx Sababta aad usoowareesatay aaba aheed inaad dhaleeceen uraadeesay sh.umal hadalkaagaana kadhehday
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d Ай бұрын
😊
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 ай бұрын
Jiqley waan garanaya booca b iyo booca A
@AbdirahmanMaxamed-h5f
@AbdirahmanMaxamed-h5f Ай бұрын
M a ❤
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud Ай бұрын
Umul caasi Mala dhihi karaa
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 2 ай бұрын
sheekhan waa mufasir lkn ninkaa wareysanaaya maaha nin uqalma waa tibjir
@LearnTawhid
@LearnTawhid Ай бұрын
Sheekhu hadda muu aminsanyahay umal? Waxaan umalaynayaa sheekhu inuu na ogayn ictisaam.
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Ай бұрын
Gabaygaas qaadka loo tiriyay hadii xadro lagu daro dadbaa jidboon lahaa😂😂😂😂😂kkkkk
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx Ай бұрын
@@mohamedibrahim7653 Dacaayad raqiisa ayaad haysaa
@MuhanedAbdiraxman
@MuhanedAbdiraxman Ай бұрын
Beenaale munaafaqa ayaa tahay oo diidan xaflada dhalashada rasuulka scw wax kale uma jeedid
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Kkk aaway Siraha la kashifay kkk Ader waraysigan bari horuu ahaa kaliya cinwaanka wanaaji
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 2 ай бұрын
Wa dad juhalaha wll
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
FAQASH OUF , FAQASH OUF,ANA LEH...,,,,
@abdirahmanhirsi784
@abdirahmanhirsi784 2 ай бұрын
Umul suufiya ayaa wax soo bartay kadibna wuu ku kufriyay
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
Runta hadeeykudhibayso allaha kuhanuuniyo wll
@SamiirYare-ss7zx
@SamiirYare-ss7zx 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 2 ай бұрын
Rabiga ka xishow uun intas kugu wanina
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 2 ай бұрын
​@@SamiirYare-ss7zx alle halaga baqo o culumada alle iska daya
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
@@SamiirYare-ss7zx suufigaa tahay cun. Qabuurtiina isaga xatreeya meeshaan buuq beena hakeeninee
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
SHEIK UMAL WAA SHEIK FAQASH WUKU KHASAREH SHEIK WAA BAREEH OO KA hORJEDA JIRITANKA BARAKAYSÀN SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp Ай бұрын
Subxanalaah qabiila kuwalaten ulahey haidin sohadeyo
@soyankamil1310
@soyankamil1310 Ай бұрын
Masha Allah
@Bashir1119
@Bashir1119 Ай бұрын
Maashaa alah
Kaftanka Siyaasada 538 oo aad u xiisa badan
27:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 36 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 64 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 90 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 70 МЛН
Prime Minister Benjamin Netanyahu Tastes Cultivated Meat
4:35
The Good Food Institute Israel
Рет қаралды 50 М.
Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |
17:10
Waxyaabo Hada Fiiriso Ama Cunto Fahmada Kaa Tagsinaayo Sh Xassaan Abu Salmaan
6:06
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 61 М.