Kaftanka Siyaasada 538 oo aad u xiisa badan

  Рет қаралды 43,432

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@ahmedbusuri4160
@ahmedbusuri4160 17 күн бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay Ali Harare intertainment and news i like it❤
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 17 күн бұрын
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 18 күн бұрын
Gurguurte wa khof Allah ka furty Allah Nadhafsiyo
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 17 күн бұрын
Gabdhihii somaliyeed waalo soo dhigtey Waraa faraxyada illahey kacabsada🥷🏿🥷🏿
@MAROODiJEEXl-j6y
@MAROODiJEEXl-j6y 17 күн бұрын
Faaraxyada yaanay kaaga dhagine maaha inay wada xunyihin wiilasha somalidu ee wa shaqsiyaad wax haweenka dhibaateeyaa xaliimo caadi iska dhig
@GuuledMaxamud-o5q
@GuuledMaxamud-o5q 17 күн бұрын
Saxibayal. Wan idin salameya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedadan5127
@ahmedadan5127 18 күн бұрын
وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله أحدا. Caliyow, masaajidada cid aan Ilaahay ahayn oo lihi ma jirto. Sidaas darteed cid iibin karta iyo cid iibsan kartaa ma jirto marka xagga diinta laga eego. Xasan Sheikh sidaas ugu sheeg.
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 17 күн бұрын
Bismilaahi Masaajid miyaa hunguri kasoo galey hadana ilaahow iimaanka ha inaga qaadin .
@ashalul565
@ashalul565 18 күн бұрын
Ilaahow xaqa natus, wax inoo dhiman majirto hadiiba Baydkii Ilaahay laduminayo. Ilaahow xaqsoore Adaa ah naga qabo inta samaynaysa naxariisdarada.
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 16 күн бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 17 күн бұрын
Waar Caloow ina adeer dee madaxwaynaha dacaayadda ka yaree bal waayo adigu kaftan bay kaa tahay lkn in badan run bay u malaynayaan waxaad ku kaftamaysid halkaasna qalbi jab bay ka qaadayaan... Xasan Sheekh wax dhaama lama hayo waa wada dagaal opgayaal waxa meesha ku haysta ee aan ula jeedo madaxwaynayaashan tirada beelay ee waddankii ka dhaqaaqi la'yahay, Ilaah ha naga qabto.. Aamiin❤
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 17 күн бұрын
Bakhti usujuudow waa ku aragnaa 😂
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 16 күн бұрын
Caafimaad ma jiraa? Ilaah ha ku daweeyo 😢​@@musemohamoud2429
@halimohassan3109
@halimohassan3109 17 күн бұрын
Allaw farmaajo u soo celi wadanka
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 17 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab balaayo waataas war xasan shiikh qaxootiga halaga qabto
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 16 күн бұрын
Salaamaad war warka hala hubiyo!! Dabaq dheer oo masjid ah miyuu u badalayaa!!
@mahamednuurcabd573
@mahamednuurcabd573 17 күн бұрын
Galada ayaba dumin masajida iyo kaniisadaha ee side dad muslima uduminayan masajid guri alle oo lagu ciibadaysto 😢
@abdirashidabdi7118
@abdirashidabdi7118 18 күн бұрын
Hassan dhiiqo tuug waya ninkii ano danmark joga oo sharci haysta ayuu dhahay ilaa 1200 oo qof halaso celiyay qofkiiba 10k dollar ayuu kuqatay hadana germany muu galay ilahay dhulka hakula jara
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 18 күн бұрын
Walaal Qosolka iska yaree, Nabigu Scws waxuu yishi umadeydaydaay in badan ooya(Allaah dartii) in yarna qosla(qosalka la ogol yahayna waa Muusood)
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 күн бұрын
Ilaa sayid cali ,mujrimkii xaaskiisii oo uur leh dilay,la dilo nabad ma helayno
@AbdaleXasa
@AbdaleXasa 17 күн бұрын
Tanbari ayaan ka ahay tagere uma I hi intii here ha iga ahato,
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 18 күн бұрын
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp 17 күн бұрын
Guri AAN dhiri kubeernayn waa dudumo
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 18 күн бұрын
Arimahan somalida waa Uqubo mudey socndonta Haq iyo Badilba Lakalasaraya
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 18 күн бұрын
Ali harare war fiican baad keentaa Mahadsanid
@moussamomed3890
@moussamomed3890 14 күн бұрын
Good job 👍
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 18 күн бұрын
Asc Somali américain TV Cali iyo yasin guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@momindekk1
@momindekk1 18 күн бұрын
xasan dhiiqo allaha umada haka qabto
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 17 күн бұрын
Kaxushoda madaweynaha Somalia. Ina somalia caydan ban ufahmayaa😂😂😂😂😂
@MAROODiJEEXl-j6y
@MAROODiJEEXl-j6y 17 күн бұрын
Allow na astur aduun iyo aakhiraba😢
@abdirahmanali661
@abdirahmanali661 17 күн бұрын
Love That
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 18 күн бұрын
🥲🥲🥲🥲 xasan illaahay ka yaab
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 17 күн бұрын
Mahadsant walaalkey cali xaraare iyo yasin ❤❤❤❤❤
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 16 күн бұрын
Nabad gelyo
@jamaljons2294
@jamaljons2294 18 күн бұрын
Adiigo maa reer maagal baa taahey ? Adiiga ayaa number one uu aah reer maagalo xumo
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 18 күн бұрын
Far iO meel buktaa is og, adiguun bay kashifay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 18 күн бұрын
Sharci Yurub kuma jirto in qaxooti dib loo jujuubo.
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 18 күн бұрын
wa halke meshan ma QAZA Nintayahu ma nimanki QAZA aya xamar tagay
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 18 күн бұрын
Gaas ayaa bilowday.
@Fardouzadebar
@Fardouzadebar 17 күн бұрын
Asc wr wb! Huno Ali Harare,, Ana ku she gives guryaha uu ibsaday Moussa bixi ; guryo iyo fardo ku yalay gabilay.
@kulmispro4088
@kulmispro4088 18 күн бұрын
2- Two yaa igu heesta
@warsan123
@warsan123 18 күн бұрын
Walee waa xaqiiq waliba weekend waan u nacay
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 17 күн бұрын
Masajidku waladhisiyo walaweeynen mahaa waxkale
@Amiirka3o
@Amiirka3o 17 күн бұрын
Xasn shikh marar badan baan diintiisa ka shakiyay mar uu gaal urukuuco iyo mar uu masajid allah leeyahay dumiyo
@mahamednuurcabd573
@mahamednuurcabd573 17 күн бұрын
Galada ayaba dumin masajida iyo kaniisadaha ee side dad muslima uduminayan masajid guri alle oo lagu ciibadaysto
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 16 күн бұрын
iimaanka alle kaaqaad saa waaba lagaaqaadaye nacaladi idinku dhacday kuwii noodoortay xasan xabaalo qote illaahoow xildhibaanadii doortay abaalkooda jahanaba kadhig yaarabi illaahoow naga awbal yaarabi
@Somali-One
@Somali-One 18 күн бұрын
Kmala Haris oo ilmahaaga khaniisiin ka dhigi rabta ayaa u codeesey
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 18 күн бұрын
before and after Mr hamza
@ElmiGouled
@ElmiGouled 18 күн бұрын
It,s Somali political Always wrongly
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 17 күн бұрын
Sub xaanalaah hadana ma baydkii alle lagu cabudayay oo dadka islmaka ku cibaadaysanayen.buu uso dhigta🫢🤭
@abobasement346
@abobasement346 18 күн бұрын
Anigu waxan lah yabay tugan xasan moryan waxaa lo dawanayoh war ku kacah tugan
@naasirsaalax8948
@naasirsaalax8948 18 күн бұрын
Gurigaasu haduu godawayn ku oolanlaha anaa iibsan lahaa
@bamiiman8891
@bamiiman8891 17 күн бұрын
Kuwaa masaajida kharaabiya warba u yaal aakhira😮😮😮😮
@ciyaaladumbuluq8096
@ciyaaladumbuluq8096 17 күн бұрын
Kuma dhamacee😂😂
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 18 күн бұрын
Ali xarare dad waxa loo soo celinayaa safaarada la gadayaa
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 18 күн бұрын
ASC WAA ADUUN̈YO GUDOON IN MASAAJID LA DUMIYO ALLE AYAA KAA ABAALMARIN DOONA MAALIN AAN MAANTA AHAYN AYUU GARAN ADUUNYADAN WAA MAALMO YAR INTAA LA JOOGAA.
@ElmiGouled
@ElmiGouled 18 күн бұрын
Wcs
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 18 күн бұрын
Ali harare Sxb Sir doon baa meelkasya kuu jooga Oo aad hire garaysaa Meelkasta qoon aan lagaranayn ayaa kuusoowarama
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 16 күн бұрын
Kuwaani waxay meesha u fadhiyaan dacaayad uun, waxay ku khafiifeen madax wayne Xassan Sheekh!!
@Suhuur1
@Suhuur1 17 күн бұрын
Xasan gurguurte meel kasta lacag darteeed ayuu waxa kasta u sameeeenaay🙄
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 18 күн бұрын
Xasbunallaah war goormaa saas loo ba iy oo masaajedna muu cafen qabuurehee mataas baa ku xegtay wallaa xasan madharga lama kafme doono aa wuu googo edoo naa mendhaa
@MarshalLove-t5h
@MarshalLove-t5h 17 күн бұрын
yacin yare sxb maxad cali xarare ku necebtahay ma cabtooy nimada maha mise wa benlow nimada? please wax na fahamsi yaabka adunka😂🤣😅
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 18 күн бұрын
Xassan sheikh iimaan lawe lacaged
@ciyaaladumbuluq8096
@ciyaaladumbuluq8096 17 күн бұрын
Xageed haystay😅😂
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 17 күн бұрын
Towing company contract every business halagalo jeebka markuu xanuuno ayagaa hagaagi doona sxb.
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 18 күн бұрын
Muqdisho iyo Hargeisa Maa guryo ka iibsanno why Nairobi?
@superfun1819
@superfun1819 17 күн бұрын
Good investment yr country 🇸🇴 somaliyey
@MacalinaadanMaxamed
@MacalinaadanMaxamed 18 күн бұрын
Duqa haku xadgudbina wax iskahubiya waxkaste waa laqorayaa, mida kale madaxwaynaha lacagta lagu eedaynayo soo meel layaqaan madhigto malagula xisaabtamo haday runtahahay, aniga mahubo
@abdala707
@abdala707 17 күн бұрын
Dadkaan jeclaa inay ku hadlaan liqad kale ayagoo soomaali lahadlaya walee dalku ma dhawa
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 17 күн бұрын
Cali. Haraare. Madaxweeyna ha. .ma ogya hay. Waxaan dhacaya?
@ciyaaladumbuluq8096
@ciyaaladumbuluq8096 17 күн бұрын
Noogu cèli😢boqortooyo
@Salmanshiine
@Salmanshiine 18 күн бұрын
Xasan shiiq jarmalka dadka laga soo celinaayo somaliland maku jirraa😂😂😂😂
@omarmaxud3211
@omarmaxud3211 18 күн бұрын
Musuqa Xasan bay ka carareen dadkaas,Suu waa ka daba tagey,
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 18 күн бұрын
Xasan Sh wuu ku saxan yahay inuu dib u celiyo in badan oo qurba joogta kamid ah gaar ahaan germany kuwa dhibka badan
@yasminjama2703
@yasminjama2703 17 күн бұрын
Caliyow ma odhan karaan in Somalia waxa loo yaqaano Social intelligence la yiraahdo waxa ay ka yihiin zero
@maxamedisaaq944
@maxamedisaaq944 18 күн бұрын
CALI XARAARE. UMADA KA FARIISO WASAQ😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaqudirir8869
@xaqudirir8869 18 күн бұрын
Cali xaraare walaal ninkaas ayaan la nabin waayo aniga jigjiga ninkaan isku xaafad ayaan nahay markaa gabadha iyo wiilku mayna kala tagin ee way isqabeen waxayna udhashay 3 ilmood 3na nin kale ayey udhashay markaa gabadha inay ninkaan gubtay ayaan anagu haynaa xogteeda sidaasi daraadeed maadaama uu ninkii miyir la'aan yahay gabadhiina ay iyadu is difaacayso iyada ayaa policeka sidaas ugu warantay lkn xaqiiqadu way dambaysaa inanka xaas kale ayaa jigjiga udagan wuxuuna kamaqnaa jigjiga iyo xaaskii waynaa 3sano markaa Walaal ha degdegina insha allaah
@homeh3455
@homeh3455 18 күн бұрын
Soomaalida jarmalka joogta xasan uma joogayaane meela kale ayay u sii tahriibi doonaan
@ciyaaladumbuluq8096
@ciyaaladumbuluq8096 17 күн бұрын
Ka iibinaya maahe😂guriga aad ßheegayso mànaga iibinkàrtaaqq😂😂
@Man19699
@Man19699 18 күн бұрын
Subxaanallaah war waxan umadda cid ka qabata ma la waayey? HORROR BAAHAN BAA DALKII LOO GACAN GELIYEY.
@ElmiGouled
@ElmiGouled 18 күн бұрын
Hassan Sheikh Maydkiina Mukasodgubey
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 18 күн бұрын
Madax weyne Xasan lacag wuxuu ka sameeyaa safarrada iyo lacagta lagu dhunsado.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 18 күн бұрын
War majidka waaba runba walee hassan shiek waa daruug dealer caadi ah
@Salmanshiine
@Salmanshiine 18 күн бұрын
Fast😅
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 18 күн бұрын
War Waxba uma heyside iska daa ha daba socone
@mustafaa2227
@mustafaa2227 17 күн бұрын
Xasan khaladka malaha kuwii doortay baa leh wuxuu doono ayuu samayinayaa
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 18 күн бұрын
masajiidka dhulka laga dhisaayo marka hore waa inu ahaada dhul masajiidka logu gaaday ama lo waqafaay
@homeh3455
@homeh3455 18 күн бұрын
Xasan sh markuu wadankii uu xaraasha uuna xaraashay madkii ee dadkii wadankii ka carareen Waxa uu ka daba tagay dadkii soo tahriibay xasan aduuyada si xun ayuu kaga tagayaa
@MohamedIbrahim-xb7ek
@MohamedIbrahim-xb7ek 17 күн бұрын
Stop saying barda say ALLAH ALONE
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 18 күн бұрын
Macquul maaha nin gaadhigiisa dhexdiisa waxku gubey iyadaa gubtey
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 18 күн бұрын
Waxaa ummada haa lagaa gabtoo.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 17 күн бұрын
Toloow Hassan Sheikh Hal mashruuc dalka ma ka hir galiyey. Where is Farmaajo
@Haibe571
@Haibe571 18 күн бұрын
Cali iyo Yasin way isla heleen jiibta iyo jaanta. Hambalyo
@ayaanlerooble6913
@ayaanlerooble6913 18 күн бұрын
Mdx wayn xasan shkh waa nin baahan.. nin baahan nikii ubaahda yaa talo wayn ubaahan calow sxp
@HassowGaani
@HassowGaani 18 күн бұрын
❤❤
@baladomar7798
@baladomar7798 18 күн бұрын
Hayaay nasra na keenteen 😂😂😂
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 17 күн бұрын
Somalidi waa khashan iyo kudafaade Bilaaden mahe ku labta dalkiin Somalide xayaawaanka ayaa xeera dhaame
@Ibrahimissack-r7m
@Ibrahimissack-r7m 17 күн бұрын
Asc
@Exsagaaro
@Exsagaaro 17 күн бұрын
Rer marekan xasan shiq baa idin sosocdo taram bu usaxixaya is jira
@AbdulkarimAbukerAli
@AbdulkarimAbukerAli 18 күн бұрын
Ali dhanka parking Ireland qasatan Dublin maqayad Somali ledahay marka cadey ladhaho ayaba dheb kan katagan yahay 😂😂😂
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 16 күн бұрын
Kolba mid iska qoslaaya ayuu keena
@NurGacan
@NurGacan 17 күн бұрын
Waa nin waalan somalind oo nabad ayaa ka diiday dadaka in la so crliya
@ciyooonisofficialchannel9927
@ciyooonisofficialchannel9927 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Somalind xgee joogta ayaa yaaqana
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 18 күн бұрын
ilaah kabaqa nin ween oon umalenayay inadsida kilbaxsan tahay lakin cawan ku arkay inad yuutubar tahay
@jamacajakiz
@jamacajakiz 18 күн бұрын
One
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 17 күн бұрын
Maal gashi organic ah 😅
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 17 күн бұрын
Asc ali en littel yaasii.n
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 18 күн бұрын
HASSAN XABALE QOTE HADNA MA MASAJID BUU MARYA MASAJIDKA LAMA IIBIN KARO
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 17 күн бұрын
Meel kasta oo soomaali degentahay weeye caliyow ma ahan tiina oo kaliya
Kaftanka Siyaasada 544 oo aad u xiisa badan
38:05
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 172 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 105 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiiso badan
33:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 45 М.
Kaftanka Siyaasada 543 oo aad u xiisa badan
51:58
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 54 М.
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Waa maxay sababta Ganacsiga Somalida Maraykan uu fadhiid u noqdo?
31:24
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 9 М.
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 172 МЛН