DEGDEG:- XASAN SHEIKH IYO MAREEXAAN OO KALA TAGAY DENI IYO AHMED MADOOBE OO KU HESHIIYAY Dir Diini

  Рет қаралды 22,078

Mowliid Galwaaq

Mowliid Galwaaq

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@Warar_iyo_warbixino_sugan
@Warar_iyo_warbixino_sugan Ай бұрын
DEGDEG:- Mareexan iyo Xasan Sheikh oo kala tagay xogta deni iyo Ahmed Madoobe oo kulmi doona Shir Kismaayo iyo muqdisho Xamse oo Darood isku qarxiyay..
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
Runta maad sheegtid juboland yaa leh sow Harti Daarood ma laha kismaayo sow degmo Majeerteen ma aha ma dhul harti ayaa la sheeganaa Daarood ahaan wax waa lagu qaysan karaa lkn dhul harti mareexaan iyo ogaadeen ineey sheegtaan ma xaq baa Ayaan ku weydiiyey from Harti juboland VIVA Juboland waa dhul Harti waxay degaan kismaayo waa degmo Majeerteen cabdale biroole buulo xaaji xaliimo cadeey joore blogaduud goobweyn ingumi baadiyo iyo balad kismaayo cidii lahayd ayaa jooga ogaaden 2 degmo ay ka degaan waa afmadow iyo dhoobleey mareexaan gedo ayey degaan marka anaga siyaad bare Alaha u naxariisto nama keenin dadkii shalay soo degay u sheeg kismaayo waa degmo harti majeecid xoogi karta ama af ama ficil ma jirto taarada waan naqaanaa sidaa ogoow
@Joya11
@Joya11 Ай бұрын
​@@sadiyaali9508bilaa dhaqan baathy Hush 🤫
@CabdiYare-w4v
@CabdiYare-w4v Ай бұрын
Xeraale ayaad
@KiinMohamed-x5b
@KiinMohamed-x5b 20 күн бұрын
Marixan guul iyomidnimo darod ismaacile guul guul horaye usoco cadawgina cagata hoseteda alaha galiyo amiin amiin
@mrjamac
@mrjamac Ай бұрын
ummada somaaliyeed alle weyne ha u baryaan inoo na dhaafiyo sharka xassan duufle allow na dhaafi sharkiisa ilaahoow adaa weyn naga qabo shaqsigan walaan oo ummadii somalyeed laf ku tagan noqday amiin amiin yaa rabbi
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Ай бұрын
Alaahuma aamin aamin
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Puntland ku biira Mareexan Curadka Daarood hambalyo
@anabwarsame4305
@anabwarsame4305 Ай бұрын
Assalaamu calaykum. Qaswadayaasha Ilaahay umada soomaaliyeed haka qabo.
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
Waa war wanaagsen warkaad noosheegtay ✌️✌️✌️✌️✌️♥️♥️♥️♥️♥️⭐⭐⭐🌺🇸🇴
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Ай бұрын
DHAGALAAY WAX MAQAL KIKIKIKI
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Mareexaan iney raganimo leeyihiin la iskuma hayo awoowe Daarood baa u duceeyey❤❤❤❤❤😂
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Ай бұрын
GUUL ODAYAASHA MAREEXAAN EE XAMAR THANKYOU ALL!!!😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@Joya11
@Joya11 Ай бұрын
Xamse Waa la hayste
@Bilekhyr
@Bilekhyr Ай бұрын
❤wanaagsan weriye Kheyr baan kuurjeyn Insha Allaah guuleysta xoogadalka mrxn ❤❤❤❤❤
@AhmedJimale
@AhmedJimale Ай бұрын
MARXUN WAX MAMULEE FARMAJO IYO MAREXAN MEELKU SHEEG
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Ninkii difaac ah yaa guulaysan.
@SM-qx5he
@SM-qx5he Ай бұрын
ilaahayow nabad waarta keen guud ahaan gayiga soomliwayn ilaahayow colaada nagasoogaar oo roob iyo beero noogubadal
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Ай бұрын
Mareexaan goormuu nagu daarood noqday !!!? Markii ay wax waayaan Miyeey daarood noqdaan !!.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Qabiil kasta waxaa la gudboon in uu degaankiisa difaacdo.
@Joya11
@Joya11 Ай бұрын
Exactly 💯
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Xasan MUNAAFAQ somaliya aya lagu imtixaamaya waa xigmad ilahey Allaha nadhaafiyo
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Ай бұрын
Alaahuma aamin aamin
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Gaad gaad iyo gumaad qabyaaladaysan somali
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Ай бұрын
Marexan hoos kasi na waa yaqaanan lkn warkas hadu runyahay hambalyo lkn hoos kasi maqaato somaliyeey hadan ah OG xassan xoolo marxumka fadlan noso fiiji
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Waa hadal la soo faray
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Adeer ha igu daalin fakarkayg si xor ah syaan u abaari.take it easy puntland ayadoo jiifta dib dambe loo gaadi maayo.this time.puntland waa soo jeedaa.anagaa u dhalanay waana u digaynaa, ama ooy ama.ha ooyin.
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Ай бұрын
Mareexan ma kuwa mahad salaad u sacabtomayah 😂😂😂😂😂😂😂
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
MA XAMSAA RAJO KA SUGEYSAY ?
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Civil war iyo warlordiisim.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Hada waxaa taagan xaaladii ,1991.
@Milgomedia1
@Milgomedia1 Ай бұрын
Xasan dhiiqo intuu noogaystay miyuu weli nadaba socdaa.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Ай бұрын
galmudug uma baahna mareexaan waa inuu kadhexbaxaa waa daarood puntland waa inuu kubiiraa
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg Ай бұрын
Xiniyaha illahey ku go waar wuxu rati baa aqli yaraa😮
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Walaalow haday shaqayn heyday,. Ha la is xaniiyo taabto.xasan meeshuu duulanka ku yahay waa la ogyahay,marka nin difaac culus kaa xirtay aan daqiuqadkuqabsan gumaadi barakicin,waa waxaan dhacayn.hadii mudo aad qabsatid.
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Ай бұрын
Jaaleyaal kulahaa ma guulwadeyaal baa meesha jooga 😂😂
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Qolaba mar bsy mooryaan yeelan , idinka na baray, laga barteee laga badshaa , ha ooynin.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Hayska daba wareegto!
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Mareexaan haduuuba wada Fartaag noqde mxey Xassan kla tagaan😂😂 nio Mowliidow horgalada Mareexaan soi karbash Mahad salad liibasn shuluq iyo Xassan shiiq ukala niikinaya runta usheeg
@AxmedAbdirashiid-c6z
@AxmedAbdirashiid-c6z Ай бұрын
Cayr haaba yaraatee wax ay dhexdhexadin karaan ma la arko dir io cayr waa isma dhaanto io dhashood Marka maxay dhexdhexadin karaan
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Afarta benu jaho ayaa lagaa soo German,you will.lose at the.end.puntland kutirtirsiinsida
@marianhassan9515
@marianhassan9515 Ай бұрын
Ninkaas magici ugu haboona walo nixiye wamarxuum. Laakiin waxan aaminsana in u sixranya ee hadi u fayawoyah ay marka hadu ogol yahaya quran halasaaro
@bby6
@bby6 Ай бұрын
War xamza wa laheste brother o xor ma aha
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
marxuunku waa wax dhintay waa lasoo uleeeyay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Soomaalidu ma dictaatornimo ayey ka wada baqaysaa. Haddii aan sidaa kusocono oo marwalba an madax cisub doorano Itoobiyana way nagu dayan saas ayaana fcn waayo Itoobiya oo dictaator kataliyo Soomaaliya uma fcna.
@ShukriBashir-t7m
@ShukriBashir-t7m Ай бұрын
Midkaan jaahilka wa neef benale ah diin & Madi midna mayaqan neef neef dhalay dadka ka amus marexana mahid xooloyahow
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Xasan ku qabanayo juband waa calaacasha oo timoka soobaxeen weeye.puntlsnd ayaa laga celcelin , siduu juba land kuugu qaban
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Ай бұрын
MAXAAD SUGAYSEEN DAD DAWLAD YAQQNO MA TIHIIN HADII AAD SUGAYSAY XAMSE ADIGAA SAMIR AH MAWLIID MAHADSANID!!!
@KingkongKafi
@KingkongKafi Ай бұрын
Mareexan waxa kailowday inad dhahdit niikada majerten iskadaaya, maamul samesta, gedo iyo waqoyka galgaduud wa gobol iyo bar oo mamul noqon garta nacala idinku yaale,majerten leeflefesin joojiya😡😡
@isiri.2835
@isiri.2835 Ай бұрын
WAR IMAARAAD WAXAX KA DUULAYAAN WAA DAWLAD SOOMAALIYA MA AMA XADAN IYO FARMAAJO
@Qamar-Farmayeeri
@Qamar-Farmayeeri Ай бұрын
Beenta dhaaf reesal wasaaraha ma caanin qabiilna ma sheegin soomaali weyn ayuu ka hadleybeeta dhaaf iyo c alaacalka
@barzaq63
@barzaq63 Ай бұрын
Imaaraadka xaqa somaliya ayaa haya wuxuu rabay shidaalka somaliya waxaa la siiyay turkiga iyo qatar iyo uk iyo usa ciil ayuu u qabaa xasan isagaa shalay keensaday xasan na wuu uga baxay balaayo ha qaado uae
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw Ай бұрын
WAA RUNTII DAAROOD ISAGAA U FADHIYA
@afbile1
@afbile1 Ай бұрын
Sayid Axmed Madoobe waa geesi
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Ай бұрын
waxay doonayaan iney dagaal culus oo gaado mo ah idinku soo qaadaane war hooy mareexaanoow yaan laydinku khiyaameyn Nabad been beena aan waari doonin. ⚠️⚠️⚠️ meelkastoo aad joogtaan diyaar garooba‼️☝️ cid dagaal ka baxdeyna ma jirtee khiyaamada iyo been guurka iska jira⚠️ shidaal iyo waxay ku howl geli lahaayeen beey diyaar sanayaane iska jira idinkuna diyaar sada.
@abdishakurdauud2697
@abdishakurdauud2697 Ай бұрын
Adiga waxaa kugu dhexjira ookugu weynaadey naceybka ogaadeen
@yunisahmed953
@yunisahmed953 Ай бұрын
Moryaan darood😂
@CabdiYare-w4v
@CabdiYare-w4v Ай бұрын
Xeraale ayaad leedihiin ee aada kulahaa markii aad kujabteen ayaad noo qirteen inaan leenahay meel kastana markaad ku jabtaan ayaad qiraysaan
@Sagal77-i4l
@Sagal77-i4l Ай бұрын
MOWLIID WAA ADOO KALE RAIISUL WASAAREHA,MA XASuUSATAA GARBAHAAREY SAA DAGAAL UGU WADA JIRNAY SOO ADIGII TEAM AHMED GEEDO NAAR RAACAY,MAALINKAA AYAAN GARTAY INAAD TELEFOON THy 😮😂,TAN KALE HADEEY JIRTO IN XASAN MAREEXAAN U WAXAY INEY QAATAAN BAY AHEEYD OO SIDII BAAHANE LUGOOYAAN WUXUU HAYANA KA QAATAAN HUBS SAANAD BUUNDOOYINKA DANAHEENA FIRST,
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Ciin iyo mareer ayay daaqday
@isiri.2835
@isiri.2835 Ай бұрын
War yaa ku noolayn haddaad mareecaan tiri jubba utaliya.majeerteena putilaand OGAADEENA KENYA IYO ITOIBIXA XOOG KU HAYSATO KUNA SIYAASAD YIHIIN KUNA QASBAYSO. KALIYA XAMSE WAXUU WAX KU NOQON MAKAY KULI GARAB ISTAAGAAN AXMAD IYO DANI IMAARAAD UNBAY YAQAANIIN
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Caqli xumada xasan dal xaraashe inu Daarood isku dhuftu rabay xamse marxuun iyo daba qoodhi kale oo Daarood ah nama kala xigaan waxa xasan dal xaraashe iyo tuugta ushaqaysa ee Daarood waa xarig iyo dil namana matalan
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Mowliidow si fiican ma u dhagaysatay horgalada mareexaan markay hadlayaan ma kugu soo dhacdaa islaan aa daris tihiin oo odaygeeda ka hadlaysa? Tan galnus marwada koobaad ka ah iyo tan maamulka futoland ee degmada kismaayo ka ah marwada koobaad weli qudbadahooda ma dhagaysatay.....qudbahaha marwooyinka kobaad...
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht Ай бұрын
Caku xamse cabdi bare wax jira maahan waa nacas
@SPharaoh
@SPharaoh Ай бұрын
Hawiye halkee ayeey qof iyo cod ku qabanayaan? Halkee Hawiye u xor ah maanta? Meel walba dhulkii Hawiye argagixiso ayaa meel walba u joogta.
@Joya11
@Joya11 Ай бұрын
Sowmaha
@abdishakurdauud2697
@abdishakurdauud2697 Ай бұрын
Afayeenoow weriye manoqonkartid waayo adiga ogaadeen muxuu kugu sameeyey
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Mudo kooban dhul.aad lahayn waa qabsan kartaa , ugu dambayn waa lagugu xasuuqi dida taariikhda ku qoran.qabiil qabiil gumaysan karo ma jiro.you can't fight in a very hostile territory.period.sida aan ka dhaxalnay civil.war of 1991kii
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Mowliidoow adigu ninkaa miskiinka ah khudbad wax ku’ool ah maka sugayaysay? Waar ninkaa markuu hadlaba meyt baa soo noolaanaya iyo faraha ayaa naftu kusoo noqonaysaa iyo wax uun aad kayaabto rajo haka sugin. Xafiiskiisiiba qolaa kala wareegtay. Anigu haddaan isaga ahay mar hore ayaan resign gareyn lahaa.
@samiraalimohamed5653
@samiraalimohamed5653 Ай бұрын
Somalia oo midowdaayi waxay ku xirantahay hawiye isbaara dhaafay😂
@hindasalah3993
@hindasalah3993 Ай бұрын
Aankan iska daa anigoo ogadeena ayaa ka xumaa kuwa axmed madoobe daba dhilofka u ah reer abtigay been ayey iska dhaadhiciyeen abti ogadeen dhul kaama haysto ee orad dhuusamareeb ka kiciso habargidir ilaa hada guryihii habaryartay ee dhuusamareeb habargidir ayaa haysataa ogadeen junaland oo aad ka tirsan tihiin ayaad xukunkeeda isku haysataan xukun waa lahelaa hadii alle kuu qoraye dhul lama helo ee orod habargidir iyo sure dhulkaaga ka kiciso
@Djsjsjdejjwjeje
@Djsjsjdejjwjeje Ай бұрын
👍👍👍👍👍
@Ilyas-zd4rv
@Ilyas-zd4rv Ай бұрын
🤔📘📝❤ 💯% 😡👉ES LEBE✍🏿 👇😊 🫴SADE-DAAR00D✍️👀🧠
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e Ай бұрын
Waxan.cali.majiroh
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Gedo waa in qaxootiga laga saaraa.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Puntland waxaan ku tir tir siin laha inay difaaca u adag xirtaan.ifyou need peace prepare for war.qof
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Ай бұрын
Xasan shiikh waa taba tus lagu ciqaayo ummada somaliyeed.
@AxmedAbdirashiid-c6z
@AxmedAbdirashiid-c6z Ай бұрын
Kaas hadalkisa dhagsi maleh waan arkayy wax yar buu hadalay oo hadana aana macno laheeyn
@AxmedAbdirashiid-c6z
@AxmedAbdirashiid-c6z Ай бұрын
Raysulwasaare ma jiree waxaan waa guumysi ku nool
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
JUBOLAND WAA DHUL HARTI DAAROOD KISMAAYO WAA DHU HARTI MAJEERTEEN CID MA SGEEGAN KARTI
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي Ай бұрын
Oromadii miyaa isku may soomaali wayn guul iyo midnimo
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
War naga aamus neefyahow Xassan haduu Jubboland noo qabanayo see udiidi karna teeda kle mxey taha nin ina aderkena jooga gormee Madoobe ina ader noqone 😡😡😡 shit waxn cml baa mareexaan cebeyey wlhi😡😡😡
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc Ай бұрын
Mareexaan haduuuba wada Fartaag noqde mxey Xassan kla tagaan😂😂 nio Mowliidow horgalada Mareexaan soi karbash Mahad salad liibasn shuluq iyo Xassan shiiq ukala niikinaya runta usheeg
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 41 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 62 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН
WAY DOOBBINAYSAA (4785)
4:00:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 626 М.
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31