DEGDEG XILDHIBAANADII HAWIYE TUUTE XIRTAY UDHAARTAY XASAN SHEEKH,FARMAAJO RAALI GALIYEEN,DAGAAL,XOG

  Рет қаралды 28,185

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG XILDHIBAANADII HAWIYE TUUTE XIRTAY UDHAARTAY XASAN SHEEKH,FARMAAJO RAALI GALIYEEN,DAGAAL,XOG

Пікірлер: 32
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 ай бұрын
Xaqii baa dilaacay,balse yaaba is gaaray alloow xawa soo iftiimi🤲🙋🙋🤲🤲🤲🤲
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Waa Adduunyo Gadooon Habargidir Diin Iyo Cadaalad Kahadleeysa Oo Waliba Calaacaleeyso. Waa reerka Kaliya Ee Somalia Guryo Xarraan Ah Ku Ilmo Dhalay Haddana Diiidan Inneey Kabaxaan. Subhana'Allah
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
Waxaas xildhibano maaha hadalkooda dheg yan loo dhigin Dalka laaluush ayey dhaafsadeen. Kuwaasi cid hadlakina dhegaysanayaa ma jiro
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 2 ай бұрын
Adigu run mataqaanid
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
WELIGAY XILDHIBAAN SHERKADIISA DHEGAYSAN MAAYO WAAYO DALKA IYAGAA HALKAAS DHIGAY
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Xasan dal xaraashe xabaal xaraashe dhul xaraashe bad xaraashe
@dahirbarre4831
@dahirbarre4831 2 ай бұрын
xasan sheekh hawiye guryihii ayuu ugu galey naftoodii
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 ай бұрын
Kuwaan Waa tuugadii doortay xasan dhiiqo ISaga & iyagu Waa dameer iyo labadiisa dhegood. Waa wada tuuugo mafio ah Allah masaakiinta ha idinka qabto
@adamjyusuf2945
@adamjyusuf2945 2 ай бұрын
ciidamada itoobiyqnka ah ee dalka soogalqy maxaad uga hadli❤ayden hadad tihiin wariyaashq dalka ilayn dawladii kama hadlaysee in dalka lagu soo duulay
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
War hawiiye iyo idoor somali wayii babasheen
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 2 ай бұрын
YAA 😢😢😢😢😢😢
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAYIYE TUUG WEEYE. WAA KUWA KUWA HAYSTA DURYIHII DAAROOD. DHAMAANTOOD WAA TUUG IYO TUUG QARGAAR
@siatbulle5893
@siatbulle5893 2 ай бұрын
War Gaalkaciyo guryaha ugusodhiis!’
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
Xassan munaafaq ilaahay mayaqaano. Waana ehalunaar.
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 2 ай бұрын
Somali nabsigii Farmajo ku dhacay qoom xun hogaamiye xun baa lagu aadiya
@Aqlileey
@Aqlileey 2 ай бұрын
Waa idinku fiican tahay farmaajoow vilafa ka soo bax ka soo bax aawey hee daarood ahaan ayaad ku dilay seen
@siatbulle5893
@siatbulle5893 2 ай бұрын
Xag miyad taqanin
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Xildhibaan Qabiil U Adeegaayo Hawiye Ugu Imoow. Allah Reerku Maamul Xumaa. Majeerteen Waa Balaayo. Kuwaasoo Maaxikimtii Heeystaan Oo Xamar Meelwalba Isbaaro Taallo Baa Cabdullaahi Yuusuf Dooowladd Ugeeyay Oo Kuqasbay Waliba Sandulle. Haddana Denni Qurux Baa Soosaaray Odaygaan Qabuuuraha Qota. MJ Waa Aamusanyihiin Waana Daawanayaan Waxa Dhacaya. Soomaali Iyo Beesha Caalamka waa Marqaati 😂😂😂😂 Allah MJ Caqli Badnaa Innaa Lilaahi.
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 2 ай бұрын
😊me mashaa alaah tabarakalaah😊😊😊 mj
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 2 ай бұрын
hantida ayaka ma laho, xaqne uma leheen in ay wax ka distaan.
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
Hawiiyee qaraxa maha waxa kale ma lee iyaga keenayi hasan tuugu e ma mantayi ka calacalayan wayo madaxawayine u so marayi hasan wa la ogaa waxa u yahaayi tuga
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 ай бұрын
Maxaad iska difaacaysaan cadaw shisheeeye ini ga is cunaaya hadh iyo habeen 😅😅😅😅😅😅😅
@aminarabiile7394
@aminarabiile7394 2 ай бұрын
Wanigi lacagacata sisatay kakiciya jinikikenabiye bixiya
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Maxaad la cabaadeysan shaley idinka ayaa keenaye bal ka xaab xaabsha farmaajo kaso bax filada maxaa kadambeeyey allahu akbar
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Habargidir markii horeba fargaajo baa siiyay Xaruumahii dowladda, waxay moodeen inay iyaga leeyihiin wixii u siiyay fargaajo oo ilaashanayay kursigiisa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR ADIGU HORTA MA OGTAHAY CIDA LAHAYD DHULKAAN DADKA LAGA KACIYE ?😡 SOW MAAHA DHULKII FADUMO SIYAAD BARRE HG AY SI SHARCI DARA AH DABAQYO UGA DHISTEE´ ?
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 2 ай бұрын
SOMALIYEY XILDHIBAANADA HAWIYE MA MAANTAY OGAADEEN IN CADAALAD XUMIDA IYO QABIILKA SIDA XUN LOO ADEEGSADO IYO QOF KASTA OO MASUULIYAD QAADA IN LA SU'AALAYO MAALINTA QIYAAME , HADII UU KU XAD GUDBO ?. YAAB
@Nala-ciyaar
@Nala-ciyaar 2 ай бұрын
Dawco dhoorey
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw wlwlwlwlwlwl scwsscwscw 💯🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wlwlwlwlwlwl 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
War talow kuwaan goormay soo noolaan doonaan iyagoo dalka hogaamiye ka ah bay si nabad ah ku noolaan Karl la,ayihiin. Wixii ay abuurteen ayey maanta guranayaan cajiib.
@Nala-ciyaar
@Nala-ciyaar 2 ай бұрын
Dhoocil food-dheer
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 17 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34