DegDeg Xog Kulanka Qarsoodiga Jabuuti Somalia Somaliland Qasaraha Dagaalka

  Рет қаралды 25,803

MADAL FURAN

MADAL FURAN

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 17 күн бұрын
Masha Allah hanbalyo jecliyaa warkaaga iyo geesinimadada guul reer somaliland ❤
@IsmailKahin
@IsmailKahin 17 күн бұрын
In kastoo adeer ka daa meeshan somaliland ilaahay ayaa aqoonsan subxaanoo wa tacaal 💚 💚 💚 💚 💚 ❤❤❤
@halimamumin3643
@halimamumin3643 17 күн бұрын
Hawd iyo Reserve waanu soo goosaneynaa.
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 17 күн бұрын
Geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuuuuuuu iyo gobanimo Allah ha ku Cafido
@LeylaWarsame-z4t
@LeylaWarsame-z4t 17 күн бұрын
My favourite reporter and commentator ❤
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 17 күн бұрын
Somaliland xaqeda way helaysaa isha allah. Cadawga gudaha iyo kedaba wanu iska qabanayna
@AyaanMohamed-d7h
@AyaanMohamed-d7h 16 күн бұрын
Shacabkeedda Ayaa U Nool Somaliland Aqoonsigaa La Rabbaa In Lagga Hortaggo Waana La Diidi Hadey Somalia Sheekooyinkaa La Yimaaddaan❤❤❤
@Hamda-t3t
@Hamda-t3t 17 күн бұрын
Somalialnd forever 🇭🇺❤
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 17 күн бұрын
Thank you Sir 😊❤
@abdit8270
@abdit8270 17 күн бұрын
Nin fog iga dheh..ildheer garad indheer garad dhalay..hore u soco saaxiib.
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 17 күн бұрын
Waligeedba jibuuti mey ogoleyn citiraafka somaliland laakiin jibuuti iyo somaliya wa lala macaamili iyadoo leyska ilaalinayo
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 17 күн бұрын
Guul Somaliland InshaAlla
@NimcoXaashi123
@NimcoXaashi123 17 күн бұрын
Warunta walhi geesi geesi dhalay kusoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarasColaaded
@FarasColaaded 16 күн бұрын
My brother you are a very credible media news so far, happy new year
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 17 күн бұрын
Masha allah wa runta libaaxiga sharifka nolo❤❤❤❤❤❤❤
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo somailand insha Allaah
@Moktarmouhoumed-r
@Moktarmouhoumed-r 17 күн бұрын
Sir you are smart and continue to support Somaliland 🎉🎉🎉 single
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 17 күн бұрын
❤❤❤waa sidaa
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 17 күн бұрын
waa run walaahi jabuti iyo somalia waa cadowga somaliland
@yonis1172
@yonis1172 17 күн бұрын
Wa runta geesi qaranow .horee usocoo inadeer
@asadcapdi1365
@asadcapdi1365 17 күн бұрын
Laadheer somaliland jàcel guuuuuuuuuuukl
@suleimanabdi4437
@suleimanabdi4437 17 күн бұрын
Somaliland forever 💚🤍❤️☝️💪🏼🫶🔥
@NuuvOdowaa
@NuuvOdowaa 17 күн бұрын
Thanks wariye Qali ah somaliland guul markaste insha aallah
@KayseHassan-pw3tp
@KayseHassan-pw3tp 17 күн бұрын
Waa la tegi karaa jibuuti waayo madaxweyne muuse wuu tegi jirey.
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 17 күн бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 17 күн бұрын
MADAL FURAN GEESI HORE U SOCO QARANIMO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 17 күн бұрын
XIRSI WAA KHAAYIN WAA AWRKII HEERYADIISA CUNAY
@nathra7351
@nathra7351 17 күн бұрын
Waa dhab siduu utagi karaa afar nin wadani xubnihii ugu waaweyne xisbigii Ciro. Ciro waa sheydaan kale
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 17 күн бұрын
Guul iyo gobonimo somaliland❤waa in xirsi dilaa eeygu eeygu dhalay
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 17 күн бұрын
Inader say u badanyahiin waxay jecel yihiin Somali somaliland deken deken lagadhigo lakiin illahay halajiro
@sahraismailjamac1474
@sahraismailjamac1474 17 күн бұрын
Geesi qaran wariyahan
@Moe-snl
@Moe-snl 17 күн бұрын
Somaliland 🎉❤ it’s not Djibouti or Somalia we’re there king in power while they people suffer
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 17 күн бұрын
Ilahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee oo barwaqee, cadowga somaliland jabi oo digaan digaha ka dhig
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 17 күн бұрын
Adeer.shimbiran.aadsodhigtay.maha.xuunsho.ee.xidinxiito.mahadsanid
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 17 күн бұрын
Dagaalkaa puntland iska hubiya
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 17 күн бұрын
MADAL FURAN WALAAL WAAD MAHADSAN TAHAY WAXA TAHAY WADANIGA DHABTA AH EE AAN CAADIFAD KU EEGIN DADKEENA IYO DALKAANA . WAANAN KUGU KALSOONAHAY EE HORE U SOCO , OO BUUFI CADOWGA SOMALILAND .
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 17 күн бұрын
Well done ( difaacayaasha qaranka)
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed 17 күн бұрын
Madal furan gulaysoo
@harunmusse153
@harunmusse153 17 күн бұрын
True
@MaxamedNuradin
@MaxamedNuradin 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 17 күн бұрын
walaa m/weyne walaa qof inagu dari karaa somaliya majirto
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@IdrisXusen
@IdrisXusen 17 күн бұрын
Ciro horuu somaali waynbuu ahaa
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉.
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel 16 күн бұрын
Somaliyeed ii kala kiciya KZbin kan please Hadad akhrido comamt tiga❤❤❤❤
@MADAL-FURAN
@MADAL-FURAN 16 күн бұрын
Insha Allah bro Dadaaal
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 17 күн бұрын
Ina adeer Gobalka Awdal oo dhan ayay Rabaan inay khayaamo’ama xoog kuqaataan
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 17 күн бұрын
Kusliya nebigeen slhcalih waslam
@Moe-snl
@Moe-snl 17 күн бұрын
La Somaliland 🎉❤ pas come Djibouti Somalia ou les dictateur reigne come des rois quand leur peuple soufre.
@KuyuuriKuyuuri
@KuyuuriKuyuuri 17 күн бұрын
Waa runti Aamus adeer ha ooyin kkkk
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 17 күн бұрын
Ninka aad cadowga tihiin gurigiisa ninka tags EE la joogaa waa cadawgaa oo muran kuma jiro
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 17 күн бұрын
Sax
@mohammedAbdullah-d3j
@mohammedAbdullah-d3j 17 күн бұрын
GUULAYSO OO GUGAAGU DHERRAA
@AyaanWaano
@AyaanWaano 17 күн бұрын
Buuuuuufi huwanta faqasha xaarmajo xaarmajo
@Buurta1
@Buurta1 17 күн бұрын
SOMALILAND waa somaliya waalida iska daaya
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 17 күн бұрын
Dr.Aby please Sign the MOU.S.land & Etopia are brothers. Let,s Cross the river together .Vioce of Hargeysa. S.land
@HRU20256
@HRU20256 17 күн бұрын
HABRAROW INANTIINA KHADRO IYO SEEDIGIIN ISMAACIIL KA XISHOODA..
@jamalskp7280
@jamalskp7280 17 күн бұрын
DHASHII SNM DIYAAR GAROOBA WALIBA GUDAHEENNA
@AbiibColaad
@AbiibColaad 17 күн бұрын
Shacabka reer Somaliland waa Inuu dadkooda ilashadaan ay dilaalinta isqabtaan dalkooda khayaamaynsysa waa inay cida naxtesa u ah garab sadaan
@AyaanWaano
@AyaanWaano 17 күн бұрын
Geeeeesi dir nimo viiva somaliland viiva viiva somaliland
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 17 күн бұрын
Majeerteniya Somaliland bay rabtaa in ay la tartanto wadooyinba malahee maxay lugooyo haysaa
@CllaahiAwadan
@CllaahiAwadan 17 күн бұрын
🎉🎉🎉😂😂😂❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed 17 күн бұрын
Saxib waa caqli badantay siyaad u dhaqanto way ficantahy wan ku wataa
@KayseCaliShaqaleh-m7e
@KayseCaliShaqaleh-m7e 17 күн бұрын
𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐞𝐞𝐝
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 17 күн бұрын
Dekada aha pudland waa Gacan ku rimis😂😂😂
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 17 күн бұрын
Xirsi Allah Hala qabto
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 17 күн бұрын
Walahi wuu iga ohiyaay ninkaasi
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 17 күн бұрын
SIILKAAGANA QAAR BAA LAGU AASAY BAL HOOS U EEG OO KA SOO GUR
@JimcaaleOthman-s6x
@JimcaaleOthman-s6x 17 күн бұрын
Runta ragiyo rabibayleyin
@rodahussien1993
@rodahussien1993 17 күн бұрын
Kuwaasi maanagay nagamuwaadinsanyihiin waa dhakakale halasoobaadho
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 17 күн бұрын
Haa mwayne cirro ha iska bariyelo Inanu ogolayn bastarnimada xirsi fircon kutagay jabuti oo cadawga Jsl ah kulana shiro cadawgi somlia
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 17 күн бұрын
Guul somaliland halkaa waa. In aan ka wadnaa oo aan fashilino wax kasta oo uu ka hamiyayo cadawageena jabuutina ma ogolal in aan ka mid noqono wadamada caalmka waxay rabtaa in dekada barbara loo xidho ta barbara
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 17 күн бұрын
Maxaa , imisa goor buu muuse xasan sheikh, ismail geele kulmeen , maxaa cusub hada ????
@waaberi4446
@waaberi4446 17 күн бұрын
Madaxweyne Ciro waxan moodayey marku kusiga fuulo wax walba wuu hagaajinayaa. Balse isagoo Madaxweyne ah ayu doonaya inu Soomaaliya hoos tago. Cajiib wa taladii Xirsi....
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 17 күн бұрын
Aduunka lama arag umad wan iskutashaday tidhi o waxano cadaawada loogaystay somaliland cid an ahayn inay jirto umalaynmaayo
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 17 күн бұрын
Habarjeclo Curigan gaaban maxay u qabsan wayday???
@naza3086
@naza3086 17 күн бұрын
Sheekadii heego miyaad soo celisey.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 17 күн бұрын
Sxbyaal Ilaahay'baanu dhaar ugu marnay hadaanu reer somaliland nahay - xisbi gaabkiisa mooyaane--haday taasi dhacdo oo ay madaxda dawladda cusubi tallaabooyinkaa jiritaanka qaddiyaddayada xagal daacinaya ka waantoobi waydo- kana badheedho xisaab lAaantan jirta - in Aanu ka dagaallami doono oo Aanu halgan dib u xorayneed go'aansan doono oo Aanay cid danbe oo na dhex joogi doontaaba jiraynin- laguna kala guuri doono nimcadan xorriyadeed iyo barwaaqadan la iimaansan laayahay iyo qarannimadan lagu kufriyay wadaageeda ee Cid walba maanta lagaga qurux badan yahay - xaqiiqadana dhabta laysku saari doono insh tacaalaa,, isku soo wada duuboo waar maahee dawladda cusubi tacabkan lagu dabaalanayo dhayal laguma helin oo madaxyo rag iyo dumarba leh oon la tirn karinbaa u maqan oo naf iyo maalba iilkaa loogu dagaye maahee halaga daayo sidan maalin kalaa xigiye insh tcaalaa,,,, for ever Somaliland republic,,
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 17 күн бұрын
Jubuuti waxay geed gaaban iyo mid dheerba ufushantahay siday somaliland ay uhor istaagilahayd talaabo walbo ayqaado cadawga kobaade aan leenahay wa iyada
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 17 күн бұрын
Walaal somaliland god baay ku sii dhacasa ciiro haduu reerkii laha kursi baa lanoo diidanyah taasi maay jiran ee waxaa la diidayey ciiro iyo kooxaha ku xeeran oo jiritaanka dalka ku ah khatar si kastaba haku guusateen ee maanta ciiro haas cadeeyo halkuu dalku u jahanayo reerkiisa miyana kujiran dad dalka u danqanaya dalku yuun gacantiina ku burbuurin ciiro haduu madaxweeyne dalka kayahay haska foogeeyo kooxahan ku xeeran xiirsi waa adeerkay uma eegayo adeer ee waa qaran duumis ee isaga kooxaha icitisaam iyo ninka kale ee qaranimada lidiga ku ah haasa foogeeyo haduun doonaan in dalku ku dul duumo haduu maro dariiqii dalku ku socdey shacabku wuu taageeraya maxuu dadka kale ugu baahanyahay haduu hasto taageerad shacabka oo dhan haka faa iidaasto fursad buu hastaa yaan dalka niman kale la maamulin
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 17 күн бұрын
Xirsi waa ninkii inoo hoosaasiyay wadahalkii madhalayska ahaa ee inaragaadiyay ee hawadeena laguqaatay ee jeebka inaguritay walaahi waad eedaysaan hadii wadahal danbe la inagufuro dadka reer Soomaaland in ay kadigtoonaadaan xirsi iyo kuwa lamidka ah No xamar No wadahal
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 17 күн бұрын
Waxaan idiin waydiiyo wadanku haduu xumaado mid cid kaliyuu ka xumaabatya waayo dadkii kale reer somaliland maayo 4 dumara mooye
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 17 күн бұрын
ina laga gooyo dhulka isaaq cagdheer amaanka itobiya iya ku jira wayo cagdheer wa igu shubo dadku laha ina macalin fiqi itobiya iyanu ku hubeeynaayna wa cagdheer marka itobiya iyo somaliland xidhiidh qoro dheer iya ka dhexeeya marka wa ina laga sameeya xadka mamul itoobiya toos uu hoos taga oo laga yeelin ina cagjar odayeel uu so diro iyo waxas wayo mamulka halka laga dhiso waxa ku jira amniga somaliland iyo ka itoobiyaba
@abdirahmaanmohamed5139
@abdirahmaanmohamed5139 17 күн бұрын
Inader ninkan baa hawiye ka dhashay bal eg caloosha iyo xasid nimo kuma jirto wallahi hawiye dhab ah weeyan waa ilmo xalaaal wallahi war anigu hawiye waan cayi jiray lkn ninkan ilmo xalaalka ah baa ka dhashay hawiye mar dambe cayimaayo ninkan baan kudaayay caydii haowiye anigu cadowgaaga u noolow oo hajabo cadowgagu iyo inta kaa xumba inadero
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 17 күн бұрын
Ookiyaale weeyne waxaad rabto maa noo sheegaysaa Somaliland hadaad xukumi weydo qofkale ma xukumaayo dowlada ayadaa looga danbeeynayaa arimaha siyaasada masuulka ay rabaan ayaa u dirsanayaa Amar dowlo mudeec ninkii dabaal
@HassanXusein
@HassanXusein 17 күн бұрын
Waar odaygan maxaa ka oosiiyey masiibada ku dhacday maxay ahay,aan u soo gurmanee.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 17 күн бұрын
Muuse haduu lakulmay markuu arkay in aa rajo kasoojeedin lakulanka Xasan sheekh iyo lakulanka ismaaciil go aanbuu kagaadhay su aashu waxaytahay ariku ma muuseba waa lakulmijiraybaa misedanta qaranka ayaa la eegayaa ? Jawaabtu haday tahay muuse wuulakulmijiray taasi arin gooniya oo jawaab umahayo hadayse tahay danta qaranka Muuse wuu inoosheegay halkaa dhibteena mooyee in aanay dheefteenu ka muuqan Soomaaliland haguulaysato cadowgeeda gudaha iyo kadabadaba allah hajabiyo Aamiin
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 17 күн бұрын
Ciro haduu unaxayo umadiisa wa duli
@rodahussien1993
@rodahussien1993 17 күн бұрын
Waar kaagan soodaynayaa dadkan adaakaliita waxaasookale hanoosoodaynin
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 17 күн бұрын
Xirsi waxaa uu Geele ku soo Amray inuu xidho Hawlaha shidaalka ee Berbera wuxuuna Xirsi waydiisanayay baasaaboor kkkkkkkkkkk
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 17 күн бұрын
channel kan waan ka shakisnaa lkn caawa waxaa ii cadaatay inaad tahay nin somaliland daacad u ah.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 17 күн бұрын
!somaliana balan laan iyo wacad laan ayaan lola soconikarin dano hawiye iyo ku darood isma qaadani karaan un bon entendeur salut !!!! from saylac city baladka xadarada somaliyeed ee qadiimiga iyo masjidul qadiriya qiblatayn!!! war garad gala dagaalka waa garac beenbaan u haystay muxuu yidhi issaq waa sac in la qowraco ku fican war ilahaybaan idinku dhaarshe isir nacaybka ruwanda ka daran cancer ayuu noqoni doona hada la dawado wacalka !!!!!!!! Beesha cise wayne from saylac city baladka xadarada somaliyeed masjidul qiblatayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AbdaleAbdilahi-j3j
@AbdaleAbdilahi-j3j 17 күн бұрын
Saylac.waa.soomaaliland
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 17 күн бұрын
@AbdaleAbdilahi-j3j absolutelly
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 17 күн бұрын
Kuwan ma kiligoodbay wadaka leeyahiin weey ku gabanayaan kulmiye wuu la kulmi jiray cidna kamay banan bixi jirin hj soomaliland ka dagto iyo intay habar awal ka dagto qoos hj oo nuuse abakor ayaa sedax jeer ka dhulweyn iskada garxajis isaga markay caayinka tahay waxaanu ninka hj ama ninka garxajis waxad kaga jeceshay ma jiran oohinta beenta iskadaya ilmaadera yal
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 16 күн бұрын
Manta ogaa dhalinyarada tolkay garxaajis wa kuwas taladi 15 days la lumaay tarrikh hore ayay idinku talaalay mantanaa dib ayaad uu ceebobaysan war cadawga la dalka ka qabta war ictirafka doona wa la idin salaxayee war is qabta war somaliland gacantina yanay ersaan war hooy ka joga oo dalka qabta war Xirsi iyo 4 kale inaga qabta wa idin badhi furayaane😔
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 17 күн бұрын
wa oromo kuwani baqanaya lagu beray hargaysa ciro iyo xirsi bay kuwasheen imanka la idinka qaad xoolahiiyow meesha cadowga ku tashano wa inaad jogota ka war haysa waxay kugu tashanyan naga amuus ahabarayhow madhan ragiini fulayga ahaa weli dagalda kama qyab gelin
@housseinfana5065
@housseinfana5065 17 күн бұрын
Naagtan dhiilo weyn adigo daroda iska amuuse
@NimcoNimcoacmed
@NimcoNimcoacmed 17 күн бұрын
Waryaahee waxaduegtahay deeqa afroo
@MADAL-FURAN
@MADAL-FURAN 17 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣👋
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 17 күн бұрын
Waar fadhiga ka kaca Xirsi Passaport bu weydistay Geele wuxu yidhi horta Dekada Berbera so xidh wanu aqbalay Xirsi kasoo daawada Dhaayomaal you tube Ibraahim Caydiid ba digniin culus uso diraya Somaliland
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 17 күн бұрын
Kkkk xirsi British passport ayu haysta halka waad la wayday, Ibrahim Caydiid wuu iska sheekeya ee iska dhagayso
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 17 күн бұрын
Cidla weerar
@KayseCaliShaqaleh-m7e
@KayseCaliShaqaleh-m7e 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐣𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 17 күн бұрын
𝒎𝒂𝒅𝒂𝒍 𝒇𝒖𝒓𝒂𝒏 𝒕𝒗 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 12 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН