Deni waa jareer ka soo jeeda Zanzibar - Safiir Tarsan oo la soo qarxiyey

  Рет қаралды 30,350

Shiine Culay

Shiine Culay

Күн бұрын

Пікірлер: 280
@jocivecade6613
@jocivecade6613 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowlege able and the most shine all created prophate muhamed scw scw scw
@shariif2143
@shariif2143 2 жыл бұрын
Hawiye iyo Daarood OO dhan aaba jareer ah
@Cadar49
@Cadar49 2 жыл бұрын
Afrikaan Afrika kaan caaynaaa Somali lee laga helaa maba fahmaan abuurka ilahay ee kala duwan qof baa Qurux uun sameeysan iyo qabiil uun sameeysan ku faanaa somali lee laga helaa aqligaa ku yar qof kii abuurka ilahay wax ku yasaa mise ku faana
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Gorma. Jareer. Cay noqtay. Kkkkk. Cisman maxamud. Waa. Dad Somali ah
@jabriilaxmedcabaas6403
@jabriilaxmedcabaas6403 2 ай бұрын
Osman maxamuud waa jarer
@najax156
@najax156 2 жыл бұрын
Tarsan haloo sheego Ali yosief xataa reerkasuu ahaye , Hawiyana adoomada Zanzibarta weeye marka
@fartunj4196
@fartunj4196 Жыл бұрын
CIDAAN MAJEERTEEN WAA WADA ZANZIBAAR IYO MIDGO ISKU DHEX JIRO
@simranqurux595
@simranqurux595 2 жыл бұрын
Shine culey alaha ku xafido 🤲💞🤣🤣🤣🤣🤣wamatano kulaaa kkkkkkk
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 жыл бұрын
Hadalka waa la jar jaray tarsan isagaa kow la caayey Janbalkii ayaa lala gediyey 🤣🤣🤣🤣
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 2 жыл бұрын
Tarsan asagaba waa jareer… Hadii qof jareer ku caysiid waa inaa lahadiid tiin jiileysan.😂😂😂
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Cidda lagu gefay ma aha Cismaan Maxamuud ee waa walaallaheen Jareer Weyne. Ma aha in Jareer noqoto wax la isku caayo. In aan ilbaxno baan u baahannahay.
@umucaaishaumucaaisha596
@umucaaishaumucaaisha596 2 жыл бұрын
Sax wa runtaa
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
WAA RUNTAA BRO
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 жыл бұрын
Safirkii soomaliyeed ayaa sida u hadlaya maxaad u maleysa dad kale oo aqoon Laheyn
@Faces189
@Faces189 2 жыл бұрын
Ilaaheey unbaa og...Walee waa yaab. Dadkaan waa xanuunsanyihiin. Aniga reer abtigeey, in wax lasheego majecli. Waligeey nah ma cafinaayo, ninkaas. Wallahi Matag baa ihaayo, dadka soomalida xanuunsanaa.
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
Subxaan Allaah WaLaaxawLa WaLaaquwata ILaabiLaah☝️ Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 жыл бұрын
Sinsibaarbaaba ka quruxbadan
@Cadar49
@Cadar49 2 жыл бұрын
@@deqaelmi1368 Qurux iyo folxuma ma jirtee dhamaan waa uunkii ilahay
@umucaaishaumucaaisha596
@umucaaishaumucaaisha596 2 жыл бұрын
Tarsan wu qaldan yahay deni ha caayo wa shaqsi lkn muxu bel dhan o weyn u caynayaa tankale jareer ma caaybaa so beel so maliyeed maaha
@Cadar49
@Cadar49 2 жыл бұрын
Beel somali yeed oo ilahay abuurtay manta aniga iyo adiga sidaan u egnahay iyo cidaan ka dhalanay ma aanan dooran ilahaa noo dooray maku faanikaro reer hebal baan ahay iyo waan qurxanahay ileen ani ma sameeysan somali maxeey intaas u fahmi la dahay wexeeyn sameeysan beey ku faanaan mise isku caayaan cajaaib
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 жыл бұрын
Shiine culusow ma maanta ayaa waxaa social media la soo fariisto in aad deni caaydo horta ku caayi maayo haday caay wax kaa aadayso labo sano ku dhawaad baa social media la gaa caayay Somalida waxay tiraahdaa meel ho u baahan hadal wax ka taraan soo kama fiicanaan laheed irsaaqadada aad ku af lagaadeyneesid president deni iyo qabiilka uu ka soo jeedo in aad meel kale ka raadisid oo caruurta xaaranta aad iska siinaysid waxaa tahay wiil ila dhashay kuu man quuro xumaan adiga iyo ninka cabtan ayuub waxaa idin dhihi lahaa ka daaya qabaailada somaaliyed aad aflagaadeynaysaan oo irsaaqada aad ku raadsanaysaan waa idin sharaf iyo sumcad xumo lave a log the president deni kuma weydinayo ciduu u dhashay kamana qurxoonid illah umadiisana u nabad geli
@cabdiqanicosta1230
@cabdiqanicosta1230 2 жыл бұрын
Abtiyo been maa laga sheegay 😂
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 жыл бұрын
@@cabdiqanicosta1230 been iyo run midna ma yaqaan qof biliaadanka illah wax ka sheegay cay la fadhiya social media marka runtooda iyo been tooda yaa kala jecel president deni illah baa abuurtay kumana arko fool xumada ay ku sheegan dadka ay aflagaadeeyana waa umada illah abuurtay waan qomiyada meel ka degan Africa ay hadal hays ay kawdhigteen Zanzibar buu ka yimid uu u dhashay marka taas ayaa keentay qoraalada la isku canaananyo
@kewayekaas803
@kewayekaas803 2 жыл бұрын
@@farhiyaabdulle3593 qof dacad aah tahey khadka yusan ku waalin meshan xaran iyo xalal mayaqanan dadkan ee Yesan ku walin.
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Kkkkk shiine culey deni ma uusan caayin ee tarsan hadalkisa ayu shegay bas balse adi waxa ku weydin lahaay maxa runta uga gubanee zinzibar aniga 2 mar aaday indhaheyga ayana ku Arkay somali badan oo jireer ah oo san ween oo ku dhahayan majeertenba nahay maxamud saleban ba nahay denina awal horey zinzibar ayu ka imaaday oo uu ka shaqeesan jiray wuxuna ka midyahay jireerta meeshas ku nool oo majeertenba nahay ku haaya so runta yeysan ku gubin abaayo😂😂😂😂
@hodassid7355
@hodassid7355 2 жыл бұрын
Shiine taaj somali o huruda reer badiye ah ayey mj o boqoryoya ah ku fakaren inay zinzibar adon u shaqeso donten marka somali caqligas makenten mj is power
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 2 жыл бұрын
ILAAHAY SUXNAHO WAA TACAALA ABUURTIISA YAAN WAX LAGA SHEEGIN SOOMAALI BADAN OO DENI LA MIDA AMA KA FOOLXUN BAA BUUXDA
@casiocurious8744
@casiocurious8744 2 жыл бұрын
dhoobadooda meel baa laga wada qaaday hhhhhh 🤣
@Edbashir
@Edbashir 2 жыл бұрын
Boqortooyada ha u gafin duli
@graadhobire5535
@graadhobire5535 2 жыл бұрын
Jareerka markuu afgooye joogo waa jareer lakiin jareerka markuu joogo puntland waa reer boqor.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Subxaanallaah wllow jareerta waa dad walaalahaaya, hadda cidda aad caayaysid waa jareer waana dad soomaaaliya, cunsuriyadda jooji
@amanacharity8172
@amanacharity8172 2 жыл бұрын
Ruux muslim ah oo alle ka rameyay in lagu in lagu duro abuurkii quruxda badnaa ee alle ma wanagsana
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
Qabiildhan Ayuu Jaa,Ifeeyay Rabi Ayaa Kalaxisaabtami Subaxaan Allaah Allaahu AkbaR Scw Scw Scw
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 2 жыл бұрын
Waa runtiisa mj waa zanzibar
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 жыл бұрын
Abduqadir Ahmed Zanzibar it’s not caay waa bili aadan illah abuurtay oo adiga oo kale ah waxaadan Mj u dhihin waa Zanzibar it’s okay no problem but adiga intee ka timid ama adiga is abuuray oo umadaa illah abuurtay baa ka gedisan tahay nin raga oo sidii dhoocil u caaytamayo uma xumid ee waxaa ku leeyhay shame on you inteesa ku xanuuntay
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
@@abdulkadirahmed2935 WaLaaxawLa WaLaa Quwata ILaabiLaah
@cabdinaasirsaciid6234
@cabdinaasirsaciid6234 2 жыл бұрын
Tarsan waa laangaab reer ayayday ayuucay reer ayeeyo raalinoqda from muqdisho soomaali
@cabdinaasirsaciid6234
@cabdinaasirsaciid6234 2 жыл бұрын
Reer adeerlkey hawiye kaleexda reer ayaaydaay cusmaan maxmuud waali waanasab cusmaan maxmuud tarsana waa laangaab ciillan hanooqabanina
@nouhmohamet
@nouhmohamet 2 жыл бұрын
Shiine culay maakhiri 😅😅
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 жыл бұрын
Shine yaa ka folxun afkaaga ween miyaad arkeyn
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Hahaha 😄 🤣 😆 😂 😄 🤣 😆 😂 Hahaha 😄 🤣 walahi warun arinkan Dani wa jareer jarer dalay jarer nimada ceb mahan rer sisibar xilka haka dagan safirk wa iska shegenaya
@ayanabdi2455
@ayanabdi2455 2 жыл бұрын
Abuurka ilaahay wax lagama sheego teeda kale adiga muraayad maisku eegtay.
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 2 жыл бұрын
Shiine Ina culay like u saara si uu lacag u helo waa afmaale.
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Safiirka ha is Casilo Aniga power mudulood Ah 🆎 ku dhahay thanks 🙏 Safiir Wax Run Aaad sheegtay lkn Somalia Run Ma jecla Zanzibar sland Tanzania 🇹🇿 waaaye
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Ee majeerten jarer ah aa ku nool aniga indhahayga ku arkay been ma u mooday
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
Waan Kuujawaabi Karaa Lkin ILaahay Ayaan Kabaqanayaa Allaahu AkbaR Kabiiraah
@Cadar49
@Cadar49 2 жыл бұрын
Qof kii abuurkii ilahay ka sheego asagaa dhib qabo lakiin somali weey iska caadeesteen waxeeyn shaqo ku leheen isku caaya mise iskugu faan waa awoodii ilahay Qurux iyo foolxumo majirtee waa abuur ilahay
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Masha Allah Jazakalahu Khayral Jazaa Waad Mahd Santahay Adigan KUugu Dayanayaa Insha Allah Iiina So. ducey Inuuuu Iiga Aqbalo Qif Muslim ah Inan Dhib Yar U Geeeesan Ban allkeh Ka Baryayaa
@cabdiwalibyby8644
@cabdiwalibyby8644 2 жыл бұрын
Alla abtiyoow kada ina adeerkey dani
@asamaadhaahir8009
@asamaadhaahir8009 2 жыл бұрын
Shiine lajan horay usoco aboowe
@madaale5465
@madaale5465 2 жыл бұрын
A legend never brings shame ✅
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 жыл бұрын
Deni waa quruxloow haku qaraarina 🤣🤣🤣🤣
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 жыл бұрын
dani waa jareer adoon ah
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
@@meyremeyre8078 Aniga Dani Waan Nacbahay Wana Dhaquuuud Dhiiiiigiiiiiisa Xalal Yahay Lkn Uuunka Allleh Waxba Yaaalaga Sheeekin Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Qaatay dastuuurka Baybalka ama Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa AAN ISKA Wada Dhicino Anaga Muslim Ayaanu Nahay Shareecada Islamka ayaa Sharci Inoooow ah Waxiiii Muslim WAA Isku MID Qifka Nagu Karaaamo Badan WAA Qifka Allaeh Noooga Dhaw Walalayaal Akhiradiiina U Baqa Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Warkooooda Dadka Muslimka ah Yaaa Looooo Ijafeeeenin
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 khawaarij ayaa tahay dhiigaada waa ii xalaal afganistan iyo ciraaq aad dalkaan boos kaagama banaana ilaa aa fikirka argagexisada ka soo laabaneeyso hadaa diido walaahi hilibkaada waa ii xalaal
@rashidfarah9754
@rashidfarah9754 2 жыл бұрын
Shiine baaahane no money 😂😂😂😂😂😂😂😂 from mJ
@anwarabdellahsuleiman
@anwarabdellahsuleiman 2 жыл бұрын
Kkkkkk itaqfurulaahil cadiim shine clay qosoldarteed ilin ayaa iga qubanaysa kkkk
@samiromaxamed1637
@samiromaxamed1637 2 жыл бұрын
Shiine culay CUQDAD MAJERTEN baa ku haysa ciilqabe dawo laguma hayo
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Kkkkk war Tarzan xan badanaa. War ileyn belo.
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 жыл бұрын
Saciid ma qurx badna kulahaa 😂😂
@AhmedAli-pw7lz
@AhmedAli-pw7lz 2 жыл бұрын
Shiine giridhi 😂😂
@ashalul565
@ashalul565 2 жыл бұрын
Shiina iyo Tarsan Iyo inta lamida Aduun kaan waamaalmo waalaga tagayaa, Aakhiradiina kafakara.
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 2 жыл бұрын
Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri waxaa Muslim ah Qofka Afkisa iyo Gac mihiisa laga nabad galo Deni dambigisa oo dhan idinkaa Qaadanaayo stop Dulmi Stop Deni attack
@xamdaxuseen3643
@xamdaxuseen3643 2 жыл бұрын
illhy haku xafido Shiine culay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 жыл бұрын
Kkk cameraday lagaadheen, Mid Majerten oo uu hawiye modayay aya ku gaaday
@xamralive
@xamralive 2 жыл бұрын
tarsan miyuu waashay bisinka
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
Safiir Tarsan ayaa ka baxay shirkii Uhuru ku casumey safiirada Kenya jooga ka dib markii safiirka Somalilnf lagu casuney. Waaaw goood guuuul guuuuul. Daarod ka warama maanta Tarsan gus ma idin geliyey ha idinku jiro. Shalay farxad maanta oohin.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
intaad somali ka carar is laheyd baad yuhuud iyo amxaaro sheegatay cuqdad u dhimo
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 2 жыл бұрын
Ninka kaduubayaa waa isaaq shirqool kkkk ayaa loodhigay 🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪😂
@mla51nani35
@mla51nani35 2 жыл бұрын
Rufyanimo Kama dhamaa daan miyaa
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Abuuuurka Alleh Yaa Waxba Laga Sheeekin ama Walagu Galooowaa Dambi mAhn WAA Shirki Inaad Uunka Allaeh Tiraaahdo Ma Dhameestirno Wuuuu Xun Yahay Somaley Allaeh Qifka Ka Baaqo Ayaa ugu Karaamo Badan Dadka Marka Aalleh Ka Baqtida Hala Badsho Shareecada Islamka Qofkaan Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Haliska Dhiciyo Ragan Baybalka Christian Ka ama Demuqradiyada La Wareegaaayo Waadna Aragtan Inay Iscayaan Isku Kiiiin Diraaan Ayee Rabaaan Walalayaal Muslimin ta WAA IsKu MID Shareecada lslamka ayaa Sharci U ah Reagan Calmaaniiyiinta ah 1960ki Ilaa Hadeeer ayeee Dhib Nagu Hayaaan WAA Inaaad Fahamtaan Maqashaan Aragtan
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
waa JAREER CISMAAN MAXAMUUD QARDHO TAG FOOOLXUMO
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 жыл бұрын
Nin isaaqa baa shirqoolay oo ka duubay
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 жыл бұрын
WAXAA DUUBATA OO DADA ISKU DIRAYA WAA ISAAQ MEELWALBOOY JOOGAAN WAA INEEY WAXAAN JIRIN SAMEEYAAN AMA DAD USKU DIRAAN WAA CAADIGII OO CEEB LAHEEYN
@hareiandaud546
@hareiandaud546 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@duuliyetani1405
@duuliyetani1405 2 жыл бұрын
Qofkii soo dhigay guul iyo gobanimo kkkk
@Has-o9d
@Has-o9d 2 жыл бұрын
Wlhi ani deni la caayey kama xumi bal ka waran qabiilka ma dhiibaan la dhaho oo inti somali jirtay la caaynaayey weliba aan laga guursan bal ka warama?
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Waa nasiib darro walaahi, ilaahay dulmiga lagu sameeyay nooguma caroodo.
@iibaneeya
@iibaneeya 2 жыл бұрын
masuul baryahaan wararkii siyaasada dalka kaama heyno reaction lee ku aruurtey allow alle alif wax maleh maa soo bilaabeynaa eebow cadoow
@farahmohamed1814
@farahmohamed1814 2 жыл бұрын
Wlhy waa run waa hadal sax ah
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 2 жыл бұрын
Jr ma waxay noqotay wax la isku caayo oo la isku sooco 😂 cafio 😂
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 2 жыл бұрын
Sheikhaal qurux badan baa abti u ah Waa cisman mohamud waxuu ka kenay
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Zinsibar runtiis waaye because Aniga zinzibar waxa ku nool somali badan dhamantod waxey ku dhahayan majeertenba nahay Aniga Arkay jareer sanka inte le, egyahay oo ku dhahaya majeertenba ahey yaab
@profalcadaala
@profalcadaala 2 жыл бұрын
Dhalinyaro waxaan soo Gudbinaa English oo qaab fudud lagu baranayo Na soo booqo oo jnlka ku soo biir Naguna Taageer in aan gaaro 1k ugu horeeya Insha Allah
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Inte kala so xariirna
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 2 жыл бұрын
Harti waqooyi cashar lama iloowaanuu udhigay intee lahayn war fariista 🙏 Daniyoo cuuc iyo caacda iska adkayso harti waqooyi ama Somali bay noqon ama isaaqbaa gumaadaye😂😂😂
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 2 жыл бұрын
Shiine gift mj markaan kaa joojine caay aa keentay soo maha hungurigii ku qaatay kuma dhigo
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 жыл бұрын
''DHOOBADAOODA MEEL QURA AYAA LAGA QAADAY'' . Waxaan u arkaa hadal dhab ah oo biya kama dhibcaan ah aniga ayaa Garoowe jooga MARQAATI buuxa ayaan ka ahay
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Maxa ka tahay😂
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 2 жыл бұрын
Jareernimo maa laiskucaayaa? 😆
@darasadmedia.8599
@darasadmedia.8599 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Qosolka.iga dhameesay Shiinow
@JAKAARTA516
@JAKAARTA516 2 жыл бұрын
Warqofkaan HURUUDA UEG BALAAYAA MADAX WAYNE NOOGA DHIGTAY
@xidigasomaliwayn9600
@xidigasomaliwayn9600 2 жыл бұрын
War jarer nimada ma caybaa?
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Jeberti waa dad la yaso oo ku nool wadanka yeman waxay qodaan boosaneerada ama bulaacada daarood intuu carab sheegtay ayuu Jeberti sheegtay waa xaqiiqo waa umad ciil qab ah oo neceb cid kasta oo magaca somali sheegata
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 2 жыл бұрын
Deni wuu kugumystaaaa wxuu yahyba Ama jreerha Ha ha aaado Ama zanzibar ha ahaado
@jabriilaxmedcabaas6403
@jabriilaxmedcabaas6403 2 ай бұрын
Dani waa jarer wayne taqiqda bar
@jabriilaxmedcabaas6403
@jabriilaxmedcabaas6403 2 ай бұрын
Somali bintuu ka bar
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 2 жыл бұрын
WAXAN KA XUMAAHAY HADALKA KA SOO YEEDHAY TARSAN MASUUL SOOMAALIYEED ILAAHOW CEEBTIIN ASTUUR ALLE KASHIFAY SUBXANALLAH
@ayaanamin457
@ayaanamin457 2 жыл бұрын
Hhhhh dameer gaari waa faras
@zamraahmet3288
@zamraahmet3288 2 жыл бұрын
Awalba waa nalagu soqalday dani🤣🤣🤣😝🖤🖤jareer weeye Dani👹👹
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 жыл бұрын
cisman maxamuud waa wada adoomo jareer ah imisaa arkay
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Subxaanallaah wllow ma waan qabri kusugayn soo lagu weydiin mayo qoraalka aad soo qoraysid maalin aad sidan ka tabar yartahay kana baahi badan tahay !!!!
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 жыл бұрын
Tarsan danjire ma istaahilo
@Aash179
@Aash179 2 жыл бұрын
War odoga maxaa loo duubay war dadow is ilaaliya shiine xtaa 2 mar ba la soo qarxiya
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Жыл бұрын
Adiga laftaada ayaa ka mid ah.
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Waadadwadajararah😂😂😂😂
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Raagi u laa qaayilayay ay so duunn I know issq
@minaj6153
@minaj6153 2 жыл бұрын
Tarsan iidoor baa u dhaarsanaa
@cabdicano8698
@cabdicano8698 2 жыл бұрын
Deni to Zanzibar one way
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Kaftan waaye
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 жыл бұрын
Tarsan waa ku dhacday
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@husseimali1139
@husseimali1139 2 жыл бұрын
Nin safiir somaliyeed ah ma ahayn inuu qabyaalad ka hadlo xitaa hadduu kaligii yahay oo suuli ku jiro,,, waa nasiib daro
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Mj Kindom👑 iyo Boqorada Daarood osman maxamud👑 laangaab lama tirsadaan ilaahey baa ka sareysiiyay Deni Reerkiisu waagay Talinayeen kuwo Cawaan qaawan ahaa ayaa Raba inay isku dhereriyaan
@journalistemuqdisho7604
@journalistemuqdisho7604 2 жыл бұрын
Yeman yaa xoolaha ka qalo bal no sheeg oo midgaan ka ah intas le no so sheg boqornimo ha no tanbeyo kakkaka
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Waa runtaa shiine colay. Teeda kale tarsan isagaaba jareer u eg wlhi.
@Bacuuta
@Bacuuta 2 жыл бұрын
Waa akhiro gadoon
@xaliimoxuseen391
@xaliimoxuseen391 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk taas waa run
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 2 жыл бұрын
Kkkkkk shiinow boqor deni qurux kahadh war maa farsamadii ilaahay uu wax u abuuray ayaad kuhaysataan maxaadse kabedeli kartaan ❓
@hassanabdirashid9535
@hassanabdirashid9535 2 жыл бұрын
Shiine baahane 😂
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
African un weye Dani 😂😂
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Ku jecliya walalkey shiine kkkkkkkkk 👍💖💖
@saidburale9253
@saidburale9253 2 жыл бұрын
Shine culay war Maad iskaga Hadhoow majeerteen Intaan kaa xishoon lahayn wlhi waan kaa xishoonay markaan Waad ka dadhay Maad dantaada garatay oo iska dayso majeerteen Waa digniin !
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 2 жыл бұрын
Dad la jecel yahay baa lasoo hadal qaadaa
@ambasitorkaruuxiga6709
@ambasitorkaruuxiga6709 2 жыл бұрын
Shiine tarzan wuu maagay wuuna difaacay oo deni wuu maagay wuuna difaacay oo kaamiradi wuu maagay
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 2 жыл бұрын
Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.
@yuusufjaamac9258
@yuusufjaamac9258 2 жыл бұрын
Waaruntii-markii-soomaalidu-dagaalkii-axmed-gurey-aynu-ku-dhamaanay-ayaa-qabaayilku-dad-sooqafaasheen-sinjibaar-burundi-marooko-masar-todoba-dal-baa-caruur-laga-soo-qaatay-xataa-waxajirra-kuwo-lasoo-iibiyey-waxayna-kujirraan-majeerteen-warsangeli-isaaq-mrkaas-waa-taariikh-xaqiiqo-ah
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 жыл бұрын
Waabaaa 😭😭
@nasriinnuur5192
@nasriinnuur5192 2 жыл бұрын
Mida kale daaroodow ilmihiine waxaad ku koriseen hawiye seen buu leeyahay see hada sooshal miidiyaha lasoo farristeem waalidkeena nayiri hawiye qolo layiraahdo seen leh baa jira qabiil dhan ilmahooda been ku soo koriyaa tihiin yaa idin kaxun horta 🤔
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Oo walaalay sayn malihid miyaa?
@farahmohamed1814
@farahmohamed1814 2 жыл бұрын
Waa mataano weyaan 😂😂😂
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 2 жыл бұрын
Hhhhh shine plz🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
Horumarka Soomaalidu ka samaysay cuntooyinka - Maqaaxida Sabiib
3:16
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 186 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН