DEQA AHMED GOROYO CAWSHA

  Рет қаралды 946,281

dhaqaal1

dhaqaal1

Күн бұрын

Пікірлер: 157
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
2012 ayay anoo ethiopia herar jooga ayy mobilekayga kusoodhici jirty cawana 10:10 p.m sat,9 february 2019 Paris alow cafimaadka noodaa 👉👇 somli mahamed❤⚘
@philipzariq5456
@philipzariq5456 5 жыл бұрын
Herer ayaan ku dhegeysan jirey 2011 hotel kulmiye kkkk xasuus caawana Morroc
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Abdirahman dacwi Mashallaah congratulations nolosha isbadalkeeda
@azurayaanducayzanhooyadeed1069
@azurayaanducayzanhooyadeed1069 4 жыл бұрын
Xasuus hore wlhy walalahay ayaa dharka Ku maydhi jiray manta daafaha dunida kle ayey jiraan idin jecliyaa idinka Iyo ubadkiinaba
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
​@@philipzariq5456 haddana 2023 waxaan ku shagayaanayaan kulmiye harar.
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
haddana 2023 waxaan ku shagayaanayaan kulmiye harar.
@AbdiqadirHassanDuuliye
@AbdiqadirHassanDuuliye 5 жыл бұрын
Heestaan 2003 Anigoo dugsi quraan dhigta ayaan Walaashay ladhagaysan jiray, maatana min oday ayaaba ahay, 2018 October heestaan xasuus
@alejandroelijah1069
@alejandroelijah1069 3 жыл бұрын
Instablaster...
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 2 жыл бұрын
I first listen to it in 2002 when the album was new
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Ayan Elmi Ali hufane walashay fanaanadedi iyo heesta ay ugu jeclayd hesaha Deqa axmad gaydh. Congratulations habo deeqa
@najdaali9144
@najdaali9144 4 жыл бұрын
Heestan xasuus weyn ayey iguledahay anigoo yar jacaylkeygii iigu horeeyey muqdisho ayan kudhageysanayey mantana dalka Canada 🇨🇦 alx jacayl kii hore wan kuguuldareystay
@farhanibrahim9142
@farhanibrahim9142 3 жыл бұрын
Never get old this Song june 2021 ayan dhagaysanaya inta iga danbaysa is muujiya ✍🏾😁
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Top my favorite songs Alle ha Ku barakeeyo noolow
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Malaga yaaba in ay dad iga dmbeeyan Hda iga dmbyso like 🦁❤🇸🇴
@mowlidabdi7604
@mowlidabdi7604 2 жыл бұрын
Deeqa iyo Magool iyo hees aad u macaan.Thank you Deeqa Walaal.nI am Enjoying your wonderful voice
@cabduqaadirmoalimarab3744
@cabduqaadirmoalimarab3744 2 жыл бұрын
2008 Hestan Xasuus waye wlhi Anigo yar oo dugsi quraan dhigto ayaa abtigey galab kasto iidarijiray Anago jogno mel kamida shabelaha dhaxe tulaa talefon Shines eh hada Waxaan South Africa cape Town 2022 Allah so hanuuniye hobolada Somaliayed anagane Allah qalbigeyna ka madobeyo hesaha Ameeeen yaa Allah
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Ii Dari jirey!!!kkkkkkkkkkkk...Reer Muqdisho Mise Reer Kismaayo!!...Adiga???.JWB...thanks.
@faysalcrashid7911
@faysalcrashid7911 6 жыл бұрын
Heestan kama Dallo dhagaysigeda 2018 inta illa dawanaysa like ta
@rahmaaden7733
@rahmaaden7733 6 жыл бұрын
YES
@mrplan5098
@mrplan5098 6 жыл бұрын
Xaqiiq
@mohameddoumal1163
@mohameddoumal1163 2 жыл бұрын
Waxan heshay maqlay 2004 anigoo yar oo borama usii xagaa baxay Today 18/12/2021 the best voice singer ever deqa ahmed gaydh
@mijacasemichel529
@mijacasemichel529 Жыл бұрын
Ma chanteuse préféré ❤❤❤🇩🇯
@yaxyehimilo440
@yaxyehimilo440 5 жыл бұрын
"Caafimaad-san Eebbe ha ugu deeqo inta Like ii saarta eegga". "Deeqa Ahmed Galaydh" Cajiib yaa salaam❤👏.
@liibanhassanomar1752
@liibanhassanomar1752 4 жыл бұрын
Heestan 2003/4 aan dhagesan jiray hada caawana ano isbadalay inanyahay da' ahay an ahay an darenmayo an dhagesanaya ilaahow cimri dheer iyo cibaado suban ...
@xafsamudan3319
@xafsamudan3319 5 жыл бұрын
Deeeqo quurx wasloodhameyy iyo lixaaaaad rbigy haku xafido ❤❤❤❤❤😘😘😘
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 5 жыл бұрын
Deeqa Axmad Qof Qiima weyn akteeda kaleh long live
@mohamudAsamed
@mohamudAsamed 6 жыл бұрын
Tan iyo yaraantaydii uunbaan dhagaystaa mam deka Illahay ha iikaa daayo
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 2 жыл бұрын
2008 heestani Shaleemada Hindiga ka daawan jirnay ayaa lagu tuuri jirey inta film la sugayo caawan taarikhdu waa 28 July 2022
@apdohakim1650
@apdohakim1650 Жыл бұрын
Hees layaab leh 26 / oct / 2022 Kalgacalkan curadka rabaw haygu celinine Nadira saed Yusuf waxa ku aha daacad ku jecel in sha Allah. Xaaskaygii aan jeclaa bad noqon doonta dhwaan inagoo wadajir isku jecel . I love u. Kal gacalkan curadka rabaw haygu celinine . Waxaan dhagaystay in ka badan malaha 5 jeer cawa
@adenmohamed6404
@adenmohamed6404 5 жыл бұрын
Waa hees aad iku qaali ah wayo waxaa iidari jiirta gabadaa aan ya reenteey jecla lkn nasiib xumo waan is calfaan waynay
@karbajeawale934
@karbajeawale934 7 ай бұрын
Maashaa;allaah congratulation deeqa inaabti cawadhaladna waatahay ducadaaduna waa aqbal insha;allaah aamiin aamiin aamiin
@simaneadaweh420
@simaneadaweh420 6 жыл бұрын
deka Ahmed deka qurux
@roblehronniee86
@roblehronniee86 4 жыл бұрын
Bien-sûr elle belle "Deka "je l'aime trop
@azurayaanducayzanhooyadeed1069
@azurayaanducayzanhooyadeed1069 4 жыл бұрын
Xasuus hore aniga oo yar ayey walalahay dhagaysan jireen xasuus manta daafaha dunida ayey Ku nool yihiin Muna faadumo hinda Nimco xafsa idin jecliyaa idinka Iyo ubadkeenaba
@maxamudcaliali3566
@maxamudcaliali3566 2 жыл бұрын
Xasuus hora deeqo axmed waxaan kamaqli jiray kuulow okuyaalo xafada lugu axsi maba ilawo haastaan hadana waan dhagaysanayaa kabax
@cabdijabarmaxamed1840
@cabdijabarmaxamed1840 3 жыл бұрын
july 28 2021 haben arbaca sacadu tahay 1:08am ❤️❤️❤️❤️❤️✊🏻
@MuhammadAhmad-ni3kj
@MuhammadAhmad-ni3kj 3 ай бұрын
2003 ayan dhagaysan jiray anigiyoo dhalin yara ah hadana anoo oday noqday an ku dawana jawi degan alx❤
@sabriyeh97
@sabriyeh97 4 жыл бұрын
Wow hees nice song
@halalinvestment8639
@halalinvestment8639 Жыл бұрын
I'm here 2023
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Hoyga BAR Ama Baro heestan Muusiggeeda From waaberi Legends Ka dhageysta Fadlan!!..thanks ..Sc.
@somalibaanahay3050
@somalibaanahay3050 7 жыл бұрын
xusus ayey igu ledhaay this song
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 4 ай бұрын
Qurux iyo cod xarago sharaf iyo karamo ayay isku darsatey fananada deeqa axmed gaydh alle haku dhawro wllo
@farxiyaabdimaxamed3346
@farxiyaabdimaxamed3346 3 ай бұрын
Heestii igu horeyse aan dhageysto ❤209
@Ensuldaan
@Ensuldaan 2 жыл бұрын
5 julay 2022 habeen 2:00:00 am habeen talaado ah ayaan dhageysan haya xasuus ayaan galay run ahaantii 20 mar Ka badan waan dhageystay
@queenarawelo7655
@queenarawelo7655 2 жыл бұрын
May /07 / 2022 ayaa daawanaya jaceyl dartiis ❤️
@simaanabdi8995
@simaanabdi8995 2 жыл бұрын
Beautiful quality voice..Deeqa is a legend!!
@jaamacfaarax2896
@jaamacfaarax2896 Жыл бұрын
qcjhoj.
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 Жыл бұрын
Wah wah ya mogol ayan cashaqenana cabshad
@daadirnuur7333
@daadirnuur7333 2 жыл бұрын
Waa hees is wadata cajiib xasuus waxaa igu horeysay aan dhageysto 2005
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
Wwwwwwwwwww deeqa gaydha💯🌺🇸🇴👏
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 3 жыл бұрын
Wayo iyo waqti tageey waye wa igu xaasus Deeqa Ahmed
@hamdaabdi4970
@hamdaabdi4970 Жыл бұрын
Heestan anigo ciyaal iskuul ah ayaa ka maqley nin jaad cunaya oo dhagaysanaya xasuus 🤣😍
@ibrahimmahmood1005
@ibrahimmahmood1005 2 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo deekho axmed
@faizaosman7751
@faizaosman7751 10 ай бұрын
7/11/2023 baan dhageysanaya😢kal kalcalkan curadka ah rabow haygu celininee😭
@abdikafijama5133
@abdikafijama5133 2 жыл бұрын
mansha alllaah
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
2022 dawasho kk
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 жыл бұрын
Maan aha aĺlah desa
@Amiinadam10
@Amiinadam10 11 ай бұрын
Heestan hooyaday baan ku bartay aad bay u jeclday waanay la qaadi jirtay markay howsha guriga wado ayey siradan jirty aabo na bariiska uu nasoo raadin jiray waga hadan qiyaso 7 sano ayaan jiray alxm manta waan waynaday aniga hada hooyo dhagaysina maanta hooyo kulaha show hoostad igala jeclyd heesta😂😂
@CaynotuxuboBuurow-zc6xh
@CaynotuxuboBuurow-zc6xh 11 ай бұрын
heestan waxan dhagaysan jirey ano yar radiyo cajalad iida iyo fartuun bariima maantana 2023
@Hiraa-143
@Hiraa-143 7 ай бұрын
Markii aan yaraa ayaa maqlaayey iyadoo hooyadey dhageysa jirtey aan maqli jirin heestan markas Hooyadey jecel ayaa haayey iyaah markas heesta hada dib ka fahamey ❤😊
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
Deeeqa ahmed waxay u dhalatay somali waqoyi
@farhankushin1901
@farhankushin1901 Жыл бұрын
Who's listening today 2023
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
axyaa bintu jamiilaa heestihii mirqaankii waayo waayo imika mirqaanka sheekhiisii baa dhintee
@Tatico_official
@Tatico_official 2 жыл бұрын
Heestan waxan dib udhagysanyaa anoo jooga magaalada kambala 2022 wll hada iga dambyso like💙
@libanegal
@libanegal Жыл бұрын
Ku nabad gal kampala meel hawl yar maahee.
@Tatico_official
@Tatico_official 10 ай бұрын
@@libanegalaamin walaaL alx
@somali368
@somali368 Жыл бұрын
deeqa ahmed waan wataa
@filsanabdale4449
@filsanabdale4449 Жыл бұрын
1/29/2023❤ deeqa ahmed
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Heesta waxa hor u qaaday. AUN Xaliimo khaliif magool iyo Axmed cali cigaal. Waxay ku jirtay riwaayaddii hagardaamada guurka haatan yaa ka masuul ah, riwaayaddu waxay soo baxday 1986. Waa maskaxdii yuusuf mire dubbe.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 11 күн бұрын
1981 ayuu alifay waxaana la dhigay 1982 waraysigiisa soo dhagayso abwaanka
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 11 күн бұрын
1981 ayuu alifay waxaana la dhigay 1982 waraysigiisa soo dhagayso abwaanka
@abdiazizmohamedadam9546
@abdiazizmohamedadam9546 Жыл бұрын
Aniga oo baadiya joogo Ayan dhageysan jiray walahi waliba aniga oo tale fan haysan dad kale tale fankooda Ayan ka dhageysan jiray 2002
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
She's a great voice 🤩
@FarxaanAadan-ec1tx
@FarxaanAadan-ec1tx Жыл бұрын
XcxzzBnkjuhkkgg bbghhh7 3:52
@cabdirashidful1
@cabdirashidful1 13 жыл бұрын
she has massive voice masha alaha
@Fiy7853
@Fiy7853 6 жыл бұрын
prince hanad nice
@abdullahiyare4281
@abdullahiyare4281 5 жыл бұрын
Are still alive 7yrs lol
@barkadcabdi9221
@barkadcabdi9221 4 жыл бұрын
Dhammaan asxaabta waan idin salaamayaa salaan ka dib heestan waxa ka horeeya geeraar markay wada qaadayaan aun magool iyo cigaal waxaan ka xasuustaa labadii calool wada galay oo caano wada nuugay iyo laba is caashaqay way wada caweeyaane cantar iyo ceebla,ba nolosha waa lagu ciseeyaaye mar hore ayaa iigu dambeysey sideetameeyadii weliba cigaal oo cisbital ku xanuunsanaya ayey u imaanaysa magool hadaanan khaldanayn fadlan hala soo raadiyo waad mahadsan tihiin
@barkadcabdi9221
@barkadcabdi9221 4 жыл бұрын
Yaa salaam codka iyo quruxda maaahaa,allaah
@abdirizakmohamed3223
@abdirizakmohamed3223 2 жыл бұрын
@@Fiy7853 mnmmnpñnplppppppggng9 Pnpppppppppppppppppppppppppggppppppgpggppn7nngn mnmmnpñnplppppppggng9 dnnñtnnnnddddnd9nng5dnnn99gg 9s
@zeitunabdiabdi2357
@zeitunabdiabdi2357 Жыл бұрын
2023 march still who is listening like comments 💘🇸🇴
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 3 жыл бұрын
2021/1/1 ayan maqlayba m,a aad ayey u mcn tahay
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
somali waqooyi alifay fikrad heesta berisamad
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 2 жыл бұрын
HEESTAAN ORIGINALLY GEEDA WAXAA HORAY U QAADAY HALIMA KHALIF MAGOOL IYO AHMAD CIGAAL .
@bareabdi6448
@bareabdi6448 Жыл бұрын
Nice voice
@ayang7089
@ayang7089 Ай бұрын
2008 Mogadisho Still 14/08/2024 Germany
@diiffarah3663
@diiffarah3663 Жыл бұрын
Wonderful
@steelrose7174
@steelrose7174 2 жыл бұрын
Who is here 2022
@abdiyu
@abdiyu Жыл бұрын
Somalina waan wadanahay hadana marmarka qaar isma fahano
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
❤️
@rizack_jalato
@rizack_jalato Жыл бұрын
Song beauty full
@wacdisalebaan
@wacdisalebaan 11 ай бұрын
xasuus ban galay 2005 ti anigo gabar an jacla ayaa ibartay hestan hadane wan qaba gabadhas xaas ayan ahay hada waxa lamaraya 2023 xasuus ban galay
@fabryzack4518
@fabryzack4518 5 жыл бұрын
2019✌
@sawdasaid5670
@sawdasaid5670 3 жыл бұрын
11 yrs aftee 10:39 28\10/2020 ayay ibxaysa hestan
@suhaybabdi8403
@suhaybabdi8403 2 жыл бұрын
11/07/2022 Habeen Isniina 10:40 baan Dhagaysanayaaa
@xamseabdallah1195
@xamseabdallah1195 Ай бұрын
Heestan waxaan ku xusuustaa nin aanu primary isku class ahayn ayaa qaadi jiray 2007 manta 2024 7 29
@bakarmohamedyusuf1260
@bakarmohamedyusuf1260 2 жыл бұрын
Heestan markii u horaysay aan maqlo anoo kuray yara ah baa waxaan kamaqlay mar walabana laga daari jiray Muqaaxi gurigayaga daris la ahayd mar aan daganayn Tuulo ladhaho Duuban oo Caabudwaaq katirsan Xasuus fog weeye walhy
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 3 жыл бұрын
Kalgacalkaan curadkaa rabow heygu celin
@attoshhussein1915
@attoshhussein1915 2 жыл бұрын
Ninka baas muxuu ahaa Maclin miyaa she’s good
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 5 жыл бұрын
Min Record 5 dhagaxle ah. Ilaa Samsung Galaxy J7(2016) waan dhagaystaa...
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan ka daawan Jiray, mobile 310 oo gabar deeqo la dhahaa lahayd. Baladweyn 2009. Galabta 21st may 2021, kamapla Xusuus kula joogaa🙏🙏🙏🙏
@libanegal
@libanegal Жыл бұрын
Ku nabad gal kampla zxb meel hawl yar maahee.
@AllInOne-kj4im
@AllInOne-kj4im 2 жыл бұрын
Bacweyne, culees badanaa, balbalaarka, sideey xaarka isaga dhaqdaa
@hormarwngsn1717
@hormarwngsn1717 Жыл бұрын
Soo weydii hooyadaa sida ey iskaga dhaqdo
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 11 күн бұрын
Abwaanka heestan sameeyey abwaan yuusuf qurbaawi shalay ayaanu makhaaxi burco wada fadhiney wuxu isheegay inuu heestan uu ku ogaa magool iyo axmed cali cigaal
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 6 жыл бұрын
heestan xasuus bay igelisaa
@muminqumane2421
@muminqumane2421 Жыл бұрын
Muna axmad
@fahmi1435
@fahmi1435 2 жыл бұрын
Xasuus hargeisa 2004 xaflad habeen ku ciyaaraynay ayn xasuustaa heestan
@adams9307
@adams9307 6 ай бұрын
Laxankii cajiibka ahaa ee xasan garayt AUN
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Maxay gorayo cawshuba ubadka u carbinaysaa
@KhadarNuur-z2s
@KhadarNuur-z2s Ай бұрын
Xususbay igalisay hestan 2003 anigoyar bandhageysanjiray alamaxay dhagax igamadhisay
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 5 жыл бұрын
Heestana waa macaan tahay , Deeqana waa macaan tahay, labadaba
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
oo miyad dhadhamisay 😛😛🤔🤔
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
@@saedqozta5386 🤔🤔🤔🤔
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 kkkk miyny runtay ahyan
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
@@saedqozta5386😂 Quruxow waa runtada asigaba la yaabay sow ma ahan 😯
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 🤣🤣🤣🤣 haa de xaguu ka wada dhadhamiyay
@bashirnor2255
@bashirnor2255 11 ай бұрын
❤❤
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 2 жыл бұрын
7/8/2022 Kambala dhooqa bdan Ku dhagesanaa ☺️😂
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 Жыл бұрын
brzhu wngzn wa lagu wada jira
@abdisheikh
@abdisheikh 2 жыл бұрын
2022
@abdulljama4591
@abdulljama4591 5 жыл бұрын
Qaabka ay heesta ugu raaxaysanayo uciyaarayso codkeeda iyo iyada waa cajiib
@musse143theboy4
@musse143theboy4 Жыл бұрын
What a voice
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
Fanaanad caanbaxa waxan ka wada waa fanaanad cod macaan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Codka Deeqa waa OK Lkn Muusiggii Waaberi Legends Ayaa Idinka Lumay Ogaada!!..Sorry..thanks.
@gutemagelano4064
@gutemagelano4064 2 жыл бұрын
😍
@Fagaase2017
@Fagaase2017 4 жыл бұрын
2005 ayan dhigeysan jiray
@abdulkadirbarre3102
@abdulkadirbarre3102 Жыл бұрын
19/05/2023 Mogadishu❤
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 Жыл бұрын
Waa Xasuus iyo Qiso aan idinla wadaagi doono oo Heestan marka an maqlo iska qiiroodo waa 2006 iyo maGaalada kismayo xaafada CalanleY Qiso Jcyl dhab ah .......
@AhmedMohamed-gq6oc
@AhmedMohamed-gq6oc 2 жыл бұрын
2009
@dirirabdulahi3400
@dirirabdulahi3400 Жыл бұрын
08/feboury/2023 illaa 2011
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 107 МЛН
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
TheJaalle
Рет қаралды 374 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
fadumo haldha heesti qalanjo
8:28
bigabdi1
Рет қаралды 307 М.
Afar iyo Tobanaad | Deeqa Axmed Gaydh
5:50
Shakir Essa - Topic
Рет қаралды 7 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,5 МЛН
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Fagadhe Show
Рет қаралды 5 МЛН
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
Deeqa ahmed "naftan gabiga dheeriyo galbada ka lulateee"
7:40
mohed2010
Рет қаралды 177 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН