dowladaha dariska siiba Ethiopia hadii ee faraha kala dhex baxdo arimaha Somalia waxe geeri siyaasadeed utahay reer shaqo ka dhigtay daba dhilifnimada shisheeyaha
@MaxamuudFarax-f8g5 сағат бұрын
Adeer itoobiya Koonfurta somaliya Xoog ayay ku joogtaa Cid wax ka qaadi kartaana Majirto
@boqorabdikafihersi79232 сағат бұрын
Hooyadaa iyo ethopia ba xabad baa daba lagelin
@warsameali5133Сағат бұрын
Waa masiibo
@cabdikhaliif42536 сағат бұрын
Dhulka anagaa leh somaliland anaga leh meshan dono yan geynayna cidaan doono waa la heshiinayna cidan dono wan dilayna wasmana wan ugu darayna
@ahmedjama9321 WAA DADKA UGU ADAG M/CALI GADUD XASAN SH NA WAA DOOROONE FAHMAY HALKEY JAAJUUSIINTA QAWAARIJTA U CARARAAN WUUNA KASOO XIRAY GUUL MWNE X SH M DALKA KA DHIGEY MID KA HORUMARSAN NEW YORK CIIL QABAA ISKA BAQTIYEY WAA KUWA NECEB DADKODA IYO DALKOODA WAAYO WAA WAX OROMADA KU QASQASAN IYO AXMAARADA INJIREYDAA
@yusufahmed69874 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@FeisalAdan-vd8xw4 сағат бұрын
Hassan naag wax ma dhaamo sxp ilahey hana dhaafiyo kan
@mahamadsanyara61345 сағат бұрын
Dawladda soomaaliya hadda ka jirtaa eexasan hunguri wax dawlad lagu sheegi karo maaha mawqif male meel loogu soo hagaago male toban carabbay lleedahay
Geylan nio caruur ma la hadashaa dowlada waligeed aye sheegi jirty hadi ethiopia lagu darayo ciidanka nabad ilaalinta marka hore ha ka laabato heshiishka la gashy somaliland wayna ka laabty cadeysay midnimada somali marka waxa sheegeyso mx waye nin wariye weyn tahy waxa jiro sheeg🫡🙏
@O.mrpromo4 сағат бұрын
Xaged kamaqashay Ethiopia aya kanoqotay is afgaratki ay lagashay Somaliland war murtiyedkii qofwalbo wa aqriyay kumana qorneen wax kalabasha layirahda ama adiga mid kaas kaduwan aya lagusoo diray. Hadii ay Ethiopia kanoqotay is afgaratkas xiligan maamulka Somaliland lagama joogen qeylidooda iyo cambaareyntoda.
@afrahyare52913 сағат бұрын
@O.mrpromo midnimada somali aqoonsan nahy inta aya ku qoran marka I fasir sxp
@Mirhan7775 сағат бұрын
Ma puntland buu is yiri 😂 ethiopia gacan kuso galinysa 😂 ma wuusan akhrin book ga king milinik 😂 majerteniya waa son of ethiopia dadka kunool ethical ahan waa itoobiyan ka mid ah qoomiyada tigreniya 😂 xasan waa loo yaabaaaa
@ahmedasherif93786 сағат бұрын
Xasan sheeq dawlada danbe ee isku halayn doonto waa tee # masar # eriteria Naga raaali ahaaada hanoo qabanina majnuun siyaasadeed ayaa na haystee
@fuadhaji11323 сағат бұрын
War
@shafieahmed1862Сағат бұрын
Waxba maad no sheegin diiditankii aad xasan iyo xamse diidanynd baad u ekaysiinaysaa dan daleed
@MohamedCali-h4sСағат бұрын
Waxay ku bedelatey in ay ka taageerto dagaalka ay ku hayso jubalaand
@abdirahmanmohamed47675 сағат бұрын
Xasan dhiiqo siyaasadi dibada iyo tii gudahaba wuu ku fashilmay alle hanaga qabto duliga
@AbdirahmanAden-ee8fk5 сағат бұрын
War manta miyuu Qud beyaya xasan she 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedCali-h4sСағат бұрын
Xasan siyaasadiisu waxa keliya oo lagu eegaa in laga shaqeeyo sidii aan loo heleen cid xasan la xisaabtanta oo ay ugu horayso butland iyo jubaland wax dan ahna kama leh in dawladnimada somaliya iyo in aakhaarka ay koonfurtu noqoto meel uu siduu doono kayeeli karo
@firdowsmusay-ze9gs6 сағат бұрын
soomaalidu way suuxsanyihin waxayna kujiran xaaladi reer ssc kujiren 2 sano kahor oo 30 sano haaydku kadhergay laakin hal mar kacdoonka buluugga kahilacay oo bid uso nooladen ee soomaliya oodhan mar uun bu kacdoon kaqarxi oo shisheeye iyo horgalo dhan laga safeynaya
@MohamudCabdirashid-km8vq5 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@caashoCuud1-z7i5 сағат бұрын
Sababta ugu weeyn waxaa leh madaxda mamul goboledyada o dana shiisheeye meesha ufafhiya si loo soo af jaro waa in cidwalboo taakuleyn jirtay lala heshiiyaa cadowba ha ahaatee
@firdowsmusay-ze9gs6 сағат бұрын
daarood Kenya iyo itoobiyaba wax bay kuleeyihin ee hawiyow haysdaalan daarood ma maduleysan kartide ee wadanka dagaal sokeye dib ha ugu celine
@MUSTAFCABDU-k5h3 сағат бұрын
😂😂😂in lagu gumeesto lee noo sheegtay
@AbdiaziizIsse-w5r6 сағат бұрын
Xasan wadanka halaga qabto ilahaw naga qabo
@ShineMohamed-n2r6 сағат бұрын
Asc❤
@Deeq_official5 сағат бұрын
Cawaan adiga ka hor ma jirin hadii jabiil wax lagu dumi karo wad sameylaheyd
Hadba wixii xasan ayax dantiisa ka arko umbu inagana dan qaran inooga dhigi
@Zaki_snm5 сағат бұрын
nio kan qanjaha waynle Somaliland wa dal nio Somalia ma naqaano wax la yidha
@AhmadNouh-h8d5 сағат бұрын
Hassan didnt got what he wanted .
@AhmedSofi-we6tn6 сағат бұрын
❤
@halane0075 сағат бұрын
Somalia madax rag aha ma heesato ee waa dhilooyin raba in Ethiopia dabada ka wada wasto. Nacala Tula caleyk
@QadiijomaxamadYuusuf5 сағат бұрын
war somaliya wey is becisay ekawarama dagal ka bariga dhaxe
@AhmadAbdirissak4 сағат бұрын
Hadan reer somaliland ku sheego cunsurida reer xamarka waxba kama dhagaystaan ama wariye ahaw ama madax wayne😂 away kuwii odhan jiray badeenu iibmaha sidareemaysan😂
@billeqabowsade65184 сағат бұрын
Waxaan u dhimaneynaa dan shaqsi ah si kursiga loo fadhiyo XSH waxa uu ku bedeshay in JL loo qabto balse dhugiga ninka ku xiray dhar kuma siinayo X SH na waxa uu rabo waxa eey kala dhexeeyaan somalida waxey rabaan ayuu siinayaa cid sida uu rabo la rabtana majirto oo dalka qaar badan marabaan soomaali hal qof u taliyo oo hal wada marta sida looga bixi karana waa in hoos laga bilaabo
@Abdinoor515 сағат бұрын
SOMALIA 🇸🇴 waxaa haysta ruux madhan oo aan lahayn wax siyaasad ah dalkuna wuxuu ku jiraa marxalad shisheeyuhu iskaga adeeganayo,mooryaan aan lahayn wax siyaasad ah