WA beenta ma jiro qof rer puntland oo taagero u hayaa xasan oo raba ame rabay in u burburiyo puntland ame raba in uu dhamayo darood oo dhan wxad u tagresantahay macnuu ma tihid rer puntland
@omaryousuf172110 ай бұрын
Reer puntland ma tihid warkaaga cadayso Sxb waxaad tahay kooxda iskuraranka Xasan
@HamzaabdiQorane10 ай бұрын
Meel fican baad abaartay , ku soco
@Abdirahmanmohamed510410 ай бұрын
Somaliland is the way to peace and progress.
@mahamedwali873010 ай бұрын
😊 Keep going
@Deeq_official10 ай бұрын
War muxuuw tarayaa hee xasan joogsan maayo ❤
@cabdiraxmaanxirsi2310 ай бұрын
Geylanow, waxaa kuu hadhay oo keliya inaad qori qaadato, xayeysiintii puntland, cabsigelintii soomaaliya dad & dowladba, aaminsanidaada in puntland ay ka mudan tahay dhammaan soomaaliya waxay kaa dhigaysaa horror, halkii aad ka ahayd weriye dhexdhexaad ah.
@farhiyadahir372510 ай бұрын
Puntland baa dhistay dowlada soomaaliya in cadaawad joogto ah loo muujiyo waa duminta dowlad nimada soomaaliya
@naylo-qaad894710 ай бұрын
Hadii uu shuruucdii dalka ay ku heshiiyeen bulshadu uu tuuray adeerkaa waxaa waajib ah inay puntland danaheeda ka tashato yaa yiri soomaali waaa hal dawlad meelkasta iyo maamul kastaayi waa uxor aaya ka tashadiisa adeer waxa adeerkaa xamar kuhayo maahan wax lagu qanci karo sfwaynoo ka awood ciidan badan baanu barqo ku jabhadaynay oo waliba aanu tol iyo xigaal nahay ee ma adeerkaaga dameeraha dhaansanayaanu udaahaynaa indhaha istira dee
@cabdiraxmaanxirsi239 ай бұрын
@@farhiyadahir3725 cid waliba haddii qoladeeda raaligelinteeda ay soomaalinimada ku cabbirto yaa garanaaya xilliga dan soomaaliyi u dhan tahay la gaarayo. Ninka leh waa nala yaqaanaa oo awowyadano siyaasadda soomaliya looma yeedhin jirin yuu Rabat isagu inuu
@farhiyadahir37259 ай бұрын
@@cabdiraxmaanxirsi23 waxii lagu heshiiyo waa in lagu dhaqmo dowladnimada waa inay hogaamiyaan dad yaqaano. Kaligii talisnimo dalkan wuu ku dumay xalku waa in wax lakala yeesho waxna lawada yeesho. Hada dalka pm shaqeynaayo maleh waa ceeb iyo garaad yari in madexweyne soo xusho pm aan qaranka u shaqey karin ee isaga iska ag fadhiyo. Dalkaan xasan iyo dowladiisa halaga badbaadiyo
Xasan gargurte wuxu matala gobolka somalia ugu yar ee banaadir.
@MahamedAli-s1p10 ай бұрын
@@MD-ce9tm ma matalo Somalia oo dhan bu matalaa qof jiran ba tahey.. ee aniga reer Puntland ban ahey Hassan Shiikh baana madaxweyne Noo ah.. madaxweyne Jamuuriyada Somalia
Dani waa ka adagyahay xasan sheekh laakiin punland ha la socoto is badalka geeska africa dani waa in uu xiriir fiican la yeesha turkey iyo qatar hana cayriyo imaraadka oo xasan sheekh ku dilaayo aderow daniyow waxa laguu gu doortay waa nacaybkii xasan sheekh iyo daarood u dhaxeeyay waligaa ha u dabcin xasan sheekh aakhir isagaa hostaada imaan doono
@ugaskabeesha453910 ай бұрын
Hhhhh wa sidey idila tahay tan kale ma dowlad aya tihiin markad heshiis lageyso turki qadar whi maxa baalal aan la lahen lesku yeelay😅😅😅
@AbdicasiisXuseen-ec4vk10 ай бұрын
Xasan dhiiqo dawladnimo marabo ee qabiilnimo ayuu kajecelyahay iyo in uu shisheeye u shaqeeyo
@MohamudMuse-x4k10 ай бұрын
Asc Damul Jadiid ma dooneyso somali midowda oo isku dhinac u wada jeeda. Waxay dantooda ka harkeen kala maqnaanshaha iyo is nacaybka ummada. ❤❤❤❤ Puntland Ha Waarto❤❤ ❤❤❤❤ Ha Jabo Nacabkedu ❤
@superfun181910 ай бұрын
Somalia hawarto 🇸🇴
@Mustejama10 ай бұрын
Xassan sheekh puntland waxbo kama qaadi karo waayo xassan sheekh labo sano unbaa u hartay😂
@mataan12510 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jamamahamutt969710 ай бұрын
Madax waxaanu taageersanahay deni guul ssc harti guruub villa garoowe
War waad is badashy adeer dee afkaygu ha ii shaqeeya keentay wariyonimadii meeday
@abdirashidfarah247410 ай бұрын
Xasan qasaaro tabar mahayo waa gudoomiyaha muqdisho waaye markii hire uu xukunka Haye wuu soo weeraray waa LA jabiye maantana waa LA jabinayaa waceysle maa pu tland wax ka qaadi Karo
@barrewarsame152010 ай бұрын
Samanta puntuland bada lagu wareegiyay tukrkiga ka soo hadal. Ileen imaradaka ayaaa puntuland badeedka taliyee. Madam wax soo saar lagula heshiyay turkiga.
@saeedwarsame208110 ай бұрын
Waa yaabeh maxay u dadka weriyaha qof ahaan u caayaya? Qofkii aan weriyaha akhbaartuu keeno la fiicneyn muu joojiyo dhageysiga asagoon caytamin.
@Aisha-yn3gf10 ай бұрын
Dini Godkii uu islahaa Farmaajo u qod buu isagii ku dhacay Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Bahdii diid Bahal baa leh
@AbdullahiAadan-g6b10 ай бұрын
Geylen media kama hadli karto miya dhibatada lagu hayo wallhena reer falastiin 😢😢
@khalidmohamud92810 ай бұрын
Walal tv gan wa mid somaliyed ma aha international
@Walaal201710 ай бұрын
Reer puntland waad maqashaane maslaxadiina ilaashada
@MuhiyadinHassan-m9m10 ай бұрын
Iam really wondering the president of Somalia because i have never seen while he talking about development please i have know my brother
@mohamedgacamey433110 ай бұрын
Maxaa majeerteen iyo Isaaq Somalida kale ku liqtaaray?
Reer Puntland rabi ayey leeyihiin ilaaliya . Dadka yaan lakala irdhayn qola kasta xaqa ay leedahay hala siiyo haddii kale jugjug meeshaada joog bey ahaan
@khadaraxmad568410 ай бұрын
waan soo dhawaynayna in laga jaro dhalqalaha dani waayo bilaa macno ayuu iska mucaraday farmajo isaga oo aan marna kagosanin masharicda
Siyasada Xasan ee dhanka PL adban uso dhaweynaa waana arin wanaagsan pL io Mr IInyow lo xayirnan maayo Lona joojin mayo
@Ffed172510 ай бұрын
You are not Somali , you are a Ethiopian spy oromo spy
@asiaduale262010 ай бұрын
Xasan CUDUR kii daarood miyaanay ka waantoobin dal kii baaba cadow soo jireena ku soo duulay ee xasanow indhahaaga kor ha eegaan gurguurte kuma odhankaree badii baad badbaadisee
@somnews695410 ай бұрын
Dhaqaatiirta la xayaysiinayo waa tuugo ha u dhawaanina
@YussufHassan-ke7zq10 ай бұрын
Qawlaysato ishaysata dheh
@clahiciroole459210 ай бұрын
masaxbaa in aduunku kab dhaqaale siiyo maamul gobaleedyada????
@AndalaNur-x8v10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 dani muxu ku dagalamayay
@batulasmail826110 ай бұрын
Deni waxaa haysto Dulmigii iyo been abuurki uu u geeystay Farmaajo
@khadar91710 ай бұрын
Ilee sagaaro ima barato Ama dhiiqo la bax ama gurguurte Puntland caano ka dhami maysid cadow kastana iskaga filan
@hafsiinasaiid10 ай бұрын
Xasan dhiiqo madaxwaynaha maamulka banaadir Tiisa daryeelaa Tukale ku dara muqdisho wax haka qabto
@kayseabshirsakariye84010 ай бұрын
Anagaa putland ah xasan waa geesi runta itoobiya u bareeray imaraat 10sano ka badan ayuu ilaaalinta bada maxay ka qabta xasan taariikh ayuu dhigay balse wakhtiga iyo wayaha ayaa la ogàan doontaan
@khadar91710 ай бұрын
Waxaa tahay sheego gurguurte cidna uga warami mayside kk
@SiciidSiciid-m3g10 ай бұрын
War soomaaliya ma jirayso hadii amsom ay baxayso
@maxamedc.raxman114410 ай бұрын
Deni waa lagaraacaa
@kayseabshirsakariye84010 ай бұрын
Gaylanoow warbaxintadii hore ayaan dareemay inaad dhiiqooyin u shucac soo wado anagaa putland ah aada itoobiya wax kaloo aad ku dagaalamaysan oo haysaan aan jirin hadaan dhego farrey ka dhacin
@Mohamudali6510 ай бұрын
XASAN WAA UU IS DAALINAYAA UUN, AQOON NOOMA LAHAN.
@alijama672310 ай бұрын
DHAXAL MIYAA MACNAHA SAAMILEEY DADKU MIYAANU U SINAYN XUKUNKA DALKA MISE DAD DHAXAL U HELAY BAA JIRA HOGAAMINTA DALK UMADA U DHEXEEYA MUWAADINKA MA SAAMILEEY BAA METESHA MISE WAA BUR BUR IYO BAABI II LA RABEY IN LAGA GUDBO
@Wahub_1010 ай бұрын
Ki villa somalia yimada puntland buu cardka sartaa maxa inooka baxay wa suale
Qadiyadu ma dhiiqeyste iyo naagihiisa dalka boobaya warba adigaa haya😂
@firdowsmusay-ze9gs10 ай бұрын
puntland waxa ilaahay uguuleyay wa marki dhulbahante kala kadaadsana bay madaxda majeerten diiden in dhulka dhulbahante puntland laguso durjiyo o in lagooysto halka nimanki dhulbahante ee puntland kujirey waden arintas ileen dhulbahante horgal ba halkas dhigaye laakin shacabki ba xuduuda kuso durkay
Weligiinaba cabaada. Cidna loo joojin maayo Dani waa ka quustay dagaal muqdisho waana arkay inuusan waxba uga qaadeynin
@Mubaarak8710 ай бұрын
Gaylan media Dadka isku dirkooda Allah Asaaqa kamaa galin Lin adiga Aa Issa galiye War ka xishoo umada musiibo Aa tahaye🙁🙁🙁🙁🔪
@MM-qm7iw10 ай бұрын
Kani maxuu been shergay waa iska caruur cod weun
@firdowsmusay-ze9gs10 ай бұрын
xasan sheekh yaan loo bur burin midnimada soomaaliyed ee darsturka daaqada katuuro horena holoo socdo ileen itoobiya way ubadheedhay dhulka soomaaliyede
@faizaaliabdallah573110 ай бұрын
Xasan duufle copy cat no class wuxusan aheyen ayuu is moodey
@Mursal144510 ай бұрын
Dani lacag uma baahno Soo imaardka uma joogaan
@adan_mohamedali406710 ай бұрын
Umada beenta kadaa
@Edits123-n4r10 ай бұрын
Deni2026
@The-informed10 ай бұрын
Xassan dhiiqo madaxweyene somaliyed ma ahan ee wa qab qable qabiil puntland na madaxweyne uma ahan wuxuna lamid yahay cabdiqasim iyo cali mahdi😂 shilimadka jaadka iska arurso labada sano ee kuu hartay mooriyan baahan baad awalba ahayde
@Sportshome_10 ай бұрын
Frist
@madiinishiikh220910 ай бұрын
Kkkkkkkk
@muktarmohammed10610 ай бұрын
Maan-gaab mar ku guuleystey inuu dhalinyaro faro badan oo reer sool ah ku dagaal geliyey Hab qabiil haddana weji cusub la yimi ayaad tahay.