Dhaanto Cusub 2019 - Ali Dhaanto , Oomaar Geeya

  Рет қаралды 707,866

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 5 жыл бұрын
Wwwww ww sidasa loo dhanteeya ama wa layiska daya wan jeclahay dawlad deganka somalida me from soomaaliland salaxley isma huri karno hilba wada dhashiyo haby qudhan nu nahay i Like wlhi
@yussufibrahim987
@yussufibrahim987 5 жыл бұрын
we love u ree Somaliland duriyada
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
Channelka dhalinyarada Germany Faysal saxweeye brother soo dhowow
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
Sxb Dawlad deegaanka ma ahan ee waa jubbaland meeshu
@xaawomacalin7606
@xaawomacalin7606 5 жыл бұрын
@@gobadgaredumarxitigtasaded7974 h
@anzhahfikawi8359
@anzhahfikawi8359 5 жыл бұрын
Channelka dhalinyarada Germany Faysal waad iga istaahishaa lipax subscribena wankuu saaray adna iisaar
@xasankamaschannel4199
@xasankamaschannel4199 5 жыл бұрын
isma huri karnee Hilba wada dhashiyo Heyeb Quraanu nahay somaliweyn 🇸🇴🤝❤️💪🇸🇴❤️🤝💪🇸🇴❤️🤝💪🇸🇴❤️🤝💪🇸🇴
@cumarbashir4344
@cumarbashir4344 5 жыл бұрын
Bardheere &sarinley melaan ku dhashay war yaa rer sarinley ah❤
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Huno rer cabud waq ban ahy kacal wada dhashy baynunahy alow iikad huno
@raniaa4328
@raniaa4328 4 жыл бұрын
Mashallah reer gedo 🥰😍
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
kuma dhalan lakin wan jeclahay
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 жыл бұрын
Awdal baan idinka soosalaamaya
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz 2 жыл бұрын
Reer sarinley sax ah wakanan
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 5 жыл бұрын
Madaxwaynaha Cusub ee Jubbaland Dr.Oomaar soo dhowow, xabiibul Malaayiin💟🇸🇴💟🇸🇴
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
Viva Ooamaar waan kusugaynaa madaxwaynaha mustaqbalka🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ jubaland.🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Madaxweyne ma noqday kkkkkk jwb laga sugaya
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Ninkan wuu u qalmaa madaxweynaha jubaland. Insha allaah wuxu noqon next president of jubaland.
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz 2 жыл бұрын
Markuu buurdhuba kaaray oon baardhera galina ilyan gobtii ladhigay SARINLEEY gaadhayo taala lagu gartiyo guri wayn baa kuyaal🥰🥺❤️
@abukarmudal7968
@abukarmudal7968 5 жыл бұрын
Cali dhaanto cimri dheer iyo cibaado suuban alahakusiiy o walal sare ogaadeen guul iyo barwaaqo inkaston ahay gabar reer muqdisho
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 5 жыл бұрын
We love u too abayo guul iyo barwaqo umada somaliyed dhaman
@omarsahal3153
@omarsahal3153 5 жыл бұрын
Next president of jubbaland Omaar ❤️❤️❤️❤️
@habibaali9801
@habibaali9801 5 жыл бұрын
Masha Allah🙏👆💯✔👏👌
@nashaadabdi8120
@nashaadabdi8120 4 жыл бұрын
Mansha Allah bardera meeshi la igu dhaley
@shabelkamadow32
@shabelkamadow32 4 жыл бұрын
Lkn Ali dhaanto qof dhulka tako tako u yaqaan ba u aqriyay sarinle maleendo mareerey iyo magaanbow siduu usaaray ba I qancisay
@abassmohaa9349
@abassmohaa9349 5 жыл бұрын
Waryaa reer bardhere ah jeclahy home town
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 жыл бұрын
Inta Sayid axmed taageerta liketa iisaara
@abdinassir7387
@abdinassir7387 4 жыл бұрын
Geeye omaar bu'aale waa la qabanayaa maalmahan hambalyo reer jubaland.
@leilahashi8841
@leilahashi8841 5 жыл бұрын
Dhulku qurux Ma badanaah away aqligii aan kuheshiin laheen
@weliyowweliyow2764
@weliyowweliyow2764 2 жыл бұрын
Walalky Abdullahi jagadon mareyaaha tagadaa kismayo ayaan arki hyaa gull wacan
@yasmingclhenna6797
@yasmingclhenna6797 3 жыл бұрын
Madaxweynaha jubaland gulleyso wazir omaar guul🥰🇸🇴
@promusharaf7645
@promusharaf7645 5 жыл бұрын
Doolow ❤ Geesta Doolow markey isu geeyan biyaha Labada wabi Juba iyo Dawo Meshay Doolow canka ku tahay yaa baray ninkan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
WA NINKI DHULKAS LAHA WA NIN COWLYAHAN AH ALI DHAANTO
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
waa wiil somaliyed oo yaqaana dhulkiisa hooyo 🇸🇴 reer daawo hadaynu nahay Cali dhaanto waan taageersanahay Viva ciida hooyo🇸🇴
@ahmedabdiibrahim4127
@ahmedabdiibrahim4127 5 жыл бұрын
Gedo❤🇸🇴🙏
@sayruqsadri2163
@sayruqsadri2163 5 жыл бұрын
Wllky ahmed abdi gure
@bisharmullah403
@bisharmullah403 5 жыл бұрын
Asc
@bisharmullah403
@bisharmullah403 5 жыл бұрын
Waan salaamey walaaley cali Bashiir cali dhaanto iyo iyo musharax madax Wayne dowlad goboleedka jubbalaand
@ahmedabdiibrahim4127
@ahmedabdiibrahim4127 5 жыл бұрын
@@sayruqsadri2163 ❤🙏
@sayruqsadri2163
@sayruqsadri2163 5 жыл бұрын
Bardhera my town
@yasminabdullahi9998
@yasminabdullahi9998 5 жыл бұрын
Sayruq Sadri 5
@mahadcalixasan353
@mahadcalixasan353 4 жыл бұрын
Soosoco
@mahadcalixasan353
@mahadcalixasan353 4 жыл бұрын
@@yasminabdullahi9998 mahadsanid
@duceysanecumar9697
@duceysanecumar9697 5 жыл бұрын
Wixii reer mareerey ah like iisaara
@abdiaden1755
@abdiaden1755 4 жыл бұрын
I love The President Of Somalia mohamed Abdullahi Farmajo Guuuuul ❤️🇸🇴💪
@ruqiyomohamed862
@ruqiyomohamed862 3 жыл бұрын
Mansha allah, beautiful dhaanto
@saacidcabdiaxmed4413
@saacidcabdiaxmed4413 3 жыл бұрын
Mar igaadhsii webiga bada goob wayn kagalla♥️♥️♥️
@mohaileeye2421
@mohaileeye2421 5 жыл бұрын
Masha alh ali dhaanto quruxda wadankeena goob wayn
@cumarbarkhadle1056
@cumarbarkhadle1056 5 жыл бұрын
Like iisaar hadaad video gaan kaheshay
@calinuur2993
@calinuur2993 3 жыл бұрын
ca11
@hanadyare6169
@hanadyare6169 5 жыл бұрын
Waaw manshallah madaxweynaha cusub omar guusha wa adiga halyey qaran ayad tahay
@habibaali9801
@habibaali9801 5 жыл бұрын
Masha Allah next president Omar salat we love you you at the best inshallah you will win🌟👈👑💯✔🙏🇸👆🏆👈✊✊✊💕💖💕🌋🌋
@nuurmuhamed3063
@nuurmuhamed3063 2 жыл бұрын
Adan hkayrta idortuu dhahaye hadhacooo oohadhacooo
@shukriabeutystyle3148
@shukriabeutystyle3148 5 жыл бұрын
Wow jamaame iyo mareerey markan maqla xaadu ikacda
@mahamednaasir5573
@mahamednaasir5573 4 жыл бұрын
Ok
@mahamednaasir5573
@mahamednaasir5573 4 жыл бұрын
Verry nice
@khalifaabubakar2749
@khalifaabubakar2749 5 жыл бұрын
Cali bashiir walle waa lagugu yaqanay waxaasa dhanta laga dhaha
@abdullahiaabdullahi2157
@abdullahiaabdullahi2157 5 жыл бұрын
Adeer sidaas aya loo dhaanyeeyaa ama waalaiska daayaaaa. Runti si hagar la.aan ayu ugu dhaanteyay omaar fanaankeenaa cali dhaanto
@mudugedi5153
@mudugedi5153 4 жыл бұрын
Manshallah afkada cano gel lagu qabay ali dhanto
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 жыл бұрын
Aabe seikh Axmed Maxemad Islaam #AXMED #DAWLAD💙 5sano o kle insha alh❤gulyso guul wade had io goor😍
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 5 жыл бұрын
Waa ku daayay kaasi
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 жыл бұрын
Aabe aah abahaa miyaa
@nuuraskar6314
@nuuraskar6314 4 жыл бұрын
Cali bashir cabdi (cali dhanto) waa fananka kaliya ee aana ka xiiso dhigin in an dhagaysto codkiisa mcnka bdn horay usoco cali dhaqan nin kula mid ah wali ma arag
@hooyohooyo493
@hooyohooyo493 5 жыл бұрын
Kismayo inta jogto axmad codka ogo shubaaa🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋💋💋💋
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
xaafadee Naga soosalaanta adigu mida kale xaad calanka jabuuti ogu qaraabanee modoobe galbay ee kadaba galbo hadii aad jeceshahay gurigiisa uraac
@rashiidmohan5709
@rashiidmohan5709 5 жыл бұрын
Guuul reer tolka axmed dhuxul mardhaw waa qabanii
@hooyohooyo493
@hooyohooyo493 5 жыл бұрын
Iska ilow omar jubalan axmed daacad markaleto soo noqo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏👏👏👏❤❤❤❤❤💖💖💖💖💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯
@rashiddiif3109
@rashiddiif3109 5 жыл бұрын
Masha Allah incoming jubaland governor Horbaa loosoconayaa💪🏽💪🏽
@dahirsiyad8102
@dahirsiyad8102 5 жыл бұрын
King of dhanto nin culus
@raniaa4328
@raniaa4328 4 жыл бұрын
Mashallah waan ku faraxsanahay inuu cali dhaanto taageeray oomaar
@nuurmuhamed3063
@nuurmuhamed3063 2 жыл бұрын
Oomar waqabyaladayste hadhacooo hadhocoo
@suessharif4989
@suessharif4989 5 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@noorein1946
@noorein1946 4 жыл бұрын
Allahu akbar... allahayw dalka noobarakee
@sihaamismail1245
@sihaamismail1245 5 жыл бұрын
❤️❤️Mashallah jubaland❤️🥰 ilahow ahmed dhuxul nadhafi waligeu comment ma qorin waa ahmed neceb😂
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 5 жыл бұрын
Axmed geeda naar allaha dhaafiyo ina ader
@najmaahmed6487
@najmaahmed6487 5 жыл бұрын
Sihaam Ismail neceebka aad uqabto ahmed daacad wad udhiman
@abdullahimursal8098
@abdullahimursal8098 5 жыл бұрын
ogaden doqoma gumeysi ayad kuficantihin
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
Sihaam Ismail waa lagu dhaafin inshallah sharuba weeyna ayaa fara kulul ku haya dorashadii ka haato waa lagu celin ama odayga wuu fashilmaya. Calaacal ayuuba bilaway Ar #Farmajo ii geeya ayuu bilaw dib u baar news ka.
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
abdullahi mursal wad qaldantay iska hagaaji luuqada hadii kale ood maangaab tahay meelahan oo kale haka hadlin waad ceebobi runtii dadka aad caysay waa landheeraha #Darood allaha inoo daaya Lakini, Ahmed madoobe siyasad ayaa layasku haya micnaheeda ma,aha inaad caysa tolkeey.
@abarre5554
@abarre5554 4 жыл бұрын
Waa dhaanto qiima badan
@hamdihassan8678
@hamdihassan8678 5 жыл бұрын
Bardhere 🥰🥰🥰😘🤘
@kablowtube1886
@kablowtube1886 5 жыл бұрын
Guuu i.a Madaxweynaha cusub jubaland oomar
@kingisking8952
@kingisking8952 5 жыл бұрын
Best one
@fardowsafarah619
@fardowsafarah619 5 жыл бұрын
Viv Oomar guleyso ina adeer, Somalidi gomaned horma garsii afkada cano lagu xabey Ali Ali dhaanto👌👍
@hamdihassan8678
@hamdihassan8678 5 жыл бұрын
Bardhere sarinley mela kudhashay 🥰
@wadania932
@wadania932 5 жыл бұрын
I love Jubbaland, Sayid axmed maxamed islaam( Ahmed madoobe guul....❤💪
@ciisecabdi1626
@ciisecabdi1626 5 жыл бұрын
ali dhaanto libax ninkii dhaantada laga bartay
@asmarsharciyaqaan3598
@asmarsharciyaqaan3598 5 жыл бұрын
viv axmed Islam
@fartoonahmed5759
@fartoonahmed5759 5 жыл бұрын
Walle go’adooon buaaaladen😭😭
@rodhoroble1559
@rodhoroble1559 4 жыл бұрын
Amu walale rajadu waa guul inshallah
@xasankamaschannel4199
@xasankamaschannel4199 5 жыл бұрын
oomar guuuuuul ayaan urajeynayaa
@gbetadoesleftdread7347
@gbetadoesleftdread7347 3 жыл бұрын
What country is this?
@idrisali9255
@idrisali9255 3 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴
@sumayoahmed3721
@sumayoahmed3721 5 жыл бұрын
😂😂😂😭 stop the dream guys next president again ahmed mohamed islam inshallah but still I wish u the best i don’t care who will be the president as long u guys treated everyone equally ✌🏾🙏🏻
@atedyolsson6363
@atedyolsson6363 4 жыл бұрын
Ismahuri karoo hippo............................yaaaaa DDSI
@yussufibrahim987
@yussufibrahim987 5 жыл бұрын
vivaaa
@blackboy6414
@blackboy6414 5 жыл бұрын
Oomaar for Jubaland president.
@hassanugass9561
@hassanugass9561 3 жыл бұрын
Abwanka dabtadha qoraay waa keee ninkas mention sodaha
@khadarmohamed5179
@khadarmohamed5179 5 жыл бұрын
wacadale waad uhagar baxday!
@mataankafarxada4480
@mataankafarxada4480 4 жыл бұрын
Fadlan anigana halaisoodhaweeyo chanalkeyga soobooqdo hadad tee jubalalabd kamid tahay
@xajjibullejunior8067
@xajjibullejunior8067 4 жыл бұрын
Ogaden ilbaxsana
@nasrahaji313
@nasrahaji313 4 жыл бұрын
Guuleeysta Soomaali
@mubarakubdulqani7468
@mubarakubdulqani7468 5 жыл бұрын
Viva Omaar iyo Ali dhanto
@mataankafarxada4480
@mataankafarxada4480 4 жыл бұрын
Wow luuq ganaane
@aminomoojoow3657
@aminomoojoow3657 5 жыл бұрын
wax tahy nin cod macan
@husseinaden4509
@husseinaden4509 5 жыл бұрын
viva oomaar People want new face ,and I hope hè is The one, guul juba land
@maxamedabahirnuur9789
@maxamedabahirnuur9789 4 жыл бұрын
Inaba caadimaha dhaantado
@sayruqsadri2163
@sayruqsadri2163 5 жыл бұрын
Buale magalada rer tolkay
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 5 жыл бұрын
Omaar geeya waa dhaanto aad umacaan
@mahamedibrahim2927
@mahamedibrahim2927 3 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedsiyaad4716
@maxamedsiyaad4716 3 жыл бұрын
Haye dhanto iga dhex
@m0hamedali900
@m0hamedali900 5 жыл бұрын
Viva omaar next president of j,land state
@sarinaabdullahially3295
@sarinaabdullahially3295 4 жыл бұрын
Never
@khadarsimba2313
@khadarsimba2313 5 жыл бұрын
Saakow halka ku dhashay salagle halkan ku dhaley dhulkeygi Wixi Garjanta gardhere samaale ah love dhac ku si dhulkena aman tisa
@asmarsharciyaqaan3598
@asmarsharciyaqaan3598 5 жыл бұрын
Cali dhaanto qabyalatysta
@bashiirabdilkadir1334
@bashiirabdilkadir1334 5 жыл бұрын
Nice dhaanto
@wadania932
@wadania932 5 жыл бұрын
Axmed madoobe ayaa Jubbaland nabad ka dhigay.... if he doesn't win get ready for war. Alot of people will die, 😤💪
@fardowsafarah619
@fardowsafarah619 5 жыл бұрын
Ahmed hadu guleysto iyo hadu oomar guleysto wa iskumid huuno wax dhimanayana ma jirto e dhiiga usan kugu karin.
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
jubooyinka dadka somaliyed ee reer juba ayaa nabad kadhigtay axmed iyo kooxdiisa waxay nagajaraan ma.ahee guri maalin galinked nomay oodin oomaar guul insha.allah
@bashanewiilqabridahar3812
@bashanewiilqabridahar3812 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi dagaal aya dhici
@ibrahimosman9520
@ibrahimosman9520 4 жыл бұрын
Cali ugaska dhantada 👍👍👍
@aminomoojoow3657
@aminomoojoow3657 5 жыл бұрын
Cali dhaanto
@aminomoojoow3657
@aminomoojoow3657 5 жыл бұрын
Keep going
@mahamedibrahim2927
@mahamedibrahim2927 3 жыл бұрын
runti wan ka helaa dhantadadaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Marxalada nolosha marba lay ibsaday dani waasoto yadunba kuso dabarte🙂
@husseinaden4509
@husseinaden4509 5 жыл бұрын
dhaanto mcn
@abdinasirdhagadolol1474
@abdinasirdhagadolol1474 5 жыл бұрын
Ninkan wa lo compeyn garaynaya marki la waraystayna wu dhihi kari wayay musharax jubalad ban ahay marka ma sida gabar laso gursaday ba laso galbin dona
@xiisstar
@xiisstar 5 жыл бұрын
Magalada caruurteysa cidooda allow cadowgoda jabo
@starlinduale5682
@starlinduale5682 5 жыл бұрын
👍👍👍👌👌👌🙏🙏🙏
@calibaraalibara990
@calibaraalibara990 4 жыл бұрын
Masha aallh
@kylehorn9933
@kylehorn9933 5 жыл бұрын
Qolka Dhaantada iyo Sheekada USA 712 831 9186 or 7128328700 room 27. Live Canada 7745568510. Room 27 UK 443333660430. Room 27
@CM-xs7xt
@CM-xs7xt 5 жыл бұрын
Soomaalida jumhuuriyada soomaaliya degta waxeey oomaar ku tuhun san yihiin maamul wanaag iyo maareeyn hoowl qaran oo hufan hagar laheeyn waana mida aan filaayo in eey ku najixi doonto juba land hadii uu oomaar ku guuleeysto waxaa tusaale iyo tusmo noogu filan hanaanka uu uga shaqeeyay wasaarada gaadiidka hawada uu wasiirka ka ahaa in gaaban halkaa markeey joogto shacabka iyo xildhibaanada juba laan waxaan oran lahaa oomaar waa nin qunyar socod ah aqoon yahan ah isla mar kaana ah masuul qaran lagana rajeey naayo in uu noqdo sama ka talis horumarka dalka iyo dadka ka shaqeeya sida aan wada tuhun sanahay hadaan nahay wax garadka iyo indheer garadka soomaaliyeed meel kasto aan joogno dal iyo dibad hadaan nahay soomaalida jumhuuriyada soomaaliya waa mid dan u ah jamhuuriyada iyo maamulka gobolka juba land ma rabno qabiil ee waxaan leenahay ilaaheyoow wax garad wax noogu dar hogaanka noogu dhiib dadkii qabiil baa madax maraye madax qeeyr leh iyo maamul yaqaan hogaanka nuugu dhiib qabyaalad qeeyr ma laha ee qaran nimo iyo horumar halaga shaqeeyo taasaa mudnaanta iska leh hadii kale qabiil iyo qabyaalad ku habsaama aaqiro iyo aduunyo yaa miskiin yaa tabcaaniin aqligu ha shaqeeyo tuug iyo af miishaar intaad u adeegi laheeyd aayahaada ka tali oo jiritaan kaada dadnimo mida nololeed naftaada qooys kaada duruufaha ku xeeran ku xisaabtan sidii looga gudbi lahaa hadaad intaa garan ma waxaan kuugu yeeraa maan gaab cada qaate calooshii u shaqeeyste kaligii noole iyo wixii la sifa ah maamul wanaaga nabada iyo noloshu waa walaalo waana saaxib wanaagsan oo ku saacidaaya waxaana laga helaa qaranimo ee lagama helo qolo gaara iyo qabiil kaada iyo qolo aad adiga jeceshay qanimo wax ka sukeeyaa waa liidnimo qurmis iyo qab yaalad dhaxl keedu yahay qaxar faqri qabri madoow iyo qax waana masiibo asiibtay soomaalida waxaan leeyahay halaga gudbo qabyaalad
@shukransheikh2437
@shukransheikh2437 5 жыл бұрын
Upcoming prezo omaar highly welcome
@abdimalikahmedjele6604
@abdimalikahmedjele6604 3 жыл бұрын
😂😂🤣 mxa kadambeye hadi🤣😂
@calibaraalibara990
@calibaraalibara990 5 жыл бұрын
Cali dhaanto samigey ada iyo aada aya otagera
@AbdirisaakShow
@AbdirisaakShow 5 жыл бұрын
Axmed maxamed islaan bn wadaa gar iyo gardaraba
@fatumadireyhussein6006
@fatumadireyhussein6006 4 жыл бұрын
Nice😲😲💪
@MohamedMohamed-md3qe
@MohamedMohamed-md3qe 3 жыл бұрын
What is.your number
@kingyuuabdi4908
@kingyuuabdi4908 5 жыл бұрын
Omaar i.a wusogali .omaar guul
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
Walay ilahay dhul iyo nimco wuunasiiyay lkn markan kuxadinwaynay bay musiiba naguhabsatay Rag fikiraa laysku dhafay Rag soomaliyeed mufakirin mahan diinta iyo maadigaba waykabeen sheegen kumaysan dhaqmin
@ahmedshakirolad9445
@ahmedshakirolad9445 4 жыл бұрын
ilyan goobtii ladhigay sarinley gaartayo guri weynba kuyaalo iyo taalo lagu garto
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 5 жыл бұрын
Wuu u qalmaa hogaamiye oomaar
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inaan laga faaiidaysan waxaasoo biya iyo barwaaqa ah
@abdik3531
@abdik3531 5 жыл бұрын
Omar,,,,,new prison in J,,land state of somalia👏
@mahamednaasir5573
@mahamednaasir5573 4 жыл бұрын
Kenya gatatayee nin ka gadhoo la wayey kadaba taga
Dhaanto cusub 1da luuliyo iyo cali dhaanto toronto canada
4:52
Samiir shire official
Рет қаралды 25 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 437 М.
ALI DHAANTO SilSiladii Dhantada Ee Wardoon-Run Dawara OFFICAL VIDEO 2020
6:20
Dhaanto Abdifatah jarmal Badhaadhe 2015
6:21
Raage Abdi
Рет қаралды 3,7 МЛН
MUXIYADIIN SHAAHID DHAANTO UGAAS BASHIIR MUQAAL CUSUB 2024
5:01
Shakiib Production
Рет қаралды 259 М.