M.a xassan yare xagga laxanka way isku ficnyihiin❤❤😂
@mxmdkey1211 ай бұрын
faraq waye laxameesta😂
@XassnMaxamed9 ай бұрын
laysma caasiyee wan idinka hayaa❤😊
@Cumaraxmedy11 ай бұрын
tani waa waxkale 😮ilhanteydii❤ waan wataa
@care215711 ай бұрын
Inantan quruxda badanba dhaantada sii qurxisey❤
@AyanleYussuf-t9u3 ай бұрын
Enough dhanto ❤ love sar hdad ka heshy
@IlyasAbiib-official11 ай бұрын
Dhantadan eryada gabadhu ku hadleyso wan la qiiroda ya igu racsan
@EagerCroquet-vf5vj11 ай бұрын
Gabadhaàn ugaadeenka ha isiiyaan
@IlyasAbiib-official2 ай бұрын
Sowma ahan
@samsamadam9641Ай бұрын
Soo maaha wa erayo qiiro leh
@CabdiwaliCadiwaliAxmedАй бұрын
Ina adeertay ilhaan cishqi igu salaama Hadaad naga caashqaana naga soo doona ogaadeenow Gabdhahayagu dumarka waxbay dheeryihiin
@cherif10111 ай бұрын
-codka=100%. -erayada=100% (lkn laba eray baan ka sixilahaa [ rag I Daba qaxaa> raq I daba qulquli] iyo hadba "qoollaali" >" qooraansi" ]) -Qaabka=100%. -muusiga=100%. -laxanka=100%
@AhmedHassan-is3nh4 ай бұрын
Ogaden fankii waxay geeyeen dhaqan koodi ah dhaqamada ugu xiisa badan ama ugu murtida badan horay usocda
@IbrahimMohamed-ok9jo9 ай бұрын
Mxa kawada nyamta my quruxey my love 💖💖💖💖💖💖💖💖
@LishBaby-zj3fc9 ай бұрын
💪🧡🧡🧡
@neenaamehraa120411 ай бұрын
❤❤❤❤dhantada caadi maaha.waa qiso dhaba
@JaamacAxmed-n6k28 күн бұрын
Maa Sha alh ilahaan xishqi waan ku wyaa
@abdiadennn11 ай бұрын
Notifications are on, let me comment before i watch it 😂 salaan sare from Sweden to Jijiga 04 dadkii hore
@AHMEDEESHCALAA11 ай бұрын
Thanks for watching
@LayloCabdulle-rc8co9 ай бұрын
Masha allaaha Bashir iyo Ilhan Caasha1❤❤❤
@mohamedwarsame463210 ай бұрын
Ssc baa idinle guul walaalayo guul isku hooyo
@IlkacaseAxmad2 ай бұрын
Dhaantadii aan anigu qaaday oo erayada laga wareriayy🎉😊
Maan shaa allaàh dhaantadii oo horu martay quruxbadanaa
@Therealhero-m8r10 ай бұрын
Deegaanka Soomaalidu Waa Meesha Kaliya Ee Uu Ka Jiro Dhaqankii Suubanaa Ee Soomaalida Lagu Yaqaanay Bal U Fiirso Erayada Dhaantada Wiilka Iyo Gabadhuba Ma Kala Dhacaan Sharaf Iyo Karaamo Fanaaniinta Deegaanka. Qarash Iyo Waxaan Hayay Waad Qaadateye I Qasaarisaye Waa In Laykaa Qabtaa. Jigjiga January 9 2024
@HaadkaDuula10 ай бұрын
Ilhaaneey aad baad isugu dhacaysaa quruxleey
@AhmettBulshaawi11 ай бұрын
Sir to waa laxanka xasan yare Legend gacanto wey ufadhisaa