Fanaan dhaanto oo muxudiin shahid iga soo barejeyo waa wayey
@XasanGaney-gv4ob4 ай бұрын
Waa sax abwaan jira
@qalbilulaofficialchannel60663 жыл бұрын
Mashaa Allah inaba cadi maha the best dhanto 😍👌🏻👏🏻👏🏻👏🏻🤝🤝🤝curadeyda waye Maiza gabadheyda An jecelahay saxix markan dhalay ban qabobsaday Alx 💝
@abdinasirmohamedmohamud59973 жыл бұрын
Muxiyadiin 1 isbuuc buu 2 dhaanto kuso qadaa wlhi wan Ka qeyliyay ninkan. Hore usoco aniga Tageera ayan ku ahay. Dhaantada wa Sugaanta ogu fcn ee qof lagu amaano.