DHAANTO UBAXII AFDHEER

  Рет қаралды 301,324

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

#subacribe #shere #comment
dDhaantada ubaxii afdheer
Erayada abwaan- AFmagaaxshe
Music - Haynook
hawlwadeen Bashir jaawe iyo Qadaafi Nuur

Пікірлер: 256
@mohadekanshur2467
@mohadekanshur2467 4 жыл бұрын
Inta Afka somaliga ku Hadasho Ee Jcyl Dhaanto ❤💯🇸🇴
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Dhaanto💚💙❤
@sahrosiyad6665
@sahrosiyad6665 3 жыл бұрын
@@Norwey000 7
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 4 жыл бұрын
Away ogaden kumte kablalax waa walishna o idinkaso salmeso kenya garisaa like dhac igu siiya nacala sheydan ku yale ina abow
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 жыл бұрын
Af dheer wa meshay walidintayda ku dhashen in an mar un tago wan jeclahay insha Allah⚘⚘❤❤❤❤❤
@Sigma-143
@Sigma-143 4 жыл бұрын
Aniga ayaa ku geyn ee soo diyaar garow
@boreaamin3373
@boreaamin3373 4 жыл бұрын
Cano gel ban kugu so dhawaynayna
@deeqraabi5188
@deeqraabi5188 4 жыл бұрын
Sodhawow wllo qaali,walipoo qalbi furan.
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 4 жыл бұрын
Mansha allah huno wa lagu geyni sodhawow 🌹🌹🌹
@ikraanmohmed7144
@ikraanmohmed7144 4 жыл бұрын
Afdheeer my home❤️😢❤️❤️❤️thanks wllky mcn cali bashiir
@locazoserar3352
@locazoserar3352 4 жыл бұрын
Sodhawow hadad rer afdheer tahy🙏❤
@hudamohamed1396
@hudamohamed1396 2 жыл бұрын
Afdheer gobolka aan kaso jeedo ee aana wali arkin . -degmada iimeey ❤️❤️❤️
@xamseahmed5889
@xamseahmed5889 4 жыл бұрын
Fist one dhaantadani way qarxi doonta insha allaah 1week one million
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 4 жыл бұрын
ubaxyahow udgoon ee afdheer kabaxay halka aad arlada kuabuuratu dhulka kle ugaas uaqonsada 👌👌👌afdheer jano
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Ali dhaanto 100k hanplyo huuuuuuno🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️
@ayaantahir1288
@ayaantahir1288 4 жыл бұрын
Boqorka dhantada huuno cumaamadu kugu tuuran yaqay best song 🌹🌹👑👑🙏🙏👏👏👏👏👏👏
@princesshamda6076
@princesshamda6076 4 жыл бұрын
Afdheer From jigjiga my homeland i rely miss
@oomaar
@oomaar 4 жыл бұрын
🙌 legendary 🙌
@hamseahmed4985
@hamseahmed4985 3 жыл бұрын
Allow Yaa afdheer Inan iga barah from Hargaysa
@abdiqaniaden6670
@abdiqaniaden6670 4 жыл бұрын
Masha allh legan Ali
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 4 жыл бұрын
MaanshaAllh boqorka dhaanta cali dhaanto
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Masha alh cali dhaanto wad mahad santahy codsiga wad iga aqbashy afdheer dhanto usoqad kudhahy gar ahaan jarati .wa halka kudhashy hadana from islii
@jamalollaad8538
@jamalollaad8538 4 жыл бұрын
Amarka ilaahay bal anigu ilaa 2010 wn tagerayay cali dhaanto Xafidulaah sweden in kuguso booqdo wn jeclahy from in Switzerland
@dabledddd5250
@dabledddd5250 4 жыл бұрын
3dax jeerbaan kusoo ceshaday dhaantadaan cusub tuntii ragga lama xaqiree caliyoow aadbaan kuutaageeraa Anoo Ah frome muqdisho keep going cali dhaantoow🥰
@omarhasan1601
@omarhasan1601 4 жыл бұрын
Afdheer gobolkaygii dhulkii hooyo and our legend 🥰🌍✈
@munomaanka7912
@munomaanka7912 4 жыл бұрын
Walaalkay cali dhaanto aadbaan tageero weyn kuugu ahay dhaantooyinkaaga makala dhacaan maashaa allaah
@hashimuahmed0769
@hashimuahmed0769 4 жыл бұрын
Ubaxyohow udgoon ee kabaxay afdheer hallka aad arlada ku abuurantuu dhulka kale ugaaz u aqoonsadaa✔️✔️✔️💪💪💪💗🇬🇲
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
Wax ka baro Beelaha Dega Gobolka Afdheer! 1: Gaadsan = DIR 2 Gure =. = Dir 3: Gariire = Dir 4: Surre. = Dir %3D 5: Dagoodi = HAWIYE 6: Baydisle = Hawiye 7: Karanle = HAWIYE 8: Shekhaal = Hawiye 9: Duube iyo Digine = Jareer wayne 10: Cawlyahan= Ogadeen 11: Galimays = Ogadeen Adeerkiis. %3
@nimcaanwalicali5702
@nimcaanwalicali5702 4 жыл бұрын
Sxp afdheer waa gobal ay leeyihin ogaden malaha waxad ka hadlaysa meel aan afdheer ahayn
@mohamedtoosane1026
@mohamedtoosane1026 4 жыл бұрын
Afdheer waa gobol ogaden
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 18 күн бұрын
karanle intee kadegaan afdheer
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Cali dhaanto waan ku salaamay dhaantadii wardoon silsilad ka dhiga waan idin jeclnahay hadaan nahay daraawiish gobolada sool sanag cayn
@xuseenxasan6639
@xuseenxasan6639 4 жыл бұрын
Wa sax shanti cokag wu wacyi we ubadl guraan uubadl
@doogsannews9517
@doogsannews9517 4 жыл бұрын
Artaathy waa erey Afmaay ah ee lasocda Maay♥️💯
@cademukhtar1221
@cademukhtar1221 4 жыл бұрын
Waaaaw masha allah
@aarkakhoraxaay5356
@aarkakhoraxaay5356 4 жыл бұрын
Dhaantadaan 2 bada Sacen 💋💋uhireyay ideeq Aniga Keep giong Ali dhaanto King Dhaantada 👌👌👌👌👌
@mrtaajir7570
@mrtaajir7570 4 жыл бұрын
Ali dhaanto nin aaad isu dheernahay horay usoco
@siyaadabdi4741
@siyaadabdi4741 4 жыл бұрын
maansha Allah afdheer wa gobolka ugu weyn Somali state waxaana maro sadex wabi
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 4 жыл бұрын
Ali dhaanto markii dhaanto ladhaho adaan Ku soo xasuustaa Hooray usoco sxb
@muniifyare4821
@muniifyare4821 4 жыл бұрын
Inta reee jarar ahi like❤️❤️🙏
@abdirashidabdullaahmohamme1178
@abdirashidabdullaahmohamme1178 4 жыл бұрын
From ceelberde aaway ubixii ceelberde like
@abdinasir2877
@abdinasir2877 4 жыл бұрын
af dheer magac dheer sumad bd u thy gayiga soomaaliyeed from buuhoodle
@saacidcabdiaxmed4413
@saacidcabdiaxmed4413 4 жыл бұрын
Mnzha allh caliyoow waad uhar baxday reerka markaan bal ceelbarde kaasugaynaa
@yenekonjo8463
@yenekonjo8463 3 жыл бұрын
Wow ubaxi afdheer❤️❤️
@ProudAfrican
@ProudAfrican 4 жыл бұрын
Ali dhaanto brother waan kutaageernaa reer Australia hadaan nahay you are the best walal, bal imoow halkan marka lockdownka uu naga dhamaado haduu Ilaahey yiraahdo.
@azzaofficial8637
@azzaofficial8637 3 жыл бұрын
Legend horey usoco huuno
@calowmaalim594
@calowmaalim594 4 жыл бұрын
Masha Allah ali dhaanto . Although I never went to afdher but still its also my Homeland. Thanks Mr Ali . we waiting this dhaanto for almost a week but know you have released it thank more
@yussufmohamed9536
@yussufmohamed9536 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹afdher 😭🙏 ala jeceliya ina abow
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Legend alidhanto hormarwacn
@axmedmaxamed3119
@axmedmaxamed3119 Жыл бұрын
Wow
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- 4 жыл бұрын
Aliyaw jigjiga miyaadan tagayn 🇸🇴🇸🇴👋🙏⏰🥰
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Jigjiga somalia ku tale wa Ogadenia
@alidek4717
@alidek4717 4 жыл бұрын
❤🌹🥀🌷❤🥀🌹❤❤ afdheer qurux badana maryatago cali dhulki hooyo kusolabo wuku darsaday adiyo nuur carale duruf yanaga dirtaye mana kalatak nene dhulki hooyo walama huran alow nabad isku sonabad celi
@ruqiyoabdi6598
@ruqiyoabdi6598 4 жыл бұрын
Masha allah
@sabirinaofficial1540
@sabirinaofficial1540 4 жыл бұрын
Cali bashiir fanaaniin aan taageero illaahay maskaxda iyo maankaba haku barakeeyo walaal horu Mar wacan insha allah❤🙏
@abdulahimohamedaden7449
@abdulahimohamedaden7449 4 жыл бұрын
Mansha allah alaha ku xafido huuno Waxaan ninyahaw ku waydiiyay magaaladaad kusoo dhaqantay ee godey ahayd caliyow maxaa kugu diray ma axmed budul baad uraacday ninkaasay godob u hayaane dhaanto deg deg ah ayaan kaa rabaa huuno
@najibwerar6117
@najibwerar6117 4 жыл бұрын
Exactly ninku gobalki cagarna umuso dhantayn wali
@shaficicabdi9553
@shaficicabdi9553 4 жыл бұрын
Ali dhaanto Legend Somaliyeed go ahead
@azzaofficial8637
@azzaofficial8637 3 жыл бұрын
Allah haku daayo ina aboow
@goomeyyare9831
@goomeyyare9831 4 жыл бұрын
Hargeele Dds🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@raphaeltewodros
@raphaeltewodros 4 жыл бұрын
💚💙❤ 🇪🇹
@abdikadirbile9553
@abdikadirbile9553 4 жыл бұрын
Agaa War Cali Waa Jilbaysan Yahay Fadhigaan Uga kacay Dhaantadan 🙏Waan Ku Salaamay Caliyoow✋
@maxamedwaayaarag9145
@maxamedwaayaarag9145 4 жыл бұрын
Keep going legend ali and ab af magaaxshe
@footballismyblood4379
@footballismyblood4379 4 жыл бұрын
TAAGEERA AYAAN U AHAY ALI DHAANTO 100%💯👌👌👌👌👌
@nimcaanwalicali5702
@nimcaanwalicali5702 4 жыл бұрын
Wax ree nogob ah ma jira Salan sare dhaman ree ogadenia 💕
@ayaantahir1288
@ayaantahir1288 4 жыл бұрын
Woow cali dhaanto boqorka dhantada 👑🌹🌹👏👏👏👏
@alidek4717
@alidek4717 4 жыл бұрын
Mansha allah afdheer dhul afdheer de yad kaso dhadhacden cali dhanto
@cabdisalansiibaay4338
@cabdisalansiibaay4338 4 жыл бұрын
Dhaanto waxaa ku jalbooda qofkii ayidoo dab la shiday lagu ciyaarayo goob joog u ahaa best cultural music
@axmedbuulaaymedia8010
@axmedbuulaaymedia8010 4 жыл бұрын
Hampalyo sxb ali dhanto horay usoco 100k waxaan kurajaynaa meel kasii fog
@libaaxbanaandagay7687
@libaaxbanaandagay7687 4 жыл бұрын
Yaassalaam waa Dhaanto aad u Saraysa
@cumarmaxamuud2301
@cumarmaxamuud2301 4 жыл бұрын
Mnsha alha afdher my home
@cabdiqurux
@cabdiqurux 4 жыл бұрын
Dadku waxay aad u dhagaystaan heesaha ama dhaantooyinka mara dhulka somalidu dagto, shanta somaliyeed ba. Waxaan kaa sugnaa waa Dhaanto Min Djibouti, Somaliland, DDS, Somalia ilaa Gaarisa marta. Hubaal inay hit noqon. Keep up the good Work ❤ Hargeele ✅
@aysarstudio4758
@aysarstudio4758 4 жыл бұрын
Cali dhaanto wan ku tgera bro horay usoco
@Mahad-me2bg
@Mahad-me2bg Жыл бұрын
Good sing song
@salaadbiikoole1015
@salaadbiikoole1015 4 жыл бұрын
Lagend cali dhanto haloo istaago chanelkiisa anigu telefoon shiineeys Ah baan kadaawan jiray😂
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 4 жыл бұрын
😁😂anna idaacadaan ka dhagaysan jirey 1990
@salaadbiikoole1015
@salaadbiikoole1015 4 жыл бұрын
@@ishwaaqaxmed5073 😂bareejo ciyaarta ✌️qandha dhalin badane 😅🤣
@shukrianour1734
@shukrianour1734 4 жыл бұрын
Mashalh cali dhan To jiro joog
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Hadaad ree Afdheer tahay Hargeele Baareey godcusbo jarati i dhantaadan qayb wayn baan kulahaa tumista music iyo laxan raadintaba
@hashimuahmed0769
@hashimuahmed0769 4 жыл бұрын
God God Iyo qooxle afdheer Kama dirsana miyaa madex wayne 4 magalo lee sheegtay madex wayne waanu ku canbaraynaynaa from godgod 😀
@cumarcr561
@cumarcr561 4 жыл бұрын
Keep going Boqorka dhaantada somaliyeeed wallky ali bashiir ali dhanto
@muhiyadinsaid1606
@muhiyadinsaid1606 4 жыл бұрын
Ali Dhaanto keep going
@hnvolgs8245
@hnvolgs8245 4 жыл бұрын
Msha allh jecliyaa dhulkeena allow dhawr dhulka somaliyeed
@asmadheeg2538
@asmadheeg2538 4 жыл бұрын
Ali dhaanto waxd tahy fanaan aan aad u taageero ❤❤❤
@mrxaliye1218
@mrxaliye1218 4 жыл бұрын
Lagend cali dhanto Dhaanto aad u maacan iga dheh
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 4 жыл бұрын
Father of dancing Cali dhanto keep going
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 4 жыл бұрын
Legend Cali dhaanto waxan dhantoyinkisa dhagaysanaya illaa 2012 kii illaa iminka 🔥🔥🔥
@farhankilasfarah7260
@farhankilasfarah7260 4 жыл бұрын
Thanks bro from hargeele
@user-el5ho7pi6f
@user-el5ho7pi6f 4 жыл бұрын
Masha allh Wllo
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 4 жыл бұрын
afkaaga caano iyo malaba lagu qabay my role model ali bashir abdi (ali dhanto) jijga kaasoo salamayaa zxp
@hanimohamed7590
@hanimohamed7590 4 жыл бұрын
Alla afdheer ano tagin waliba dagmada cadaadle allow hay dilin
@cr7_edit2
@cr7_edit2 4 жыл бұрын
Support you from kenya lkn waxan ku dhashay jarati
@NumberonefarmNof
@NumberonefarmNof 4 жыл бұрын
Libaax soo noqoy ali dhanto legend
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 4 жыл бұрын
Ali Dhaanto Legend Nin Weyn🙏
@abdiaden703
@abdiaden703 4 жыл бұрын
Nice keep it up bro
@manka0968
@manka0968 4 жыл бұрын
Dhaqanka hido dhanata kama dhame legend cali dhaanto
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 4 жыл бұрын
Ubixii Mogadishu inaad dhahdo aheyd
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 4 жыл бұрын
Afdheer ❤❤❤❤❤❤❤afdheer hargele baarey jarati godcusbo Godgod qooxle ceelkari ❤❤❤❤❤
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 4 жыл бұрын
Okey huuno saas miyaa
@ducathawamuhim8502
@ducathawamuhim8502 4 жыл бұрын
Axya dhanto 🙏🙏
@baashiqaranofficiall7139
@baashiqaranofficiall7139 4 жыл бұрын
Legend Ali bashiir Ali Dhaanto
@bisharabdikadir6959
@bisharabdikadir6959 4 жыл бұрын
Masha Allah ina adeer keep going
@hilaac127
@hilaac127 4 жыл бұрын
Allaha iikaa dayo aderkey and abti qalbi
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 4 жыл бұрын
Waw eesha cala dhanto
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 4 жыл бұрын
Sii wad sxb alaha kudaye
@fartuunaxmed6327
@fartuunaxmed6327 4 жыл бұрын
Waaaw dadkaan jacalaaah dhulkaan jaclaaa ❤❤❤❤🧡🧡❤❤❤❤❤❤
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 4 жыл бұрын
Legend Ali dhaanto 🎸❤❤❤
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 4 жыл бұрын
Boqorka dhantada halyeey👌
@king_naw3019
@king_naw3019 4 жыл бұрын
Keep shining my brother
@munomaanka7912
@munomaanka7912 4 жыл бұрын
Mida kale waxaan kuugu hambalyeynaa 100k aad gaartay kabadanah waan kuu rajaynaa
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 4 жыл бұрын
My home afdheer
@samirafani5369
@samirafani5369 4 жыл бұрын
My home afdher jarati cadey jecliyaa
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 4 жыл бұрын
markn dhaantooyinka cali maqlo waa markan is idhaa yaa baalal kuu sameeya Aad ku duusho si Aad ugu dawaafto dhulkii hooyo 💕💗
@amiinahmed6854
@amiinahmed6854 4 жыл бұрын
Esh cala Keep going prO
@kifaxalii8064
@kifaxalii8064 4 жыл бұрын
My bff is from Afdheer much love yqy 🌹❤💯
@liibaanmohamed9920
@liibaanmohamed9920 4 жыл бұрын
Masha Alah esh cla dhanto
@mohaashraf1539
@mohaashraf1539 4 жыл бұрын
Caaadi mhn
@saadiaabdullahi2514
@saadiaabdullahi2514 4 жыл бұрын
Manshaalah Ali dhaanto Nolow
Ali Dhaanto New video Beerlula
6:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 245 М.
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Epidemic Reggae
Рет қаралды 903 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 36 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
ALI DHAANTO NEW DHAANTO BOODH TIRA 2021
4:13
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1,3 МЛН
ABWAAN NUUR GOOSAAR DHAANTO CUSUB DEEQA NUURA///.2024.
5:54
MURTI RAAC
Рет қаралды 18 М.
ALI DHAANTO  MAR BAAN IDHI OFFCIAL  VIDEO 2021
4:08
ALI DHAANTO
Рет қаралды 427 М.
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
Hillaac Music
Рет қаралды 3,1 МЛН
Mostafa Omgil -SALAMA SALAMA مصطفى اومكيل
10:14
kachouan music style
Рет қаралды 1 МЛН
ALI DHAANTO, QOMAMO JACAYL OFFICIAL VIDEO 2021
4:27
DE ROCK STONE
Рет қаралды 1,6 МЛН